Waxaala sheegay inuu khiyaameyay saxibadiisii ay hawsha wada qabteen
@aminmussa49524 жыл бұрын
More please
@abshirhabdulle71294 жыл бұрын
Dajaalnimo iyo Munaafaqnimo waaye waxa halkan ku xusan
@gutaleafcadde22774 жыл бұрын
Col maahayne general buu ahaa
@abdulahiabuker51834 жыл бұрын
Baaba siyaad bare waa nin inkarmeed
@hodan30844 жыл бұрын
Asigaa uma soomaliyeed kale diray oo diintana iyo ALLAHA ayadahiisa beeniyay
@cabdirisaq48584 жыл бұрын
Beenta daa janaraal salaad gabeeyre waa la nabay si loo dilo ayaa la rabay illeen wuxuu ahaay nin geesi ah oo halyeey ah qorshahaas waxaa soo allifay nidaamkii kacaanka maxaa yeelay mustaqbalka kacaanka waxeey ka baq jireen in janaraal salaad gabeeyre kasoo horjeesto si eey taasi udhicin waxaa la soo dajiyay shax ah salaad gabeeyre afgambi ayuu wadaa waana shirqool la rabay waaye asiga in lagu dilo waana lagu dilay
@abubakarsheikh67484 жыл бұрын
The history of this video clip is one side blind. It is partial, Mohammed siyad may Allah mercy on him. General Mohammed siyad was hero nationalist. The public uprising were behind by the western countries. After the overthrown general. Mohammed siyad what was the result?
@mulkidahir3837 Жыл бұрын
Abdilahi yusuf oo ku cid ahaa qorayee isaga kasoo aqriso halgan io hagardaamo😂
@AhmedAhmed-tx6dj4 жыл бұрын
Waxba kama jiraan waxaad sheegaysid ,waa gacan ku sameyss oo viewers ayaad ku raadineysaa.
@ahmedwarssame93444 жыл бұрын
Hadda yaa la dili tabaa ma odawaa mise midkale si xukunka loogu waaqdhaaco
@duranabdi41053 жыл бұрын
Naagta waba balayo
@malaakyakub38534 жыл бұрын
GAbere hadi uu qabsanlaha dadkaka ayu xasuqilahaa ?
@liibaanliibaan46364 жыл бұрын
Kan qabsaday baa kaxumaa waxa uu dhigayba waad aragtaa
@mohamedcabdiahmed63823 жыл бұрын
Nacasoow cuqdad manaqaano salaad wuu naga dhigtay Alle how naxariisto
@sabrinaomar98003 жыл бұрын
Tarikh ben eh ayad hesa sorry sorry ee hadi ad cadalad tahay hadi kale adiga ayey ku tala
@abubakarsheikh67484 жыл бұрын
I don't like watching it
@mohamedmnur46704 жыл бұрын
CAWIL WAA BEENAALE, INQILAABKII 61KII BA BEEN AYUU KA SHEEGAY, MIDDA KALE GABAYDHE WUXUU AHAA KGB AGENT MITROKHIN FILES AYAAD KA HELEYSAA WIKIPEDIA
@mohamedmnur46704 жыл бұрын
@Me, Myself and I ADEER WAX HUBSO FARMAAJAHA AAD SHEEGAYSID WAXBA IGAMA GELIN SIYAAD BARRENA SHAQADAYDA MAAHA ISAGA WIXII UU XUKUMI JIREY EE SOOMAALI LA ODHAN JIREY AYEY WAX KA DHEXEEYAAN SALAAD GABAYDHE INAN UU ADEER UU ADEER RUMA U YAHAY AYAANNU XAMAR SAAXIIB KU AHAAN JIRNEY LAAKIIN WAXAA JIREY SARKAAL KGB DA RUUSHKA KA MID AHAA OO MITRUKHIN LA ODHAN JIREY OO WADDAMMADA REER GALBEEDKA MARKII DANBE U GOOSTAY AYAA FAYLASHII UU LA BAXSADAY WAXAA KU JIREY IN LABA NIN OO SOOMAALI AH MID UU AHAA SUXUFI MID UU AHAA SARKAAL MILLATERI AH AHNA SALAAD GABAYDHE KEDIYE AY AHAAYEEN KGB OFFICERS (. MITRUKHIN FILES) NINKAA AYAANA QORAY FAYLASHAASNA ISAGA AYAA GACANTA KU HAYEY COLONELL IN THE KGB AYAA AHAA MARKAA HADDEY JIRTO IYO HADDII KALEBA ISAGA AYAA INNOOGA WAR ROON ARRINTAA ADIGUNA QABIILKA JOOJI OO SI WAAQAC AH WAX U EEG
@superabdalla20864 жыл бұрын
KGB maxaad ula jeeddaa saaxiib ?
@mohamedmnur46704 жыл бұрын
@@superabdalla2086 WIKIPEDIA HA GAL KU QOR MITROKHIN FILES KGB, WIXII KUU SOO BAXA ARAG AMA WARDHEERNEWS HALKAA AYAAD KA HELEYSAA GALKA BAADHISTA KGB KORNAYL KGB DA AMA SIRDOONKII HORE EE MIDOWGII SOOFIYEETI KA TIRSANAA AYAA GALALKII AMA FILE LALKII UU KALA BAXSADAY OO WADDAMADA REER GALBEEDKA LAGALAY AYEY KUJIRTEY
@calibashiirwarsame33354 жыл бұрын
Cawil waa beenaale
@abubakarsheikh67484 жыл бұрын
I don't like qaamuus tuber. Stop propaganda
@mohamohay47862 жыл бұрын
War bax qabyaaladaysto xun baa thyee😏beenta nala dhaaf🤮🤮