Waa khalad in dowlada federal ku fargashato doorashada dowlad goboleed yada waxaa haboonayd in Xamar oo ay joogto maamul wanaag ka samayso waa koox fidno ka shaqaysa.
@mohamedhassan393719 күн бұрын
Xassan Iidoor wa mid ka mid ah, afhanyeenka Irrir Samale u qaabilsan fafinta nacayba DAROOD ka.
@User2-y6u19 күн бұрын
Kooxda ka hortaga midnimada somaliya
@marianhassan951519 күн бұрын
Xassan cadow xassan. Xassan qabyo Somaliya caqabad bay Ku jirta waxaba hadali Hana xiiqi Somaliya kaladhimatay xassanbana Kala diley xassan manta Somalia madaxqeyne kamaha Hadi aynandan isl tashanay marka kalatashada AM Kala tash
@sahroxassan681418 күн бұрын
Axmed dhalili meysid xasan kaliya miyaa u jedaa ala maxan qabyaladey ku nacay
@silverloola72619 күн бұрын
Xasan Shiikh Munaafig baa u maleegey mushkilada caqli xume Gaboose ku jiro. Xasan Munaafiq ha udiro Haramcad, Gorgar, Tuke oo soo furta Gaboose.
@IstarlinElmi19 күн бұрын
War futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane
@Hajidulmidiid19 күн бұрын
Xasan caddoow CBB iyo kooxdii nabar naxdin soo laabanmayso ee kinturaaddii uu kusiiyey Mr.Fahaf Yasin madhammaan miyaa?soo laba sano ma,ahayn heshiisku.
@Hajidulmidiid19 күн бұрын
Qofkaan kamahadlayo Ciidamada iyo shacabka ay amxaaru laysay,Badda Somaliya ee Abasinya rabto kamahadlayo,dhibaatada dagaankiisa kamahadlo,wax wanaag ah oo ay qabteen kooxda vills simaliya ee soo kalatuur xero hebal,boosas hebal Jid hebal iyo Xabaalo hebla