No video

"Jabhadii Gacan Libaax ,waan layn karaynay,.." Maxamed Kaahin.

  Рет қаралды 10,314

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 124
@erdogan5538
@erdogan5538 Ай бұрын
Labada cornel naf meel ay ka baxdo wayday ayaa ku jirta😅😅😅😅😅😅😅
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣waa laba waalan wlhi ina aahina waaba kasii xadjira
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 Ай бұрын
Horta qofkani ma yara nacas baa ? Dhawr bilood ka hor nin mujaahid ah oo macquul ah buu iila eekaa imika dhataqle caadiya buu noqday oo wax ka sii dhaca mooyee waxba u kordhaa jirin.
@mohamedadan2439
@mohamedadan2439 Ай бұрын
Wuu asaasaqay odaygu
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 Ай бұрын
Fattaal ayuu muuse xabashi u noqday
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Ай бұрын
Dhirbaaxadii goojecade siday ugu dhacdayba waa isku dhexyaacsanaa
@massmass8300
@massmass8300 Ай бұрын
War warkaa maxamed kaahin ma Cadyhy wadaniyw 😂😂😂😂😂😂
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Ай бұрын
Imisa ciiidana oo sarkaaal disheeeen mudaharaaadkiii dadkiii aaad layseen laydinla Hadhi maaamo
@ahmedcawl6480
@ahmedcawl6480 Ай бұрын
Hayaay ina kaahin adoo herer jooga hargaysa xorayn..mujaahid hanuunsan markuu la hadlaayo ..hamaamsi libaaxle..markay higtu yeedho..injii la hadaafka...
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Ай бұрын
نعوذ بالله من شرّكم
@xariirxajiabdi9046
@xariirxajiabdi9046 Ай бұрын
Maxaad goojacade ugu hiilin wayday intay indhahaagu arkayaan buurta
@user-ed2xt6yn5j
@user-ed2xt6yn5j Ай бұрын
Ilahay wax nookiindhaama ayaan waysiisannay
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Ай бұрын
HADAAD LAYN KAREYSEY MAAD DEYSEEN SIDA AY INOO SHEEGAYSO TAARIIKHDAADA CAQLI XUMADA ADIGA IYO MUUSE LAAKIIN WAAD OGEYD IN JABHADA GACAN LIBAAX AY KA AWOOD IYO SHACBIYAD BADANTAHAY KUWII KAA SOO ERYEDEY GOOJACADE FULEYAHOW
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Ай бұрын
Dadkaad banaanbixii ku leeyseen iyagu maxeey ahaayeen dadkaad se laascaanood ku leeyseen ma cadaw beey ahaayeen ma ciyaal baad la'hadleeysaan war meeshaani kala tagtay idinkaana gaarsiiyey iminkaba xoog baad ku joogtaan ee xilligii leeydin doortay laba sano ka hor buu dhamaaday
@user-lx9gu4rd4h
@user-lx9gu4rd4h Ай бұрын
Wuxuu sheegayaa waa sax
@user-xv9ng3mm1m
@user-xv9ng3mm1m Ай бұрын
hadaad dooradhadda heshaan iyo hadii kaleba ,waddani baa xukunka qabanaaye,halkaad gali doontaan raadsada yaa cabaad weyne
@xiiscabdicilmi9633
@xiiscabdicilmi9633 Ай бұрын
Macaaaac macaaac macaaaac
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz Ай бұрын
Wadhac, wadhac, wadhac waar ka hadal 1000 kii askari ee lagu laayay Laascaanood, iyo 400 ee maxbuus ee nolosha lagu qabtay. Intaad naxliga iyo cuqdad uun aad meel walba la taagan tahay.
@AhmedIlyas-d1y
@AhmedIlyas-d1y Ай бұрын
Mjhd maxamed kaahin
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 Ай бұрын
adigu 94 yaad laynaysay ma cadaw ayay ahaayeen garxajis waadigii lahaa waanu laynaynaaye
@user-uj9mh2nd8q
@user-uj9mh2nd8q Ай бұрын
wlahi wa ruuntii mashalaha maxamd kahin axmed wa gob ida xirta kale ee guunta ah maha ee wadani
@maahirmooraal8728
@maahirmooraal8728 Ай бұрын
Afkuxaarle Inakaahin Geenya shaaximan oo carardheer baa laguuyaqaan,fuleybaad ahayd ilaa SNM adiga iyo Muuse sabaayadba Dumarbaad ka ahaydeen dagaalkii Somaliland Siyaad bare loogasaaray..
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alitani5045
@alitani5045 Ай бұрын
Run ayauu sheegay maanta maxamed kahin waxay ulayni waayee dadkii.galay buurta gacan libaax.
@ahmedcawl6480
@ahmedcawl6480 Ай бұрын
Mujaahidiiin hanuunsan ayaad la hadlaysaa adeer 😂😂😂
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 Ай бұрын
Well articulated by the veteran of somaliland defender(kahin)
@kederahmedsofe590
@kederahmedsofe590 Ай бұрын
1994
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Wax mucaarid ah oo gabadh madaxwayne waxkasheegay qudhmiye ayaa jiray. Afnoolina waa hadlaa eyna waa ciyaa. Iskudir xukuumadu wadaa wuudhici haddaan la,iskaqaban heego. Beenta citiraf ka ah beenta iskufirka ah 7ssno lawado waalaga daalay. Codna mahelayo nin iskudiraya dadkuurabay inaydoortaan.
@qardho7720
@qardho7720 Ай бұрын
KkkkkKk 1994 Kkkkkk ilaaahow ha na waalin War 1984 dheh dad. Olyadi iyo biyohii isku daray o khabl Ah Aya SL u taliya
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 Ай бұрын
Halyey qaran mohamed kahin
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Ай бұрын
Inadhilloy.kuwaad.hargeysa.kulaysay.dadmaahayn.miyaa
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Ай бұрын
Sawdigii ciidanka ku fasaxay ee ay khasaaraha ka dhashay
@maxamedsaleban9584
@maxamedsaleban9584 Ай бұрын
Ua ua ua ua
@user-en3lz5gz9d
@user-en3lz5gz9d Ай бұрын
Xaaski muuse mxy leedahy naa bal waran beenbu kuuso shegay odaygu ee kunoqo marwo soo sax
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdifaarax1217
@abdifaarax1217 Ай бұрын
Maxaad laynkarta orod sool gawaran
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 Ай бұрын
1994 siyaad Barre malaa mabuu noolayne wasiirku you la dagaalmay
@SimanQaali-qk5lf
@SimanQaali-qk5lf Ай бұрын
1984 ayuu ku hafay
@ismailjama9452
@ismailjama9452 14 күн бұрын
Siyad bare jan.2 1995 buu dhintay lakin 1994 waxaa socday dagalkii maryo aloolka burco ka socday waliba you tube ku jirtaa markaa amuu kas ka wadaaa mida kale wuxuu fakaday siduu xusuus reeb waraysiga ku sheegay 1985 hadaanan qaldanayn
@husseinhman
@husseinhman Ай бұрын
Gooja cade maad soo celisid buurtu waa meel sokee
@xafisoffical2047
@xafisoffical2047 Ай бұрын
Iina kaahin waa cadeestay warkiisa, hadi doorashada aad boobto kawaran ? Siee lagu ogaan karaa in aad qabatay doorasho dhex dhaxaad ah?
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Ай бұрын
WAXAAN IS LAHAA INA KAAHIN IYO INA BIIXI WAA LA TAAGEY EE SOWKAN SIDII AY AHAAN JIREEN AH
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Ай бұрын
Kkk kkk kkk ninkii dad banaanbaxaya oo aan hubeeysnayn laayey miyaa uturay dad hubeeysan yuu usheekeeynayaa tabar baa meesha dhigtay ciidanka aaday se maxeey ka dooneen rag hubeeysn meesha ma xaflad baa lagu dhigayey
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Ай бұрын
@@SaidAhmed-t5c Siciid adigu nooga waran hubkaa caabud waaq lugu qabtey waxba ka garan maysid arimaa slane
@alikofi2469
@alikofi2469 Ай бұрын
Mada furin kale idku furi karay. Sool ba kugu furneyde
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer Ай бұрын
Waar yaadhay 😂😂😂😂😂
@ahmedmahamed7452
@ahmedmahamed7452 Ай бұрын
Rageedi
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Ай бұрын
Duq gaboobay waxa u roon afkii inu daboosha Kol hadu duleedada ka ciyo Waa darxumo wayn. 80jirka hadalka islaamaha leh
@cabdikariin718
@cabdikariin718 Ай бұрын
waxaasi waa sheeko 😂😂😂
@abdulahiulusow7172
@abdulahiulusow7172 Ай бұрын
😢
@abdulahiulusow7172
@abdulahiulusow7172 Ай бұрын
😮
@ibrahimabshir1466
@ibrahimabshir1466 Ай бұрын
Goojacade kawaran ayada mudane
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Wax badanbu dalka kaxumeyay Dulqadka ad gud/wasir kufanay saa dulqadka nocas ahina waa Doqonimo waana waxad dalka Ku dardarten ee dulli waliba Wuxu dono u sameyay Ee anu manta dirqi kulmiye ku Nahay annago aasaskii 2002 gii taagerere wax laqabta Ahayn ahna War ninyohow Iska amusa dawladi jilecba Ku baa,bisene jsl guuuuuul
@abdit8270
@abdit8270 Ай бұрын
Mujaahidkii faqash ka hadheen baa wareerisay. Bal xagay joogeen markii ina haakin oo raamaustay buuraha cadowgu ku eryanaayey?
@abdi7612
@abdi7612 Ай бұрын
Kulmiye oo fashilmay oo umaddii iyo dalkiiba baabiyay ayaa wali inala hadlaaya oo ina hortaagan🤔in ay isqariyaan ayay ahayd.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@warfa21
@warfa21 Ай бұрын
9 COMMENTS AYAD SO DHIGTAY WADA EMOJIGA JACEELKA , MOWDUCA VIDEOGUNA WA SIYASAD. HADI AD INA KAHIN JACEEL U QABTID WAXAD NOQON SHICIBKA BADAN EE HEEB AHAN KU TAGEERA SIYASIYINTODA MUSUQMASUQA XOOLAHOGA HADI KALE WAXAD NOQON TUUG GARGAR.
@mohamedadan2439
@mohamedadan2439 Ай бұрын
Wuu dhamaaday wakhtigaagii ina kaahinow, wax ba dadka ha xasuusin wax laga hishiiyey. Idinkaa dadka kala qaybiyey kulmiyow!.
@makhirisanaag7776
@makhirisanaag7776 Ай бұрын
1994 siyaad barre wadankaba ma joogin mana xukumayn 😂😂
@user-ii7ed5cr6u
@user-ii7ed5cr6u Ай бұрын
Maxamed kahino cidanak qarank mela kusheg iyo maxabist
@XasanAli-r6d
@XasanAli-r6d Ай бұрын
INA KAAHIN HANOLAADO
@saadoAlihussein
@saadoAlihussein Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk maxdsamayn karaysay been ayyad seegaysaa
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Xaar weyne hooyadaa siilkeedii qadhmuunaa ka was geenyo shaaximan naag fooqal naag
@abdulahiulusow7172
@abdulahiulusow7172 Ай бұрын
Uuuuuuu Aaaaaaa Huuuuuu Haaaaa
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 Ай бұрын
Waar ka hadal goojacade wixii ka dhacay intaad alle hawnaxariistee 11kii inan ee magtodii la hayo ka hadlaysid mee ragii 1000 nin ka badan baa maqan maxaabiis 500nin iskaga dhaqaaq meesha neefyow
@abdulahiulusow7172
@abdulahiulusow7172 Ай бұрын
😅
@user-xl8cx9wt2k
@user-xl8cx9wt2k Ай бұрын
dadkii sida salmigaa u,mudaharaaday maxaad u laysay.
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 Ай бұрын
Yaa calaan caass ciil qhabe Munaafaq wad xanunsanaysaa yaahu beenale Munaafaq
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😂😂😂😢😢😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅
@faaraxxasan9610
@faaraxxasan9610 Ай бұрын
Kuwii gooja cade indhaagu na arkaan miyaa dadkii elekoodii war bay kaa sugayaa buur iyo waxaa u jeedaan
@mouseuse
@mouseuse Ай бұрын
Uuu aaa uuu aaa meeday somalilandtii lawada laha
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Ciidamada soo galay laascano waa ciidamadeenii siyaasiga ugu beenta badan Somaliland
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 Ай бұрын
Waar cidankio aad ka soo carartay ka warran
@abdiwaliali3757
@abdiwaliali3757 Ай бұрын
Arbalega qasabbay noqotay
@MK-th1xd
@MK-th1xd Ай бұрын
Waaar xoolahan dadka yaa ka aamusiiya
@Maxdheg
@Maxdheg Ай бұрын
Hablihii laadka aad ladhacday ka waran
@user-wr6tc3cw5l
@user-wr6tc3cw5l Ай бұрын
Kkkkkk wuu waashay odgii
@halimoibrahimhassan-lg3gg
@halimoibrahimhassan-lg3gg Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😂😂😂😢😢😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😂😂😂😢😮😮😅😅😅😊😊😊😊😅😅
@prosl11
@prosl11 Ай бұрын
Ina kaahinow maad laysaan wayahay ,jabhadii sool waara aad kuu jabteen ee iska aamuus waad deaashay ee iscasil mujaahid
@midnimomedia198
@midnimomedia198 Ай бұрын
Muuse ayaa ka daran Ina siyaad barre muuse dalkiibu gatay dal dhan bu uyimid oo dadkiisu is ogolyahay damciisa shalhsiyeed iyo qaaimad arterd baa gooja cadee iyo tobanan kun o nafoof lagu wayay oo reer somaliland ahaa war ninkaan caqlina ma lahan cidnana ma dhagaysto ee dadkan ilaahay uga baqa
@munasagal2496
@munasagal2496 Ай бұрын
War waxa haku sheekayn weligaaba habaryoonis way kaa adkayde
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Kkkk odaygan xaar buu shubayaa habaryoonis iyo wadani buu ka sii baqayaa
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Ай бұрын
Kan horta ka habro ayu ku so dhex koray? 😅
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Ай бұрын
Wou ku hor matagay
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Ай бұрын
Beenaale,waad ku saaqiday masuuliyadii ummadda laguugu dhiibey,fadlan iscasil dalkii weydin baabiiseene.
@cabdiqanimadame1165
@cabdiqanimadame1165 Ай бұрын
Naf meelay ka baxdo waydey baa idinku jirta adiga iyo muuse abaarso
@qardho7720
@qardho7720 Ай бұрын
Jabhadi gacn libaax wa leynkarten lkin dad isaaq ah ayey ahayen o wa dhowrten Lkin lascanood madafiic iyo BM Ayaa dadka kaga dhigtren sababta aya lagugu fahmay o lagu so gurmaday hada wax ma fahanteeen dhulkina ha idin deqo o difacda cidi idiinkuma imaneyso
@Burcawi24
@Burcawi24 Ай бұрын
Faataa bash😂😂😂😂😂
@allicare6483
@allicare6483 Ай бұрын
Sarqaan been badan. Mohamed Barre cid kasto wuu laayey. Marka cid wadankooda ugu careereso malahan. Mustaqbalka dhalinyarada ayaa leh.
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f Ай бұрын
Macccccc iscasil fashiluuu w
@cabdiqanimadame1165
@cabdiqanimadame1165 Ай бұрын
Neef neef dhalay wax isla ah waa beeni dhila dhashaye
@calicabdicawil7241
@calicabdicawil7241 Ай бұрын
Bacaac ayaad ka sheekaynaysa ma waxbad ula hadhay sodigii ciidankaad u dirtay inay soo laayaan maydkoodii lagu wada keenay mida kale waxaasi way dhamaadeen oo Waa laga heshiiyey oo xata magtii iyo qoontiiba la bixiyee Maxad ka so celinaysa
@1lookmanlook
@1lookmanlook Ай бұрын
Neef ba tahay nio shutup
@bouhassowehali
@bouhassowehali Ай бұрын
Stop lying to the people of somaliland
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Ай бұрын
Hhhh maxaad leysaan idinkaba trinity u yaabane 😂😂
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f Ай бұрын
Umada ka hor dhaaqaq waad ceebowdee
@abdiqaniaden8551
@abdiqaniaden8551 Ай бұрын
1994 sheegasyo Miyuu Nolaaba Siyaad bare AUN
@YasiinDheere
@YasiinDheere Ай бұрын
Faatadhugle, waa Wixi LAASCANOD Ku tagtay. Aabo yashiin ayu dhirbaxi jirnay. Anaga caynkana. Hadh cad bad kasoo carartay LAASCANOD. Beenaale, faatadhugle.
@GuledAbdi-zj6ob
@GuledAbdi-zj6ob Ай бұрын
Kaahin Doqoon uuuuu aaaa uuuuu aaaaa
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Ай бұрын
Waxaas qiil ku noqon maysee adeer iska aamus 😂😂
@abdulahiulusow7172
@abdulahiulusow7172 Ай бұрын
Beenaale Beenaale
@kamaal1239
@kamaal1239 Ай бұрын
Dhilo amus
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedAbdi-hu2rd
@AhmedAbdi-hu2rd Ай бұрын
Waar waxaa cidi kaa aqbalimayso
@user-nz5iz4mi4t
@user-nz5iz4mi4t Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 Ай бұрын
Ware. Wad Jabtey iska amuse madaxwene maaxa waa dhibjir ciil qhaba oo jahila oo tuuga
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi Maxamed Kaahin VOL5 Part 1
38:05
Horn Cable Tv
Рет қаралды 182 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,6 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН
reer burco oo si kulul uga hadlay maxamed abiib khudbadiisii
11:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 123 М.
Naf adaa ududayee afku sawma hadal dayn | 6 September 2024
12:38
Doowlanimo Tv
Рет қаралды 1,6 М.
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q3aad - Ducaale - S4E05
1:03:38
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 111 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,6 МЛН