Maxaa ka soo baxay wada hadalo DF & dalalka jaarka ah ee isbeddel ka dhaca JL iyo doodda dhinacyada

  Рет қаралды 73,718

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Ай бұрын
Axmed Madoobe iyo Xasan Dhiiqo, dan iyo wanaag nooma hayaane, Allaha na dhaafiyo oo noo keen kuwo ka kheyr badan. Labaduba waa danaystayaal aan sharaf iyo sumcad lahayn.
@SahroAadan-n7x
@SahroAadan-n7x Ай бұрын
Axmed Madoobe intuu xasan dhiiqo jogo wuu joogaya inshalh
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Xasan sheekh, Axmed madoobe, iyo Dani, waxay kuheshiyeen munaafaqnimo. tiibaana iska horkeentay ee ilaahay iyaga iyo inta lamidka ah somaali ha dhaafiyo! Aamiin aamiin yaarabi
@Huruuse-o5c
@Huruuse-o5c Ай бұрын
"Baroortu orgiga ka weyn!" JL & Kismaanyo wadadaan ku banaysanaynaa, laakiin farriinta dhabta ahi waxa ay ku socotaa PL & Garoowe. Ku quuso quraanjo!!!
@adenhassan4254
@adenhassan4254 Ай бұрын
Absolutely 💯 the leaders in Garoowe have to make a move at the international level...Thugs and criminals can't be tolared eny more shitholes based in muqdisho's mafia boss.
@abdikarimabdi9674
@abdikarimabdi9674 Ай бұрын
Qalbiyada ilaali 😂😂
@abdikadirmoallim1268
@abdikadirmoallim1268 Ай бұрын
Gurguurte wa wareeray
@TherealNomad01
@TherealNomad01 Ай бұрын
War odaygii Xassan Xaraash xaaraantii buu ku waashay ee waa markuu ciin daaqi lahaa!
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 Ай бұрын
Guul axmed maxamed islaan geesi halyeey
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi Ай бұрын
No xasan dhiiqo for kismanyo😊😊
@AbdullahiRiYoh
@AbdullahiRiYoh Ай бұрын
Fans farmaajo❤
@KaamilCarab
@KaamilCarab 16 күн бұрын
Haddaad rabtid ahmed modoobe wajigiisa dhabtaa fahad yaasiin soodaawo
@abdikhanimohamud1069
@abdikhanimohamud1069 Ай бұрын
Axmed islam halosoqabo wayo midnimitha somalia intii laga ilaliyo wayo shasheyaha
@Wllkordhiye
@Wllkordhiye Ай бұрын
Allaw midnimo iyo Muwaafaqo Nasii
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
abgaal jubaland ma qabsan karo wa dhul daarood midakale waxa layska indho tiraya hawiye inu dhul boob iyo xunku boob uu wado oo xata xawaadle dhulka laga qaadan rabo
@IbraahimTuube
@IbraahimTuube Ай бұрын
Dawlada turkiga waa inlala hadlo diyaaradaheeda waa inaysan kaqaybqaadan xasuuqa uurabo xasan shacabka soomaaliyeed ayadoo loo adeegsanayo shaati dawladeed❤❤❤❤
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 Ай бұрын
kuwa uu soo iibsadey kuwaas yaa lagala hadlaa?
@Mirhan777
@Mirhan777 Ай бұрын
​@@abdurahmanmohamed1293 iibsi aaa waaba fiicanthy taas toos ba ethiopia jaanis u heshy daah
@maxamadAhmed-c8z
@maxamadAhmed-c8z Ай бұрын
War midkaan xassan sheekh siyasadi wuu ku haftay kaligi ma ahan rerkisa oo dhan ayaa siyasada ku hafta
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h Ай бұрын
xoga dalka kkkkkkkkkkkkkkkkkkk wa ii dhe xaqiqatan wax ka jirana maleh ee wa xogaga hawiye ee dhul Baladhsiga iyo bililiqo donka ah...
@SubeerSaid
@SubeerSaid Ай бұрын
Hawiye futo madoowe
@Sakarie--7
@Sakarie--7 Ай бұрын
Wall qabiil qof Haa ugu gefin 😢
@rbl-quran333
@rbl-quran333 Ай бұрын
@@Sakarie--7walaal soomaali maaha qofka aad u jawaabeysid waa orom aabo la’aan ah oo ethiopia soo dirsatay ee ha u jawaabin fadlan
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 Ай бұрын
HAWIYE waligiibuu kuutalin doonaa diid ama yeel
@SubeerSaid
@SubeerSaid Ай бұрын
@@abdifataahdeyibseid3269 kķkk dadki loo talin jirey waa layaqaan
@rbl-quran333
@rbl-quran333 Ай бұрын
@ ❤️❤️❤️
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima Ай бұрын
War Hasan dhiiiqo Xabaalo faakte 👎
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 Ай бұрын
Waxaan filayaa in aanu xasan shiikh ku waayo qaadan waayey in uu markasta wadanka uu madaxweynaha u yahay in uu uga dacwooda dalalkale sidii uu hore ba u sameeyey oo ceebi uga raacday, naxdin iyo ceeb buu udilay qarankii soomaliyeed 😢😢
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
Shisheeeeeeeeeeeeye 😅😀
@shaficimohamed6481
@shaficimohamed6481 Ай бұрын
Xasan gurguurte siyaasada dalalka dariska ah inay tuugsi ku dhisantahay sidiisa ayuu moodaaya kulaha aniga ila so safta maxay kaa faaidayaan adigaaba km4 aan mari karin ciidan shisheeye la'aantiis
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
puntland soomaaliya katasho oo hakuso laaban xamar dowlad kamajirto dastuurki wadankana xasan wuu tuuray oo iskudhex yaac ba kajire ee yaan lagu habsaamin xamar iyo xasan
@MOSHADI84
@MOSHADI84 Ай бұрын
Wadahadal waxba matarayo, 10kii sano lasodhaafe - wadahadal lalayeshe Ahmed madowe waxba matarin. dowlad walba wey isqabtaan. waxaa tala iga-ah, raisul wazare Hamza iyo Madaxweine HSM intey goankooda kadhameeyaan. Insha Allah, Somali mid ah baan kadhaxleynaa.
@MOSHADI84
@MOSHADI84 Ай бұрын
Walaal-yaal Qabiil majoogto arintan, wexey udhaxeysaa DFS iyo Dowlad goboled awood ey leheen isisiise.
@irshadnor4840
@irshadnor4840 Ай бұрын
Way fiicnaan lahayd in dadku runta ku noladaan laakin been iyo huhaa wax maso dhurdhinayso.
@cawaalecali3044
@cawaalecali3044 Ай бұрын
Geylan iyo intaka fikirka kadhiibataba waxoodu waaqabyaalad waxaase kadaran in ayfarmaajo oodaarood ah ayfeylaha jareen
@nurahmed8878
@nurahmed8878 Ай бұрын
Xassn shek hadu rabo jubaland asagu haka noqda dasturka u sameystey
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g Ай бұрын
Isku tasho xasanow,cadow ha u daba fadhiisan arimaha dalkaaga iyo dadkaaga.😊
@dajiscom463
@dajiscom463 Ай бұрын
Saxiix
@MOSHADI84
@MOSHADI84 Ай бұрын
Guul Guul DFS Insha Allah
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Ай бұрын
Oooo insha allah xamso io xasan rayigoda qaldan
@AbdifatahJimale-q8t
@AbdifatahJimale-q8t Ай бұрын
Shareecada islaamka markii laga reebo wir hala keeno dawlad sax ah
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 Ай бұрын
ILLAAHAYOW XASAN SHEEKH NAGA QABO DULMI BUU WADAA SOOMAALI AMAAN KU NOOL IN LA BARA KICINAAYO
@CadaniBare
@CadaniBare Ай бұрын
Sheeko macna dara cid dhagey saneysa malaha deriska Kenya moye cid kale sooma dhex gali karaan hadi kale waa dhici doona halaag
@afrahbashiryusuf3474
@afrahbashiryusuf3474 Ай бұрын
So da farxow😊
@faaraxibraahim6063
@faaraxibraahim6063 Ай бұрын
somliya dhaliyadu hababadiso cidke uma maana
@faaraxibraahim6063
@faaraxibraahim6063 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
midakale xasa wuu caadeystay inu ciidan soomaiyed xasuuqo haderna wuxu bilaabay inu iskujebiyo oo beelo iskugu diro ee xilka halaga casilo hadakale meesha lagu kala tago raggi soomaliyed oo le'anaya yaan xasan lagu fiirsane
@somaengineeringcompany7629
@somaengineeringcompany7629 Ай бұрын
Wariye luuqadaada saxafadeed hagaaji ama afmaamul leeyahay ku hadal
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 Ай бұрын
Xasan weji gabax Kuma ahan E waxa inkaru heysa ninka amxar Iyo Kenya u shaqeyo
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty Ай бұрын
HOOSHA WAA LEYSAGA KALA HOREYEY GARGUURTE XUMOOW & KOOXDIISA BAA GENERAL GEBRE & TPLF KABAHA U QAADI JIREY. NACALAA CAQLI MOORYAAN KUWADA TAAL 😂😂😂
@bazeera5520
@bazeera5520 Ай бұрын
Madaxdi somaliya caruur macalinkooda u kala daxwoonaya bay noqdeen. Horta madaxda somalida wax ayaga uso dacwoonaya ama Caawimaad waydiisanaya maxay u arki waayeen laakiin isu oran waayeen aan ka xishoono dacwada jaarka
@yasinilyas-v5w
@yasinilyas-v5w Ай бұрын
Sxb adiga luqad wariye malihid ee hadalkaagu waxaa ka muqda mucaaradnimo xoog leh oo aad u heyso xasan sheeq
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
Axmed madoobe haguuleysto hanoolaado
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Ай бұрын
What goes around comes around xasan is not smart man
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
iska ilaaliya qaliinka leeysarka uu xayeesiyo ninkan .
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
Amission nabad ilaaalin amison ayay ujoogan somalia sida lanoo sheegay meel ay nabad ka dhigeena lama arag 😢 👐✊😐😬🐱🤜🤛🤔🙄😑😂😂😊😎😃😉😁🙃🐷🦧👐🙄🙄😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
weligay ismalahayn ogaaden iyo mareexaan ba abgaal saas ubalaqsanaya oo mooryaan kuso kuso kuraya dhulkoda
@ZAKYAREE
@ZAKYAREE Ай бұрын
Very sad
@MOSHADI84
@MOSHADI84 Ай бұрын
Qabiil majoogto arintan, wexey udhaxeysaa DFS iyo Dowlad goboled awood ey leheen isisiise.
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf Ай бұрын
Xassan dhiiqo ​toolkiis ayuu dhul daarood u doonaya.
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf Ай бұрын
Lkn xassan mooriyaan waa la iska dhicin
@YusufGabobe
@YusufGabobe Ай бұрын
Baashaalka wadamada dariska ah ay ku ciyaarayan somalia waxaa keenay shacabkaan qabyaladu dilotay o uhayeto hadana in ay noolyihiin goormay wax fahmi doonaan ma marka sidii gaza lagu bilaabo duqayn iyo deegamayn
@MrkabShishaye
@MrkabShishaye Ай бұрын
Love ii saar
@cawoali6544
@cawoali6544 Ай бұрын
Ayaan daro Soomaalia
@MaxamedAxmed-t9s
@MaxamedAxmed-t9s Ай бұрын
Meesha somaliya loowado waa meel halis ah burburlabaaad ayaaa muaqanaya
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 Ай бұрын
Axmadow madaxweyne gees Lo aad kuleylkaa lagu gooya hadaadkan si dagdag ah ciidankaada raas kambooni oo u soo afjarin adeer adeer xasan dhiiqo waa kaa adkaada waayo adaa jaanis siiyay
@IbraahimTuube
@IbraahimTuube Ай бұрын
Wacade xasan iyo cida lasocota mèelxun baywaxkuwadaan
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j Ай бұрын
Axmed madoobe ayaan bixinayaa waxay lamid tahay somaliya way baabaday xasan USC 30 sano ka hor ayaad iskudayday ilaa hadda kumadan gulaysan doqonta ayaan khaladka ay samaysay aan waxba ka baran ee ku celcelisa
@JamaMohamett-q7v
@JamaMohamett-q7v Ай бұрын
Ahmed iyo hasan waa labo danbiile sababtoo ah wax sharci ah ku dhaqmi maayo
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Putland waxaan u fiican inay hadda dagaalka gasho haddii kale dagaalka waxaa u iman burtinle xasan ma aha madaxwayne waa qabyaaladiiste xitaa waxaaba u leeyahay kismaayo hawiye ayaa leh.
@dajiscom463
@dajiscom463 Ай бұрын
O maxay dagaal gasha arintu ma aha xageede
@Mirhan777
@Mirhan777 Ай бұрын
Puntland mxaa jubaland ka gly 😂 burtinle se kula fududa
@Mirhan777
@Mirhan777 Ай бұрын
Si fiican dabku ha u shido si aan moqdisho dih ugu celino ethiopia 😂 xasanow dabka shid
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
abgal koonfur galbeed inu qabsadu raba iyo hiiran iyo jubland laakin wa wax cusub in ogaaden saas loo hunguriyeyo oo dhulkoda abgal laguso guro oo iskadawadan
@ADIGAWAAYE
@ADIGAWAAYE Ай бұрын
Intaaasoo dhan aad soo zheegtay Ethiopia Aya gumeesato
@dajiscom463
@dajiscom463 Ай бұрын
O jybland o gaden leh ya ku yiri waxay un qeyb ka yihin dadka waase islaheysiyeen saan arkayo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
waxa soomaali dhodhobayso sax maaha ee hawiyow joojiya dhul boobka iyo xunkun boobka aad daarood iyo xawaadle kuhaysan lafta geren idinka gaashantaye
@ADIGAWAAYE
@ADIGAWAAYE Ай бұрын
Orom
@ahmedmahad3197
@ahmedmahad3197 Ай бұрын
😅 if you can't defeat them ( Jubbaland State of Somalia 🇸🇴🫡), join them, that's Jubbaland 👌 Or otherwise, covet all, lose all. Wax badso Wax beel bay leedahay 😮
@abukarhassan7966
@abukarhassan7966 Ай бұрын
Sxb hal mid aa ku weydiiyo adiga xasan shiikh colaad gooni ah maa kaala dhaxeyso waligay ma arkin adoo libin u ogolaaday waxaaga falanqeyn ma ahan ee waa taargad szb
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
Hassan xoolo siyaasada waa zero zero ninkan Hassan xoolo maxaa dalka logu janjamay ummada somaliyeed. Hassan dhiiqo waxuu ku wanaagsan yahay qowsaar dameero raac.
@Youmumshouse
@Youmumshouse Ай бұрын
Odaygan gurgurte ah midka lugaha dheer ee doqonka aha igadaran sidee dadkada lagugu adeegsan karaa labadaba hana dhafaan odoyashan dagal qabiil nowada waqtigan
@rbl-quran333
@rbl-quran333 Ай бұрын
Dowlada soomaaliya hadeyna qaban karin jubaland oo ay qabiil iyo nin alshabaab ah u xeran tahay dowlad ma aha ee MD X sheeq iyo RW XAMSA ha iska baxaan 😮
@ahmedabdulahi1575
@ahmedabdulahi1575 Ай бұрын
Faarax waryaad tahaye yara qarso bahsha oo shaadh ugeli naca xassan yuuna kula tagine
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 Ай бұрын
😂😂😂 been -badanaaa 20-kun oo askari Ethiopia uma soo diri karto Somalia dhaqalahan iyo Ciidan ahaan-ba iyadaa wax Jab-hada Faano kadifaaca ubaahan😂😂😂 wax walbe yaan dadka loosheegin beenta qaar Laga sariigtaa jirtee Wiilow😊
@أحمدبنعلي-ن3ي
@أحمدبنعلي-ن3ي Ай бұрын
Mucaarad ayaad thy weriye adigoo wanaag sheegaluguma arko
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 593 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН