ISR4IL OO AFKA FURATAY + XISBULLAH OO WACDARO LA SOO BAXDAY + IRAN OO ...

  Рет қаралды 64,745

HBN Online TV

HBN Online TV

Ай бұрын

ISR4IL OO AFKA FURATAY + XISBULLAH OO WACDARO LA SOO BAXDAY + IRAN OO GASHAY DIYAAR GAROW LEH.

Пікірлер: 61
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v Ай бұрын
Alaha burburiyo yuhuda iyo inta tagertaba amin❤❤❤❤
@Alihassanissack-pl7ce
@Alihassanissack-pl7ce Ай бұрын
صلوا علي الحبيب
@Cabdicasis-iq4tw
@Cabdicasis-iq4tw Ай бұрын
Asc guul Guul
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
Thnks HBN
@khaackhaac989
@khaackhaac989 Ай бұрын
mawliid wararkagu waa lagu kalsoonyahy guuleyso masuul
@cumarsaciid9283
@cumarsaciid9283 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@muxumedamir
@muxumedamir Ай бұрын
❤❤❤❤
@MohamedIssa-ej1rf
@MohamedIssa-ej1rf Ай бұрын
Musliminta gusha Allah hasiyo mamulka yuhudana Allah haburburiyo
@geesabadane7415
@geesabadane7415 Ай бұрын
Welcome
@sadiohirsi8508
@sadiohirsi8508 Ай бұрын
Mashallaah Muwliid wariye ruug cadaa ah warliisana aan lagu caajisin.
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 Ай бұрын
Guuleysta.
@OmarOmar-mi9dt
@OmarOmar-mi9dt Ай бұрын
Asc HBN TV
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Ай бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@guuleedraage8486
@guuleedraage8486 Ай бұрын
Thanks
@Garyaqaan123
@Garyaqaan123 Ай бұрын
Guushaada baqdin baa lagu daraa. Israa'iil gudkeeda ayaa biyo ugu galeen. Meel ay ka baxdo ayey la'dahay.
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Hadiloaqonsado dawladbuxda waxayhaliskunoqonaysa xalka 2dawladod? maxaykawada Linda hadilaqonsado sowixilarabay mahan oxita maraykan shegay inudonayo? mise waxaykawaden waxa maxamud cabas lagumasabido akale?
@abdulkadirahmed3301
@abdulkadirahmed3301 Ай бұрын
Guul inshaAllah ❤❤❤
@CimranDigale
@CimranDigale Ай бұрын
Aad ayaan u xiiseeyaa wararka HBN ONLINE TV
@YasserAA93
@YasserAA93 Ай бұрын
Ax ax Arsenal 😢
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
ILLAHAYOW UMMADA ISLAAMKA U GAR GAAR AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@user-rs6jp8vt8k
@user-rs6jp8vt8k Ай бұрын
Hbn asal
@CaaydaJr
@CaaydaJr Ай бұрын
CAAN KUSALINO XABIBKENA MUXAMED SCW SCW 💯💯
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Qaza ! Haddii ‘ibnu‘aadamka- Oo dhan idin ilaaween ! Muslim &- Gaal Allaah idinma ‘ilaawin , Suga insha Allaah ,
@jamalqasim128
@jamalqasim128 Ай бұрын
❤❤❤❤😊😊😊😊😊
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c Ай бұрын
Allha guleeyo xamaas iyo xisbulah guul garsii dhulka hala simto sahnuuniyada israil waxgumadysa allw jabi sahnuuniyadan
@markcaa2942
@markcaa2942 Ай бұрын
Isreal haday qaado laguma raacsana wayse qaadi kartaa waixii kayimaadana waalaga difaacayaa What a game Waanku difaacaynaa markasta
@KhafarBare
@KhafarBare Ай бұрын
Asc mawlid sxb ❤❤❤
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 Ай бұрын
habartaa gacanta taagi gacanta kaa goday mareykane allaha soo qabto yuhuud isgaa meesha ku haayo
@crisaaq3877
@crisaaq3877 Ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin aamiin 🇪🇷 🇹🇷 🇸🇴 scw scw scw scw scw scw scw scw free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin aamiin 🇪🇷 🇹🇷 🇸🇴
@abdijamahayd1891
@abdijamahayd1891 Ай бұрын
Ascw Soo Gabiy Xayasita
@user-qv2pt3vd4t
@user-qv2pt3vd4t Ай бұрын
Waa hubaal in USA. CODKA DIIDMADA UU SAARAYO. ISRAIIL MAJIRTO WAA WAA .MUNAAQIINTA. USA.
@AdanWalli
@AdanWalli Ай бұрын
Mareeykanka ilaahey afka ha uqabto malinta bari ah
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
Allaah ha jebiyo sahyuuniyada iyo wixii taageeraba
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
❤❤❤Mowliid warkaada xiiso ayuu leeyahay maanta..gaar ahaan Qasaaraha Israel 🇮🇱 ee xisbullah ay u geesatay
@ashaomer4235
@ashaomer4235 Ай бұрын
Golayso Palestine will be free insha Allah
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 Ай бұрын
Maraykanku wuxu qaba inaytahay inuu aduunka mamulo lakiin dadkisa gajo haysa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 Ай бұрын
Caawa rajadii an kalaha ciyaarta kubadda cagta baad soo nooleysey
@SakariyeSanwayne-gy5st
@SakariyeSanwayne-gy5st Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤HBN waan idin salaamay dhamaan bahda HBN
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 Ай бұрын
Wariyahan warkiisa mooye midkale waqti ma siiyo
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Walahi Israel cunaqabateb diyaarad aya lasaari
@CumarAqli
@CumarAqli Ай бұрын
JAWAABTII IRAAN KUQAADAY. ISRAAIIL. WAXAYAHAYD MIDSAXA
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x Ай бұрын
Jarmal waa lagumateyay ee xishood fagara yasha ha ka hadlin
@cumarxogbadane6064
@cumarxogbadane6064 Ай бұрын
140 haday sheegaan 1 waxaad ku darsataan 0
@nuurahmed8180
@nuurahmed8180 Ай бұрын
Guul insha allah
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Turkey af umbay hayan
@Garyaqaan123
@Garyaqaan123 Ай бұрын
Hadii aad bisad qolku xirtid dabadeedna aad uleysid, naftu waxay ku qasbaysaa in ay iska kaa celiso. Waa waxa kala haysta Isra'iil iyo Falastiin.
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Hadiba ladifacaya awel horaba Israil kaligen aya werar qaadi
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Wa sucuudiga ayu u socda malaha Romario😂😂😂😂😂
@mahadahmed5914
@mahadahmed5914 Ай бұрын
Nin la gumeysan jiray ilaa awoowayaashiis hadana gumeyste difaacaya waa la yaab!!!!!!!
@xasanAliAhmed-ss6bb
@xasanAliAhmed-ss6bb Ай бұрын
Turkiga waa munafiqiin
@SakariyeSanwayne-gy5st
@SakariyeSanwayne-gy5st Ай бұрын
Waxaan idinkala socda dds gobolka shabeele degmada mustaxiil
@jamiilaibraahim2228
@jamiilaibraahim2228 Ай бұрын
Yuhuudu dhaawac mooyee dhimasho ma sheegan nacdali kortay waa burburkodii 😡
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 Ай бұрын
Xildhibaanada mareykan cawaansanaa maxaayeelay hubka uu mareykan Israel siinaayo inay dadka reer falastiin lagu gumaado sooma'aha sababta loosiinaayo hubka maxay tahay ayaga oo og sababta ay uleeyihiin hadalkan bilaa xigmada ah😮
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 Ай бұрын
Waa been iyo khiyaamo dagaal intaba Eran waalala dagaalaya,ka garo waxaad doonto soo samee waanku difaacayaaye
@user-ir7ll8ji3t
@user-ir7ll8ji3t Ай бұрын
❤❤❤❤
@mandeqlivetv3790
@mandeqlivetv3790 Ай бұрын
MAR KASTA WAA LADIFAACAYAA WAANA ISKU DAN
@AbdiazizJimale-vk2bw
@AbdiazizJimale-vk2bw Ай бұрын
HBN waan iindasalami
@calishaakir8966
@calishaakir8966 Ай бұрын
DIYAARADAHA AY JOOJIYEEN WAXAY CADAYNAYSAA INAY DIYAARIYEEN WEERAR LAGU QAADAYO IIRAAN IYO MUSLIMKA KALEBA. BAL EEGA WAXAAS OO WADAN EE ISKU MID U HADLAYA.
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Ай бұрын
Natanyaahu waxa ku dhacay khalkhal, labada wasiir ee Jarmalka iyo Ingiriiska marka uu ka leeyahay Xamaas cadaadis saara, ma waxa uu moodayey in ay ka socdaan Carabta? Ninkaa khalkhal baa ku dhacay ee ha la ogaado!
@Hodaneey
@Hodaneey Ай бұрын
Ya rab masiibooyin u soo dir yuhuud dumisa garoonada laga duqaynayo iyo daadad qaada magalooyinkooda si ay uga cararaan Gaza. Habaara walal balayad baas si kale,ma awoodnee
XARIGA ICC EE NETANYAHU IYO GEERIDA MADAXWAYNIHII IRAN
20:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
【獨生子的日常】让小奶猫也体验一把鬼打墙#小奶喵 #铲屎官的乐趣
00:12
“獨生子的日常”YouTube官方頻道
Рет қаралды 112 МЛН
Surprise Gifts #couplegoals
00:21
Jay & Sharon
Рет қаралды 33 МЛН
The Noodle Stamp Secret 😱 #shorts
00:30
Mr DegrEE
Рет қаралды 61 МЛН
Зу-зу Күлпәш. Стоп. (1-бөлім)
52:33
ASTANATV Movie
Рет қаралды 1,1 МЛН
“You Advocate For The DEVIL” Professor DEFENDS Dead Iran President Raisi
52:31
Piers Morgan Uncensored
Рет қаралды 93 М.
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 13 М.
DEG DEG: IRAN OO WEERAR CULUS KU QAADAY ISRAEL KALA BAX
25:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 140 М.
WARARKII U DAMBEEYEY IRAN + DAGAALKA QASSA/ISR4IIL + RAFAAX + YUKRAINE
28:34
Primary school offer day: All you need to know    ...The Standard podcast
6:06
DEG DEG: WAR CUSUB OO KA SOO KORDHAY GEERUDA MADAXWEYNIHII IIRAAN
9:55
WAR DEG DEG AH NINKII XASKISA GUBEY OO REYSAL WASARAHA XAMSE DIL KUXUKUMAY
13:48
The real baby bowl#nico #funny #smartnico #dog #cute #magic
0:18
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 24 МЛН
Left or Right ?? (Toothbrush Battle!!)
0:30
Dental Digest
Рет қаралды 8 МЛН