Ibrahim Caydid oo waraysi uu siiyey Red Sea News kaga hadley MoU ga iyo dhalinyaro Xisbiga Wadani ah

  Рет қаралды 17,078

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 4 ай бұрын
Ibrahim Caydiid we're sending you our highest regards from London England.
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 4 ай бұрын
Mashallah tabaarakallah Mujahid qaran Ibrahim Caydiid ❤❤❤❤❤❤
@AhmedIsmael-n4u
@AhmedIsmael-n4u 4 ай бұрын
Ibrahim gulayso inader you are hero of our nation may Allah bless you thanks for the hard work Walaal
@Degmociise123
@Degmociise123 4 ай бұрын
Ha iska Ciyaane ha u joogin keep going 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid 4 ай бұрын
Masha allah. Guuuuul Ibrahim 🎉🎉🎉🎉🎉💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼❤️❤️❤️guuuuuul
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 4 ай бұрын
Thanks for both brothers
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
ILLAHAYOW REER SOMALILAND DANTODA GARANSE CADOWGODA BAA BATYEA ALLHYOW GARABKYGE ISTAGA🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@safiyai2843
@safiyai2843 4 ай бұрын
Love you Ibrahim Caydiid hanti qaran Allah ha ku xafido
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 4 ай бұрын
Mansha Allah Ibrahim Caydiid May Allah bless you Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ GUUL GUDOOMIYE SUTI GAASHAAN WAAD GUULAYSAN IBRAAHIM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 4 ай бұрын
Ibrahim Caydiid Geesi Soomaliland u soobaxay weeyi mashalah noolow Ibrahim Caydiid ❤❤❤❤❤🎉iyo siciidba
@mrbulshawibutaale6066
@mrbulshawibutaale6066 4 ай бұрын
Ibrahim Caydiid Geesi Qaran , Guul Somaliland!!!
@suleimanmohamoud5852
@suleimanmohamoud5852 4 ай бұрын
I wish we had more citizens like Ibrahim.
@abdihussein9554
@abdihussein9554 4 ай бұрын
Allah bless you Ibrahim and Saciid. VIVA Somaliland Republic
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
AMANKA AAYNU HEESANO ILLAHEYE BEEYE MAHADI UU SUUGANTYE🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ayaanismail4951
@ayaanismail4951 4 ай бұрын
We love you walalo ibrahim caydiid and we respect you thank you walalo to protect our country from enemies guuuul iyo gobonimo the history of our country and our nation will one day day reward you for all your efforts thank you millions 🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 4 ай бұрын
Mujahid Ibrahim caydiid iyo wariye siicid ciise illeye ilahay ha iidin xafiido sifiin baad uu sheegteen wixii jirtay guul iyo goobanimo somaliland waxan fiilaya xibigan wadani waxan gaysan wadanka kamuu dhiin goofwaliba wixii jora ee wax garai wuu arkaya waxay reer wadani geeysten uun bay heelayaan walle
@sumrom4818
@sumrom4818 4 ай бұрын
❤Sutti Gaashaan❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 ай бұрын
Mou iyo guud ahan sland Guuuuuul iyo gobanimo
@habibahussein-eb7ss
@habibahussein-eb7ss 4 ай бұрын
Ibrahim caydiid mujahid dhaba guulayso inshallah
@OmaryIbrahimu-kz5ok
@OmaryIbrahimu-kz5ok 4 ай бұрын
Guuul dainken hakulajiro
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 ай бұрын
Wariye siciid guul hore usoco wariye taariikhdaa wax qori doonta❤❤
@mohamedsamotalis8173
@mohamedsamotalis8173 4 ай бұрын
Ibrahim caydiid Allaw dhawr
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 4 ай бұрын
Ilhyw dalka iyo dadka ba noo ilaali yaa rabi yaa raxmaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdimuse3583
@abdimuse3583 4 ай бұрын
ibrahim caydiid ilahay ha ku xafido muwaadin dalkiisa difaca
@musamohamed5778
@musamohamed5778 4 ай бұрын
Masha allah geesi qaran faqashta waa in af iyo adinba lagula dagaalama xirsi iyo xaash,cadegude hawgu horeeyaan. Ibraahim caydiid wa dal xoreeya gudida reerkayaga isha halagu hayo wa habarjeclo e
@maryamali8408
@maryamali8408 4 ай бұрын
Wale geesi waakaa guuleesta Ibrahim iyo sutti gaashaan🎉❤
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@osmanhassan4267
@osmanhassan4267 4 ай бұрын
Thank you so much Ibrahim Caydiid that is true every citizen people of somaliland they have to work with the government and the police thank you again I support you Ibrahim caydiid
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Guul soomaalilaan
@AcbayleMusbaar
@AcbayleMusbaar 4 ай бұрын
Good ibraahim caydiid noolow walal muwaadin Jslander ah oo geesi qarana wadankiisa ilaashanaya heegana Habalyoooooooo. Acbayle.
@Degmociise123
@Degmociise123 4 ай бұрын
Ceeb maha in layiraahdo xog baanu siinaa waayo hadii aanuu shacbigu la shaqay keligood wax ma qabankaraan ✅ keep going Ibraahim ✅😍
@SahraHassan-r2c
@SahraHassan-r2c 4 ай бұрын
Masha allaah siciid iyo Ibrahim caydiid gulaaysta mujahidiin dalkoda u dacada sharaf ku nolada aamiin guul somaliland allaah haynaga qabto cadawga inugu so dulaay somaliland dhex dedana inta baydhsan allaah xaqa ha garan siiyo aamiin
@guledjirde2818
@guledjirde2818 4 ай бұрын
Asc inaadeer. Waa Nin. DAAD Qaadey. Xumbo cuskey. Wadani wuxuu yahey. Umada Reer Somaliland wey. Ogyihiin wadani Dooran meyno codna siin meyno waa Huwan iyo. Faqash. Umada Reer Somaliland ciidanka Qaranka Iyo mdaxda Umada soomaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuleysta insha
@nimcoyasiin9699
@nimcoyasiin9699 4 ай бұрын
Somaaliaan intooda badan waa sirdoon mansha allah allah agbar
@nasserhoussein9346
@nasserhoussein9346 4 ай бұрын
❤❤❤
@khadijac9841
@khadijac9841 4 ай бұрын
Geesi qaran noolow inada nololijirto adigookalena RABI hanoobadiyo aamiin yaa 🤲
@museibrahim2796
@museibrahim2796 4 ай бұрын
Guul JSL somaliland, Ibrahim caydiid waa mujaahid
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 ай бұрын
Mujaahid ibraahim caydiid
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 4 ай бұрын
Xaji Ibrahim Caydiid iyo Suti Gashaan Allah hano daayo. Sheega o kashifa wixi xun iyo Somaliland wixi neceb. Allah ha naco wixi wanaaga iyo sharafteena neceb.
@ibrahimfarah6846
@ibrahimfarah6846 4 ай бұрын
Qoladeenaa jin duryey anigu waxba ma waydiiyo muwaadin horu soco arintaadu aragtida fayoobi wuu garan karaaye
@Halgame334
@Halgame334 4 ай бұрын
IBRAHIM CAYDID QARANKA NAF BAAD UHURTAY CADAWGA WAAD UBSBAC DHIGTAY
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
MUJAAHID IBRAAHIN CEYDIID GUULEYSO HALKAA KA WAD DIFAACA QARANKA SOMALILAND EE AAD HABEEN IYO MAALINBA AAD KU DIFAACEYSO QOF KASTA OO SOMALILAND JECELI IBRAAHIN CEYDIID WUU JECEL YAHAY NOOLOW NOOLOW NOOLOW NOOLOW ❤❤❤❤❤❤
@mohamedabdisuleman8113
@mohamedabdisuleman8113 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
QOOFWALBA WAXU DHIGTU DHAXALKISE MAALE HAA MODINE IINA LAA EELABYO WAXADA SEEMYSAN
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Waa cadow inagu dhex jira
@Fadhi131
@Fadhi131 4 ай бұрын
Aad Iyo aad waa xaaqiiq warka usheegay ina caydiid wuu ku Mahadsanya haye waa Geesi qaraan
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
XIIRSI WAXA UU KAA HEEYBADYSTE FAAQASHTA IYO HUWANTA 😮😮😮
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 4 ай бұрын
Hanadadiyow hore u wadaay howlkar in aad tihiin layskuma hayee halmstad ka dhowra
@muuseabdullahi8400
@muuseabdullahi8400 4 ай бұрын
Ha iska ciyaane ha uu jooji ina caydiidow
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 4 ай бұрын
Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane caydiid kuwa waxkasoo saarayaa xogbaanu siinaa ciidamada waa cadawga gudaha iyo kuwa debeda lakiin ANAGOO SHACABA AYAA siinaynaa ciidankayaga
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 4 ай бұрын
Xirsi iyo wadani waxa kaliya ee ay Somaliland ku soo kordhiyeen waa dhaqan xumo iyo munaafaqnimo. waa shaydaan wax nagu darsadey ee Allah ha naga qabto. Alle ha dulleeyo mardhow amiin 🤲
@Aminajam4l
@Aminajam4l 4 ай бұрын
Kugu noqoy habaark7 wadani iyo xisgaad habaareyso ma ogid calooshooda rabi uun baa og habaarkuna waa yidhaahdaa ale ma dhaafiyo aamiin
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 4 ай бұрын
Illahay ha dulleeyo cadowga Somaliland meel kasta oo ay joogaan iyo cid kasta oo ay tahayba amiin 🤲
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 4 ай бұрын
Wadani waa cadho ururtay xumaan moyee wanaag ma le maxaa loogu doodi nin la mawqif ah cadawga Alle ha jabiyo midkaste oo dhibaato dadka ku haya
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
HADII CIDI DUUFLE TAHAY CIRO AYAA DUUFLE AH OO DOQON AH OO SOMALILAND CADOW KU AH WAXAANA INOO BALAN AH IN AYNU FARTEENA KU GUMEYNO WAAYO MAAHA QOF U QALMA MADAXWEYNE WAA HABEEN AAN WAXBA KALA OGEYN
@MulhtaarXaruur-ci2dr
@MulhtaarXaruur-ci2dr 4 ай бұрын
Ibrahim haydid nolow ilahow noilali❤❤❤❤
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 4 ай бұрын
Geesiyad Qaranka somaliland Ibrahim Caydiid iyo Saciid cise 🎉🎉🎉🎉🎉
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 4 ай бұрын
Qofkii aan wanaaga iyo xasiloonida wadanka aan jeclayn ayuun baa wax kastaba oo soo Kordha oo Faa,iido ah ka Istaaga dhinaca kale,laakiin Loo joojin- maayo,Mashaallah Ibrahim shaqo Mutadawacnimo ah baad haysaa ku Dayasho Ayaad Mudan tahay ilaahay ha kuxafido oo ha ku karaameeyo,Ilaahay waa ogyahay shacabkuna waa kuu Og yihiin shaqadaas aad isku-Xilqaantay Taariikh baa Qormaysa
@FaysaIbrahim
@FaysaIbrahim 4 ай бұрын
Ibraahim iyo ururkiisa suti gaashanba wansalamaya kuwa kaso horjeeda waa kuwa cadawga quudiya hore uwada hawsha huwanta gudaha ciyaar maha
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 ай бұрын
Siiya siiya huwannadu Ha qayshan hana Qalad hadaqaan
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 4 ай бұрын
inama qaldi karaan waa ladaba sidayaa caydii iyo af xumadii
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 ай бұрын
Liiban fidareyn inader
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f 4 ай бұрын
Wasidaa wadani waa cadawga somaalilnd 7sano ooay dalka iyo dadkaba xag xaganayeen markaa warkiina waanu haynaa
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f 4 ай бұрын
Wa runtii 7sano oocay ah ayey wadeen mantana kadhageysan meyno meel bey utaal xumantii ay kasameyeen
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Mujaahid noolow Adoga iyo siciid iyo ubaxle midia
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح 4 ай бұрын
Waa waajib in ciidanka nabad geliyada lala shaqeeyo lana siiyo wixii xogxoga ah ee qaranka somaliland u dana ,kuwa shisheeyaha u adeega danaha cadowga u adeega, waxa iman doonta waqti dhow in la xisaabtamo umada laga qabto jawaasiista nacabka u adeega 13:22
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 4 ай бұрын
Maraykanka anu joogno waxa ku qoran board ka wadoyinka… if you see something say something… oo ah hadaad wax aragto sheeg waxad aragto
@Jibriil595
@Jibriil595 4 ай бұрын
Hayado dhan oo shaqeeya.ayuu leeyahay.Anaa warka u gudbiya.
@mahadahmed6375
@mahadahmed6375 4 ай бұрын
Having just returned from somaliland i can confirm we really have major issues to over come; 1. Political parties are dominated by one clan (Isaq) 2. The current government has done its best however there is a fundemental need for a change in leadership, kulmiye has been in power for 14 years they r tired we need new blood and energy. 3. There is alot of imporvement but we have long way to go, qabyaalad and qaad are no one and two enemy. 4. Few private sector companies dominate the entire market the role of state ia abscent there needs to be more strategic state intervention such as energy, water, health, roads. 5. It would be good to have a documented plan and vision be it economic, contitutional from the current political parties.
@artist_marwa01
@artist_marwa01 4 ай бұрын
Qofka isagoo numero cabbaya lagu qabto policeku qaruurada waa la daba qaadaa ilaa maxkamada...kuwan na waa la mid taariikhdoodii oo video ah ayaa la daba sidayaa..
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 4 ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 4 ай бұрын
Asc waad ku mahadsantahay ibrahim caydiid sida aad waxnoogu sheegayso
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
WADANI HORE AYUU ISKU GOWRACAY HADDA MARKII DOORASHOOYINKU SOO DHAWAADEEN AYUU ISKA DHIGAYAA XIBI DALKA JECEL
@ukulm6841
@ukulm6841 4 ай бұрын
Ibrahim caydiid iyo siciid ciise Ileeye lada halyey ee aktayadana qii maha badan kuleh oo aanu hayno abaal iyo ixtiraam badan unable du caynayno had iyo jeer dadaalaya iyaga oo dadaalayaha oo doonaya in uu horumaro...allah hadhawro guul guul somaliland........
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
IBRAAHIM WAANU KU GARAB TAAMAY EE ALA HA KU ILAALYO AAMIIN
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
WAXE ISKUU DAAYE INA EEYE KHALHALYAN AMNIGANE MADAXA HAA LAAG TOOGTO
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 4 ай бұрын
Buufi wixi khaldanba dee tooshka ku ifi garaxis Iyo awal waa wlo munafaqintii isku diraysay waa iska qabteen siiba huwan kalkaal kashba dee
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 4 ай бұрын
Illahayow cirro iyo xirsi somaliland kakhaboo waaba sidii dpwel u lahaa cirro maxkamad halasaro silanyo malinti la hirgaliyeyna kasokheybgalay
@halimosugule76
@halimosugule76 4 ай бұрын
Ala haiku karaameeyo mr caydiid
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f 4 ай бұрын
Wadañi huwan fashiluu huwan huubo kkkk
@BoqoreHirsi
@BoqoreHirsi 4 ай бұрын
Mujaahid Ibrahim Caydiid noolow wali cadawgii gudaha ayaa wada propaganda ha u joojin wan ku garabtaaganahY
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Reer soomaalilaanoow ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita ee huwanta ah waa in layska ilaaliyaa waa huubadii faqashe
@halimadirie5301
@halimadirie5301 4 ай бұрын
Dagaalada SL looga soo maleegay gudaha iyo debedaba waxaa ka daran heshiiska MOU ga cid kasta oo taageertaa waa cid aan aqoonin amxaarku inuu yahay yuhuud madow waa kaa ka dagaalamaya Qaza cida wadataana waa reer galbeedka weliba kuwa ugu xun ee yuhuuda taageera oo maanta aduunkii wada nacay gaal iyo islaamba ee shaydaana caabuda weligood cid ay heshiis la galeen oo ku hodantay lama soo sheegin waa munaafiqiin wejiyo badan dantooda been iyo khiyaamo ku meel marsada SL
@mali9027
@mali9027 4 ай бұрын
XUSBIGII TALO XUME WADANI DADKA MA WAX AAN WAXBA GARANAAYN BUU U HAYSTAA HADUU KU LEEYAHAY ANIGA IMA MATALAAN KU WAX CAAYAXA HADA KUWA WAX CAAYAYAA WAA KUWA U OLOLAAYNAYA DADKA CAQLIGOODA HAKU CIYAARIN PLEASE
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 4 ай бұрын
💚💚💚💚🎋guul🎋somaliland💯🤍🤍🤍💯❤❤❤❤👍
@foziasalad1152
@foziasalad1152 3 ай бұрын
Waa run dabo dhilifka inagu batay
@سلامأدم-س9م
@سلامأدم-س9م 4 ай бұрын
Walee waa cadaqaate wayn jindagagay sixun ubax
@Dophill260
@Dophill260 4 ай бұрын
FBI ayaa shacbiga maraykan ah ku yidhaahda: "see something say something". "Hadaad wax danbi maleegayo aragto nala soo wadaag". Shacbi waliba dowladooda iyo laamaaha abniga aduunyada iyagoo ku faraxsan ayey la shaqeeyaan.ceeb maaaha.
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 4 ай бұрын
Policeku ma jiin ayuu xogaha ka helaa? 😂😂😂😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
WAA RUN DHALINYARO GARXAJIS AH IYO HABAR AWAL AH OO WAX KA DHEXEEYEEN MA JIRO EE WADANIBAA YOOL HABAABIN IYO KU GABSHO WADA FALAADHI GILGILSHO KAAHAMA GO'DO
@cabdibile-ch9zt
@cabdibile-ch9zt 4 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay ibraahin sida fiican ee muwaadinimada leh ee aad dalkaaga ugu shaqaynayso xisbiga wadani waa cadawga soomaaliland cidwalba way ogtahay ciro miyaanu ahayn ninkii maleeshiyada buurta saaray ee diiday inuu soo dejiyo markuu ciidanka laayeyna hadana tacsida u soo fadhiistay ma ciyaal buu noo haystaa anagu cod siinmayno hadii soomaliland lagu waayayo xaarka ha isku xejiyaaan
@ismaacilsamakaab43
@ismaacilsamakaab43 4 ай бұрын
War qofkasa oo reer somaliland ahow wa inaad dalkaga ilashata ciidanka qaranka ee kala duwan wa inaad laa shaqaysa oo xoogta sisa
@samewadasamewada
@samewadasamewada 4 ай бұрын
ibrhaain cayidiid waa indheer garad wuxuula yaaban yahayi dadkan karbaashka qoyan huwan aan cadogooda garaniin
@AhmedYassin-jv9bm
@AhmedYassin-jv9bm 4 ай бұрын
Fadlaag put this recording fail of wadàani on KZbin..Good defender of somali land
@abdourahmanisman1655
@abdourahmanisman1655 4 ай бұрын
Wadani will lost the election, it's because of Ibrahim and they can do nothing about it 😂😂😂😂😂😂😂😂
@rashidgahnug4281
@rashidgahnug4281 4 ай бұрын
Aad banu kugu mahad naqaynaa Geeesi
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 151 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 5 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 112 МЛН
Rajadii C/Raxmaan Cirro oo god dheer ku dhacday iyo kooxdii Ceel-Afweyn oo la fashiliyey.
19:27
Reer Hargeysa iyo Barnaamijkii Baro Diintaada
54:01
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 669 М.
آدم الشعرا | مروری بر زندگی و آثار رودکی؛ پدر شعر پارسی
26:35
Rashid Kakavand | رشید کاکاوند
Рет қаралды 19 М.