ISRAAIIL OO CAAWA KA QAYLISAY IN TAANGIYADII KAGA DHAMMAADEEN DAGAALKA QASA

  Рет қаралды 43,513

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

ISRAAIIL OO CAAWA KA QAYLISAY IN TAANGIYADII KAGA DHAMMAADEEN DAGAALKA QASA
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 120
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d Ай бұрын
Ilahay ay swt Nataniyaahu iyo wxii taageeraba eber haka dhigo jab iyo halaag Rabbi haku rido Reer Qazza Alalah ha u gargaaro wll iyo ehel midna m haystaan 😢😢 Abowe adiguna waad ku mhdsnthy inaad noo Soo gudbiso akhbaaraha kala duwan❤❤❤❤
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
yuhuud hoog iyo ba iyaguu u danbeyn ishaaallaha
@abdullahidahir9394
@abdullahidahir9394 Ай бұрын
Aloow kaa aqbal ducadaas
@abdullahidahir9394
@abdullahidahir9394 Ай бұрын
May dhamaanine ilaahay ayaa barakada ka qaaday
@MohamedSuldan-bb5ng
@MohamedSuldan-bb5ng Ай бұрын
❤❤
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad Ай бұрын
Marka Malin kasta 6 la gubo miyayna dhamanayn karayashu waa tabtii hubkii somalia u dhamaday phalastin guul bay gareen
@user-uq6pe6yh4s
@user-uq6pe6yh4s Ай бұрын
Shacabka carabta inta badan way tageersan yihiin lakiin xukaamta ayaa korka muslim ka ah hoosna gaalada la jira dhiiga falastiina aan dan ka lahayn ilahay xukaamta ĥaynaga bedelo falastiina guul inta aduunku jiro alle ha siiyo aamiin aamiin
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 Ай бұрын
Asc.mawliid. xaaji.iyo.qumanaha.HBN
@ibrahimahmed414
@ibrahimahmed414 Ай бұрын
Asc hbn.waxanlehay anigu dadkanocasa ee carab iskushega mahacarabe wa in laradiyo asalkisa wuxunoqondona yuhudi
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 Ай бұрын
Waa.boqol.yahuuduye.naato.ayaa.biirineese.barqo.igu.magareen.
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 Ай бұрын
Heselwasaraha.israail.aniga.daamur.karkaray.ayaa.kuridilahaa
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Ай бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@هناءمحمد-ل4جي
@هناءمحمد-ل4جي Ай бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''"'''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God.. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~~♡♡♡;~~~: ~:~¡~¡~¡،~;I.i.i.i..i.ii... i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛..˹˛˹˹˛˹˛˹˛.;!|];&&;&;&;&🎉😢😢😢;%;&&;;&;&،.،
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e Ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@JimacaleIsmaciil
@JimacaleIsmaciil Ай бұрын
Ilahay/hayilajirro
@hallo7507
@hallo7507 Ай бұрын
Alahayow awoodad ku burburi israaiil. allow hubkooda ka dhig kuwo aan shaqeeneen iyo kuwo la burburiyo. allow u hiili reer falastiin
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r Ай бұрын
MOWLIID SALAAN SARE
@XamdiCumar-v6k
@XamdiCumar-v6k Ай бұрын
❤❤❤ falastiin
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam Ай бұрын
Ilaahey ha guuleeyo Falastiin
@user-by3go1le3i
@user-by3go1le3i Ай бұрын
,, ,xxx
@zahraabdigulled1707
@zahraabdigulled1707 Ай бұрын
Allah ha guuleyo walalaheena reer Falastin way guleysatay gabadhaas waxan la ilmeyay arinta gabadha intaas ayay gushu ku jirta haday aqbali lahayd in ay dhiigto ciimaamada waji gabax ayay ku noqon lahayd Allah ha barakeeyo mamulaha guud o gabadha garab siyay
@jimcaalecaafi1108
@jimcaalecaafi1108 Ай бұрын
waxay ilatahay ninkaas inuuyahay shaqsi damiir.laawe ah oo ilaahay sharaftii kaqaaday
@abdullahidahir9394
@abdullahidahir9394 Ай бұрын
Israaiil ilaahay kaliya umbaa wax ka qaban karo Un iyo xuquuqul insaan toona waxba kama qaban karaan
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw Ай бұрын
Deg Deg Allaha ku diilo idam Ale
@Sakariyesanwayne-o6f
@Sakariyesanwayne-o6f Ай бұрын
Habeen wanaagsan bahda hbn
@YassinMohamed-mq7bx
@YassinMohamed-mq7bx Ай бұрын
Waa camiil u shaqeeya israail
@barlinjama8423
@barlinjama8423 Ай бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم و به نستعين علي أمور الدنيا والدين و صلي الله عليه وسلم الحمدلله رب العالمين Macalinka wuu Xanuunsanyahay ! Allaah ha Caafiyo! في أمان الله
@user-ne4mj3kn6c
@user-ne4mj3kn6c Ай бұрын
❤❤❤✌✌✌💯💯💯
@user-mh2pk9cn3j
@user-mh2pk9cn3j Ай бұрын
Scw
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 Ай бұрын
waa geesid gabadhasi waxayna tageero buuxda umujisay shacabka teer falastiin ee codawgu uheshiyay lakiin waa guushi falastiin iyo burburki yuhud iyo tageradeeda insha allaah
@kaysemohamed9605
@kaysemohamed9605 Ай бұрын
asc macalinkaa halagu abaal mariyo inloo mastaafuriyo israel si uu uga qaybqaato dagalka qasa si ay muqaawamadu gacanta ugu dhigaan
@Muqtaaraxmed-hx8bs
@Muqtaaraxmed-hx8bs Ай бұрын
Waadabadhilif yahuuda
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
TAANGIYO IYO CIIDAN WAA KA DHAMAADAY SAHYUUNIYADA
@JamaadXaajicabdi
@JamaadXaajicabdi Ай бұрын
Allah ha ugargaaro
@nadranadra2130
@nadranadra2130 Ай бұрын
Gabdhaasi wax wanaagsan ayey sameysay, Allaana uhiiliyey, xaqa iyo habadhaba. Ninkaasina xumahiisui muujiyey inta shaydhaanku qalbiga uga kaadahey ayuu lamidyahay.
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad Ай бұрын
Maroko walsriil
@user-qt6zg7iu8b
@user-qt6zg7iu8b Ай бұрын
Munaafaq ayuu ahaa maamulha diidanaa Gahanna falastiin
@mohameddiriye2304
@mohameddiriye2304 Ай бұрын
Adiga israaiil maa uhadashaa waa yaab ka fiirso warkaaga
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
HBN
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 Ай бұрын
Taangiya dhamaday kulaha israil dhamaan allah tirtiro Aamiin yaa Rabbi
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 Ай бұрын
Waa.geesiyad.laguursankaro
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 Ай бұрын
Carabi inta yahuuda hoos ka ah ama taagersan aya ka buuxa wasaq duli ah waaye
@kafiabdirahman3204
@kafiabdirahman3204 Ай бұрын
Asc mawlidow kan waxan u arkaa mid neef ah oo aan waxba la nooleyn
@XamdiCumar-v6k
@XamdiCumar-v6k Ай бұрын
Kaas waa la dili lahaaa
@AbdirashidTiffow
@AbdirashidTiffow Ай бұрын
She good 🎉
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
Bakhdaa ayaa laga saaray yuhuudka xunka ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@FadumoIbrahim-eh9nc
@FadumoIbrahim-eh9nc Ай бұрын
Wataageeraha yuhuudaninkas
@abdullahimaxamed5581
@abdullahimaxamed5581 Ай бұрын
Mawliid waxaad tiri ganacsade wayn baa ladilay haddana bishaar baa ladilay haddana butin baa tiri inla dilo buuku sigtay
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid Ай бұрын
Shiino indho shurunshuur dad uu heshiisiiyey nabad kumaseexan-doonaan.
@Godir9752
@Godir9752 Ай бұрын
Anigane waxan layabanahay 3bilod ayan maqleyna khillafkoda hase ahetee gormey kharxidonta khilafkodan
@user-np2ut9mk9o
@user-np2ut9mk9o Ай бұрын
Ninka diidey calanka Falastii waa dabadhilif yahuuda Alle yaa amaal marindoona Aduunka iyo Aakhiro
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 Ай бұрын
Hiraban fyla hbn. All
@user-ys9pm8gs2p
@user-ys9pm8gs2p Ай бұрын
Gabadhu waa fariid geesiyad waana guulaysatay Ninkuna malaha yahuuduu jacelyahay isagaa sharaftii iska qaada
@abdopharmacieabrora9833
@abdopharmacieabrora9833 Ай бұрын
Assalamu caleykum Waraxmatullahi wabarakatuh Ninkan mahin muslim Yahudi labbaxey magac maxammad weyyan dad ba kuqaldeyya magac
@user-qz8nt3ij2m
@user-qz8nt3ij2m Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Xaqa hadii madaxa looga istaaqa Lugaha ayaa jawaaba, Dufkubaxa wixii diidan inloodamqada Falastiin Gabadhaas Ninka diiday inuu gudoonsiiyo Shahaadada Rucbi iyo argagax ayaa ubillowday amnigiisana khatar ayuu kujiraa Allaah ayaana uga hiilliyay Gabadhaas FALASTIIN ALLAAH HA GUULEEYO
@abdoaga5222
@abdoaga5222 Ай бұрын
أسلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشآءالله أن هذا لاءم الاءحمق خبث نفس لا يجوز أن ياءات مثل هذا مكان
@diinimohammed724
@diinimohammed724 Ай бұрын
Wrong guy an Right time
@Cheickahmed-wg2bu
@Cheickahmed-wg2bu Ай бұрын
AXMED JOHAR BAHDA HBN WAAD SALAAMANTIHIIN. DJIBUOTI: NINKAAS GABADHA BAHDILAY WAA IN SHAQADA LAGA FADHIISIYAA
@user-bz9qo8de1n
@user-bz9qo8de1n Ай бұрын
Walaal waan ku samayaa. Waxana ku sheegayaa in uu yahay caqli gaab aan lahayiin damper.
@naam9190
@naam9190 Ай бұрын
Morocco wadan mahn waa munaafaq wadan muslimna oma eka
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t Ай бұрын
Maroko shacabk uun baa 🇪🇭taageerta lkn dawladiu saxiib bay yuhuudu la tahay
@MaxamuudAxmed-qd8pz
@MaxamuudAxmed-qd8pz Ай бұрын
Anigu waan dililahaa Saxilb kasso kale inuu sii noolaado maaaha
@IBRAHIMALI-ce8hd
@IBRAHIMALI-ce8hd Ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉
@XoogsadeNinWaxbadanog
@XoogsadeNinWaxbadanog Ай бұрын
Waa in laxidho shaqadana lagacayriyo
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 Ай бұрын
Mawliid xaflada gabadha athi xitaa wadqiirotey Warki xitaa wad geftey cimamada qadiyada
@MowlidahmedNur
@MowlidahmedNur Ай бұрын
I laahow waad aragta yuhuud
@JimacaleIsmaciil
@JimacaleIsmaciil Ай бұрын
Warka/fastii/waa5iy6kooxood
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km Ай бұрын
guuul guuul xamaas
@CraxmaanXasandaahir-f8d
@CraxmaanXasandaahir-f8d Ай бұрын
Waa yuhuudi qaesoonaa waa alle inuu fashimo
@mohamedadde5533
@mohamedadde5533 Ай бұрын
qofka diiday inuu guddoonsiyo gabadha abaalmarinta waa qof sahyuuni ah ama sahyuuniyda amar ka qaato ama in la handaday
@hindarooble4075
@hindarooble4075 Ай бұрын
Waa in uu magaca maxamed na iska badalo oo uu noqdo qoloda uu raacay😮
@DUGOWABDULLAHI
@DUGOWABDULLAHI Ай бұрын
gabadas wa gesiyad islamah runah madax baddan oo Islam sheekta ayay kaficntahay
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
Manta 10 bi idnill Allah an kabasho lehen Ya Rab naga farxi malinkasta 10xata ma oga dareyso cirkana nasri kasij baahida kasaar aloyadkoda idil burburi kooda wax jajusa ka indhosaab iyo duqeyntoda
@fatimafarah2535
@fatimafarah2535 Ай бұрын
Uma Abdullah Asc Ilaahay ha guuleyo shacbka faladtin kuwa la jira cadowga Islam Ilaahay ha tuso xaqa Ilaahay ba uhinlinay dadka walaalehen aha kasinan waxaba mayeelin ducufkiisa ayu umada tusay wbt.
@abdidirie6413
@abdidirie6413 Ай бұрын
Ninkaas waa yuhud iskqarin amma waa jaajuus u shaqeeya yuhud
@user-rz6sg6ii1u
@user-rz6sg6ii1u Ай бұрын
Inint waxa odhnka wagesyad Sad halotagero
@hersihussein3388
@hersihussein3388 Ай бұрын
Ninkaas Waa in shaqada laga buriyo wasaqa
@mohamedhusseinabdi9068
@mohamedhusseinabdi9068 Ай бұрын
Profisoorkaas wa duyuuus
@user-pe9id8hv1h
@user-pe9id8hv1h Ай бұрын
Waa dulmi ladulmiyey gabadha kow tan labad bahdilaad lagulsdhaq may falastiin sharafteda balse waxamahad san gabadha oogeesi ahkuna atkeysatay mowqifkeda
@aliyonissougal964
@aliyonissougal964 Ай бұрын
Waxa u ah eyga yahuuda
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 Ай бұрын
Marooko shacab nafta quura maaha boqortooyadan sahnuuniyada ee ku habsatay ayay iska kicib lahaayeen
@cabdiqaadirqarbe
@cabdiqaadirqarbe Ай бұрын
Ninkaas waxaakudhacaydacif
@calasyasin2482
@calasyasin2482 Ай бұрын
Waa khakhsiyad xumo waxkale ma,ahan
@calasyasin2482
@calasyasin2482 Ай бұрын
Mahadsanid mawlid
@mohamudbishar2409
@mohamudbishar2409 Ай бұрын
Aniga waxey ilatahy ninkaas waa doqon shaqada in lagaceyriyo ayaa haboon kaas oo kale in uu dad wax baro sax maahan
@user-fr6mo3nq6r
@user-fr6mo3nq6r Ай бұрын
Midka diiday wa munafiq kansiyayna wa mu min gabadhuna wa mu minad
@Ubax24
@Ubax24 Ай бұрын
Arabi ineey ahbaleeyn tahay beey ka macno tahay awalba wan ogeeyn in arabii dadnimo laheeyn aboow calacalka iga daa arabii waa nagee
@HappyFireDragon-cz2bu
@HappyFireDragon-cz2bu Ай бұрын
Waa uuku saxaanyahah
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Tangiyadan so dad lamadhamaanin
@user-fr6mo3nq6r
@user-fr6mo3nq6r Ай бұрын
H b n sidan u helnay b b c iyo v o a bentoda wanka resany mowlid mm cade wan idin mahd celinyna
@Mascudyare-ng4dd
@Mascudyare-ng4dd Ай бұрын
Mowliid ninkan diidey calanka falastiin waa maxkamad lasootaaga ?
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 Ай бұрын
Maalin dhoweyd wargeys Frances ka kasoo baxa ayaa warbixin lagu dabaacay waxaa ciwaan looga dhigay Israel oo aroos kula jirta Morocco oo haatan shahrul casal ku guda jiraan yacni Israel wexeey Guursaday Morocco 🇲🇦
@omarabdirahman90
@omarabdirahman90 Ай бұрын
Waa dhibaatada dalalka islaamka haysata
@Baareey
@Baareey Ай бұрын
Aniga waxay ilatahay ninkaas khalad ayaa gabadhaas ku sameeyay iyo dhammaan ree falastiin marka khaladkaas uu galay awgii waa in shaqada laga cayriyo
@abdimahadhussein3782
@abdimahadhussein3782 Ай бұрын
RUNTII ARANKA GABADA WAN LA ILMEEYAY GUUL AYA N URAJEYNAYA
@user-tu2pt6cc2x
@user-tu2pt6cc2x Ай бұрын
Xaquhadii.afka.laga.awdo feeruhuukadilaacaa.
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Ай бұрын
Wax khatar ah oo uu kusugan yahay ma jirto ee wuxuu wadaa beentiisii
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad Ай бұрын
Karayasha markay xamaas dhamayso sidee phaladelfiya u joogayaan .alyaasiin oo cabsi cabsi ah baa Kaga horeeya yuhuud Xaalku carar maxa dhama bay ku noqon
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox Ай бұрын
Maroco 😢usa ama İsrail basaor la sina hadey shacabka ama dolada ka goantahay qadiyasa falastin xilaka ha ka qadan odayga gudonsiya bilad gesnimo qsaga iyo gabadha ha lasiyo
@AhmedAli-ut7pc
@AhmedAli-ut7pc Ай бұрын
Cimri tagey ceeb laguma sagootiyo odeygaas marookaanka ah waa ceeboobey waana damiir laawe duf ku bax
@zeinabsheikh-rr7dk
@zeinabsheikh-rr7dk Ай бұрын
Sidaad moodeysaan ma ahan stomach ogidiin marooko qebkamida waa yahuud marka ninku wuu abtirsaday ee halayaabina
@deeqawliyo293
@deeqawliyo293 Ай бұрын
Waxa.cabsi.galiyay..inay.maroko.tahay.aroos.waatii.dhawn.lagursaday..waxa.kucad.munafaqnimo
@walinuur-2905
@walinuur-2905 Ай бұрын
Ninka gabadha diiday inuushaadada gudoonsiiyo calanka falasdiin dartiis waa yuhuud isqarinaaya
@hamdiali7190
@hamdiali7190 Ай бұрын
Marooko qayb badan oo kamiide damiir bini aadanimo iyo islaamnimo mid maleh marke ninkaasna waa mid kamida kuwaas duloibay. Sidaas bay ila tahay anija.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 48 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 42 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 67 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
ILHAN OO SI LABAAB LEH U DIFAACDAY SHACABKA FALASTIIN XOG CULUS
22:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 22.08.2024
20:12
WS Somali
Рет қаралды 10 М.
Mehdi Hasan at the Muslim Leadership Dinner
12:23
Muslim Council of Britain
Рет қаралды 98 М.
WARARKA SOOMAALIDA: GALGADUUD + PUNTLAND + SOMALILAND/SSC KHAATUMO
13:04
Ей разбили нос!😭
0:59
Petr Savkin
Рет қаралды 3 МЛН
Dancing Into Ai World (Audrey)
0:19
Hugo Valentin
Рет қаралды 24 МЛН
телега - hahalivars
0:58
HAHALIVARS
Рет қаралды 1,7 МЛН
Переродился ребенком в ненормальную семью 😰 #фильмы #сериалы
1:00