Habooney Nafteydaa by Samatar (lyrics)

  Рет қаралды 1,330,200

VivaSomalia1

VivaSomalia1

Күн бұрын

Hadaad Diido

Пікірлер: 602
@shadia261
@shadia261 Жыл бұрын
This is my favorite Somali song. It will always remind of my late aunt. I love you always oumo
@abdirahmansolar7323
@abdirahmansolar7323 5 жыл бұрын
Gabar gurigeena ka shaqeyn jirtay oo sahra la odhan jiray baan heestan ku xasusta abaaro 2000 maanta meel kuma ogi balse waxay ahayd hooyadayda 2aad.
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Masha allah
@mahamouddaoud1365
@mahamouddaoud1365 Жыл бұрын
​@@AyaanAbdirashiid4631haboney naftaydan hiigsibaad kunoqoto adaa ihilaace . Runti waxaa sameyey abwaan qaaliya
@ahmedabdullahi2136
@ahmedabdullahi2136 10 ай бұрын
Raadi
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 4 ай бұрын
Waxay mudneed in inta la radiiyo kadibna loo mahadnaqo sxb🙏
@mohammedh1120
@mohammedh1120 3 жыл бұрын
Erayadii iyo Laxankii Abwaan Maxamed Cumar nuur (Nidaamiye) waana Heestii ugu Horreysay ee Xassan Aadan Qaado
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 6 жыл бұрын
Hadaad diido hadalkeyga.. Habeen wacan nasiibkeyga.. halkeygaan kusugayaa 😘😉
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 6 жыл бұрын
hees kasto aan dawado waa un kujirtaa
@sadaamcabdicasis1552
@sadaamcabdicasis1552 5 жыл бұрын
waa sida
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
hadana halkan miyaad joogta wax kale ayaad mesha ka wada
@ridwaanaidedibrahim4222
@ridwaanaidedibrahim4222 5 жыл бұрын
Hadal Murti Xan Baarsan Hadaan Haybsho Taladaaa
@muhammedmuhammed8033
@muhammedmuhammed8033 4 жыл бұрын
Hhhhh
@akrammaanaf2016
@akrammaanaf2016 5 жыл бұрын
2019 yaadaawanayaa zoodhawaaw wll waaa Adiga farinteeyda aqrineyzo hada adunka frxad Ku joooog
@mohamedhussein4747
@mohamedhussein4747 5 жыл бұрын
Hye bro ama isla dawanenay
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 4 ай бұрын
Waxaad modaa in heesta hada la qaaday oo maba is dhaheysid hesstan ayaa ugu horeysay wixii xassan aadan qaaday, midaa waxaa sabab u ah codka tolmoon,Ereyada iyo laxanka dahabiga ah ee isku sidkan allha unaxristo abwaan nidaamiye haldor buu ahaa🙏
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Hadad diido hadalkeyga...... Habeen wacan nasiib keyga..... Halkeygaan ku sugaya.....😕😊
@emilamore2152
@emilamore2152 Жыл бұрын
Pretty rapey isn't it? I mean that literally means "If you refuse to listen to my words of love, with some luck some night, I will find you somewhere dark"...
@funchannel1526
@funchannel1526 Ай бұрын
@@emilamore2152you understand it wrong. He is just saying if you don’t want me it’s fine.
@emilamore2152
@emilamore2152 Ай бұрын
@@funchannel1526 ne he isn't.
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 4 жыл бұрын
Erayadii abwaan maxamed cumar Nidaamiye oo ka tirsanaa Koxda horseed ee ciidanka dalka Alle ha u naxriisto abwaanka
@mysandwichmine7187
@mysandwichmine7187 4 жыл бұрын
Qaro maaha wall Waa "Harro" waxaana af english lagu dhahaa "Lakes" Qadacsi " maaha ee waa "halacsi" waana meel ishu wax ka arki karto
@yahyecabdi9888
@yahyecabdi9888 6 ай бұрын
Only legend 2024
@hassancarab1037
@hassancarab1037 4 жыл бұрын
Heestii ugu horeeysay Xassan Aden erayadii Ahun Abwaan Nidaawiye aamiin.
@asalhargaysawi5999
@asalhargaysawi5999 Жыл бұрын
Heesta iskulka lanogu dhigay abwaan huryo aya laha ereyada
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 3 ай бұрын
Orod cadeen keen xasan aadan samatar io c/kariin jiir aya shegay in abwaan maxamad cumar nuur nidaamiye leeyahay heeska ​@@asalhargaysawi5999
@randamuuse780
@randamuuse780 3 жыл бұрын
Heestan xasan aadan samatar walhi aad ban u jecalahy waayo waxa ku jirah labo magac oo waalidky ii bixiyeen dadkuna ii yaqaanan labadaba hipo iyo haboon 🥰💋👌
@AhmedAhmed-du3qr
@AhmedAhmed-du3qr Жыл бұрын
Masha Allah waa magac aad u qurxoon, anigane wadada ayan kumaraa oo xitaa wan ku qayilaa, magaloyin America kuyaalo ayan ku maraa 😂
@AhmedAhmed-du3qr
@AhmedAhmed-du3qr Жыл бұрын
Wan kusalaamay abaayo 😂
@sahrabeauty5126
@sahrabeauty5126 6 жыл бұрын
Habaankaa iyo quruxfdan hiboy kugu jeclaado. Oooomg looved!!😭😍😍😍
@faykaf-zj8bz
@faykaf-zj8bz 2 жыл бұрын
Hanaanka iyo quruxdaan
@MohamedAhmed-gq4xy
@MohamedAhmed-gq4xy 5 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuusta gabadh aan is jeclayn oo waayuhu na kala fogeeyey ♥habeenki isugu kaaya danbeeyay xsusta hadaad diido hadalkeyga habeen wacan nasiibkayga halkaygaan ku sugaya waxan aaminsanay inay iiso noqon doonto♥♥
@ziciid.hazzanbatuun3544
@ziciid.hazzanbatuun3544 2 жыл бұрын
Alle haku zoo celiyo zhp
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
من اجمل الأصوات الفنيه التي لاتتكرر مرة أخري ..... حفظك الله الأسطوره حسن أذم سمتر
@farhanahmednour1370
@farhanahmednour1370 4 жыл бұрын
I never thought I’ll love s1 bt I’m in love actually it’s sweetie as Bestie 💪🏻 Wish I’ll win her 🤲❤️
@adamjilibey7073
@adamjilibey7073 5 ай бұрын
Waa habeen khamiis ah oo ay jimco soo galeyso Abaare 1:07am ama habeenimo taariikhduna ay tahay 3/5/2024 ❤❤ xasuus wlhi waagan magaalada xudur joogey iyo maalmuhu jeceylka bilow iigu ahaa baan caawa soo xasuustey
@mazzikatya
@mazzikatya 5 жыл бұрын
Ala heestan jeceliya. Habooney naftaydan higsibad kunoqoto adiga ihiiraye 👍👍👍👍👍 Legend ( Samatar)👍👍👍👍
@muxsinxuseen
@muxsinxuseen 4 жыл бұрын
Hesstan aabahey aya Ku xasusta 2006 markaa dugsiga dhiga jire oo glbti guriga isugu imaano ayu iiqadi jire Hadane ano hospital jiifo ayu iiqaday 2019 kii Hananka&qrxdan hiboy kugu jeclade aabo mcn hablahaad usidataa heybadiyo aslubte allow ika xfd nlshyd aabe 💗🙏💑 xasuus qaasa oo kaduwan xasuusaha aye iiledahay hestan marna habaryar ayaa iiqado allow ii xfd ayadana 💪😍😘
@user-hm9zi3cs9y
@user-hm9zi3cs9y 4 жыл бұрын
Aabo fican ayaa leedahay allah hakuu xafido wlshey 🙏🙏
@kingsomalimaali2876
@kingsomalimaali2876 6 жыл бұрын
Heestaan waxa ku xaauusta gabar aan is jecleyn aa hda aan is qabno
@twnm636
@twnm636 5 жыл бұрын
mashalah zxp wd guulaysateen
@hiboibraahim9525
@hiboibraahim9525 4 жыл бұрын
Mansha allah
@fattimabashir265
@fattimabashir265 3 жыл бұрын
@@hiboibraahim9525 .u
@mk_jabir7480
@mk_jabir7480 3 жыл бұрын
M...a
@queenofpunt
@queenofpunt 4 жыл бұрын
Heestaan waa xasuus Hooyodeyda aa dhageysan jirtay markaan yaraa wey xanuunsantahay hada u soo duceeya💙😢😢
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 жыл бұрын
Huunno Alle ha caafiyo
@queenofpunt
@queenofpunt 4 жыл бұрын
@@nuurtohassan8524 Aamiin Abaayo
@zafwanaizalan8650
@zafwanaizalan8650 2 жыл бұрын
Hooyo ka waran wll
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 3 жыл бұрын
Sixid Qaybo Ka Mida Ereyada Heesta. Qaro ✖️ Haro ✔️ Xiigsi ✖️ Hiigsi ✔️ Ham ✖️ Hanfi✔️ Waa Heestii Uu Kusoo baxay Xasan Aadan The Rest Is History
@mohasomali1
@mohasomali1 9 ай бұрын
Waad saxday thanks
@QamanHasan
@QamanHasan 5 жыл бұрын
Sacadu wa 3:10Am tarikhduna ayso dul istaagte 19/8/2019 anigo Ku sugan xarunta dalka Kenya ee Nairobi aadbey igu socota heestan
@mohamedadamgurey1613
@mohamedadamgurey1613 4 жыл бұрын
heestaan markii igu horayso oon maqlo waxaay ahayd qiyaastii 2005 gaari aan aniga iyo walaalkeey kasoo raacnay Gaalkacyo u socday Dhusamareb xili habeen ah, habeen socod heestaan ma iloobo wax badan baan raadiyay caawo hayaaa from Kuala Lumpar
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 3 жыл бұрын
Sxb from mudug taha miyaa ma.a dhulkii udgoona
@abdirzakkaahin4920
@abdirzakkaahin4920 6 жыл бұрын
Wakhti aan aadey Aroos baadiyaha ku yaala ayaan heestan ka qaaday markaasey hablihii baadiyaha joogey laabta i wada saareen Markaasan cirka sii galay Xasuus baad geela lagu xero geeya 👏🏾😸
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 4 жыл бұрын
Hhhhhh wlle wd iga qoslisay sxp 😂😂😂
@munaali8527
@munaali8527 4 жыл бұрын
abdirzak kaahin 😥😥😥😥😥
@shakalaka8425
@shakalaka8425 3 жыл бұрын
Hhhhh
@legendabdalla6235
@legendabdalla6235 6 жыл бұрын
Who is wachting 2018 like iziiya 😋😋
@honkkongb8190
@honkkongb8190 8 жыл бұрын
hadaa diido hadalkeyga hawen wacan nasibkeyga halkeygan ku sugaya good nice voice hasan adan samatar
@Mursalshire8400
@Mursalshire8400 3 ай бұрын
Allah ha unaxariisto Erayada iyo Laxanki Abwaan Maxamed Nuur Nidaamiye😊 abti Allaha kuu naxariisto.
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Waa Erayadii iyo Laxankii Abwaan Maxamed Nuur Nidaamiye
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 3 жыл бұрын
Maxamed cumar Huryo aya laha zxp iska sax
@mohammedh1120
@mohammedh1120 3 жыл бұрын
@@xamseibrahim6603 Huryo wax la yiraa majiraa Heestaan waa Heestii u horreysay ee Xassan Aadan Samatar qaaday waxana u sameyay Abwaan maxamed cumar nuur Nidaamiye oo Xaasan aadan qaraabo yihiin isagoo Baydhabo jooga mise qofkii u magac egba Huryo ayaad mooddaa?
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 3 жыл бұрын
@@mohammedh1120 zxp ereyada iyo humaaguba wa kuwiisi
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 3 жыл бұрын
Dib u soo ogow nio
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 3 жыл бұрын
Xata scholka wa nalogu dhigay zxp miyaan ku tusaa
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 5 жыл бұрын
Heestan xasuus igu reebtay 😭😭😭😭😭😭😭like ta hadaad iga danbayso
@asalibrahim199
@asalibrahim199 7 жыл бұрын
Wuu dadaalay qofkii soo qoray lkin erayada qaarbaan sax ahayn
@ahmadkaafiak6745
@ahmadkaafiak6745 5 жыл бұрын
Yaa ila daawanaaya 2019 like ha ila dhaafina 🙏
@iskamarii4353
@iskamarii4353 5 жыл бұрын
Ahmad kaafi Ak 😂😂❤️aniga
@ahmadkaafiak6745
@ahmadkaafiak6745 5 жыл бұрын
Iska marii 🙏❤
@luujaluuluu1062
@luujaluuluu1062 5 жыл бұрын
Hadaad diido hadalkey habeen wacan nasiibkeyga halkeygan ku sugayaa legend xassan aadan samatar noloow in badan
@boosadem6902
@boosadem6902 5 жыл бұрын
2019 Who is watching? This was an incredible song....Specially midnights hhhhh
@shacban19
@shacban19 3 жыл бұрын
It's hold song not 2019
@pashiproduction1634
@pashiproduction1634 5 жыл бұрын
Hestan waxan kuxasustaa ano kampla jogo aniga iyo xaskyga isku dhacnay anoo waxba haysanin ayay ijcled thanks mcnto hada wan wada nolnahay farxiya cadey inolow qaali
@abdiwelishafii6995
@abdiwelishafii6995 2 жыл бұрын
Heestaan xusuus waxbarasho oo gaar ah bay igu leedahay oo 2014 baan anigoo form 3 dhiganaya maadada soomaaliga ku dhigtay heestaan oo macalinkii heesta wuu naga dhagaystay oo waannu xifdinnay kadibna examkii mid termka ayay ku jirtay oo ilaa hadda heestaan waan xifdisanahay.
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 4 ай бұрын
Erayadii iyo laxankii abwaan mxamad cumar nuur nidaamiye heestii ugu horeysay ee xasan aadan samatar qaado
@cabdirahmaanxasan4817
@cabdirahmaanxasan4817 2 жыл бұрын
Hanaanka iyo quruxdaan maryaney kugu jeclaadoo hablahaad usida taaye heybad iyo asluubtee hees cimaamad kutur ah lEgend xasan adan ❤❤❤👌
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 10 ай бұрын
Heestaan Waxaan leygu dhigay Iskuulka Macalinka Afsoomaali Suugaanta ayaa ina xifdisiiyay Sanadkii 1997 Anigoo ah Fasalka Kowaad kadib baa Iyada iyo Heeso kale oo ay ka mid tahay Heesta Tubeec ee Hooyo nagula tartansiinjiray Waxaa kale oo ka mid aheyd Heesta Cabdi Bacalwaan ee ah Adigoon Tacliin baran Caashaqaan ku dhaawacay marka iskuulka wuxuu ku yaalay ilaa hadana ku yaalaa Degmada Balcad magaciisana waa Evergreen Macalinkii na barayna Magaciisa waa Macalin Cabdulle Sidookale Waxaan iskuulkaas ku bartay Heesta ah Cawooy Maalin Baa la yiri iyadana waxaa ina xifdisiiyay Macalin Yaasiin Baanow Really Old is Gold 🎉
@mcr_____1784
@mcr_____1784 2 жыл бұрын
Hada iga dambesa like ta iskar wllo mcn with bidao 19/6/2022
@sachi9074
@sachi9074 5 жыл бұрын
2019? My name is Haboon! :3
@Abdimohamed2795
@Abdimohamed2795 2 жыл бұрын
Hello haboon❤❤
@abdirahmanabdirashid3075
@abdirahmanabdirashid3075 5 жыл бұрын
2019??
@maxamuud9559
@maxamuud9559 4 жыл бұрын
Habeen wacan nasiibkayga halkaygaan Ku sugayaa
@ThRealMbc
@ThRealMbc 2 ай бұрын
Old is a gold Wlhi been mha still 2024 is onfire 🎙️🔥
@DrIlYaasMArab
@DrIlYaasMArab 6 жыл бұрын
heestan waa heestii igu horeysay oon dhagaysto gaar ahaan codkan ayaa saarnaa waqti iminka ay ka soo wareegtay dhowr iyo toban sanno ka hor!
@ibraahimhasson6607
@ibraahimhasson6607 5 жыл бұрын
Lahamiyayay dartaayoo habeen socod kuwaashoo waxaan eegadaabaa hawadaa sariirtee😍😍
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 5 жыл бұрын
I was only three years old when I addicted to this song as my mom told me
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 4 жыл бұрын
Wow
@updullahihassan8678
@updullahihassan8678 3 жыл бұрын
Wah wah
@hismajestyhaidar
@hismajestyhaidar Жыл бұрын
Me too wallah . I was told I could only shut up when samatar song was on
@Asiya32
@Asiya32 4 ай бұрын
I'm Still Listening 5/06/2024 ❤🖐🏽
@mohayare8021
@mohayare8021 Жыл бұрын
Heestaan Marki aan dhageesto Xasuusaha eey nafteeyda galiso oowgeed Ma is kontorooli karo Xasuus 2007 Aduunyo
@riyokuqosle9384
@riyokuqosle9384 6 жыл бұрын
heesti iigu horesay ee aan xifdiyo 2002 xuus caruurnimo
@farxaancismaanali3804
@farxaancismaanali3804 Жыл бұрын
hees iyo badh wlhi xasuus dheer best son
@updirazhidbashirmohamed6194
@updirazhidbashirmohamed6194 5 жыл бұрын
Hadad diido HadaLkaYga Habeen wcan naskaygaa Halkygaan ku sugaya❤ Hees iYo bar
@mohamudabdi1807
@mohamudabdi1807 8 жыл бұрын
hadaan haaysto taladaa kalsoney kaama hesheen hanaaga iyo quruxdaan kalsoney kugu jeclaado hablaha usidataa💟💟💟💟💟💟💟❤❤❤❤❤woow
@sokoreyqwehfey8941
@sokoreyqwehfey8941 7 жыл бұрын
masqwehyfgetnfjywhfhf
@ilhanjecel3540
@ilhanjecel3540 7 жыл бұрын
Abdimalik Ibrahim hhhhhh kalsoney hhhhhh nice name kalson
@abdishakuurnuur5614
@abdishakuurnuur5614 Жыл бұрын
Hassan aadan heestii ugu horeeysay waxaaa la qaaday 1971 ❤
@khaalidjr2667
@khaalidjr2667 5 жыл бұрын
Haween ha igu noqon 💘 2019 Ya fiirsanayo 👍 ha iladhafin hees qiimo leh ❤❤❤
@HassanFatow
@HassanFatow 3 жыл бұрын
Heestaan anoo mudo raadinaayey waxaan heley galab arbaca ah waxaan joogey baidoa isla galabtaan waxaan safar u ahaa buurhakaba 03/7/2019 intaan buuhakaba aan joogey wax kale ma aanan dhageysanin three days aan halkaasi shaqa u joogey haben iyo malin ayada un baan dhageysan jirey earphone ayaan u gashtey markan heestan aan maqlo waxaan soo xasuustaa buurhakaba.
@calishiikh1412
@calishiikh1412 2 жыл бұрын
Hestaan 2003 wiil jar dheelaayo ayaan ka maqlay weliba si cajiiba u Qaadaayo. 2022 ayaan markale dhegeeysoow haayaaa waa aduunyo Iyo. Waayo. Qurux badan
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 жыл бұрын
Waxaasaa Cod Lagaa Dhahaa Anagana Hada Axsan Fanaaan Waxaa Noo Ah Alfanaan Mursal Faladagan See Yeelnaa Ilaaheenaa Qabnaaye
@udamirahmedmohmed1016
@udamirahmedmohmed1016 3 жыл бұрын
hhhh faladagan 😄😂😂😁
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Hadad diido hadalkeyga. Habeen wacan nasiibkeyga... Halkeygan ku sugayaa🙂 hadal nin wayn weeye😕
@FactryMade
@FactryMade 3 жыл бұрын
Xasuus wllhi hees iyo bar ❤️💯
@abshirahmed9348
@abshirahmed9348 6 жыл бұрын
Hees qaali ah somalidu waa in ay jacaylka karunsheegan
@dhuhabdilahi3759
@dhuhabdilahi3759 2 жыл бұрын
Xusuus dheer ayaan galay Farah Omar Secondary school back in 2004-2008 class B. jacaylkaygii HCF.
@madinaharoun5232
@madinaharoun5232 6 жыл бұрын
Abahay allah naxariss jano koorkissa Sare wan ku xassusta heeskaan
@sayidalih34
@sayidalih34 4 жыл бұрын
Halkaa aad qortay Ham..... Waa hanfi -(dabayl kulul )
@qaalidcasiisali1830
@qaalidcasiisali1830 7 жыл бұрын
heestaan waxaan ku xasuuta anig o 1974 ruushka jooga
@mariamufs2023
@mariamufs2023 6 жыл бұрын
qaalid casiis ali adeerow marka dhalaneysay somalida qaalid ma la bixi jireeen loool
@Nina2019
@Nina2019 6 жыл бұрын
qaalid casiis ali maa naga deesid 😂😂😂😂😂😂
@nasiriftimiyeibnuadam3203
@nasiriftimiyeibnuadam3203 6 жыл бұрын
qaalid casiis ali wll anuga wabnan jirin dadkii cidanka looqaadey ayd ku jirteen
@soomaaliweyn7600
@soomaaliweyn7600 6 жыл бұрын
Heesta xilligaa lamaba qaadin see rabtaa sxbow ma nagu dayday hdane
@nasiriftimiyeibnuadam3203
@nasiriftimiyeibnuadam3203 6 жыл бұрын
qaalid casiis ali hhhhh wali sxp idmanan fahmin rashka cidan tababar lo diray bad aheyd mise wax kald u taktey ayan ka wadey
@haboonsoobe441
@haboonsoobe441 3 жыл бұрын
Heestan yartayda mrkn xanaaqo iku sasaabi jiray abahaaay🥺♥
@mohamedahmedbaashi7089
@mohamedahmedbaashi7089 6 жыл бұрын
Yaa hdda ila dhageysanaya? 07/08/2018 saacada 11:55pm
@maahir376
@maahir376 5 ай бұрын
Maalin roobaad Magaalada Hareeraha magaalada xamar .............xafada galmudug Saacada 12:56 Malinta arbaco Tariikhda koowda bisha shanaad 2024 1/5/2024
@kiinayxasan2213
@kiinayxasan2213 3 күн бұрын
13 10 24Xasus ine inoqato rajeyna ano shaqo adi rawo . Xa nijada ku hayaa sxib mrka nlosheyda sides e thy qorol iskuma ficnin lkn insh alalh hda clf isku yelno m aya ugu shekedona miss c/risaaq my nlosheyda ❤❤❤❤❤❤
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
*Qoraalka aadbaad ukhaladay wllhi* 😢😢😢 Waa heestii uu *Fania ku billaabay Xasan aadan samatar*
@THESHABEELO
@THESHABEELO 3 жыл бұрын
saacadu waa 1:05am taariikhduna 13 jan 2021 heestaan waxaa dhageysan mar aan joogey suuriya 1986
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Best song hablaha u sida ta ha boney nafteyda higsi bad u noqotay
@draliabdihassan8023
@draliabdihassan8023 6 жыл бұрын
Waxaa xasuustay my ♥ deeqa macalim ciise ahmed xaaji cegale Dhabti aad ayaa u jeclahay iyo gebedheyda Ibtisaam Cali Cabdi inkastoo idinka fogahay qabliga Waa xagiina
@Abdull_shire
@Abdull_shire 3 жыл бұрын
Wlashay iga wayn ba aad ujeclayd heestan wkhtigas anigu dugsi lay bn ahaa 🥰
@ahmedomar985
@ahmedomar985 6 жыл бұрын
Waa heestii ugu horeysey ee xasan aadan erayada waxa iska leh mohamed Ahmed huryo ✋✋✋✋👍👍
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 29 күн бұрын
Heesihi lagu qayili❤jiray ahaa
@haboonmaxamad622
@haboonmaxamad622 7 жыл бұрын
haboney nafteyda higsi bad kunoqoto ada ihirade hadad dido hadalkeyga hawen wacan nasibkey halkeyga ban kusugaya
@mariamufs2023
@mariamufs2023 6 жыл бұрын
Haboon Maxamad habeen
@Ahmedmohamed-zn1yv
@Ahmedmohamed-zn1yv 6 жыл бұрын
Haboon Maxamad kkk Adaa lugu qaaday ma is tiri
@maxamud2372
@maxamud2372 2 ай бұрын
2024 baan dhagaysanayaa iyadoo aad modo inay aniga iga hadlayso
@yuusufaxmed4781
@yuusufaxmed4781 4 жыл бұрын
What the memory i had got😪😪 tuesday-aug-2k20. Habeen wacan nasiibkayga halkaygaan ku sugaya.
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
THANKS YOU CLEAN MY HOME LYCL,2019,20, JULY
@sabrinalitosman4532
@sabrinalitosman4532 2 жыл бұрын
Hestan wanba is kajeclhy 2022
@engneermohamud7164
@engneermohamud7164 6 жыл бұрын
1:39 Hadaa diido hadalkayga Wabiin wacan maaha ee HABIIN WACAN
@DrIlYaasMArab
@DrIlYaasMArab 5 жыл бұрын
Heestani waa heestan heesaha ku bartay wan ka jeceley heesaha kale👑👑
@fildhisowali5196
@fildhisowali5196 4 жыл бұрын
❤️I love this🎶 Song wlhi 2020
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Wahwaah old is gold❤️🤞
@ahmedsheikhabdirahmaan1421
@ahmedsheikhabdirahmaan1421 2 жыл бұрын
Sixid qoraalka "qara wada biyeysan maaha ee waa HARO WADA BIYEYSAN "
@updullahihassan8678
@updullahihassan8678 3 жыл бұрын
Viva wil geleey what do you think I am Mr regardless from dadaab kenya
@jimcaalesaleebaan2925
@jimcaalesaleebaan2925 5 жыл бұрын
Yasalaam axsan alfanaan xasan adan waa tu fanka ku soogalay
@bikeyrassey7590
@bikeyrassey7590 4 жыл бұрын
15june2020 hada dido hadalkayda hbwacan nasibkada halkay ayn ku sugaya waxa igu noqondonnta haben xasus igu rebta I.a
@mohamedabdinasir8432
@mohamedabdinasir8432 6 жыл бұрын
heestaan anoo geeley ah ayaan dhagesanjiray
@badmacaanshe2631
@badmacaanshe2631 4 жыл бұрын
Wooow heestii heesaha
@nasibyare5042
@nasibyare5042 7 жыл бұрын
kkkkkkk qare wada biyaysan kulahaa qoralka kan qoran maskaxdaa forarta kkkkk HARO WADA BIYAYSAN WAAYE .
@abdullahiabdisalam5205
@abdullahiabdisalam5205 7 жыл бұрын
somali music analyst wuu dadaalay u hambalyee
@qadanqadan6095
@qadanqadan6095 6 жыл бұрын
kkjkkjkkkkkkkkjkk qare
@ahmednurhassan5892
@ahmednurhassan5892 5 жыл бұрын
Ankee ma hubinaayo xarafka ey heysto ku socoto illeyn isagaa ku hagaya mararka qaare
@qadanabdi6926
@qadanabdi6926 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk
@abdiadnaan7596
@abdiadnaan7596 5 жыл бұрын
Hanaanka iyo quruxdaan cadey kugu jeclaado hablahaad u sidataa haybad iyo aslubtee
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 4 жыл бұрын
2012 iyo class F3 dugsiga sare ban ku soo xasuustaa Cashar baan ku qaatay ma ogayn markaas inuu fanaan ku luuqeeeyey.
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 4 жыл бұрын
Waxan dheysan jirey 2010 kii anaiga iyo Gabadh aan is Jeclayn xiligaas , Lkn nasiib Daro maanta labadaydiiba midba Dalkele ayuu jooga Alla Xasuus Badanayda waqtigaasi
@AhmedMohamed-yb4ux
@AhmedMohamed-yb4ux 6 жыл бұрын
sagal hada dido hadlkayga nasib wacan calafkayga halaka ban ku sugay
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 6 жыл бұрын
Great hit by Great Samantar .. Love on it ... Absolute great ..
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
Wed Aog 21/8/2024❤❤❤❤❤❤
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 3 жыл бұрын
Waa Hiigsi maaha Xiigsi Thanks
@alhamdulilah24hour9
@alhamdulilah24hour9 6 жыл бұрын
Wlhi xusus igu dheer heestii igu horeysay aan maqlo bay ahyd Anoo yar aan qadi jiray 1995
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 3 жыл бұрын
Hiboy waa lagu hagar baxay mid lagu soo hirto ahow 2022
@alsomaliyi8261
@alsomaliyi8261 2 жыл бұрын
Waa hiigsi * Hanfi *
Xasan Aadan Samatar Hoogtooy Aduunyooy Hoosiiska Meeraay Lyrics
5:26
Ima Ogide Waxan Ahay   Salaad Derbi (Lyrics)
6:26
VivaSomalia1
Рет қаралды 733 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,1 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 110 МЛН
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,8 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
XASAN AADAN | DABAYLAHA ROGMANAYEE WITH LYRICS
6:55
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 352 М.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 348 М.
Xasan Aden Samatar Heestii-Lulumaha Biyaha Gala ( Original Version )
6:10
XASAN ADEN SAMATAR
Рет қаралды 2,6 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,1 МЛН