Isku maan ogeyn iyo C/Khadar Xasan Laari / Orignal

  Рет қаралды 110,147

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Erayada heestan waxa allifay Axmed Ileeye Samatar laxanku waa Cabdi khadar Xasan waxay ku saabsantahay Jacaylkii Cabdikhadar u qaaday Maryan Maxamed Casayr oo laga guursaday

Пікірлер: 156
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 жыл бұрын
cumar seerbiya fan nooleeye👍 guulayso wariye.
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 21 күн бұрын
Ereyada murtida badan iyo fananka codka tolmoon waa waxa musica qiimo u yeelin😊Allow unaxariiiiso
@hah7064
@hah7064 4 жыл бұрын
Abwaan Axmed Ileeye Samater iyo fanaan Abdikhadar Xasan labadaba Illaahay ha u naxariisto Amiin. Axmed Ileeye ilaa 2003dii Hargeysa ayaan ku arki jiray mudo kadib se wuu geeriyooday.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Aamiin.
@mohamedosmanomar9979
@mohamedosmanomar9979 4 жыл бұрын
Wllhi wax badan ayaan raadiyey heestan original thanks lenged cumar seerbiya🙏🙏🙏
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 4 жыл бұрын
Inta Fanankii yara ee Farxaan qabojiye kasoo aragtay ee soo carartay like dhac kusii😂😂😂
@AhmedHassan-ok1bk
@AhmedHassan-ok1bk 4 жыл бұрын
Sxb waxan is idhi bal original ka soo arag lakiin fanaanka da da yar halkeeda iyo meel ka saraysa ayuu gaadhsiiyay
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 4 жыл бұрын
Ahmed Hassan 1991 Ayaaan dhageysan jiray
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 4 жыл бұрын
Abdullahi Ayoub Michael marka manta imisad jirta hada 1991 dhegysanysy
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 4 жыл бұрын
I waxaaan jiray 42 sano Walaalkey Ayaaa Lahay Studios lagu duubo Heesaha
@kuukaayofficial7116
@kuukaayofficial7116 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@abdulkadirwalayo1499
@abdulkadirwalayo1499 4 жыл бұрын
Heestan maalinti la duubayay waxaan joogay istuudiyaha kowaad ee Radio Mogadishu. Waxaa isla dhageysaneyn fanaand weyn ee Waaberi ka tirsan (ma rabo magaceeda inaan sheego). Waxay tiri AbdiQadar waa la haya!. AbdiQadar Hassan ''Laari'' Ilaah ha u naxariisto Aamiin
@fadumohassan9980
@fadumohassan9980 4 жыл бұрын
Taariikh fiican! Waan jeclaan lahaa Soomaalia inaan ku gaadhi lahaa Da' aan shaqo ku bilaabi lahaa..it was wonderful growing up in Muqdisho in the 80s
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
TARIIKHTA LAMA QARIYO ADER SABABTO AH WAXA JIRA JEEL DABE OO U BAHAN EREYADA HEESTA WAXA LAHA ABWAN AHMED ILEYE FANANA WUU AHA WUXU AHA RER BURCO WAXAN MAQLAY WUU WASHAY KADIBNA WUU DHIINTAY ALLAHA HA U NAXARIISTE
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Mahadsanid mudane Walaayo. Sooyaal saaxafadeed baad tahay.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@AidarosHassan Ereyada haddaad nala wadaagtay qofka sameeyay Mahadsanid. Cabdulqaadir Walaayo ma taqaanid. Waa saxafi weyn oo runta aan ka leexleexanin.
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
​@@AidarosHassan kee sxp ma abwaan ka mise cabdi khadar xasan laari aun mawaalan balaayana kuma dhicin wuxu dhintay aun te isagoo caadi ah libooya Kenya buuku dhintay 1992 burburkii aun
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 3 жыл бұрын
Legendry ba garan kara cabdi Khadar xasan laari . Hees qiso dhaba ka hadlysa way qof jacyl loga baxy ba garan kara🤔
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Waxaan uurka kaa jirin Afka lagama sheegoo Afeef kuu horraysiyo Adkaysimo dambeetaa Mid un lagu itaalaa Af-gobaadsi hadal iyo Arar wuu ka waynaa Jacaylkaan abuurniyo Axdigaynu dhigannee Mee ololaheennii Iskumaan ogayn Inaad oofin waydaa Iskumaan ogayn Inaad bi'iso aayaha Iskumaan ogayn Inad arax i goysaa Iilkiyo xabaashana Inaad ii horseeddaa Asaagay iga reebtaa Istareexday maantoo Aday kuu ahaatee Waa digaa aroosee Bal aan eegno aayaha
@hamdiiina
@hamdiiina 4 жыл бұрын
Ax oo way qofka sidaa lagu yiri waxba uma harin really aloow nabsi naga haaay
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 жыл бұрын
illahow qof aan ogahay nabsigayga ku rid walahi heestani way i taabatay mar xalad aan dhawaan soo maray ka tarjumaysaa 5 jeer baan ku ceshaday caawa
@hamdiiina
@hamdiiina 4 жыл бұрын
@@maanragaragtemaskaxdumardh4221 bisinka abaayo astaqfarta iyo saladaha badi wax walbo waad ilaweysaa inusan qeyr kuu ahayn baa laga yabaaa alx dheh
@mawelyarechannel7576
@mawelyarechannel7576 4 жыл бұрын
@@hamdiiina wll subscribe ii saar
@mawelyarechannel7576
@mawelyarechannel7576 4 жыл бұрын
@@maanragaragtemaskaxdumardh4221 wll subscribe i saar
@mohameddhiilood3224
@mohameddhiilood3224 4 жыл бұрын
Hadaad Kaso Aragty wiilka da'da yar ee Qadaya Oo aad soo raadisay like🤣
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
🤣🤣
@nuradinrage7535
@nuradinrage7535 4 жыл бұрын
Hahaha walahi I was looking for this song it has deep meaning to me
@user-hl5ou7mm8j
@user-hl5ou7mm8j Жыл бұрын
runtii cumar seerbiya waa ku dadalay soo nooleynta fanka aniga waxaan ka dalban jirey barmaajkii imaqashii fanaanka cabdikadar waxaan ahayn qaraabo allaha u naxariisto.
@abwaansharmaarkeciroowe1531
@abwaansharmaarkeciroowe1531 4 жыл бұрын
Amaantaada guud iyo Quruxdaadan aadkaa Ma astayn karaayoo Sidii ubaxi nuuraay Wadnahaad abaartoo Idilkood haweenkana Adaan kaa hibaystoo Qof la,aaminaayo Xajinkara amaanoo Aqli laan kumoodee Iskumaan ogeyn Inaad oofin weydaa Isumaan ogeyn Inaad bi,iso aayaha Iskumaan ogeyn Inaad arax igoysaa Iilkiyo xabaashana Inaad ii horseeda Asaagay iga reebtaa Istareexday maantoo Adey kuu ahaatee Waadigan aroosee Bal aan eegno aayaha Dumarow raga sida kadaayaa bal ninkaa waxa lagu sameeyey eega.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
inad bi iso maha wa inad bixiso ayaha weye wllo ku darso inta
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
@@buuxciise2167 bro si wngsn u dhageyso waa inaad bi, iso aayaha
@ahmednor8633
@ahmednor8633 3 жыл бұрын
Abtigey illahay swt haw naxariisto
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto legend cabdiqadar Xasan laari iyo abwaan axmed ileeye samatar Waa hees dareen qiiro oo cajiib ah leh waxad dareemaysaa xanuunka balan Ka baxa ( lkn heestu waxay u egtahay anti)
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto caqadir Xasan laari
@nabadraadshe
@nabadraadshe 4 жыл бұрын
Waxaan u haystay in erayada heestan uu sameeyey AUN Cabdulqaadir Cali Cigaal. Mahadsanid walaal Cumar Seerbiya sida noogu faaiideysay magaca qofka hal abuuray erayada heestan.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Heestan waxay i soo xusuusisaa Cafe Nazionale.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 4 жыл бұрын
@@roblemaer4834 Cafe Nazionale iyo Croce del Sud ( Wadaamo goys). Waayo waayo.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
@nabadraadshe Waayo waayo. Bar Savoa isna wuu jiray iyo Mariotini iyo Bar Laura iyo Bergola oo Cappucetto Nero u dhowaa.
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 3 жыл бұрын
@@nabadraadshe Magaaladu way siraadneyd intaan la baabi’in, balaayaa Sheydaan u soo dirtay fiiqayay Savoy Center iyana yaan la holmaamin. Habartii Talyaaniga ee Seyjentada Cad wadatay oo dukaanka yar meeshaas waa Croce del sud haysatay baan xasuustaa oo ku gadi jirtay waxyaalo sovenirity ah sida postcard Soamali sawiradeed ku xardhanaayeen. Waayo waayo
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@abdullahihersi1188 Porro oo maktabad ahayd baan xusuustaa.
@mohameddiiriye2913
@mohameddiiriye2913 4 ай бұрын
Walawayn cr anaga idin tudaunaya waan idinka xishoonoonayoay mudgow
@mazzikatya
@mazzikatya 3 жыл бұрын
Ilahayow kuu naxariso🤲🤲🤲 Legend isnacay 👍🤗👏❤🤲
@kiinmohamud8710
@kiinmohamud8710 3 жыл бұрын
Isku man ogen inaad ofin wey daa 😋isku man ogen inad arax igoosa 💯bal aan eegno aaayah 🤲nabsi wale kama haro qof la aminay hada nh blnta ka baxo🤲🤲🤲
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 4 жыл бұрын
Maansha-allah waad Ururisay murtida Ta kale Dhan unbaad ka socotaa Dhanka Xamariga iyana haka tegin mahadsanid maalinba mid hor leh Aniga waxaan kaa hada ka jor kaa codsaday hees uh Axmed Cali Cigaal qaaday aheyd Haddii aanan Gocosooy Guudkaagan subag marin Xulashqdii gayaankaay Kalgaceyl ma guuraan Qurux lagu galaday Guule haysku keen Simon Iyo Lihideydaad ka sokoow Adna lihideyda lihid Ana lihidaada lihi Lihi is wada lihi Ana ku lihi Mahadsanid
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 жыл бұрын
Heestan arayada waxaa lahaa Abwaan Axmed ileeye waa abwaanka lahaa heesta kale jamaad ! cadka cabdi khadar xasan laari
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
ilaahay hau naxariisto legend cabdi khadar xasan laari
@adanwarsame7919
@adanwarsame7919 4 жыл бұрын
Mnsha Allah runtii heestan waxay ka mid tahy hesaha aan aadka ujecelhy
@dekoa9601
@dekoa9601 4 жыл бұрын
Heestan waa qiso dhab ah waxay ku dhacay fanaanka allah unaxariistee wuxuu jecelaa gabadh wuxuu ka war helay gabdhii oo la aroosayo
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 жыл бұрын
Cumar seerbiya waad mahad santahay zxb dadaalka aad ugu jirto soo noolaynta fanka soomaliyeed
@Cabdullaahi2018
@Cabdullaahi2018 3 жыл бұрын
Hees qaaliya in la iskaga noq-noqdo maahee si kale ma leh AUN A/khadar Xasan Laari iyo Abwaan Axmed ileeye Taariikhda fanaankaan baan codsanayaa waqti fiican koley fanka umuu helin laakiin xidig qaaliya inuu ahaa baa la Isla wada sheegay
@kingdehonest843
@kingdehonest843 4 жыл бұрын
Illah ha u naxariisto😭😭
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto Abdi khadar Hassan Hussein LaaRi
@cabdiqaniabaadir8095
@cabdiqaniabaadir8095 4 жыл бұрын
Legend cabdi khadar xasan laari
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto laari
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Allahayoow U Naxiiso Cabdinair Macalin
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 2 жыл бұрын
waa CABDIKHADAR XASAN ma aha cabdinaasir macalim saciid
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 4 жыл бұрын
Aloox axyaa fanaan cabdi khadar xasan wadigaa aroosee bal aaneegno aayaha
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 жыл бұрын
Cumaar sxb waxaan ka sugayna tariikhda fanankan inaad noso gudbiso hadad aragto qoralkayga wll mahad saniid
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
Mahadsanid heestan quruxda badan
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
Indhageele , Liibaan Warsame , Sanaag Funny Aad Ayaa UMahadsantihiin Sida Lyrics Aad Noogu Soo Qorteen Cabdiqadar Allayarxam , Cumar Seerbiya Guuleeyso Adigane .
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Cumar sabriye adaa ku xeel dheer fanka iyo suugaanteena codsi wllkey qaaliya
@asmaabdirahman5863
@asmaabdirahman5863 4 жыл бұрын
Raxmada Rabi hanti awoowo Axmed Ileeye
@maxamedaxmed2986
@maxamedaxmed2986 4 жыл бұрын
Cumar serbiya qisada heestan ku timid ma jiraan heeso kle o laga sameeyey intad u war haysid Haddeyse jiraan inaad nala wadaagtid bn jeclaan lahaa
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii axmed ileeye samatar codkii iyo laxankii c.khadar xasan laari
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Mahadsanid Cali.
@MaxamedClaahi-zn4bo
@MaxamedClaahi-zn4bo 3 ай бұрын
Heestan 2007 ayaa
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 4 жыл бұрын
Cabdi khadar alla yarxama abwaanka heesta sameeyay ilahay cimriga ha u dheereeyo axmed saleebaan bide
@abdiwali15_london
@abdiwali15_london 4 жыл бұрын
Iilka iyo xabasha inaad ii horseedaa asagay iga reebtaa. Istareexday maantoo aday kuu ahaatee wadigaan bakhleeyee bal aan eegno aayaha. 3aleeek erayadii axmed ileeye
@omarguled691
@omarguled691 4 жыл бұрын
Allah yarham ader
@ahmedalijama6983
@ahmedalijama6983 Жыл бұрын
Ala haw naxariisto waan joogay aadkisii liboye Kenya CBD khadar xasan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
ALLOW KUU NAXARIISO LAARI AUN
@abdihassan5118
@abdihassan5118 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto ruwaayadan waan galay
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Riwaayaddee ku jirtey?
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Heesihiisa wxn ugu jeclahay heesta mcnika bdan ee ah *Sida Jaawe geel* ........ Waa Nin cod yaroo cod rtayadiisa si fasiix ah loo fahmo Aun Sidii uu udhintay markii aan soo xasuusta calooshaa i xanuunta wllhi ciil badanaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 4 жыл бұрын
M.saleman tubeec qaaday heesta jaawo geel
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
Hhhhhh jaawo geel tubeec leh sxb
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Sidii Jaawe geeloo Ka jarmaaday Hawdoo Jeex wada caleenliyo Jidhaan wadà biya ah iyo Siiwad....... Heesstaas miyuu tubeec leeyahy ⁉️ mise Magaca Tan tubeec qaaday mooyee hees kale Loolama bixi karo ⁉️
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@wadaniqurboneceb3459 Fanka sifiican ula soco wxba lama socotide
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@abshircarab18 Fanka Aqoon fiican uma lihide wx soo baro wllow
@mohameddiiriye2913
@mohameddiiriye2913 4 ай бұрын
Ireland reer waqooye ayaan nahay car cid ha noogu rimaato walawan
@hamdiiina
@hamdiiina 4 жыл бұрын
hestaan markii iigu horeysay aan maqlay waxay aheyd 2012_2011 qiso run ahanshaheda aan ogeyn ee wiilkii soutAfrica kaimanayey ee gabar ujeclaa aroskeda imaday markii udambeysana nabsi heka oo HIV ga kudhacaayey
@dalhadahir6972
@dalhadahir6972 4 жыл бұрын
aniguba berigaasaa igu horaysay jaalle hadan arkay inay hore ujirtay hestu lkn qisadu been ayay ahayd
@mohyadinceelhaye8843
@mohyadinceelhaye8843 4 жыл бұрын
Iskumar lee maqalnay huno😁🙏
@hamdiiina
@hamdiiina 4 жыл бұрын
@@mohyadinceelhaye8843 🤣
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay waa markii igu horaysay ee aan amba maqlo
@abdiganialas682
@abdiganialas682 4 жыл бұрын
Asxan cod miro music iyo dhan wabo oo aad ka eegtaa calashaan top 10.
@zaydjabuuti8977
@zaydjabuuti8977 4 жыл бұрын
Cabdi qadar Xasan laari raximahullah waxaan aad u xasuustaa inaan ka mid ahaa dadkii wax ka aasay, nolola aan ku arkay qaxii waxaana uu ku aasan yahay xadka Kenya iyo soomaliya liboi ..
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 3 жыл бұрын
Allah ha naxariisto ma halka ayu ku dhintay sxb
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Ilahy ha u naxristo
@axmedeyxuseen2103
@axmedeyxuseen2103 2 жыл бұрын
Masha alah 🌹
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 10 ай бұрын
Wow.❤
@khadar1133
@khadar1133 3 жыл бұрын
Heestani qisadeeda oo dhamaystiran xageee laga helayaaa
@fadumoxuseen437
@fadumoxuseen437 4 жыл бұрын
Heestan aniga oo yar baan dhageysan jiray Heestan caadi mahan markan dhageysto wax baan daremi jiray
@apdiqani9389
@apdiqani9389 4 жыл бұрын
erayadii axmad ileeye codkii cabdikhadar laarli
@bilansharaf779
@bilansharaf779 3 жыл бұрын
Cumar serbiya wll adigoo mahadsan raalina ah hadaad garanayso qisada heestan iiga faa'iidee ma xaqiiq bay ugu dhacday c/khadar AHU mise cid kale u socotay siday ahaataba waa qalbi xanuun runtii jwb ban ka sugaya hadad qoralkayga aragto
@kadarabdi.1553
@kadarabdi.1553 3 жыл бұрын
Qisada heesta sida igu maqaalka ah fanaanku gabadh ayuu aad ujeclaa magaceedu wuxuu ahaa maryan Maxamed casayr xidhiidh wanaagsan ayaa ka dheexayay kadib wuxuu kawar helay inantii oo aroosa oo la guursanayo kadib ayuu heestan qaaday FG:midha waxaa leh Axmed ileeye samatar
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 4 жыл бұрын
Waa Hees macno weyn leh
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 4 жыл бұрын
Axmed ileeye samatar heeso kale ma sameyay seerbiya?
@cabdiqafaarcabdi6022
@cabdiqafaarcabdi6022 3 жыл бұрын
Heestaan waa anti Waxay turjumaysa inqilaabkii ciro lagu dilay
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 2 жыл бұрын
Dabcan heestu way u egtahay anti waana la dareemi karaa
@adenyussuf5344
@adenyussuf5344 9 ай бұрын
❤❤❤
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Heestu way isga cadahay siday udhacayso cadada haweenka waa isga sidaas walahi bilaahi waa murugo ereyadu
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 3 жыл бұрын
Inkastood abaaliyo Ixtiraam kuleedahay Sida Aar libaax bay isha kugu gubaanoo Aaya malaha duulkuye
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 4 жыл бұрын
Heestani waxay ku jirtay riwaayadii murugo iyo macaan waxa lahaa abwaan axmed saleebaan bide
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 жыл бұрын
Kumeey jirin riwaayaddaas heesta waa qiso dhab ah
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 2 ай бұрын
Heestan kuma jirin riwaayada murug iyo macaan Ee Axmed saleeban bide laha waa hees gaar ah waxa alifey abwaan Axmed ileeye Samater
@roodaabdi4908
@roodaabdi4908 3 жыл бұрын
AUN WALAHI WAN QIRODA MAN DHAGSTO
@saidsalah9389
@saidsalah9389 4 жыл бұрын
Abwaanka Heesta Curiyey magaa ku qoran miyaa?Axmed Ileeye?Waxaan weydiinayaa Cumar Serbia,Riwaayadii ay ku jirtey maxaa la oran jirey?
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
saxib ruwayad kumay jirin jacayl uu gabadh u qaday fananku ayey ku sabsanayd o gaysiis ereyada axmed ileye samatar
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
Waxaan ka codsaa inaad joojiso video yada siyaasada aad bilaawday hadey suurta gal tahay
@shabaanahmed2012
@shabaanahmed2012 4 жыл бұрын
Heeso heesihii hore iga dheh! Kuwan imika boqolkiiba hal ayaad ku arkaysaa wax kugu qanciya eray iyo codba waaba haddii lahelee bal erayada dhumucdooda aad udhuux.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Dani Doofoofoow SSC Ha Sheegan
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
AUN
@mohamud1588
@mohamud1588 4 жыл бұрын
cajiib
@Theking24h
@Theking24h 5 ай бұрын
codkani waa cabdinasir ma aha cabdiqadar
@guureguurre338
@guureguurre338 4 жыл бұрын
Waxaan layabaa ragga gabdhaha kadaba calaacalah! Si kastoo iigu wayntahay on xitaa anigu kayaabo jacayl aan uqabo gabar hadaan ogaado inaysan ijeclayn qalbigayga way ka go daa islamarkaaba
@mahadljama4578
@mahadljama4578 3 жыл бұрын
Adeer aduunka sidaas ah hadaan gabar la jeclaan ma rag baa la jeclaan lahaa
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Sxb anigaa kula mid ah. Si kastoo aan u jeclahay haddaan dareemo ineeyan i jeclayn khadkaan ka saaraa.
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
EREYADA ABWAANKII REER SOMALILAND AXMED ILEEYE SAMATAR.
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Ma waxaad ka waddaa Iidoor buu ahaa?
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 10 ай бұрын
@@Wonderer224 hooyadaa iidoor was uskagyow
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 4 жыл бұрын
K
jekey_Binti & C-Khadar
10:20
Jekey Jk
Рет қаралды 125 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 47 МЛН
Cabdi Qadar Xasan Xuseen hees cajiib ah
4:11
Badbaado Bulsho
Рет қаралды 22 М.
Qoortaada Dheere
8:56
DurBaan - Topic
Рет қаралды 2,2 М.
WARAYSI XASAN ADAN IYO SAHARA AHMED IYO KHADRA DAAHIR 2014 HD
26:50
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 151 М.
Maxamed S Tubeec  iyo Laxankii Daraadaa muxubooy
12:00
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 100 М.
Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis
25:20
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 210 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Amar Alle by Abdikhadar Hassan Qaraami Kaban
11:18
Socdaal Photography
Рет қаралды 22 М.
Hibo Nuura & aun Cabdikhadar X  Laari | Gugeena Samadee | W Lyrics
8:19