Iskilaaji | Hees Cusub | Jacaylkeennii Ma Dhiman | Official Video 2024

  Рет қаралды 229,021

Iskilaaji Official

Iskilaaji Official

Ай бұрын

CODKA IYO LAXANKA: ABDIAZIZ ALI ISSE (ISKILAAJI)
EREYADA: SULDAAN SOOMAALI
MUSIC: AXMED-WELI FURINLE

Пікірлер: 99
@nasramahamed718
@nasramahamed718 Ай бұрын
Heestani wakhti ku haboon timi Qadar eebo aheed inana calaf isku yeelan oo uu qof kale guursado .xidhiidhkii haduu dhamaadayna zhptinamdii ma dhamaan anakoo laba qaradood oo kal fog ku kala nool maanta yimi wadankaan joogay alx caawa wad kulmaynaa barina wad ciidi doona 😍15/6/2024 7:07 ciid mubarak inta iga danbaysa 🎉
@IdilRashiid
@IdilRashiid Ай бұрын
Its so hard feelings 😢
@Rakio618
@Rakio618 Ай бұрын
Wa Dareen aad u adag guulayso wllo
@nasramahamed718
@nasramahamed718 Ай бұрын
@@Rakio618 alx marxalad adag oon kasoo gudbay aheed isna waan cafiyay🥰
@IskilaajiOfficial
@IskilaajiOfficial Ай бұрын
Axsaabta ciid mubaarak dhamantiin inta chanelkayga cusub kuxiran fadlan ineed your subscription and share and also like 🙏🙏
@nima3696
@nima3696 27 күн бұрын
somali jecel maleh wa sida wadankoodu bila jecel u yahay qaax .qabiil iyo qooq ...umad islam ah oo wadankoodi calan iyo nabad jirin aya jecel garana ma suurtowdo ......lakin heestu way macan tahay wa qof qurux badan iyo meel qurux badan .thank you iskalaji .
@AbdifatahHusein-mx1vx
@AbdifatahHusein-mx1vx 23 күн бұрын
Heestani aniga ayay ka tarjumaysaa ❤❤❤
@CusuweyCabaas
@CusuweyCabaas 9 сағат бұрын
​@@nima3696dqe
@nafisomahamud7012
@nafisomahamud7012 29 күн бұрын
Sidaan u heesa somaliyey ama iska aamusa ilaahay idinku dhaarsheye axsan fanan noolow ❤❤
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 27 күн бұрын
Adoo Rajo dhigay Quus Marbay Dheef Qurux leh iyo Daruuruhu Dhool Curtan.. Jumca Wngsn 20/6/2024
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial Ай бұрын
Asxaabey walaalkeen legend iskalaaji wuxuu u qalmaa one million subscribe iyo kabadane aynu u cimaamadno please ❤❤❤
@cabdikariim571
@cabdikariim571 Ай бұрын
Lyrics jacaylkeeni ma dhiman Qadarka eebe dhiciyo qoraal dhigan Bay ahayd Riyadaa inagoon dhabayn Inaan kala dheelmanee Jacaylkeeni ma dhiman Xasuusta qalbiga ku dhigan Ayaa dhamac igu ahoo Maankayga dhalaalisoo Dhaayahan aragaaga taba Ayaa dheehayn cidkale Sidaad iigu dheertehee U tahay dhuuxayga anih Hadii aan soo bandhigo Qalinku ma dhamayn karoo Dareen dhaafin inaan cabiro Wadnaha dhiiga qaybsha iyo Xubnaha dhaq dhaqaaqayaay Naftaad dhimirka u ahayd Ayaa samirkii dhigtoo Sabaalee ku dhowrayaa Cakuyee ifka way dhacdaa Dharaaro adkaaday duni Adoo rajo dhigaya quus Marbay dheef quruxle iyo Daruuruhu dhool curtaan Iskalaaji 🐐 😯
@Nursalah2
@Nursalah2 Ай бұрын
Qadarka eebe dhiciyo Qoraal dhigan bay ahayd Riyadaa inagoon dhabayn Inaan kala dheelmanee Jacaylkeeni ma dhiman Macsalama 😌
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k Ай бұрын
Wooow, hore ayaan u sheegay Iskalaji , in uu mar walba heesihisu, ay ii sameyaan ❤ heestan, nin aan aad isku jeclayn calafku se nakala tuuray ayaa hadda isagoo Bacaddi banaanka loo dhigay ii soo diray, Anigana guurka hore iga xumaaday, Amarka ilaahaykkkkk Ka soo taliya ❤❤❤❤🎉 I love❤
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle Ай бұрын
War heesta max RAG isku tagay 🙌💯🔥🔥❤
@user-yf8jv8ko2p
@user-yf8jv8ko2p Ай бұрын
Hahahah waxan hees lama dhihi karo
@sagalshariifdaahir7448
@sagalshariifdaahir7448 Ай бұрын
Fananka kaliya aan heesihiisa all aqaano big fun iskalaji 😊
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 Ай бұрын
Midaan horey miyaad ka xafitey
@maariyacabdimaxamuud1836
@maariyacabdimaxamuud1836 Ай бұрын
Heestaan waxey ka tarjumaysaa xaalada hada I haysato 🤲allow qabiga ii qabooji😢
@user-sr1uf4wd5g
@user-sr1uf4wd5g 26 күн бұрын
🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@KhadarLiisaan
@KhadarLiisaan 20 күн бұрын
Jacayl keeni mu dhaman❤
@XamdiiXamdii-tc7rm
@XamdiiXamdii-tc7rm 28 күн бұрын
Qadarka eebe dhiciyo Qoraal dhigan bay ahayd Riyada inagoo dhabayn inan kala dheemane Jacaylkeeni ma dhiman Hees ka hadlaysa xaalada iminka aan ku jiro😢
@user-yn6gb8sf9o
@user-yn6gb8sf9o 13 күн бұрын
Waa haben 5 /4jul 2024😢kadib jecel wub igali wayay😢
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Ай бұрын
Eid mubarak ultra legend abdiaziz❤
@SareedoSuuban
@SareedoSuuban Ай бұрын
Iskalaje fanku waa kugaliga😂
@user-ht6qe3fk5x
@user-ht6qe3fk5x Ай бұрын
Jecelkii ma dhiman way 😊
@KowzarinaAbdilahiaxmed
@KowzarinaAbdilahiaxmed 13 күн бұрын
😢😅😊😊🎉😂❤❤😢
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 Ай бұрын
Come back goatka heesaha jacylka fanka Abdi aziiz ali isse iskalaji ❤ Macalin weyn ahmed weli Ibrahim maxamud furinle baa heesta tumaya cajiib
@FunnyBowtieCat-nh5hr
@FunnyBowtieCat-nh5hr 25 күн бұрын
Thanks fanaan iskilaaji cimrigaga Allah ha raajiyo
@abwaanqarayare
@abwaanqarayare Ай бұрын
Jacaylkeenii ma dhiman 😮 Erayda 10/10 Laxanka 10/10 Musici 10/10 Codka 10/10 Abwaan suldaan somali Iyo iskalaaji Ciid mubaarik 🎉
@user-gw4iz9hw7t
@user-gw4iz9hw7t Ай бұрын
Sharafanid Abwaan
@sana_qli
@sana_qli 12 күн бұрын
Cakuye ifka way dhacdaa dharaaro adkaaday duni ado rajjo dhigaya quus mar bay dheef quruxliyo daruuruhu dhool curtaan 🥹🌧️❤️
@amalaweys8084
@amalaweys8084 Ай бұрын
fakanka keliyeen heesihiisa wada qaaaliga yihiin iskalaji❤
@user-yu1nu5rg2h
@user-yu1nu5rg2h Ай бұрын
Iskalaaji waa iwashay wlhi yaan kaga dacwodaa sxb 😢😢😢
@user-mn1nq3kp8z
@user-mn1nq3kp8z Ай бұрын
What a beat goat 🐐 ahmed weli 🙏
@luulamohamet360
@luulamohamet360 28 күн бұрын
Hees way dhaaftay tan ❤
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Ай бұрын
Iskalaaji the one and only legend 🙌 best singer 🔥🔥🤟
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 Ай бұрын
hestan waqtigeda e imatay xili an gursaday kana tagay qofki i jeclaa 😢 blse 5sano kadib weli qalbigayga kama bixin wilkas an ka tagay mrwlbe niyada uu iga taagan yhy mgrnayo sbbtas koleey wa nabsi😢
@siciidcadde6870
@siciidcadde6870 Ай бұрын
😢😢😭💔
@mohamedali-dl7kn
@mohamedali-dl7kn 29 күн бұрын
🥲🥲
@user-po2yo9pp3v
@user-po2yo9pp3v 10 күн бұрын
Abdi caziz jirro joog🎉
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 19 күн бұрын
iskalaaji alfanaan salaan sare brother walahi heestan xasuus bay i gelisay 6 years ago ❤❤❤
@Kafi_adde
@Kafi_adde Ай бұрын
Adu Rajo dhigay Quus Mar beey dheef Qurux leh iyo Daruuhu dhool Curtan Eid Mubarak 15 Jun 2024 10:24 Hbnimo
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 Ай бұрын
Iskilaaji waa tubeeca cusub Heesihiisa waa holac Laxanka kaba sii daran Musica waa halkiisa Hal hees oo fashil noqotey maba arag Waan wataaa tubeec gadaashiisa
@MadkaCade-rc5tn
@MadkaCade-rc5tn 29 күн бұрын
Babajacelka legend iskalaaji keep going lph❤
@user-zv6ec8hh8j
@user-zv6ec8hh8j Ай бұрын
Iskalaji fanaan aan jeclahay guulayso ina ader ❤❤❤❤❤❤
@burhaancirro7705
@burhaancirro7705 29 күн бұрын
Xaaskaygii iga dhimataa isoo xasuusisay alaha unaxariisto
@AbdiIbraahim-he4co
@AbdiIbraahim-he4co 21 күн бұрын
On 🔥
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d Ай бұрын
Fanaankii bulshada❤iskalaaaaji❤
@birmadyare
@birmadyare Ай бұрын
Emotional Song ....Jacaylkeenii ma Dhiman 🤔 Ustaad Iskalaaji 🙏
@barkhadfuaad4444
@barkhadfuaad4444 Ай бұрын
Fanaanka keliya iga heesa ❤❤
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 Ай бұрын
Fanankeni qaliga ah Ed mubarka
@phardowsaSimbalizim
@phardowsaSimbalizim Ай бұрын
My fvr ❤singer
@abdirisaksako3988
@abdirisaksako3988 Ай бұрын
Alfanaan Abdiasis iskalaaji Eid mubarak
@aaziyaedebzan1118
@aaziyaedebzan1118 12 күн бұрын
@siyaad 😢
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 Ай бұрын
Iskalaaji. 👏
@nasriahmed214
@nasriahmed214 Ай бұрын
16/6/2024.Eid muparka 🎉 Qadarka eebe dhiciyo Qoraal dhigan bay ahayd Riyada inagoo dhabayn inan kala dheemane jacaylkeeni ma dhiman 💔😢🙏
@ubaxmuuse4684
@ubaxmuuse4684 19 күн бұрын
Qaderka eebe dhiciyo qoraal dhigan bay ahayd riyada inagoon dhabayin inan kala dheelmane jacayle keeni ma dhiman😢
@AyaanibrahimMaxamed
@AyaanibrahimMaxamed 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@FAAD21
@FAAD21 Ай бұрын
Super Iskalaaji❤
@noordinhuncho
@noordinhuncho Ай бұрын
One Love ❤
@AymanAxmed-wx1pi
@AymanAxmed-wx1pi 24 күн бұрын
Ala anaa modaa iney iga hadleyso😢💔🤔🙈
@Bashka-nm7wg
@Bashka-nm7wg Ай бұрын
❤ cid ❤ mubarga❤ iskiraaji❤ abaha ❤ fanka❤ marna my life ♥️
@Daljir121
@Daljir121 Ай бұрын
legend of legen iskalaji
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima Ай бұрын
Waxaan. Ka helaa. 1000 jeer. Qosol malintada. SXB
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 26 күн бұрын
Iskalaji
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima Ай бұрын
La kaltagyee. Sidee. Jacaylku. Udhiman😂
@MohamedMohamed-sn8to
@MohamedMohamed-sn8to Ай бұрын
Legend ❤
@mohamedjamac898
@mohamedjamac898 2 күн бұрын
Hestan marka ad min wayntada so maslaxayso ayay ku ficanthy
@sucaadmohamedjama2114
@sucaadmohamedjama2114 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fathiafany1918
@fathiafany1918 Ай бұрын
Wewe iskaalaji againt with another beats
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 Ай бұрын
The legend 🦁🇸🇴🇸🇴❤🙏
@fartuunabdullahi7018
@fartuunabdullahi7018 Ай бұрын
La biska iga cun all fanaan aan tagero 😢
@updylwelitakow3998
@updylwelitakow3998 Ай бұрын
Iskalaajiyow bro gormee heesaha dhaga hadalka iga dhaafi doontaa yaase qisooyinka kuso gudbiyo bro😢
@UpdalleXaaji
@UpdalleXaaji Ай бұрын
Legn 💯
@AbdirisakRussia
@AbdirisakRussia 23 күн бұрын
Heesihiiba laxan isku wada mid ah ayad saartee laxanka bad badal
@abdihakiimhuseenhasan8466
@abdihakiimhuseenhasan8466 28 күн бұрын
Uuu dhitayy maana soo noolanayo
@ubahhayaan5598
@ubahhayaan5598 Ай бұрын
Jcylkeenii Weli Ma Dhiman😢💔A
@Kafi_adde
@Kafi_adde Ай бұрын
Jclkeeni Wali ma Dhiman😢
@HamseSADRI
@HamseSADRI Ай бұрын
Iskalaaji Awooow Beryahan Laxamadaada Oo dhami Waa isku soo eekaanayaan Miyaad Soo Yara Meydhmeysaa😂
@assowehali1489
@assowehali1489 25 күн бұрын
London is 👍 👌
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 Ай бұрын
True 😢😢😢❤❤
@Rakio618
@Rakio618 Ай бұрын
Qoraal dhigan bay ahayd eid mubarak 16/june
@saaqo2218
@saaqo2218 Ай бұрын
Best
@SabahAhmedAbdillahi-vj1ox
@SabahAhmedAbdillahi-vj1ox Ай бұрын
❤❤❤❤
@deeqoali57
@deeqoali57 Ай бұрын
Xaqiiq
@user-hd7qs3xc7q
@user-hd7qs3xc7q Ай бұрын
Fist
@SafwanMxmed
@SafwanMxmed 26 күн бұрын
Jacaylkaygii xaaskayga ayaad ixasuusisey iskalaaji
@Lasagedlacornesomalilandaise
@Lasagedlacornesomalilandaise Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mohmethassan6448
@mohmethassan6448 Ай бұрын
@Bashka-nm7wg
@Bashka-nm7wg Ай бұрын
❤ wow❤ iskiraaji❤ cid❤ mubrg❤ by ❤ nashd ❤ kal❤ iyo laab❤😂❤❤❤❤❤❤😢
@HaboonMohamud-mm4ti
@HaboonMohamud-mm4ti Ай бұрын
❤❤❤🎉
@dawladchannel485
@dawladchannel485 Ай бұрын
All fanaana iskaraaji Eid mubarak 🐏🐏🐑🐑
@inaarta8367
@inaarta8367 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ok
@user-sr1uf4wd5g
@user-sr1uf4wd5g 26 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@somaliofficialtube9016
@somaliofficialtube9016 Ай бұрын
Asagaa maydkuu dhaqaa Adiguna waad niikinaysaa😂😂
@frhiahashi5169
@frhiahashi5169 26 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-eo1hu9ts9k
@user-eo1hu9ts9k 22 күн бұрын
Basa. Biriq. wafashilatahay
@Dhooley..
@Dhooley.. 5 күн бұрын
Wa malin jumco ah tariiqda 12/7/2024 sacduna wa 11:30 hadad iga danbeyso like dhac Ku sii ....❤
ISKILAJI - MAXAAD BEEN II DHANSIISEY - OFFICAIL MUSIC VIDEO - 2024
4:23
Iskilaaji Official
Рет қаралды 778 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Iskilaaji | Asiya | new music Video 2024
5:58
Iskilaaji Official
Рет қаралды 380 М.
DAYAX BAND Heesta Ugu Saameynta Badan Xuska 26 June 2024 HD
6:25
Kulmiye Party
Рет қаралды 135 М.
ISKILAAJI |  FARTUUN  | - New Somali Music Video 2019 (Official Video)
6:04
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
NAF NAF TEEDU DHIBAYSO
4:16
Iskilaaji - Topic
Рет қаралды 69 М.
BEST  SONG AROOS  IFRAAX & ABDI  AL FANAAN ISKILAAJI-2020
4:26
Bakri Media
Рет қаралды 361 М.
FULL SHOWGII | MAXAMED MAAME | MUQDISHO | 2024
54:31
Mudey Studio
Рет қаралды 306 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 208 М.
DADKOO NACAS IGU OGEYN OFFICIAL
4:39
ISKALAAJI - Topic
Рет қаралды 203 М.