Israil Darteed O Marooko usameysay Arin layaab leh| Natenyahu & Wasiirkiisa O Gafuurka isu tuuraaya

  Рет қаралды 38,187

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Israil Darteed O Marooko usameysay Arin layaab leh| Natenyahu & Wasiirkiisa O Gafuurka isu tuuraaya| Dowlada Somalia O prank nagu sameysay
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 114
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@maryanyare1323
@maryanyare1323 2 ай бұрын
Asc sheekh koorsada aaaway jazaakumullaahu 😢
@maryanyare1323
@maryanyare1323 2 ай бұрын
Asc sheekh koorsada aaaway jazaakumullaahu 😢
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 2 ай бұрын
Wey kubqal dan yihiin mana han dhiga in lafu da deysto 😢😢
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 2 ай бұрын
Dadka qar Waa diicif Marook ilaahey ha bahdilin binaadanku Markey ka lexeden Allena waa duleya alhu akbar Subxanalahu❤️❤️❤️❤️❤️
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 2 ай бұрын
Walaalow dowalad majirtee ilaahay somaali haugargaaro. Halaskuduceeyo intasamuhimah
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 2 ай бұрын
Maalin ayaan la kulmay Gabadheyda teacher Teda waa moroco waxaay dhiigta islam school waxan lehen meet markan dhameynay ayaan uduceyay Palestine walaahi hadan fahmay waxaay igu soo Cecelisa anaga dhan halmar amiin waan ka wayay walaahi manta soo xasuustay maba rabto yab hada walaahi xasuustay
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo reer falastiin 🇵🇸❣️♥️
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 ай бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا فلسطين نصرا عزيزا اللهم امين
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 ай бұрын
Asc Dulmi Diid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedfarah8070
@mohamedfarah8070 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Walaal dhinaca dawladda soomaliyeed dhiigga qofka somaliga ahi wuxuu la yahay dhiig kaneeco ilaahay dartiis ayaan kugu weydiisanyaa inaad ku dhawaaqdid kacdoon dhallinyaro soomaliyeed oo waddanka isu fura oo hal hoggaan leh arrintaas awoodeeda iyo aragtideedaba waan kugu arkaa allah haku xifdiyo السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ال
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 2 ай бұрын
ASC.Mansha Allah waad mahadsan tahey Shekhow EN Dawladda Marocko qaxa khasbaya imaradka oo dabada ka rixaya iyo Mareykanka marka layab malahan oo waa dawlad lotaliyo
@fataha1
@fataha1 2 ай бұрын
Waqtigii Ilaahay uu Dadka kala Saarayey Ayaa la Joogaa Ilaahay diinteena ha Nagu Sugo walaahi waa Cabsi حسبًا الله ونعم الوكيل 😢
@abukarmahamud
@abukarmahamud 2 ай бұрын
Israel hadee carab heesan falastin saas ma ugumaadi laheen carabta ayaa garabsiise waa nasib daro iyo wax laga xumaado
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
ummada allaha kaalmeeyo dowlad ma jirtee hubkana iney shacbiga qaataan baa fiican ethiopia maba isku fiicani buu dhahaayee xasan hadane see hub uga soo gadatay
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 2 ай бұрын
Tani dowlad mahe ilaahey dowlad ha inadiiyo❤️🇸🇴🇸🇴❤️
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 2 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@shamcena7314
@shamcena7314 2 ай бұрын
Waa cadowga Allah indhaha qalbiga ayaa xirmay
@shshariif3931
@shshariif3931 2 ай бұрын
Awalba hubkaas HG aa loowaday si eey Mareexaan ugu laayaan lkn waa Ilaahey mahadiis hadey gacanta kudhigeen ee yeysan iskadhiibin oo cadawgooda ha iskaga celiyaan
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 2 ай бұрын
Haa Mnshaalh
@hibo7569
@hibo7569 2 ай бұрын
Il n'y pas un ETA Somalie que d’Allah aide le peuple de Somalie 😪😪🇸🇴🇸🇴🤲🤲❤️‍🩹❤️‍🩹👁👁☝️☝️☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mustofaibrahimdiriye4247
@mustofaibrahimdiriye4247 2 ай бұрын
Thanks akhii waraaka
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 ай бұрын
Allow sidaad farcon aad uhalaagtay rabiyow kuwaan dadka iyo xoolah geedah dhagax gubayo ilaahay halaagooda na tus yaa rabi
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Musiibo.hakudhacdo.nataniyaahu.&.inta.kuxeeran
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 ай бұрын
Waa mooriyaan dowlad ma ahan dadka soomaalida qiimo ma leh ilaahey dowlad caadil ah ha keeno aawey dowlada subxanalah
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 2 ай бұрын
allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏
@ZakariyeCabaas-s6g
@ZakariyeCabaas-s6g 2 ай бұрын
Usaal waa dowlad danteda fiiri sanayo wllhi marki runta laga hadlo kolay anagu shacab banu nahay laakiin waxba wax badana qaban karna laakiin siyasi caloshi ushaqayste ba dadkayna sidan baday😢
@abdirahmanabdi4518
@abdirahmanabdi4518 2 ай бұрын
Stupid leaders talk stupid things.
@yaxyedulyar1821
@yaxyedulyar1821 2 ай бұрын
Sh maxamed adoo mahadsan barnaamijka noo ga dhig 3 asxaabey kawarama arrintaas
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 ай бұрын
Marooko madax weeynaha hada heeysto inshallah mid ka fiican oo uhiiliyo muslimiinta
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 2 ай бұрын
ASC.Mansha Allah Dulmi Diid Allaha idin Xafido dhamantin EN dawladdu waa dawlad labacanleyneysa oo isku yacsan benhawasyal weyan dawladkushegani ewaxa aan Shacabka ku borinayaa wadankina ilashada oo difacda oo isku tashada dawlad Somaliyeed mesha kama jirte Shacabow fashiga ka kaca oo isxoreya Kina dhinta iyo kunna dhawaca ahba dawladi dan idinkama lahan ee intad midowdan wadanka adhaqaqa oo badbadiya Wabilah tawfiq
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 ай бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 2 ай бұрын
Shiikhoo so ducee wa la yaabey
@cabdicali8952
@cabdicali8952 2 ай бұрын
Runtii xukuumadan xasan guurte guurte. Iyo kooxdan u samaystay. Lagu masheegi karo. Dawlad. Waa koox. Danaystayaala u adeega shisheeyaha. ... maye kuwii qabyalada ku tageerayay. ...ee kanafsi galay madaxwaynihij. Kor usoo qaaday dawladnimadii somaliyeed cajiib
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 2 ай бұрын
SHUKRAN AKHII
@Aragsan192
@Aragsan192 2 ай бұрын
War fiican waye
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 ай бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Ilaheey.qabasho.daran.haqaboto.inta.uhiilisa.sahnuniyada.baaabi.inee.caruuraha..dumarka.xaamilka.
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Sheekh.dowlad.miyaa.ka.jirta Waan kudanbaabaa.hadan.somaliya.ayaa Dowladka.jirtaa
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 2 ай бұрын
Waa falaalnimo. Hadayba Maroko sidaa yeeshay way soo bixi wadamo badan oo carab ah. Oo damiirku ka dhintay
@saraa470
@saraa470 2 ай бұрын
Marroco illahay sharkeda haka qabto muslimiinta waxaan maqlay hada ka hor dad badan oo marokan ahaa oo iimamo masjid iska dhigijiray baa markiii danbe isra iil u waregay subxanAllah
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 ай бұрын
Somalia hadii cunaqabateynta hubka laga qaaday Maxaa diyaara loo soo saari waayay oo loo soo tahriibinaa Ha iska ganacsadaan dowlada
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Sheekh ha iloobin MAROKKO 1 million oo yuhuud ah oo morocan ah ayaa ku nool
@abdif1256
@abdif1256 2 ай бұрын
Walaal 5000 oo yuhuud ah baa ku nool.
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 2 ай бұрын
Somaliyey Bari hore ayaa loo tashaday Dad badan laakin anigu halkaygu waa Guul LGBTQ+
@KhadarToosane
@KhadarToosane 2 ай бұрын
Maxa ka sia
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 2 ай бұрын
Waa dad nool shacabkii Haday hub loo soo galiyay iyaga lagu gumooday Mar haday shacabku qaateen waa guul dawlada xasan maaha dawlad soomaliyeed ha sugina
@Kaamilwayrah
@Kaamilwayrah 2 ай бұрын
Walaal moroko waxjira maha
@farhiyoahmad9008
@farhiyoahmad9008 2 ай бұрын
Wadaadkaan mar kasta dowlada maxoo wax uga sheegaa mase in oo dacaayadeeyo ayoo lacak kusoo qaatay anika waaba yaaba nahay
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 2 ай бұрын
Sheekh xasan shiikh yaan wakhti kaaga lumin waxaani dawlad maaha
@qaalielmi4479
@qaalielmi4479 2 ай бұрын
Subxaanallaah Marokko ileeyn israaiil dhab ah sucuudiga iyo imaataadka iyo urdun ayaa qaabilsanaa arimahaas Ayaan is lahaa inay sixran yihiin Ayaan u malaynaa madax isku sheega dawladaha muslimiinta ama ay aduunya aan lahu waareyn doorteen
@azadmohawi6095
@azadmohawi6095 2 ай бұрын
Sheikh waxaa xaqiiq ah xukumadan hada joogta iney mooriyaan dhiig miirato ah yihiin bal AL shabab iyagaba ooga sii daran shacabka. Illahay umada hadhaafiyo kuwan
@NorAlaNor-tl8bl
@NorAlaNor-tl8bl 2 ай бұрын
DOWLAD MA JIRTO😅😅😅
@NuurRashid-o8q
@NuurRashid-o8q 2 ай бұрын
Ninka haysta moroco wayahud shaki kumajiro
@WasaayeQooroweyne
@WasaayeQooroweyne 2 ай бұрын
Muslimiinta wx ka khaldan ma aqaan walahi kursi jecli ayey wxs u samaynayaan😂
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 ай бұрын
Aslan waaqalad ee saxmaaha
@blackpanther8219
@blackpanther8219 2 ай бұрын
I find this Haram, especially bringing it into Mosque🕌
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 ай бұрын
Bilo aadan iskadhaafe, Xataa Xawayaanka iyo Caruurtaa ogsoon inay yuhuudu qaldantahay, Not only inay Qaldanyihiin ee yuhuudu waa dadqalato👈😡
@HawakinNur-v3j
@HawakinNur-v3j 2 ай бұрын
😂😂😂 sheikh adiga war ka. Ma dawatid miya wexe dhahday waxa so galiye hubka ganacsato rabtay ine si qarsodi ah uso galsho dowlad ogatay una gashay wadada sona waday gawaridi kuwo kale o burcad ah aya wadad u galay dhacay wexe tiri hubki ayaa laraba in Laso celsho kuwi falkas ku lug yeshayna wuxu mari dona inqab adag ee war ka so dawo 😮
@itzManha125
@itzManha125 2 ай бұрын
Shiikh hada kahor aan maqleye rerka banu israel in eey dadka dhan gumeesanah waqtigii baa la joogah madax badan oo tuug ah baa la.ceebanah allah ceebtooda ha soo saro islaamka kala gadaan muslimkeye qasabaan hasbunllah wancmal wakiil
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h 2 ай бұрын
Nacalaa Kuyaaal Yuhuud Iyo Cidii Walaal Kadhigata Ciqaabtii Ale Hakudhacdo Munaafiqiinta Haday Qarsoonaayeen Ilaahay Ayaa Aduunka Kuceebeynaya Aakhirana Kusugaaya
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 ай бұрын
😂😂😂 Xasan dhiiqo Dowladnimo iyo Siyaasad midna magaranaayo😅the only thing He knows is Sida waxloo Xado, ama loo Qiyaano, iyo Musuq Maasuq🤔🤔
@luulahmed5138
@luulahmed5138 2 ай бұрын
Magacaaga iyo sida u caytameyso waa kaaf iyo kala dheeri Wayo waad xamatay million people ayaa aqristay remember Dowlada waa dowlad Koreysay awood iyo dhakhale lahayn Be patient oo ducee
@GuuleedMahad-f4i
@GuuleedMahad-f4i 2 ай бұрын
waayaab
@munahassan6881
@munahassan6881 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedCali-ue4cz
@MaxamedCali-ue4cz 2 ай бұрын
I am the first one 👍
@N.A.M1234
@N.A.M1234 2 ай бұрын
Hassan sheikh wa madaxweyne fashil ah o shaqatag ah dad dintey War u hayn sababto ah horeybu dulki habaliha u gabtay marka ummada somaliyeyed illahayba u maqaan allow sahal amuuraha
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 2 ай бұрын
Ceeb adunka carab
@nomalice-b6g
@nomalice-b6g 2 ай бұрын
Xasan shiiq shawaab wax maisdhaman
@ahlumuxamad8691
@ahlumuxamad8691 2 ай бұрын
Waa waxii uu joornaarka farsiiska ugu lahaa waa boqorkooga natyaahu yaa caruus uyahay
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 2 ай бұрын
Wll wadmahadsanthy
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 2 ай бұрын
Carabta dad marhore isdhiibey waaye oo israil iskaga adeegato marka Reer falastiin ilaahaa uhiilinooyo Alxamdulillah weyna guuleysan doonaan bi idni laah
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 ай бұрын
Munaafiqiintenu dabadhilif ka u ah hahuuda
@hassanmohamudgacal8829
@hassanmohamudgacal8829 2 ай бұрын
Waxan beyn badanaa adeer hadalka dowlada Runta ka sheekh Hublan dowlada malaheen ee Ganacsato ka macashta dhiiga umada ayaa laga sooqabtay dowladana malaheen ee Alle ka baq
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 2 ай бұрын
Marooko ceeb ayay dhexjiiftaa
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
Moroco illahaya ha cadabo madaxwenah masibo waye ku dabesa shadan ayu yaha kuwa qasaya waa reer Moroco inshallaha kuwa gulsanay waa walaalah reer hamasa inshallaha
@suberyare8645
@suberyare8645 2 ай бұрын
Carabtu waa naaago dhamaantood waa khaniisiini ah boqorka marooco waa khaniis
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 2 ай бұрын
Shiikh hubka habar gidir ayaa loowaday xasana waa loosheega dad iyo dal midna dan kamaleh
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 2 ай бұрын
cajiib meel badaay yaa kuleh
@khadijasheikhali6955
@khadijasheikhali6955 2 ай бұрын
Waxaa muhiim jidan ah iney dowlada xooga saarto xudiudaha aina geyso ciidamo Soomaaliyeed oo ilaaliya kontrabasso hukkaan iyo waxkastoo ka imaanaya dhanka xadka.
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 2 ай бұрын
Wcs
@S.USAwg6ux
@S.USAwg6ux 2 ай бұрын
Marokanka boqorkooda xitaa wey u rukucaan umadas waka yabe
@huseinomergaab-yq9nq
@huseinomergaab-yq9nq 2 ай бұрын
madaxdamarooko.mayuhuudbaykasoojeedaan.misewaadad.dulaysan
@luulahmed5138
@luulahmed5138 2 ай бұрын
Xasbunallah wa nicmal wakiil ninkan afkiisa War dowlada runta ka sheeg hubka dowlada ma lahayn ganacsata gumada umada somaliyeed laga qabsaday Allah ka cabso Dowlada aan lugeehada isku taagi karin koraysa iyo Shacabka ha isku dirin Away xadiityadi aan ku difaaci jirtay dowladii Farmajo oo shacabka gumadi jirtay Away engineer yariisow Galal Ikram tahalil Amina ma tirin karo Allah is watching you
@MohamedOmar-z9r
@MohamedOmar-z9r 2 ай бұрын
War wadaad ayaad shega neysa dab ayaa shideysaa war illaah kacabso
@sahaalasiciid
@sahaalasiciid 2 ай бұрын
Korsooyi
@snw9257
@snw9257 2 ай бұрын
Bari abriska aad la saxibtay maamuka Marockow yusan ku cunin
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 ай бұрын
Sxb taasi way ahaatay koleey.kuli boqortooyo. Marka laga reebo kuwa gaapada ah oo ilaaliya kuwa ay isku mehdabta yihiin balse kuwa duloobay oo dariskood iyo dadkooda ka tagay oo yuhuud karaacay oo.gaalada.kuwii.ayaduhu kusoo arooreen.isku dhiibay waa kuwa shacabka islaamkaamleeyihiin suxanalaah.
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Aaway.ciidamadii. Ah oosweyne&kuwii.lagulaayey.meelihii.as.kulaayeen ciidankeeni
@Moyou562
@Moyou562 2 ай бұрын
Israil darteed ayey morooko u samaysay arin la yaable sh.mohamed ciwaanka af-somaliga yara sax halkaa hore
@SadiyaNuh-zt3ct
@SadiyaNuh-zt3ct 2 ай бұрын
Dowlad Tuukaa
@MaxamedYar3-l8j
@MaxamedYar3-l8j 2 ай бұрын
Waxa iska Leh dadka hadad qabsaday, waxana loo waday dadkii dagaalka Kala dhexeyay
@badryshikh9574
@badryshikh9574 2 ай бұрын
Arintasu wadicfika didn't ama drun ya jacalka also u gargaar falas tiin iyo in talajir ta
@mahamedmuse5718
@mahamedmuse5718 2 ай бұрын
Hubka waxaa iska lahaa nin kale ooyidhi idinku hubka sheegta
@sanbaloolshehussein9256
@sanbaloolshehussein9256 2 ай бұрын
WWW❤❤❤
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 2 ай бұрын
Quraana idinka dhigan meeyno heeysta wuraankiina.wadaado aan kadamqanayb waxa dalkooda kasocda oodawladoodu sameeynayso quraan kama dhigankarno,waxa kadhexfuran meelo musliminta somali lagu galeysiyo, qawmuluudka lagu bubuuniyo,dhiiga muslimka lagu banaysto,dalka somali lagu siinayo xabashi waxna ka oronayn ha haystaan diinta aykuqanceen
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 2 ай бұрын
Farmaajo iska sug dawladaan isku dad ma tihiin
@AbshirMohamed-r6u
@AbshirMohamed-r6u 2 ай бұрын
Wadaad kaa gan mad khaliga ah wax ba boor ka ha is ku qarin kuwaan dow lada aad u qoon san tahay iyo almaqrib waa isku mid weliba murta ziqadan aad dow lada ku heesid baa ka dari laheed gaala raacyo munaafiqiin ah tuuga ah baad dowlad nima u qiri lamid baa tahay shayaa diin tan aad taa geeri yaa madkhali
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 2 ай бұрын
Dowlad iney jirto hadaa moodo adigaa dhunsan.... waa dagaal oogayaal,pro TPLF,jaajuusyo dalal kale,arsenal .mise ictizaam waxba kama xumaadaan markeey muraad leeyihiin😂😂😂😂
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 2 ай бұрын
🔻HADII AAD MAQASHO WADANKAAS WAXAA XUKUMA BOQOR AMA WAA WADAN BOQORTOOYO DADKIISU WAA DULLI AY KU QANACSAN YIHIIN XITAA WADAMADA EUROPE KUWA KA JIRA MICNAHA WAAN KAA ADKAADAY WARKAYGA QAADO AMA DHIMO
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 2 ай бұрын
XUDUUD BEENAADKA GALMUDUG IYO ETHIOPBIA U DHEXEEYA WAXAA MAAMULA JAALLE MAREEXAAN WAX AYSAN RAALLI KA AHAYNNA KA GUDBI KARAAN KAMA SOO GALI KARAAN GABDHAHAAS HUBKA BOOBAYA AYAA XUDUUDKA DIFAACA
@AliAhmed-ft8ld
@AliAhmed-ft8ld 2 ай бұрын
Warkadu wa war qabyaaladeysan
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 2 ай бұрын
Sheekh dowlada maxa ka qaldan waxay sheegan waa been
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 2 ай бұрын
Wadaadoow dawladu dad gooni ah ayey hubka u rabtay waxaase hubkii qaatay kuwo kale marka meeshaas waxaa ka dhacay waa XADE LAGA XADAY XAQII WAA SHIB ee shiikhoow ha wareerin arintu sidaas ayey u socotaaye.
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo reer falastiin 🇵🇸❣️♥️
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 140 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 26 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 104 МЛН
HABARJECLO GUDAHAAN TAAGERTAY MUUSE BIIXI GUUL KULMIYE MASHALAAH
13:35
Hooyaday 70 Jir Ah Lacag Kaqada Kubili Jiray Kadib Saan igalay
26:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 107 М.
DUULLAANKA HG IYO MAREEXAAN (4010)
1:14:10
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 13 М.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 140 МЛН