Wiilkeeda Xamdi sida loo waayay ayaa xanuun badan 5 jirkiisii ayaa la waayay ilaa….

  Рет қаралды 7,301

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@illintir
@illintir 2 ай бұрын
Fadlan share dhaha walaalo mahadsanidiin 🎉❤
@fadumocawil5258
@fadumocawil5258 2 ай бұрын
Alle ha u soo dhoeeyo
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 ай бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo wiilkaaga hooyo somaaliyeed amiiin amiiin yaarabi
@asliimuur5024
@asliimuur5024 2 ай бұрын
ALLAAHa ha u sahlo wiilkeeda hooyadaan
@quruxleyabdi3859
@quruxleyabdi3859 2 ай бұрын
Ilahay ha usoo sahlo wiilkeeda
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 ай бұрын
Allahayaw soobidhbidhi yaarabbi
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 2 ай бұрын
ilahay ha usoo dhaweeyo
@ciidenuwaahodan
@ciidenuwaahodan 2 ай бұрын
I llahay. Hooyo. Ha. Kuu. Soo. Dhaweeyo
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
illahaya ha ku sahalo mamma Wiilkaga rabi asiga nabda Qaba allaha soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa mamma Abdiaz illahaya qeera ha idan siya adiga iyo inta sheera tira
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
hooyo waa dhibantahay allaha soo sahlo wiilkaa ya rabi
@degan4
@degan4 2 ай бұрын
Xamze illahay ha kuu soo dhaweeyo😢😢😢
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Ax ax ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah ❤
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 ай бұрын
Haduu nool yahay war deg dega oo farxada illaahay haka siiyo hooyadaa
@DeeqoMohamed1982
@DeeqoMohamed1982 2 ай бұрын
Illaha usoo sahra wiilkeeda oo nabad qaba Amay xabashi xaday
@habibaabdullahi9589
@habibaabdullahi9589 2 ай бұрын
Allow usahal wiikeda
@farahmohamud138
@farahmohamud138 2 ай бұрын
ILAAH waxaan ka baryayaa in uu wiilkaaga helidiisa kuu fududeyo Aamiin
@Raho339
@Raho339 2 ай бұрын
Insha Allaahu Waad Helidoontaa Sida Uugudhaqsaha Badan Insha Allaahu
@RuqiyoAxmed-p9g
@RuqiyoAxmed-p9g 2 ай бұрын
Mnsha allaah
@AswanAswaneossob
@AswanAswaneossob 2 ай бұрын
Allah ha ku so dhaweyo hoyo .
@SahraAbdi-w2p
@SahraAbdi-w2p 2 ай бұрын
Hooyo macan allaha kuu soo nabad aruuriyo wiilkaagiu
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 ай бұрын
Allaha ku sahlo hooyo wiilkeda amiin amiin amiin ❤
@ClaahiIbrahim-b9s
@ClaahiIbrahim-b9s 2 ай бұрын
Allah usahalo wlhi xanun wayay hoyo wiilkeda maqan 😢😢😢
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 2 ай бұрын
Alh soo sahlo yaa rabi
@Football-fans327
@Football-fans327 2 ай бұрын
Rabi hakuu sahlo hooyo mcn wiilkaada
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢 Allah kuu sahalo Hooyo waa xanuun
@farahkoreye6134
@farahkoreye6134 2 ай бұрын
Maamada ilaahay ha u sahlo wiilkeeda. Waxaan ka bartay maamada eray cusub. Aniga uun baa “talaqablaynayey.”
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 ай бұрын
Allaha u sahlo
@KhadraJanoAxmed
@KhadraJanoAxmed 2 ай бұрын
Allah Haku sodhaye 😢
@MandeeqCabduqaadir
@MandeeqCabduqaadir 2 ай бұрын
😢😢😢
@najmociise5887
@najmociise5887 2 ай бұрын
Yaahuu rer Somaliland xamdi amal ayee nin u bixiyaan yaaab 😂😂😂
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 ай бұрын
Wiil xamdi la dhaho markii iigu horaysay oo aan arko wuxuu ahaa wiil oramo ah kadib baanba waxaan ogaaday dhanka carabaha xamdi waaba magac nin oo wayba la yaabaan gabar xamdi ladhaho markay arkaan. Hooyo ilaahay hakaa farxiyo ilaahay wiilkaagii asagoo caafimaad qaba haku tuso soo laabo adoo faraxsan maamo
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 42 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Saaxiibteed baa Shirqool u dhigtey miskiinta 😕
33:48
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 167 М.
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 42 МЛН