Yaa salaam 20/2/2024/12:11 waxaan ku qayilayaa tuula layiraahdo qoroxey oo udhow walawayn Alahayow Wakhtigaan wakhti iiga fcn aan dhagaystaa
@Osmanmadey1435 жыл бұрын
Hoyoo khadro dahiir Wan ku jeclahay❤
@sharmakehamari72334 жыл бұрын
Huryaa iskaleh heesta wll iska sax
@faatinrooroow5995 Жыл бұрын
2 times coment heestaan kabixisay bro sida aniga cml maa Aad u jeceshay heestan
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto marwo khadra daahir cige oo ahayd hooyadii jacaylka walaahi lama heli karo wax buuxin kara meesha nagu banaanatey ilaahayow u dembi dhaaf khadra daahir cige ameen ameen ameen
@jhus64454 жыл бұрын
Legendary Somali classic. Best Enjoyed with Headphones.
Waa habeen, raggu waa safar heestan ayaa u baxaysa midigtayda waxaa fadhiya cadde nin la dhaho oo aan sxbo nahay, bidixdaydana ayuub nin la dhaho. Waa bisha 10/2022. Waxaan saaranahay gaariga sonkor oo ceeldahir u shaqeeya.
Intaad iga dhaaftaan dadkiinnan isku haysta Maxamed Cumar Hurya sameeyey iyo Cabdiqafaar baa sameeyey waxaad ii sheegtaan CUUDKAN kabankan hadlaaya yaa tumaya afar nin baan u kala saari waayaye: 1. Aweys Goobbe 2. Daauud Cali Masxaf 3. Caydaruus (Jabuutiyan) 4. Xudeydi Tan erayo sameynta heeskanu waa caan waana silsilad waxaana leh Cabdiqafaar in aanu sameyn huryona waxaa ku markhaatiya kuwo ku murmaaya marka diidmo la isticmaalayo "inuusan" Bidhaan uusan gaadheyn; AHU Huryo wuxuu oran lahaa " Bidhaan aanu gaadheyn" waayo abwaanku degaankuu ku dhashay lahjadeeduu leeyahay Hargeysana lagama isticmaalo marka la hadlayo "" Uusan"" ee waxa la adeegsadaa ""aanu"' : Bidhaan uusan gaadheyn vs Bidhaan aanu gaadheyn. Caqligu hadduu shaqeeyo xataa hints buu keenaa wax lagu kala garto sow ma ogidin Soomaalaay.
@osmanmohamoud1435 жыл бұрын
Abdiaziz Said aad baan kuu salaamay ustaad. Muddooyinkan ma arag faallooyinkaagii mise aniga ayaanay ishaydu qaban! Mar walba waxa aan raadiya faallooyinkaaga, in aad xustay dhanka Cuudka iyo cidda ku faroyaraysatay. Gacantani 99% waxa ay u egtahay tii AWEYS ABUKAR GOOBBE.
Kabanka Cigaal. Goobe iyo Axmed isku gacan ma aha. Aniga ahaaan Goobe ayaa ila gacan macaan se markan waa Cigaal
@farhiafarah69543 жыл бұрын
Khadraaycadaycaday yaryar mashalah haween cidi lagu gaarin ma ubareeraa.
@abdirahmanomar16046 жыл бұрын
Cajiiib hooyo khadra queen of love long life and stay strong.
@sahrakahiye1117 жыл бұрын
Qof badwayn dusheediyo kaltalaabay buuraha wali ma u baroortaa bidhaan uusan gaarayn maka taba boqoolaa bacadkiyo kuleeylaha dhibka ma u bareeraa Axyaa jaceyl illow naga dulqaaad aniga iyo inta u dhiban
@yaasir19366 жыл бұрын
Sahra Kahiye sahra Qof weyn baad tahay filyaa sidaad erayda heesta uso qortay baan ka yaabay . Allah maxaad dhar ku maydhay
kkk ma waxaad leedahay ciidagaka isugu tegay boowe halkaas tolow laxanku yaa weeye ma isla reerkaa. Khadro waan ka jecelahay gabdhaha kale ee xataa qaarkood la dhaho boqorrada codka. Aan kuu saxee heeskan huryo ma sameyn waa silsilad labo nin oo sxbo ah midna Cabdiqafaar la dhaho kii kale ma xusuusto isja Cabdi baa la dhihi jiraye ay is weydaarsan jireen, heeskan jawaabtiisa waxaa qaada sayid khalifa. Waadna aragtaa erayadu xataa kuwo lahjad koonfur ku socda inay yihiin, tusaale: TILMAAN UUSAN GAADHEYN, abwaan Huryo waa reer Hargeysa ma isticmaalo "UUSAN" ee wuxuu oran lahaa " Tilmaan aanu gaadheyn".
Habenimo 9:21pm 19/9/2022 jawigu adag yahay ala xanun badana marka kali kutahay jcylka marki laga dhofo ado dalka joga
@MudaneSooyaal7 жыл бұрын
HEESKAANI INTAAN AAD BUU UGA DHEERAA WAXBAA KA MAQAN. HAL TEEMBO KALIYA AYAAN HADA DHAGEEYSANAY.
@hussenhashi41745 жыл бұрын
Heestan markii igu horay say oon maqlo waxay ahayd Africa 5/6/2006 ila hada wan dhagaysanaya Yurub iyo North America haben Kama xiiso dhicin Waxan so xasuusta mirqankii iyo jacayl kaygii wadankii
princess shukria qaaraami barisamadkii ay ku so xususinee hestan. 28 10 2017 watching
@khadaridiris80674 жыл бұрын
Khadra daahir Ali Axyaa qaraaci hees qiso dhapa xamaarsan
@abdihakimmohamud93735 жыл бұрын
Dhalinyaradan Tahriibaysa ee jacayladooda ka tahriibaya ayey kolay heestani wacdaro ku reebtay.!
@abdirizakisakmohamed31266 жыл бұрын
Axsan hees jecayl ka turjumeyso.
@hussenhashi41745 жыл бұрын
Axaxax yaa hees tollow mar danbe ma heli doona abwanadii hore oo kale Somali mar danbe ma udhalan doonan
@muhamahamed48927 жыл бұрын
Bayd baa ka maqane ha la Soo qaado
@abdallahassan58985 жыл бұрын
Miraha yaaaa laha heestan
@farhiafarah69543 жыл бұрын
Boogaga danqinayaa waabay lamaqal.khadraay qalanjo dumarquruxlayda dumar kujirto ama aan useto kaftan layslabeegsado mabaraarugtaayoo.
@ahmedsulub4 жыл бұрын
Kolay ereyada waa laysku qabtay cidna ma cadayn oo cadayn ku filan ma aysan keenin lkn khadra heesaheeda intabadan waxaa alifay AbWAAN huryo Lkn bal hala hubiyo
@daadihiye6294 жыл бұрын
Ader heestan cisman vedio. Oo reer lascanod ayaa lahaa
@khadeerlili12213 жыл бұрын
dadkan hees kasta oo khadra daahir qaado huryo siinaya maxay u jeedaan heesaha khadra daahir waxa ka qayb qaatay abwaaniinta soomaaliyeed intooda badan lkn waxa u badan xasan ganay sida uu ku qoray ninka qoray buugga hoobal mawliid aadan biixi waraysi uu siiyay cumar seerbiya huuryana waxyarbuu ku leeyahay lkn heestan waxa leh cabdi qafaar ciise cagoole marka suugaanta dhaca halaga daayo