Ima Ogide Waxan Ahay Salaad Derbi (Lyrics)

  Рет қаралды 733,592

VivaSomalia1

VivaSomalia1

Күн бұрын

Ima Ogide Waxan Ahay

Пікірлер: 380
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 6 ай бұрын
Fanan dagnaan, af gaabni, cod macaani maxad Fanka noogu hiilisey codkaga ilahay Cimriga haku barakeeyo salad derbi😍
@suldaanka7576
@suldaanka7576 5 жыл бұрын
Waxa ayaan daro ah heestan iney million gaari weyday heesta Yarta malagu hayaa iney million gaartay Taasna wxey daliil utahy iney soomalidi murtidi kadhamaatay
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
Wlhi in aadan been sheegin dhalintii oo dhalan rogantay ayaa usabab ah ayaan is leeyajay sorry
@engcabdullahiyusuf1892
@engcabdullahiyusuf1892 3 жыл бұрын
Markasta waxyaabaha dadka garaadka leh qiimeeyo bulshada inta badani ma danayso lkn waxyaabaha heerkoodu hooseeyo taageera badan ayay helaan
@jamalabdul825
@jamalabdul825 Жыл бұрын
No more MURTI sxib mcn
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Erayadii allahaw naxariiste abwaan maxamuud cabdilaahi sangub Laxankii xudaydi kabankii cabdinaazir macalin caydiid codkii halaasiga ahaa Maxamed salaad derbi
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Salaad derbi waa fanan qiimo wayn kufadhiya Cimriga allah ubarakeyo😍
@qadraaadam8841
@qadraaadam8841 6 ай бұрын
Who listening 2024🥰
@mcmusic6086
@mcmusic6086 5 ай бұрын
Me
@Abdulahi77
@Abdulahi77 2 ай бұрын
Waa ikan 😅
@saeedahmedchannel8465
@saeedahmedchannel8465 2 ай бұрын
16 August 2024😢
@ahmedsakiabdirahmanali5404
@ahmedsakiabdirahmanali5404 4 жыл бұрын
Waxaan uur habreed galay Afagaale iyo Dirir. Habeen amalku wacanyahay. (Amal) waa eray af carabiya oo somali ahaan noqonaya RAJO.
@khalidkharaama4115
@khalidkharaama4115 4 жыл бұрын
thanks
@mohamudali2733
@mohamudali2733 2 жыл бұрын
Habeen amar ku wacan yahay bu yiri "amal" ma oran. Amarka ama umuuraha wacan yihiin bukawada
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 2 жыл бұрын
@@mohamudali2733 wayabey bee maxaa rajo kawacantahay axsan ada saxsan
@issaali8297
@issaali8297 2 ай бұрын
Habeen amarka wacanyahay
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 5 жыл бұрын
Salaad derbi waa fanaan wadani ah cimrigiisa Allah dhereeyo😍
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 5 жыл бұрын
Gow dr sihaan hees kaste commenta ayaa ku arkaa qof suugaanta ku xeel dheer bal i qeex ma jeelka dabe ayaa tahay mase jeelkii hore which group members
@kozhinbazhir
@kozhinbazhir 5 жыл бұрын
Heesihii hore inta aan zhiday oo aan commentikaga kwayay mapa jirta umalenaaa
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
@@relexnatrual1783 waa laheshay waxy kahadashay mataqaan wadani kulahaa
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Abwaan Sangub Allooow kuu naxariiso
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 9 ай бұрын
Laxanka isagaa saaray allha unaxristo abwaan singub 😢
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Waxaan uur habreed galay Owliyo tilmaan iyo Afagaalle iyo dirir Habeen amarku wacanyahay🔥 Salaad Mohamed shardi (darbi) cimri dheer iyo caafimaad👏
@somaliisone4536
@somaliisone4536 6 жыл бұрын
Gabdhaha heesihii hore Fahmaya ayaa MudaN In JEcyL lala Wadaago wlhi 💔😫
@keynanfan7012
@keynanfan7012 5 жыл бұрын
Somali Is One absolutely sxb wa runta
@wljoker9313
@wljoker9313 4 жыл бұрын
Beentaa mahan pro
@amiiramuuse5185
@amiiramuuse5185 2 жыл бұрын
Sideydo kle
@queenhaldhaa8467
@queenhaldhaa8467 Жыл бұрын
Like me 😆💕
@ahmedosmanwaasuge4691
@ahmedosmanwaasuge4691 Жыл бұрын
​@queenhaldhaa8467 what's appkaga sheeg Markaas😂😂
@Allhamdulilah-l8x
@Allhamdulilah-l8x 4 ай бұрын
Xalay bu wiilkan isjecelnay isodiray heestan mashalah allahayow calaf igu dar inshlah❤❤❤❤❤
@ilhanjecel3540
@ilhanjecel3540 7 жыл бұрын
Sida ayro geel ban ku ololaya sida ubad an dhalay ban kugu urfiyowahay sida ubax laberay indhuhu kugu farxan sida ayo diin ban afka kugu haya 😍😍😍😍😍😍👈👈👈
@maxamedmadoorshe8170
@maxamedmadoorshe8170 6 жыл бұрын
hees calaa hees
@safiyadhaqane8601
@safiyadhaqane8601 6 жыл бұрын
Sida ayro geel ban ku ololaya sida ubad an dhalay ban kugu urfowahah laberoy indhuhu kugu
@safiyadhaqane8601
@safiyadhaqane8601 6 жыл бұрын
Soda auto geel ban ku ololaya sida ubad an dhalay ban kugu urfowahah laberoy indhuhu kugu loxon soda a
@iskamarii4353
@iskamarii4353 5 жыл бұрын
Listening 2019 ❤️😘micno ween ku fadisa hestan
@abdihunoofficial3777
@abdihunoofficial3777 5 жыл бұрын
Iska marii waa runtaa qofkasta mafahmi karo micnaha ay kufadhido😘👈👍
@Fardowsa-q9k
@Fardowsa-q9k Жыл бұрын
Waa hees aan aad ujeclhy hooyaday baa anoo yar iqaadi jirtay markaa aan kaseexan waayo allah hooyaday allow hoyoyinka noo daa ❤maxay jacayl iyo farxad si. Walbo noo dareensiisey wakhti qurux badan oo aan soo maray
@caqliaduun1128
@caqliaduun1128 9 жыл бұрын
hi somaliweyn fanaanta aan aad u jecelahay codkooda waa badan yihin Mohamed saleeman iyo hibo Mohamed nuro ..cabdinasir macallim saciid .. salad Mohamed shardi .. sulfa and luul jeylaani iyo aways .. thanks for reading my thoughts on this screen
@dahirmahamud687
@dahirmahamud687 8 жыл бұрын
Isku dooq a nahay sxb
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 6 жыл бұрын
Caqli Aduun omg dooqeeyga iyo kaaga waa mid💖💖💖💖
@ifk02
@ifk02 5 ай бұрын
Walal fanaaniin somali oo dhana ayaad sheegtay hada dad fananinta reerkooda oo kaliya inteey qadaan jecelaa ka danbeyay 😂😂😂
@mohamedkarani2889
@mohamedkarani2889 9 жыл бұрын
No fair but Excellent cabiraada iyo murtida ay ku dheehan tahay iyo music saran ..Muslem and Somalia atlarge cahdi kuma cayaaran inta badan promised was that to bring a Democracy system in Somalia .. Hees si fiican u dhagayso oo dhuux Nuxurka heesta fadlan .. ima godi waxan ahay cahdi kuma cayaaro ima ogide ilaahay u samiroo ..waxan uur habreed galay(worm) howl iyo tilmaanyo afgaalo iyo diriri habeen amaanku wacan yahay ifkana waxan usoo Many thanks for reading all my thoughts
@azlmcl198
@azlmcl198 8 жыл бұрын
waxaasa fan iyo jiifto la odhan jirey iminkase waa kaba ka yaac wax alaaliyo waxay u heesayaan garanmeysid jaceylna way u heesayaan aanay macnihiisa garaneyn iyo cidey jeclaadeen toona cajiib
@ahmetosman6711
@ahmetosman6711 6 жыл бұрын
war walaal fankii hargaysu raacay dee marki xaqdarada lgu durduriyey abwaanintii halkaasay ku sharaacteen waxan danbe hdal un ayey ku hyan ee hees kama aha
@roblemaer4834
@roblemaer4834 6 жыл бұрын
Ereyada heesta waxaa leh Maxamuud Cabdullaahi Ciise Singub.
@ahmetosman6711
@ahmetosman6711 5 жыл бұрын
@hubbi hayii iska hadal maxay ah dee.....?
@kingkaffisheikh848
@kingkaffisheikh848 5 жыл бұрын
22//07/2019 hadaa kadib daawaneso like igu shAraf in Allah ku shArfo wAllal
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Ima ogidee waxaan ahay inaba caadi ma aha heesta 😂😂😂❤ 8 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid ❤❤❤❤❤
@eggboyssisterry2667
@eggboyssisterry2667 4 жыл бұрын
Eeywa intana waan kuugu qabte caawa waa 29-12-2019 03:00 am 🤣🤣jeceelna ima haayo hurdo la.aana igu dhacde
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@eggboyssisterry2667 hurdada la aan ta waxaa ku keenaayo
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Nin la aan ku heeso
@eggboyssisterry2667
@eggboyssisterry2667 4 жыл бұрын
@@caanobooro1446 kkk nin la.aan imaheese ninka ayaaba rawin
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@eggboyssisterry2667 habeen jimco eh hadaa hurdo weeyso nin rabtaa
@ibrahimabdulle8206
@ibrahimabdulle8206 Жыл бұрын
Riwaadii Qabrigii-Jaceeylka.... Erayadii Mr.Sinhub
@Ayni88
@Ayni88 2 жыл бұрын
Ima ogidee waxaan ahay axdi kuma ciyaaro 10-Feb ❤️‍🔥💔
@inadahabo
@inadahabo 6 жыл бұрын
25 July 2018 waxa rajaynyaa 2050 in sidan iyo kasi bdn jiilba jiilka kadanbeya ay ugu raaxaysan donan #Ha waaro fankena qurux bdn❤❤❤
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 4 жыл бұрын
Adiga iyo nafteydan ifka ugu jeclaye adiguna aqonso Salad maxamed shardi darbi live long legend
@hassandaada4868
@hassandaada4868 6 жыл бұрын
aniga waxaan ka helaa heesahan kuwan danbe kama helo mana fahmo
@istaahil4715
@istaahil4715 9 ай бұрын
Heestan way iqabtaa dhegeysigeeda ❤3/1/2024
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 9 ай бұрын
Wlhi ani xataa wax yar bn tiktok ku soo dhageestay youtub bn soo aaday bun cml bey ii qabatay ilaahow nacafi 🤲🤲
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 Жыл бұрын
Waxaa alifay Abwaan Singub. Waxay ku jirtay Riwaayaddii Xuud baa liqay jaceelkii.
@ifraaxxasan6158
@ifraaxxasan6158 5 жыл бұрын
Heestan waa i xasuus wakhti aan xajigayga oonu wada shekaysano /Hadalka ku gubi jiray oo ku ciyaari jiray Ayuu ii qaadi jiray maantana waa noloshyda carurtayda aabahood hhhhhh
@apdullali9846
@apdullali9846 2 жыл бұрын
Masterpiece song I have ever hear such ...deep meaning lyrics ....wlh wan jeclahy heestan 🇸🇴🇸🇴💞
@NasriShMoh
@NasriShMoh 6 жыл бұрын
axsan hees waxan jooga wadanka bangaladheeah magalada dhaka xasuus bey igalisa heestan waxa ku dhageysan jiray wadanka anoo jooga gaar ahan garbaharey allahay aniga oo nabada igu soo celi wadankeyga anoo nabda iyo qarabadeyda
@engcabdullahiyusuf1892
@engcabdullahiyusuf1892 3 жыл бұрын
Abwaanka tiriyay heestaan qofkii yaqaan waxaan jeclaan lahaa in uu nala wadaago
@mubarakmohahamud3284
@mubarakmohahamud3284 3 жыл бұрын
Maxamuud Cabdillaahi ( Sanguub) EEBBE naxariisti JANO hasiiye aya sameeyay heestan erayadeeda
@yasmiinsaciid4569
@yasmiinsaciid4569 3 ай бұрын
mcn wac walba diyara ku ahay is deji wax walba haiskagahadlina waxan ahaydhankaga Mel kam jiro waqtiba naka haya
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
I WISH MOGADISHU BE HEAVEN OUR PRESENT FARMAJO AND KHEYR AAAAAAAAAAMIN, 2019 MARCH,28.
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
waa qaxayaan 2daba
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
abaahaa kuwas fan baa laga hadlayaa siyaasad baa la timid 2badaba waa lagaaga horeeyaa laangaab
@afosman
@afosman 4 жыл бұрын
You wish
@nafisanaftaa2963
@nafisanaftaa2963 6 жыл бұрын
28/6/2018 stil a.m. listening 😍 I love heestaan wlh 👌🏽👏🏽
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 6 жыл бұрын
Nafisa Beauty noolow
@nafisanaftaa2963
@nafisanaftaa2963 6 жыл бұрын
MOHAMED INDHO ameen thnks wll
@yacqubmoha2034
@yacqubmoha2034 5 жыл бұрын
Masha Allah nafisa
@m24h17
@m24h17 5 жыл бұрын
1/4/2019 am still listening
@ismailibrahim3284
@ismailibrahim3284 5 жыл бұрын
Nafisa Beauty wan ishalelnay walal isku hawen ayan dhageysaneyna
@mazzikatya
@mazzikatya 5 жыл бұрын
Kwaa imka heesa maxaynu kusegna fananin!?😁 🤗 wale fanaku waa fanku hore
@siciiddahir9296
@siciiddahir9296 7 жыл бұрын
waaba hees amaan ku dhamatay salad derbi wat the hees iga dheh
@abdirahman2
@abdirahman2 7 жыл бұрын
2018 still I m listening ♡♡♡♡♡
@abdikadirabdirahman1026
@abdikadirabdirahman1026 7 жыл бұрын
Abdirahman Muhudin me 2
@sacdiyoaxmed5270
@sacdiyoaxmed5270 5 жыл бұрын
Abdirahman muhudin wlhi sidoo kale hees waa heesihi hore
@sacdiyoaxmed5270
@sacdiyoaxmed5270 5 жыл бұрын
January 23/2019
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
2020 muqdisho 👏👏👏✌ Xilli Mursal Falla Xasan aaden samatar uyahay Xilli Bal ballaarku magooo utahay Baan joognaa 😢😢😢😢😄😄😄⁉⁉ Ilmaha aan dhali dooni Buraan burkanursal faallo dagan baa *Qaraami u ahaan doona* 😢😢😢😄😄 Heestan Wxaa Allifay Aun m.c. *Singub* 3dii Riwaayadood ee is daba socday bay kamid ahayd 70yadii
@Shuuu567
@Shuuu567 4 жыл бұрын
Illahy hakusiiyo cimri dheer awoowe Salaad Mohamed Shardi
@mohamedeman9326
@mohamedeman9326 4 жыл бұрын
Inta 2020 ila daawanaysa like igu qabo
@ruweydoyussuf6027
@ruweydoyussuf6027 Жыл бұрын
Heestan anoo 1 sano dhagaysan ayaa waxaa isoo diray wiil maanta 8 Augs 2023 😢❤ Nairobi keynya 2:27 malin talaado ah
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 Жыл бұрын
sidoo kle waxan aad ugu xausta heestan in subax walba marka aan soo kaco een dugsiga ubixi rabo in idaacada laga dayn jiray aadna u dhuuxi jiray 2023....❤
@ruweydoyussuf6027
@ruweydoyussuf6027 Жыл бұрын
@@sacadxikmaawi3585 qalbiyada Allaha noo qabooojiyo wll qaali 😍✋
@Abwaaan
@Abwaaan Жыл бұрын
Mahadsanid. HD recording
@Mohammed_Mohamoud_007
@Mohammed_Mohamoud_007 3 жыл бұрын
Wallee xasuus waayo waayo iyo wakhti xikmad lahaa MaSHa Allah keep going brother
@jeestaaleofficial2102
@jeestaaleofficial2102 3 жыл бұрын
Heestani waxay kamid tahay heesaha aan ka daalin dhagaysigooda🥰
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 8 жыл бұрын
best somali song ever made
@xaadkr6044
@xaadkr6044 6 жыл бұрын
Fanaanka ugu codka macan ani ahaan salad darbi big legand👍
@farhanjigjiga2171
@farhanjigjiga2171 8 жыл бұрын
Salaad derbi heesta ugu macaan.
@mariacusmaanjamac7626
@mariacusmaanjamac7626 4 жыл бұрын
2/12/2019 hbn xasus igu leh 😢😢😢😢
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Iam watching 2020 Ilive Malaysia and you
@abdirisaaqiise141
@abdirisaaqiise141 4 жыл бұрын
maxaa kaa halaby my sistee
@achrafhakimi41
@achrafhakimi41 6 жыл бұрын
2000 Saan u mAqlay ilaa Hada Dhageezanooyaa Heeeztaaan😍😍😍😍
@alensameofficial1840
@alensameofficial1840 2 жыл бұрын
What a masterpiece is it Waa hees mudab malaayin views.
@haruunoska8936
@haruunoska8936 5 жыл бұрын
9/4/2019 am still listening. Legend salad derbi
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
2022 daawanayaa🥰
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 3 жыл бұрын
Waa hees cajiib ah aad baan u dareemaya heestaan
@tareqalsomali402
@tareqalsomali402 5 жыл бұрын
Who still listening in2019😴♥️ great song wlh
@raflehisse437
@raflehisse437 3 жыл бұрын
Heestan waxa fahmi kadha dadkii hore after Mooryan time no way.
@usaamayusuf5512
@usaamayusuf5512 7 жыл бұрын
fanan sharafleh ika deh Allaa yacisaK
@mohamedkulane4844
@mohamedkulane4844 6 жыл бұрын
salaad mohamed shaRDI (SALAAD DARBI ) LIKE IGU DAR LIPX
@ismahanahmed6645
@ismahanahmed6645 5 жыл бұрын
17/9/19 I JUST WANT TO SAY TO MY Babe if u watch this song I am so deeply on love with you 😭❤️ I want to keep u bbe honestly u my happiness and my sadness I love u more for the sake of Allah 😢💖
@dariiqali3486
@dariiqali3486 4 жыл бұрын
i love you too bbs
@mustafbodbode8995
@mustafbodbode8995 2 жыл бұрын
Did you still together Pls i wanna Know😭🤣
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Viva khaatumo state Of soomaaliya
@dalxiisdamaashaad8005
@dalxiisdamaashaad8005 4 жыл бұрын
10/April/2020 yaa dhagaysanaya habeen 10:50pm Dubai time...coronavirus(Covid-19) baa guriga igu xabisay.
@taqwahayat8376
@taqwahayat8376 4 жыл бұрын
Anigaba gurigaan ku xabisnahay Covid-19 bandowgiis👋
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Yaaa salaaaam Erayadii abdiqays Codkii salaad shardi darbi❤❤❤
@mohabashir8546
@mohabashir8546 Жыл бұрын
Erayadii abwaanki wynaa Mohamud singub
@mohamadkarani8659
@mohamadkarani8659 9 жыл бұрын
yeah that is nice song remembering you back in 80s
@sowdohassan3137
@sowdohassan3137 8 жыл бұрын
mohamad karani
@princesssz5557
@princesssz5557 5 жыл бұрын
2019hadi adsomartay halkan idarensi
@samerhhasen6415
@samerhhasen6415 7 жыл бұрын
wee wwwwwwwwww qaraami Salaad darbi noolaaw
@mohamedmj12mj
@mohamedmj12mj 6 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan yamyam allah ha unaxariiste
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 5 жыл бұрын
*Singub
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 5 жыл бұрын
allow u naxariiso Ameeeen
@ibalamiofficial2989
@ibalamiofficial2989 8 жыл бұрын
Yadawanaya 2017 hestan
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
Mohamedeq Abdullahi maba lagaarin weliye maxaad ula jeedaa kkk koleey ninki gaara un.
@nuracayn15
@nuracayn15 7 жыл бұрын
Mudane Sooyaal me ana dawanaya
@BasraShariif
@BasraShariif 7 жыл бұрын
Mohamedeq Abdullahi aniga ❤
@abdisamadahmed6421
@abdisamadahmed6421 7 жыл бұрын
Mohamedeq Abdullahi
@malmahaaduunkahd257
@malmahaaduunkahd257 7 жыл бұрын
Mohamedeq Abdullahi aniga dawanaya wanan jeclhy
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 6 жыл бұрын
Yaa daawanaaya 2018 dhamaadkiisa iyo bilawga 2019
@ahmedismaeldjama4737
@ahmedismaeldjama4737 6 жыл бұрын
waa heestii ayaan dhalad ee u uriyeey Abwaan Sangub 1975 waxayna ku jirtey riwaayadii xud ba liqay jaceylki
@mubarakali5458
@mubarakali5458 7 ай бұрын
14/03/2024 5:50pm ❤
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 Жыл бұрын
Erayadii abwaan sangub
@khadrachannel5213
@khadrachannel5213 2 жыл бұрын
Habeen marku furanyahy
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaaliyeey Guul Wacan
@adamalpha7881
@adamalpha7881 6 жыл бұрын
sidii nabi ayuub baa adii kuu samraayoo !!
@CabdiCawaale-ci4bj
@CabdiCawaale-ci4bj 3 ай бұрын
Heesta sedenabi ayuub talantaa ah
@bashiirmohamed1071
@bashiirmohamed1071 6 жыл бұрын
wwwwww mu haystaaaa heestan
@honabdullahigarre1602
@honabdullahigarre1602 5 жыл бұрын
2019 inta daawanayza like zaar please
@fitahkassim
@fitahkassim 6 жыл бұрын
Masha allah sida aayra galbaan kuu ololayaa
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 4 жыл бұрын
Aad baan uga helay OLD IS GOLD
@abdiraxmaansahal7743
@abdiraxmaansahal7743 6 жыл бұрын
waxaan dhegeysanaya 7/20/20018 yaa ila dhegaysanaya murtidii iyo jacayl dhaba
@axmedcabdillahi3158
@axmedcabdillahi3158 6 жыл бұрын
ili dheh oo ardaaga u bood
@abdibasidmohamed3805
@abdibasidmohamed3805 2 жыл бұрын
Wooow jecliyaa heestan
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
CANADA GOVERMENT YOU AND I MY ALAAH LOVE , 2019,05,MARCH .,
@faisalabdicasiisgaraad4654
@faisalabdicasiisgaraad4654 6 жыл бұрын
2018 still Who is with me
@hanuniyeqaaci6843
@hanuniyeqaaci6843 4 жыл бұрын
Ili dhahoo ardaaga u bood. Afsomali intina badan idinka ween llz. Waa rueayadi igu hotesay aan galo. Ma ilaawo aun huryo islaan matalaya masraxa ka so degay cabsi darteed waa ooyey. 6 sano jiray. Aduunow maxan ku so gowsa weenaa. Alx. Llz
@نصراعبدالله-م3ن
@نصراعبدالله-م3ن 5 жыл бұрын
is anyone here 30/3/2019😁💗
@buraalemaxamudAraarso
@buraalemaxamudAraarso 6 жыл бұрын
Waaaaaw Ugaas sslaad derbi
@abbyhurt9854
@abbyhurt9854 2 жыл бұрын
19-10-2022 qofkii dabaday dhaqaysanayow like ha ila dhaafin
@whyyoucarewhoimbacs6666
@whyyoucarewhoimbacs6666 5 жыл бұрын
2/8/2019 stiil listening mansha allah 😍😍😍😍
@rowdohassan156
@rowdohassan156 7 жыл бұрын
Ima ogid wooow. Heeso waa kuwii hore
@ashafarah6052
@ashafarah6052 6 жыл бұрын
I love 💗 this song
@mohamedsheikh4773
@mohamedsheikh4773 Жыл бұрын
?? Habeen amaan ku wacanyahay. I hope I picked correctly.
@maxamedguuleed3561
@maxamedguuleed3561 4 жыл бұрын
Aduunyadan waxaan imid maalintii islaamkoo lagu iidee xaramkoo ,
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 6 жыл бұрын
Dadku kala duwan ninba dhinac ama gabadhba dhinac inay kasaamayn ayaan umalYn 3:50pm true-- 9/October/2018🎧 In France paris
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaaliyey Is wejeda
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
Walaal dadka miyaad habaaraysaa?? is wejeda waa maxay??
@ambaroabdille1874
@ambaroabdille1874 4 жыл бұрын
Best hees ever
@ابوشير
@ابوشير 6 жыл бұрын
Adigiyo naftaydaan ifka ugu jeclahay taasaa run ah
@safiyadhaqane8601
@safiyadhaqane8601 6 жыл бұрын
Adigiyo naftaydaan ifka ugu jeclahay taasaa run ah
@abdulazizziiso2637
@abdulazizziiso2637 5 жыл бұрын
2019 wali wn dhagaystaaaa😭
@izrafila1215
@izrafila1215 8 жыл бұрын
waayo waayo yaasalaam
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Yaa dawanya 2022❤✊
@khalidnaagtisa6619
@khalidnaagtisa6619 5 жыл бұрын
2019 still.listening
@ashkaalkhalifa2820
@ashkaalkhalifa2820 4 жыл бұрын
Am still watching but it's 2020 and I want to know u 😍😉
@abdisamadofficial5492
@abdisamadofficial5492 5 жыл бұрын
October 22...2019
Habooney Nafteydaa by Samatar (lyrics)
5:33
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,3 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 306 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Original Beeni Raad Maleh Oo (Qoran) by Salaad Derbi
7:28
VivaSomalia1
Рет қаралды 394 М.
Codka Salaad Darbi Ima Ogide waxaan Ahay
5:45
Ahmed Tooyo
Рет қаралды 460 М.
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 42 М.
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Hadeynaan Heshiineyn Lyrics. Cumar Dhuule Classic!
8:45
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,8 МЛН
Saalax Qaasin. Alla Barasho Wacanaa (Qoran)
7:22
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,7 МЛН
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,8 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 306 М.