Waa maxay xariirka ka dhexeeya dilalkii Eng yariisow, ikraan tahliil iyo xildhibaanad aamina mohamed

  Рет қаралды 81,861

Hussein Jama

Hussein Jama

Күн бұрын

Waa maxay xariirka ka dhexeeya dilalkii Eng yariisow, ikraan tahliil iyo xildhibaanad aamina mohamed

Пікірлер: 127
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 жыл бұрын
Hadanu shacab kii Somaliyed nahay Ilahay moye cid noo maqani ma jirto
@shaafiissackismail8060
@shaafiissackismail8060 4 ай бұрын
Dilaaga weyn ee munaafiqa ah 10kii sano la soo dhaafey dadka wax galka ah laaynayey waa xasan sh.Maxamuud, allaha Somalida ka qabto.🎉
@Nuurah951
@Nuurah951 2 жыл бұрын
Xasan sh ; mahad salad ; Rooble; sanbololshe iyo burburin qaran dhamaan waawada shaqeynjireen .
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 2 жыл бұрын
MAHAD SALAAD WAA JIRI AMA MOORYAAN, HALKA XASAN GURGUURTE UU YAHAY MUNAAFAQ AAN BIYO ISMARIN.
@FARHIYOALIMohamuud
@FARHIYOALIMohamuud 4 ай бұрын
3
@FARHIYOALIMohamuud
@FARHIYOALIMohamuud 4 ай бұрын
😊😊5❤
@Hareedo
@Hareedo 2 жыл бұрын
Logical waye arinkan wana war xaqiiqada u dhow
@shwomp3368
@shwomp3368 2 жыл бұрын
Aad iyo aad waa mooryaan is arursatay. Ilahey damujadiid hanaga qabto
@raagemohamed6042
@raagemohamed6042 2 жыл бұрын
Ikraan tahliil waxaa loo dilay waxa ay wax ka ogeyd dilkii injineer yariisow iyo dadkii soo maleegay waliba waxay u badan tahay inay ikraan tahliil ka mid ahayd dadka howsha ka qeyb qaatay sidas awgeed waxay fahmeen ikraan tahliil in la daba socdo marka inta ay wax fashilmin ikraan waa in la cuno xildhibaanad aamina ayadana waxa loo dilay kiiska ikraan tahliil ayay daba socotay sadexda dil ee injineer yarisow ikraan tahliil iyo xildh aamina hal koox ayaa fulisay wana kooxda hada villa somalia la wareegtay waa damuljadiid hadana waxan ogahay dad badan oo maanta nool damuljadiid ayaa khaarajinaya waa xaqiiqda
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 2 жыл бұрын
MUNAAFAQ HADUU JIRO OO DADKUNA AY WALI USOO JEEDSAN WAA XASAN GURGUURTE.
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 2 жыл бұрын
Wa run qofkasta oo caqli leh wu arka waxaa socda inay yihiin mucamarad ay damul qushash watan inay tahay Illahow imanka hana qadin subxanallaah Subxanallaah Afku kugo Allaah qof labo wejile ah xuma Subxanallaah asra bicabdihii ax
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 жыл бұрын
TUULAX iyo Mahad Salaad iyo al-cadaala ragga dilaaga ah
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 жыл бұрын
Ilaaheey umbaa wax og dhiigooda ilahayoow soon saar
@leylajama5276
@leylajama5276 2 жыл бұрын
Hassan dhiiqo waa hogaamiyaha dibjirada qabiilistayaaaha shirkada ku ah caasimadii hore ee somaliya
@halimoosman935
@halimoosman935 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto Aamiin yaa rabi eng yaasiin Io inta la laayay oo Somali ah
@ahmedadanmahamed5105
@ahmedadanmahamed5105 2 жыл бұрын
Hada sidee koxadan dacawad loogu furi kara?
@Kaneki.ken112
@Kaneki.ken112 2 жыл бұрын
Asc walaalkiis al shabaab waaba isla ayaga oo mucaaradka ayaa ku shaqeysto shaarka al shabaab. Sidaas ayaan anigana u arkaa thanks sidaad u ifisay ❤
@raagemohamed6042
@raagemohamed6042 2 жыл бұрын
Aniga sida aan aaminsanahay ikraan tahliil dilkii injineer yarisow inay qeyb ka ahayd marka madama ay sirtas heyso inta ay sirtaas banaanka u bixin waa in la khaarajiyo ikraan tahliil jaanis waxa loo helay markuu rooble yimid sadexda dil ee ikraan tahliil xildh aamina injineer yarisow kuligood waxay ahaayeen dilal siyaasadeysan waxa dilalkas ka dambeeyay groupka hada villada fadhiya aniga daah igama saarna
@kadroable
@kadroable 2 жыл бұрын
Waxa kale ma dhihi karo waa burcad heer caalamiya, waa in dunidu khibrad iyo waayo aragnimo u soo raadsadaan!!!!🤣
@khadraali9602
@khadraali9602 Жыл бұрын
Xasan shiikh waa munaafaq weyn waana beenlow alla ka furtey xasan shiikh alla umada haka qabto wax aan ku tilmaamo ma aqaan laaxawla walaquwati ilaa bilaah subxanalaah
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Alaaah u naxariisto injiyar yariso inta ku dhimata aamiin ya raaaaabi
@halimoosman935
@halimoosman935 2 жыл бұрын
Allah idin caab inta dalken mujisada ku ah
@khadraarten3817
@khadraarten3817 Жыл бұрын
ilaahay hawnaxariisto injineer yariisoow,wuxuu ahaa ,wadani shahiida.
@abdisiyaaddhiblaawe8217
@abdisiyaaddhiblaawe8217 2 жыл бұрын
Inna jamac waa runtaa dadkuu wax u qabtay oo aqoonyhno indeed Garad oo dawlada wax u taraayey Qabiilkiisa m aheyn micnaha Abigail,Hiraab, Hawiye Raximallaahu
@samirasahra1747
@samirasahra1747 2 жыл бұрын
iLaahay.ha.unaxariisto.dhamaan.tood.Amiin
@hassanshueeb3806
@hassanshueeb3806 Жыл бұрын
Run Sheeg Meel-fog Wax Ka Arka Una Faafaahiyo Si Caafimaad Ku Dheehan Aqoon Buuxdana U Leh Dabagalka Arimaha Sirdoonka Iyo Saadalinta Siyaasada. Mahadsanid Macalin Horey U Soco ILLah Haku Xafido Adigo Kalena Alle SXWC Ha Inoo Keeno Ceebey Tacaal Xasan Sheekh Rooble Iyo Teamkoodi Gacan Ku Dhiiglayaasha Ahaa Wey Ceeboobeen ILLah Ha Inaga Qabto Hoggaankii Dalka Ayeyna Inoo Noqdeen Ceebey Tacaal, Ballantu Waa Baydhabo Janaay
@caaishaxaaji5850
@caaishaxaaji5850 2 жыл бұрын
Ceeb weynaa waan loo dhimaneynin lkn xasan xisaabta ilahay hakugu adkeyo adun iyo aakhiro
@mofosman4426
@mofosman4426 Жыл бұрын
Amin. Waa habaar qabe. Dhagar qabe ah
@khadraarten3817
@khadraarten3817 Жыл бұрын
xasan dhiiqo waad ogtahay wixii dhacay,maxaad u baadhiwaydey,maanta adaa madax weyne ahee ,hadaadan adigu dilin
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 2 жыл бұрын
Dilalkaas waxaa geystay fahad & farmaanjo. Waana loo heystaa, kor iyo hoosna waan la soconnaa inta aad ka ogtahay ka badan ayaan ka ognahay. .sidaa darteed, waxaan ognahay in fahad & farmaajo ay dileen darawalkiisii ayaa la dilay, yaa ka tuuraya shaqada?
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 2 жыл бұрын
Qashin cayayanka baraha bulshadda dhamaan waa argagiso. Waa yaab nin shah iyo sanbuza ku iibiya columbus ohio in uu rabo in dalka Somaliya uu ka sheekeyo waxa ka.dhacaya,
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف Жыл бұрын
Wakuh dhamah oo xal buh cunah adiganah xaran iyo xoloh tugu nimoh laguh kenay bad cuntah amah ku kortey
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 Жыл бұрын
@@حبيبهعلي-م4ف kuwii canshuurta reer mugdishu farmajo siin jirey ayaa dhamaantood waali ku dhow umadda somaliyeed intooda badan waa ka reeysatay rajimkii farmajo kuwiina tiradda yar warkiina cid u joojineeysa ma,lahan,
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 5 ай бұрын
@@abdirahmanmohamed5908 Waxa kahal sinayah waa khabil cabdiraxmanow Markah damal jadid difacedah janoh iyo aduun kumah helwysidah runtah iskah cadah amah iskah amus cidnah edah dhabarkah hasarin Markah xasan shekh iyo xulafadisah waa shabab iskharinayah shacabkanah waxeey raban ineey kuh dilan kharaxyo iyo dil kharson wanah layakhanah cidah kadabeysah dilkih injerar yariso iyo ikran tahlil Waxey nah iskuh kharinayan sharkah dowladah shacabkanah waa ogyihin cidah kharaxyadah kawadah hotaladah xamar kuyalah oo tuganimadah kuh kharxiyah hotaladah lakin rabigay ujedah oo waxabah kakhorsanen ee soh facsharoh ragan duganimadah dadka kuh kharxinayah hotaladah ciday yihin rabigay hasomujiyah dhigah eykagalal shacabkah dabigah ankagilin eey khubayan dhigodah Markah xisabih waa akhiroh aduunkanah haskah dhun dhuntan barbay halin geridih ooy dhiman akhiranah wanag kamah horayo oo dabilayal dadiyah dhigah adanah iyo rag dilah oo dalimin ah Markah rabigay isgah ujadah waxa kastoy ku kulah kan shacabkah ee ilahaay hakah khabtoh ragan dilagah ah oon naxaristah lahen amiin
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 5 ай бұрын
@@abdirahmanmohamed5908 Waxa kahal sinayah waa khabil cabdiraxmanow Markah damal jadid difacedah janoh iyo aduun kumah helwysidah runtah iskah cadah amah iskah amus cidnah edah dhabarkah hasarin Markah xasan shekh iyo xulafadisah waa shabab iskharinayah shacabkanah waxeey raban ineey kuh dilan kharaxyo iyo dil kharson wanah layakhanah cidah kadabeysah dilkih injerar yariso iyo ikran tahlil Waxey nah iskuh kharinayan sharkah dowladah shacabkanah waa ogyihin cidah kharaxyadah kawadah hotaladah xamar kuyalah oo tuganimadah kuh kharxiyah hotaladah lakin rabigay ujedah oo waxabah kakhorsanen ee soh facsharoh ragan duganimadah dadka kuh kharxinayah hotaladah ciday yihin rabigay hasomujiyah dhigah eykagalal shacabkah dabigah ankagilin eey khubayan dhigodah Markah xisabih waa akhiroh aduunkanah haskah dhun dhuntan barbay halin geridih ooy dhiman akhiranah wanag kamah horayo oo dabilayal dadiyah dhigah adanah iyo rag dilah oo dalimin ah Markah rabigay isgah ujadah waxa kastoy ku kulah kan shacabkah ee ilahaay hakah khabtoh ragan dilagah ah oon naxaristah lahen amiin
@bazeera5520
@bazeera5520 2 жыл бұрын
Hadda xasan sh kama hadal hotel xayaat
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 4 ай бұрын
Waad ogtahay, dadkii dilay Ikran tahliil, eng.yarisow & Gen. GALAAL & XILDH.Amina, dhamnaantood waxaa dilay Farmaajo, fahad & jiis mariixaan, yasin farey wadne qabad, iyo,ilaa 800 qofood oo aan ilaa hadda aanan la heynin raq iyo ruuxba meel ay jiraan. Sidaa darteed, waanu ku ognahay adiga iyo inta bill ku raadsanaayo.
@kasem1147
@kasem1147 2 жыл бұрын
Adigu waxaad uqalynaysid sow ma farmaajo igu reer Ina adeer Lagu fahmay
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 Жыл бұрын
Thanks qof kaliya waxaa thy arrintaan sifican ugu hadlay hoyaded kaliya baa meedaha taagneed gabadha aabo malahayn miyaa taas baa is waydiye ikraan sidaa aminsanhy iyada dishay engr why gabadha isku qarxisay waa gaaljecel iyaduna waa gaaljecel waa sheeko la soo dhoodhobay alshbaab iyo kuwa u shaqayba ku guleysteen arrintan waa tarikh madow mamaqli jirtay saxiroo allah shartiis ku celiye yacni saxirole rabay in sixro dad kle asige ku soo labatay . Hooyadii ikraan xagay bay ku danbeysa
@halimoosman935
@halimoosman935 2 жыл бұрын
War ayaga Al shabab Waa damul jadiid io daljir
@truecomment3650
@truecomment3650 4 ай бұрын
WAA SAX. Shan baloolshe hada ha baaro dadkaa dilkooda maadaama NISA uu taliye ka yahay. Xuseen wuxuu sheegaayo waxbaa ka jira
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 2 жыл бұрын
Waryaa walal waayadhawayd youtube maadan isticmaalijirine waan kugu soodhawaynayaaaa
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 6 ай бұрын
Hassan dhiiqo behind assassination ikran tahaliil iyo xildhibaanad amiino.No questions.
@elmeastro
@elmeastro 2 жыл бұрын
Burburka Liverpool nooga sheeke taasaa kuu dhaanta beentaan aad meytida ladaba taagantahey
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 4 ай бұрын
subxaanallaah subxaanallaah ⁉‼💯
@TripleA0825
@TripleA0825 6 ай бұрын
Waa wax dhici kara lkn May duubaan xogta oo somali usoo bandhigaan Nabad iyo nolol
@hassanabtidoon5452
@hassanabtidoon5452 2 жыл бұрын
Abwaan badalna kudar
@YusufLugey
@YusufLugey 2 ай бұрын
Good hassein jama😮
@khadraarten3817
@khadraarten3817 Жыл бұрын
xasan dhiiqo,mahad kawaanle maxkamad hala soo saaro,maadharada dhiigyacabiita ah
@maxamadofficial3467
@maxamadofficial3467 2 жыл бұрын
Asc wll marka hore waan ku salaamayaa marka xiga markasta waxa aad jeceshahay iyo xaqiiqadu waa kala fogyihin wax ha taagerin kuma lihi lkn warka inaga badhax nin mucarad ah ruux masuul ah oo ka ag dhaw isaga maxaa ku kalifi kara isagoo mid awood isbidaya oo isaga ka soo hor jeeda ay hortooda taagan yihin aamina hintay dilayaan mucaarad ku may dilaan fahad wll badhax bahasha oo qurxi si ay macno la dhagaysan karo u yeelato Dhaman dadka la dilay iyado wuxuu galabsaday uuna jirin ilaahay ha u naxariisto ayaan leenahay dhiiga shaqsiga muslim ka ahina wakhti dhaw iyo midka dheer kuu doonaba ha noqdee waa ki soo dahira gacantii gaysatay iyo midii fududaysay ee qorshaha dajisayba malin malmaha ka mid waa kuwii banaan ka yimaada
@kunaguero7313
@kunaguero7313 2 жыл бұрын
Fahad inte ku arki ciidan iyo diyarad u diyarsan
@naaneey6476
@naaneey6476 2 жыл бұрын
Reer oyaaye diin malahan caynayan.dadki la dilaay hadane cida dhishay la ogyahay been wana usu fadhista wena ku tagerayaan .yaab
@shaafiissackismail8060
@shaafiissackismail8060 4 ай бұрын
Ekraan Al shabaab madiline waxaa dilay qaaqliyaashii hawiye ee diidana Farmaajo, gaar ahaan Rooble baahane iyo Sanbaloolshe.
@fuadomar7831
@fuadomar7831 Жыл бұрын
Fikirkeyga waxey u isticmaaleen ikran tahliil iney fududeysay qaraxii aun Eng Yarisoow aakhirkiina iyada dileenwhat goes atound comes around waa mafia Style hhhhhh
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
SubxaanalLaah AlLow noo sahal!
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 Жыл бұрын
Intii dhimatay Allaha u naxariisto Xuseen Allaha ku xafido🤲🤲
@DekaLuul-oy1gz
@DekaLuul-oy1gz Жыл бұрын
Amiin
@canabatto3328
@canabatto3328 2 жыл бұрын
Bisinka idin qabay nin walba waxaa uu samaynayaamiskin uu iska dhigaa
@raagemohamed6042
@raagemohamed6042 2 жыл бұрын
Mooryaantii la baxay midowga musharixiinta waxay garab weyn ka heysteen shisheeyaha xalane degan sababta oo ah shisheeyaha xalane fadhiya waxay doonayaan nin ayaga u hogaansan oo waxay rabaan ay ka samaysan karaan inay meesha keensadaan ayay rabeen mida kale shisheeyaha xalane fadhiya ma rabaan dowlad somaliyed oo cagaheeda ku istaagta sababta oo ah shisheeyaha xalane fadhiya qandaraaska ayaa ka dhamaanaya wax walba waa iska cad yihiin somalia xor ma aha ninka somalia madaxweyne ka noqonaya waxa go,aamiya shisheeyaha xalane fadhiya waa xaqiiqda wax qarsoon ma jiraan dal mar labaad lagu celiyay xasan shekh oo wuxuu yahay la og yahay waa dal aan la doonayn inuu hore u socdo waa u jeedaa
@Hirsifarah-u3z
@Hirsifarah-u3z 4 ай бұрын
Waan qabaaa waana gruobka tuugada EE xaaraan quutayaashs hafda ins hortaagan
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 2 жыл бұрын
Calooshiis u shaqeyste ayaa tahay, waayo adiga ayaa ka mid ah. Ruqsana adiga kaa maqlayaa.
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 4 ай бұрын
ASC WALAAL DADKA BEENTA KADAA XALADAN WAXBO KAMA OGIDE 2 OOKIYAALE QABIIL BAAKUUGU JIRAA 3 DHIBAATADA IYO DILALKA DHACAY WAXAA KA MASUUL AH FAHAD YAASIIN IYO XUKUUMADA FARMAJO ILAAHAY KUWAASI HASOO QABTO WABILAHI TOOWFIIQ
@sahrash.7544
@sahrash.7544 2 жыл бұрын
Beenta iska daa wax cadayna ma haysid ,Alshabaab Doowladaan dagaal ayey kula jirtaa Inshaallaah wayna ka adkaan doontaa ,hadii Dowlad la shaqayso waa tii Illaah na dhaafiyay ee gaarsiisay in ay cashuur qaadato sida Doowlad .
@zahrasaleh396
@zahrasaleh396 6 ай бұрын
Of course, Somali people know the consequences of these assassinations of these three citizens and especially the assassinations of the lady senator. The lady senator was related to Ekram, and she must have known a lot about Ekram's activity.
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 4 ай бұрын
bismillah asc lkn xusenow waxa ladhahaaye xasan sh kadambeeye marki laga reebo odayaashi xasan sh kujifada ahaay oo edeecadaha kamacmac lahaay ey dhahayeen farmajaa dilay ikran dahaliil inti wax garat ah maqaadanayaan lkn know waxan aamin sanahay in uu xasan sh kulug leeyahay
@shukrihazzan2366
@shukrihazzan2366 6 ай бұрын
Xassan munaafaq wuxuu ummadda been ka sheegaba maanta dhibtiiba asagey dul hoganayaan
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 6 ай бұрын
Xasan shiekh dadkii aad kursigah ku soo fushay od dishay. Ilmo beenta xagey ku geyneh
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Gabar ta Qarax yarisow lagu dilay fulisay waxi so adegsada dilay
@caashakhaliif8694
@caashakhaliif8694 2 жыл бұрын
I guess
@ikramqurux1718
@ikramqurux1718 5 ай бұрын
Hassan sheikh iyo robleh baa diila engineer yariiso farmajo iyo farad yasin baa his toodhoona laka hiirii maladies faamaaneh oo shiigoo laah ikram amina waa fahantha oo mahad baala dhiilaa
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 Жыл бұрын
Engineerku Wom anizer ayuu ahàa
@shaafiissackismail8060
@shaafiissackismail8060 4 ай бұрын
Farmaajo wadani ayuu ahaa wax dil ahna lug kuma lahayn.
@abdulmo1167
@abdulmo1167 4 ай бұрын
Ikan waxay ahay qofta qaraxa gelisay borsada gabadha indhosha aheyd
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Yariisow allaya raxmaa hadey cid dishey 2ba alashaab baa diley waa Farmajo intuu hogaminaayey iyo al shabaab
@ahmedmoxamud2580
@ahmedmoxamud2580 Жыл бұрын
Daalin jaajuus ah Waxdheef waa nawareeryee Ninyohow warkaagu waalanaa
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 4 ай бұрын
Somaliyey su,aal xageebuu ku dambeeyay dhagar qabihii argagixisada ka tirsanaa ee dhagaraha ku filin jiray inuu sarkaal ciidan iyo garaadada kabtanimo dhagar qabahaas oo gacanta lagu dhigay dabayaaqadii xukunkii Nabad iyo Nolol dhagar qabahaas oo qirtay inuu fuliyay qaraxii waynaa ee ka dhacay baladwayne gaar ahaan saldhiga military ee lamagalay OKI dhagar qabahaas oo aakhirkii uu lawareegay mahad kawaanle dhagar qabahaas mahad kawaanle diiday in maxkamada lahor geeyo OKI Somaliyey xageebuu ku dambeeyay dhagar qabahaasi???? !!!!!
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 4 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 2 жыл бұрын
Good very very true geel caruur qaaday ma dheera waa jihiliin kiis kasto ooy galan ayaga lee kashifaayo
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 жыл бұрын
beenaale fahad waa kii Qatar 🇶🇦 kaga daba tegay Eng Yariisow ee Oxygen ka damiyey, malaha lacaga ayaad soo qaadatay Ilaahay ka cabso
@cabdialiwehliye13
@cabdialiwehliye13 Жыл бұрын
Retreading.. iskumid.maahajaahilyow..injireer..yariisow.. Waa.lahayaa.dilkiisa..oo..ururbaasheegtay...lacking.. igraan..adaadila
@sagalgedi5682
@sagalgedi5682 2 жыл бұрын
Inaalaahi raajacuna ilaahaye naxaristo janada waraabiyo aamiin yaarabe
@abdifatah6707
@abdifatah6707 2 жыл бұрын
Caaqil baad tahay wa runtaa 3 kiisba waa isku meel kaliya
@ikramqurux1718
@ikramqurux1718 5 ай бұрын
Mahad salaad iyo robleh iyo hassan sheikh haalaa khaa riisaabataamo baa reerko dhi because xaq iyo farmajo baa laajirih
@mohamedsaidmohamed2748
@mohamedsaidmohamed2748 2 жыл бұрын
Mzul trading kii mee
@hussainabdulle60
@hussainabdulle60 5 ай бұрын
Wr
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 2 жыл бұрын
FARMAAJO ALLA CADDAAB HA KU FOGEEYO MUXUU QOF MUWAADIN AH OO DAACAD AH DILEY dadkan waxaa loo laayey siro ay heleen shabaabna may ahayn bataatan imikadan ayaad qalad wadaa ikraan qof la dilo may ahayn xataa lagama shakiyin ee DAWLADU WEY U BADHEEDHAY ALSHABAAB DILKEEDA SHAQO KUMAY LAHAYN MUQDISHO WAA MUUUQDISHO MAAFIYO DACAWADII YEESHA CUNTAY WAXAY TIDHI WALEE REER AAN OGAHAY MA GUURO Waar .ma xabaashaa aan jinasada ka dhamaan ayaa leedahay S.LAND ha ku soo biirto miyaanu waalanahay meeshaa isku gali meyno adeerow gabadhaa tol laan ayaa loo dilay HADII SIDAADA AY MAJEERTEEN TAHAHAY LAGUMA DHACEEN EE HAWIYE AYAY NOQOTAY LOOMA OOYAAN AH
@habibohussein2019
@habibohussein2019 4 ай бұрын
Waan kaa qaadnay.
@raagemohamed6042
@raagemohamed6042 2 жыл бұрын
Fikrada lagu dilay ikraan tahliil waxaa keenay sirdoonka imaaraadka oo lacag badan ku bixiyay imaaraadka si loo burburiyo oo loo sumcad dilo hay,ada Nisa sirdoono shisheeye ayaa ku jiray howsha lkn howsha waxa fulinayay rooble oo raysal wasaare ahaa iyo mooryaanta damuljadiid ee hada xukunka la wareegay dowladii farmaajo waxa la dagaalamayay dowlado shisheeye iyo mooryaantii midowga musharixiinta la baxay
@kasem1147
@kasem1147 2 жыл бұрын
Ikraan farmaajo iyo koxdiis Dishay oo gacanteeda ugu dambeysy
@CMG0607
@CMG0607 4 ай бұрын
Mahad salaad waa tuug jiri ah
@CabdiJaamac-f6t
@CabdiJaamac-f6t 4 ай бұрын
War warbin kakeena sababta isaaq gobola juba dhexe ugù Qulqulaayo bal lawarama iyagò bplal ah bay kugurmayane
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 6 ай бұрын
Kkkkkkkkkk koxdii wada shaqeynayen
@omarhalane4110
@omarhalane4110 2 жыл бұрын
Weli ma beenti nabad nolol ee geriyatay no akhrinaysa yarisow farmaja dilay iyo ku Kuwa kale
@raagemohamed6042
@raagemohamed6042 2 жыл бұрын
Ninkan lagu magacaabo fanax wuxuu u shaqeynayay groupka maafiyada ah ee hada villada fadhiya xiligii doorashada qaraxyadii beledweyne ka dhacay oo dhan waa ninkii fuliyay iyo dilal qorsheysan iyo qaraxyo badan oo ka dhacay muqdisho waxayna isku xirnaayeen xasan shekh mahad salaad fiqi abshir bukhari oil inta hada villada fadhiya maanta inay fanax difaacaan waa ku qasban yihiin because ayaga ayaa fashilmaya marna shaar dowladeed ayay gashan yihiin marna shaati alshabaab ayay gashan yihiin somalia dowladnimadeda iyo nabadeda waxa hortaagan waa reerkan hawiye ee muqdisho sheegta sababta oo ah marba shaati ayay kuu gashanayaan cadeyn muqdisho waa meesha dilalka ugu badan iyo qaraxyada ugu badan ay ka dhacaan yaa ka dambeeya siyaasiyiintoda ganacsatadoda iyo inta hogaamisa sababta oo ah meel walba wanaageda waxay ku xiran tahay dadkeda somalia meesha ay ka dagi la,dahay waa muqdisho maxaa runta looga leexanayaa
@raagemohamed6042
@raagemohamed6042 2 жыл бұрын
Dowladii farmaajo khalad weyn ayay gashay oo ah dilalkaas dowlada ayada oo og cida ka dambeysay ayay ka warwareegatay oo ay ka aamustay arintas dowladii farmaajo waxay ka waday ayan la yaabay
@raagemohamed6042
@raagemohamed6042 2 жыл бұрын
Xasan shekh sheekadan hada uu leeyahay alshabaab ayan la dagaalameynaa waxba kama jiraan alshabaab waayo kuwa asaga dadka ugu dhow ayaa alshabaab ah wuuna og yahay xasan shekh iyo kooxdiisa ayaga ayaa alshabaab la shaqeysta alshabaabka uu la dagaalamayo waa kuwee reerkan hawiye kuligood waa mooryaan marba shaati gashan 32sano ayay boob dhac wax is daba marin ay ku jiraan taas ayaa ayaga la fiican reerka hawiye dowlad ma rabaan dowlad dhibaato ayay ku tahay kuwii geela ku soo qoranayay 1991 miyaa dowlad raba waa maya kuwii geela ku qoranayay 1991 ayaa maanta taladii dalka gacanta loo galiyay maxaa laga sugayaa somalia waa hadal beeshay
@ahmedbashiir6786
@ahmedbashiir6786 Жыл бұрын
been iyo munaafaqnimo ayaad sheegey saa qabilista ayaad tahay
@Xasancabdulle-mv4wh
@Xasancabdulle-mv4wh 5 ай бұрын
Wacil wacil dhalay ayaatahy
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 6 ай бұрын
Hawl ay qabteen mahad al cadaala xasan nacas rooble baahane
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Inaad tahry nabat iyo naxdin iktaan lama eryin hooyadii baan rumeysaneynaa
@xasancarab7405
@xasancarab7405 4 ай бұрын
Double agent dheh..... asset macnaheedu waa hanti
@israwadani9113
@israwadani9113 Жыл бұрын
Waarutaa alshabaab iyo kooxda hada talada dalka haysataa waa isku mid wayna isla shaqeeyaan taas waa cadaan qofkii aan indhaha iska tuurayn oo soomaaliya wuu ogyahay
@Abdallah-xc2pp
@Abdallah-xc2pp Жыл бұрын
Waa been fahad muxuu ka ahaaa dilka
@fuadomar7831
@fuadomar7831 Жыл бұрын
Also sanbalishe wu la ogaa hhhhh
@yaasiinmaxamad2777
@yaasiinmaxamad2777 Жыл бұрын
Ku Barto kuma noqdo benaale
@saladabdille7278
@saladabdille7278 4 ай бұрын
Waa beentaa madilaan
@khadraarten3817
@khadraarten3817 Жыл бұрын
farmaajo wadani dhaba,oontuugaysan,
@hussainabdulle60
@hussainabdulle60 5 ай бұрын
Wr uf
@hussainabdulle60
@hussainabdulle60 5 ай бұрын
Hooyada
@hussainabdulle60
@hussainabdulle60 5 ай бұрын
Siilked
@hussainabdulle60
@hussainabdulle60 5 ай бұрын
Baa argagaxiso eeeheed
@hussainabdulle60
@hussainabdulle60 5 ай бұрын
Wryaa ikran aneygey ilo to dhalatey. Inaga xanuunka
@aminabarre1727
@aminabarre1727 2 жыл бұрын
War waanu fahmayaa u jeedadaa iyo afka aad ku hadlaysaa,waxaa sida sheekadii rakhiiska ahayd ee beenaale Fahad iyo handicap farmaajo.adiguna waxaan tahay beenaale ilaahay Ka goay oo aa khiro iyo aduun meelku lahay.
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 2 жыл бұрын
Alshabab waaba kuwa dawladi Farmajo ayaa shaati dowladed u geliyey Farxan qaroole yaa waaye ?
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 39 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 935 М.
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 39 МЛН