War Cusub O Weyn aya la Ogaaday Turki badan O ka dagaalameysa Qasa & Mareykan O Rasaasta Banaanka la

  Рет қаралды 56,533

Dulmi Diid

Dulmi Diid

22 күн бұрын

War Cusub O Weyn aya la Ogaaday Turki badan O ka dagaalameysa Qasa & Bin Qafiir O si Sir ah loogu daray Golaha Dagaalka Qarsoon| Marekan O Rasaasta banaanka lagu iibinayo
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 121
@DulmiDiid
@DulmiDiid 20 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 20 күн бұрын
Sheikh galab wanagsan well come 🫴❤❤❤❤❤❤❤
@user-ir9df5go5l
@user-ir9df5go5l 20 күн бұрын
Shiikhow coursadi aaway wataa tiri khamiista so galinaa wa sugi la nahahay ilaahay khayr haku siiyee😂❤️🙌
@AhmedAbdiazizali
@AhmedAbdiazizali 20 күн бұрын
@user-ir9df5go5l su'aal aan rabay in aan waydiiyo baa waydiisay
@maryanyare1323
@maryanyare1323 20 күн бұрын
Sheekh caawa waa khamiis 😢koorsada aaway 😢
@deqtoon
@deqtoon 20 күн бұрын
@@user-ir9df5go5lwaa khamista soo socota tan mahan uu dhahay
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 20 күн бұрын
Dilka iyo Kufsiga Ugu badan aduunka Waxay ka Jirtaa USA hadaad aamin ama ha aaminin !
@CiidKhalif
@CiidKhalif 20 күн бұрын
Somalia nabad ah insha alha🇸🇴🤝💙
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 20 күн бұрын
Scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸
@sadiyaabi3886
@sadiyaabi3886 20 күн бұрын
ale haku barakeeyo sida aad wararka noo soo gudbisid qeyr ale ha kusiiyo
@cabdixamiidaxmed9198
@cabdixamiidaxmed9198 20 күн бұрын
Sheekhunaa weerarka yaree waano kubedel baarakalaah laka wa umataanaa
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 20 күн бұрын
Gaal iyo gaal kalkaal wax ima dhaamaane goormee hurdada dheer ka kicin
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 20 күн бұрын
Aakhiro aan guryo kadhisano
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 20 күн бұрын
Waa arrin weyn wallhi, turkidaa yuhuudi lu jirtaa meeshaan lu maqlayaan joogaa. Cajiiiiiiiib😊😊
@ahmedasad2428
@ahmedasad2428 19 күн бұрын
asc shiikhuna illaa uu madaxwayneha iscasilo qofkale democratic isma soo sharixi karo sidaas waaye sharciga intas ayaa kushegayaa jzklh khayr
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 20 күн бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulaahiafcase5079
@abdulaahiafcase5079 20 күн бұрын
Sheekh cabdala shideeya Nukliyeer uunbaadan ka helayn adigu rasaas uunbaad ka,hadlaysaaye
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 19 күн бұрын
Yuhuuda meel kasta way ku nool yihiin Alle hajabiyo yuhuudu waa waqtigay dhaman lahaayeen Alle Habaabi iyo yuhuud ilaahow ugargaar falastiin
@raageugaas4279
@raageugaas4279 20 күн бұрын
ولَن تَرضى عَنكَ اليَهُود ولاالنصارى حَتى تَتَبِعَ ملتهم
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 20 күн бұрын
nacaladi haku dhacdee waa in lagala laabtaa
@AbdiKhaliif-np8ql
@AbdiKhaliif-np8ql 20 күн бұрын
Insha allaa soommaaliya ayaa kabadanyasa,
@Khadijo60
@Khadijo60 20 күн бұрын
ilahey hana xafido mareycan waa balad mooryaan qatartiisaa badan guri walbo hub baa yaalo
@adammohamed5339
@adammohamed5339 20 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@cabdikariinjaamac4438
@cabdikariinjaamac4438 20 күн бұрын
Sax baad tahay
@ershadodakat1273
@ershadodakat1273 20 күн бұрын
Asc allaha ku xafido falastiin guul Ayaan allaha ugu baryeyna
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 20 күн бұрын
Macquul ma ahan qof Turki inu reer Falastiin leynayey subxanallaah
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 20 күн бұрын
Kuwa yuhuuda ah weeye buu yiri yuhuud sideedaba waa diin dad badan oo Israël aan u dhalan baa qaata carab iyo itoobiya ha u badnaadeen marka waa turkey diinta yahuuda haysta dabcan
@huddamohamed110
@huddamohamed110 20 күн бұрын
Asc Dulmi diid aawey program kii runtii waan sugary.
@user-vn2bl7dc4u
@user-vn2bl7dc4u 20 күн бұрын
War turkii ma ahaa ee Waa yahuudii Waagii jarmarkuu xasuuqaayaay Lasoomaagaan galiiyaay Oodagaan turkigaa
@abdisharif8315
@abdisharif8315 20 күн бұрын
WAA LAGA QAADAYAA JINSIYADA KUWAAS OO DIB UGU NOQON KAREYN DALKA TURKEY.
@Axmeey855
@Axmeey855 20 күн бұрын
أللهم أنصر إخواننا في فلسطين
@abdisharif8315
@abdisharif8315 20 күн бұрын
WAA YUHUUD TURKIYIIN AH MIYAA CIIDANKA KA DAGAALAMAYA GAZA,OGOW DALKA KUMA NOQONAYAAN OO SHARCIGA AYAA LAGALA NOQONAYAA OO BARLAMAANKA AYAA KA DOODAYA ARINTAAS.
@haniibrahim3298
@haniibrahim3298 20 күн бұрын
MashaAllaah jazaa Kalaah
@abdourachiddjama
@abdourachiddjama 20 күн бұрын
Waad mahad santahay laakiin iska daa sharaxaada labtoobka
@dahirosman1490
@dahirosman1490 20 күн бұрын
Waa wadanka 3aad ee ugu dadkabadan aduunka USA
@nedramahamuud2531
@nedramahamuud2531 20 күн бұрын
😂😂 anaaba 1 ka ahaan lahaa musharaxa madaxweynayaasha soomalia akhii filah aad ayaan ku salaamay from Amsterdam ❤
@user-lb4ct6vr2e
@user-lb4ct6vr2e 20 күн бұрын
May sheikhow waa farqaa u dheexeya hooyda iyo Aabaha
@user-wd8yy1es4g
@user-wd8yy1es4g 20 күн бұрын
Sxb sidaas maahan xisbiga ilaa uu ogolaado cid kale isma sharixi karto, keliya xisbiga oo xoog uga qaada mooyee. Lkn waxaa jira xisbi sadexaad oo independent la yiraahdo oo qofkii rabaa is sharixi karo.
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 20 күн бұрын
Dulmi diid waligaa dulmiga hayelin dulmi diid
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz 20 күн бұрын
3th country, but he is the leader of the party
@CHOMPOMAR1
@CHOMPOMAR1 20 күн бұрын
SC Hadaba online waa laga dal badaa rasaasta oo waliba aan biometric lagu waydiinaynin card kali laga waydiinaya Marka machine Biometric iyi card ku waydinayo baaba ka sii amaan Fican Rasaasta laga hadlayana waa tan hunting ah sida qoryaha Europe la ogolyahay Marka reer US Caadi bay dadka hunting sameeya u arkaan lakin Reer Europe baan u malaynaya inay wax Wayne u arkaan
@abdullahmusaabdiali4222
@abdullahmusaabdiali4222 20 күн бұрын
Bin gafiirba kurdish waaaye
@HawoAdan-b3r
@HawoAdan-b3r 20 күн бұрын
Weliba kudar cuqubadii palestinain in aykudhacday xasuustu ku dhimatay
@omerhassan3041
@omerhassan3041 20 күн бұрын
Waa in aan loo ogolaan inay ku laabtaan turkiya.
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 20 күн бұрын
maraykan Dorashada laykama Ordo ee waxa jira 2 xisbi oo min 1 musharax laga soo xusho kuwaas oo shuruudo iyo Qorshayaal lala galo mudona lasoo xulayay ayado tijaaboyin lagu so hubiyo ee layskama galo
@bashaal62
@bashaal62 20 күн бұрын
China iyo India iyo Indonisia iyo usa
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 20 күн бұрын
Maraykan waa wadanka uugu dhimasha badan aduunka halkii maalin intaas oo qof baa dhimata dadka cadaankaa intooda badan isdifaacid bay u haystaan laakiin ayagana waali dooda baa badan dadka wax iska dila ayaga u badan madowguna daroogo iyo dhac bay isku laayaan
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 20 күн бұрын
Gvir Golaha burburinta Israel,
@Sakariyecabdi-rm1mo
@Sakariyecabdi-rm1mo 20 күн бұрын
Ilaahey ha usaqiro muskimiinta shahiidka ah gaalada waxey moodaan in ay vaa bi iyeen muslimiinta laajinse waa uraaxo iyo jani oo waa shuhadaa nabigeena scw ayaa noi sheegay ku saliya suubanaheena muhamed scw laakiin tan wxaa iiga daran muskimiinta ku fiirsahaa oo dhidaalka siinaayo gaar ahaan carabta
@MacalinDhagaweyne
@MacalinDhagaweyne 20 күн бұрын
Soomaali diidow mawaxaad nagu qan cinaysaa turkidu waa yahuud Maya waa beentaa waxaan muslimiinta uga digayaa soomaali diid ha dhegeysana
@aliameerikaaliameerika-mr5dh
@aliameerikaaliameerika-mr5dh 20 күн бұрын
Waa la hayaa waana diyaar waana gudomiyaha gobolka California
@fartuunxalwo7028
@fartuunxalwo7028 18 күн бұрын
Itoobiya xataaa yahuud aa ka buuxa Somaliya ay ka wadan qas
@alimohamud4740
@alimohamud4740 20 күн бұрын
Adeer maaha in murashax la waayey ee waa sharciga u yaalla xisbiga talada haya oo madaxweynaha keliya ayaa ah Murashaxa xisbiga.
@Abgureey
@Abgureey 20 күн бұрын
ASC sheekha aaway barnaamijkii aad soo wadey we ahaa qaabka logic shaqeeysto online
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b 20 күн бұрын
Walaalihii Soomaalida ma yuhuud baa kasoo dhexbaxday. haday Soomaalidu ogaan lahayd in ay kumanaan itoobiyaan ah ay yuhuud yahiin maxay falilahayeen.
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 20 күн бұрын
Shiikh Dulmi diid Yuhuur waa yuhuud maahan😂inaad Turki ku xaqliso waa aragtidayda yar wll
@Umxasan
@Umxasan 19 күн бұрын
Shiiqow aaya. fusadihii shaqo ootiri wansoogudbina
@WaabariXaaji
@WaabariXaaji 20 күн бұрын
Shekhow Turki ha odhan nin yehudi noqday
@JamaalXasaan
@JamaalXasaan 20 күн бұрын
waarghga soomali daaf ok
@CumarDheere-hz1xd
@CumarDheere-hz1xd 20 күн бұрын
Managa Huna tirade
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 20 күн бұрын
Somalia America ka amni xun
@SayidAli-uv1tj
@SayidAli-uv1tj 20 күн бұрын
Sh.maxamadow San xaaway
@africa5466
@africa5466 20 күн бұрын
Dalka 3 ee ugu dadka badan aduunka waaa ruushka
@omerhassan3041
@omerhassan3041 20 күн бұрын
Sheekhoow cid lama waayin ee madaxweynahan la ildaran cuqubada kaga dhacday reer qasa ee soo dadajisay cudurta asaasaqa ee irida madaxtooyada guriga cad u taagan! Inta uu taagan yahay aniga nool oo diyaar u ah inaan dhulka la jaro waayeelka kale ee cusuriyada shibcaha ku hela cid dirqin kartaayi majirto.
@yayanmudan4359
@yayanmudan4359 20 күн бұрын
Waa caadi markanka waxey cusub maaha
@ashaomer4235
@ashaomer4235 20 күн бұрын
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤
@user-fd8by9zz4p
@user-fd8by9zz4p 20 күн бұрын
Ya Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdisharif8315
@abdisharif8315 20 күн бұрын
LKN DAGAALKA GAZA RAGA TAAGEERSAN EE MARAYKANKA LABADIISA XISBI AYAA SHEEKADAN WADA AH HAKA HADHO DOORASHADA WAXAANA LA OGAADAY INUU DIIDAN YAHAY DAGAALKA
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 20 күн бұрын
Tiro badanaa turkida
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 20 күн бұрын
Walahi waa wali
@shuceeybakariin5784
@shuceeybakariin5784 20 күн бұрын
Asc sheekh dulmi diid waxaan kaa sugeynay barnaamijyo online ah oo qofka ku shaqeysan karo inaad soo diyaarineysid ee intuu ku Danbeyeey barnaamijkaas mhdsnd sheekh kheyr allaha ku siyee
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 20 күн бұрын
Oh my gosh turkey 🇹🇷 ma sas samaysay
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 20 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@niimaneur4842
@niimaneur4842 20 күн бұрын
Allahu akbar illaahay palestine a uu gargaro
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 20 күн бұрын
Waa wali cada
@calicabd.717
@calicabd.717 20 күн бұрын
Guul Guuleysta Palestine & Somalia
@saadmuse7910
@saadmuse7910 20 күн бұрын
USA waa wadanka saddexaad ee ugu dadka badan dunida
@GamiyeFaysal
@GamiyeFaysal 20 күн бұрын
Asc sheekh mahamed waxan kaa sugaynaa koorasyadii
@HawoAdan-b3r
@HawoAdan-b3r 20 күн бұрын
Free Palestine 🇵🇸
@ishakutariiq2487
@ishakutariiq2487 20 күн бұрын
Micnaheeda waa in ee xor aheyn
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 20 күн бұрын
Xataa itoobiyaan badan iyo African baa ku jira dagaalka qasa
@Nahnah-un2cb
@Nahnah-un2cb 20 күн бұрын
Wadan dhan oo wax isi soo sharaxa la,la yahay wa 🇺🇸 😅haday Somalia ahan lahayd ka waran wa lays ku dili laha meesha
@clip570
@clip570 20 күн бұрын
👍
@WarsaAbdi
@WarsaAbdi 20 күн бұрын
Asc wll dulmi diid Aaway kooorsadiiii Aaway kooorsadiiii Aaway kooorsadiiii Aaway kooorsadiiii Aaway kooorsadiiii Aaway kooorsadiiii
@user-oh5vw6ud6c
@user-oh5vw6ud6c 20 күн бұрын
Asck sheikh maxaa noogu soo jawaabi la’dahay arintii online shaqada
@user-wj1ju9ze2h
@user-wj1ju9ze2h 20 күн бұрын
Brazil indonesia
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 20 күн бұрын
waxaan daawadaa Video yadaada Lkn waxaan kaa codsanayaa in aad marka aad hadleysa Aadan gacmaha indhaha wajiga aadan kawada hadlin Ee Adiga oo hadlaya Aadan gacmaha iyo indhaha iyo wajigaba kawada hadlin
@abuujihaan2466
@abuujihaan2466 20 күн бұрын
Cirtookte cusub Mareykanka laga furey waaye micnaha hadaad rasaas mishiin ka iibsan karto waa cajiiiib
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 20 күн бұрын
Wcs wrx Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 20 күн бұрын
9 to 10 he's active only 😂😂😂😂😂 very funny
@user-tc7su5db1f
@user-tc7su5db1f 20 күн бұрын
Indonesia 3
@abdirahmanyusuf8148
@abdirahmanyusuf8148 20 күн бұрын
@rahmaahmedrahmaahmed-h5x
@rahmaahmedrahmaahmed-h5x 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@mustafemaxamed1475
@mustafemaxamed1475 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abuunaseeha
@Abuunaseeha 20 күн бұрын
Aaway course kii
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 20 күн бұрын
Bal ilaahay Amarkiis Westerianka kan Laga Talo qaato waa usa Yurubna iyaga ayey ku daba Faylaan bal marka fiiriya Ninka amarkiisa iyo Afkiisa la fiirsado waa Nin Caqligiisaba dhawr saacadood shaqeeyaan
@ciisedariiqo2536
@ciisedariiqo2536 19 күн бұрын
Ustaad kooraski mee
@fikirchannell4442
@fikirchannell4442 20 күн бұрын
Dadku adduunka way waybateen marka waa in sidii ay isku yaraaynlahaayeen lagashaqeyaa😂
@abdi6947
@abdi6947 19 күн бұрын
Shucaaca nuclear ka hawada ayay raacdaa haddii ay Israel use gareeyso ayadamna waa soo gaaraa shucaaca nuclear ka
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 19 күн бұрын
Mac sonkor ku dhinta dheh
@user-fd8by9zz4p
@user-fd8by9zz4p 20 күн бұрын
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@africa166
@africa166 20 күн бұрын
Dulmi doon adiga somali ma ahid sheeko walbo waa qasab somalia inaad soo galiso
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 20 күн бұрын
Odaygan tartanka ha loo daayo waayo kuwii isaga ka horeeyeyba caqli waxba kumay wadin xaalkoodu wuxuu ahaa dal hebel go'doomi, dal hebel ku duul iwm
@SadiyaNuh-zt3ct
@SadiyaNuh-zt3ct 20 күн бұрын
Gacantooday isku baabi in
@user-hz9mu6ee2w
@user-hz9mu6ee2w 20 күн бұрын
Wadamada ugu dadka badan caalamka: 1. India 2. China 3. United States 4. Indonesia 5. Pakistan 6. Nigeria 7. Brazil 8. Bangladesh
@mahmedbarkele4589
@mahmedbarkele4589 20 күн бұрын
SCW SCW SCW
@YuunisCali-tu3wj
@YuunisCali-tu3wj 20 күн бұрын
Shikh khamiis waaladhaafay aaway, goorsadii
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 29 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 8 МЛН
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 114 М.
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 155 М.
BEAUTIFUL MORNING DUA | For Protection| Blessings| Rizq | Tasbih | full | Omar Hisham|
27:31
EthioQuran اثيو القرآن
Рет қаралды 2,6 МЛН
KARMA AT SCHOOL 🏫 Stop time
0:32
dednahype
Рет қаралды 33 МЛН
Waka waka 🤣 Which video is the best 1,2,3,4? 🤩
0:13
Adani Family
Рет қаралды 5 МЛН
БУКЕТ МЕЧТЫ НАСТОЯЩЕЙ СЛАДКОЕЖКИ😂😂😂
0:19
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 3,1 МЛН