No video

Jabuuti oo xidhay safaradii Somaliland Muuse handaraab inuu isagu is xidho uunba u dhiman

  Рет қаралды 12,176

Guled Alifle

Guled Alifle

Ай бұрын

Jabuuti oo xidhay safaradii Somaliland Muuse handaraab inuu isagu is xidho uunba u dhiman wadooyinki oo dhan somaliland wuu ka xidhay

Пікірлер: 45
@DhikiLeey
@DhikiLeey Ай бұрын
Walahi jamac galad iyo guuleey waxad tiihin wariyalak somaliyed
@adoursouldan5757
@adoursouldan5757 Ай бұрын
Kibirka muuse albaab kastaa xidhmaya
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Cagdheer qaxooti jaamac KAAKUUME
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Daarood kurdi waa munaafaqiinta somali ku jira
@mohamudabdi3694
@mohamudabdi3694 Ай бұрын
Soo dhawow. Suldaan
@user-fy6km3js1l
@user-fy6km3js1l Ай бұрын
Asc su'aal xagee shacabka som/land ubanaan marka muuse handaraab Bari iyo Galbeedba soo xidhay . Goorma ayuu xidhayaa dhanka Deegaanka soomalidana ,dadka walaalaha ah maxaa lookala xidhayaa?
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 Ай бұрын
Djibouti nolol marabto lakin. Amnika qaranka aya kuxidhan. Ethiopia 1998 aya notimiday horted ayan noolayn. Ethiopia dal butburay weyin sxb.
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Kkkkkkkk Muuse handraab isaga isxidhaya cuqdadi saasay ku soo dhamatay
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
MUUSA WADDANI MEEL WALBA WUU KA SOO HANDARAABEY ISAAQ ,AWELBA SOOMAALI KALE WAX KUMA QABINE❤❤😂😂
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Afweyne faqash oo hub iyo diyaarado wata ayaanu cunay cagdheer qaxootiye ragga shuubadii ku xaartay xeryaha IFO IYO KAAKUUME u furtay waa somaliland
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
ilahay ha isku diroh in shah Allah somalih waxaa halkah dhigay waa jabuti iyo Argagixisadah snm ilahay idin dumih
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Ай бұрын
Albaabkii yaraayee maraakiibtu noo soo marayeen badda cas buu abii rabaa inuu fariisto maraakiibta somaliya usoo socota eebada cas soo mareysana cashuurto welibana jabuuti iyo somaliya kalagoyso lakin muuse awdal maleh berbera hakeeno abii
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Ай бұрын
Waa runtii Jaamac Gallad heshiiska somaliland iyo Ethiopia waxay ku tallo galleen dumiyaan dhaqaalaha jamhuuriyadda jabuuti. Balse ina cudur Omar Geelle iyo Hassan Sheekh maalintii loosexeexay Berbera port intaa buu garan kari waayay ina cudur Omar Geelle.
@fardus6840
@fardus6840 Ай бұрын
Jaamacow hakufashilmin safiirkiiba kahadlee
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Muuse bixi,ismaaciil cumargeele, iyo xasan sheekh waa cadawga somaliyeed, ee ilaahay sharkooda ha KUCELIYO aamiin aamiin yaarabi
@user-sx5xj4wk8c
@user-sx5xj4wk8c Ай бұрын
You know its true that isaaq wife was xabashi particularly mingistu tribe therefore isaaqis are truly their mother
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 Ай бұрын
Kaalay maxay ku dirireen muuse biixi iyo khatro xaayt ilaa ismaa ciil waa maqaare
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Qarankii beenta ahaa waa soo oodmay
@user-qr2zr3wg9l
@user-qr2zr3wg9l Ай бұрын
.jamac.away.wararki.galbedka.siti
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Xad Beneed aay dadkii Cadcadaa marsadeen ayuun baa kala dhex jooga , hadalkaasi waa hadalkii Saandka ee uu Jaamac ku Hadlo, Awoowe aad baan kaaga dhex dhex arkaa Nin Rajo Dhaaw ka Qaba Curashada Soomaaliwayn, Guul iyo Gobonimo
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale Ай бұрын
Waar anagu hadaanu soomaaliland nahay dad naga ficil xun ma jiraan soomaalidana waanu ka maarmi doonaa waayo waa dad nugu cadawa oo aanu u ar kaynay dad naga mida laakiin imi ka laga bilaabo
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 Ай бұрын
Somalilnd sidan isu badili maysee dood kale maad waydeen walahi bilaahi inay somalilnd somalilnd ahanayso tani anagu wax wayn uma aragno no worry
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw Ай бұрын
2025 wax somaliland ladaho majirayso in sha Allah From awdal state
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 Ай бұрын
@@hayatlove-zp4rw awdal na ma jirayso waxay noqon boorama sida dila iyo dacawaley oo kale
@cabdijaamac6968
@cabdijaamac6968 Ай бұрын
Ciidamada jamuuriyada 😂😂😂
@bahdondaniel121
@bahdondaniel121 Ай бұрын
Musa bixi is really crazy😂
@alimehamud31
@alimehamud31 Ай бұрын
Waxaan idinweydiiyey Goobtan ladhaho Soomaali land Ma Badh Magaalada Hargeysa ah iyo qayb Gabiley ah miyaa?
@cabdimahadcabdilaahi2172
@cabdimahadcabdilaahi2172 Ай бұрын
Beenta yaraysta pleaae
@hassanamin5900
@hassanamin5900 Ай бұрын
Asc
@Sakariyeaxmrd
@Sakariyeaxmrd Ай бұрын
Asc
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml Ай бұрын
Ninkii hadima taliyoow adigaa u halis ah miyaa sheekada muse iyo geele.
@cabdijaamac6968
@cabdijaamac6968 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Ай бұрын
Naga foogeh
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy Ай бұрын
Cagdheer jaahiliin ah oo iska dhigaya wariyeyaal uf uf
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 Ай бұрын
Afdhogor ilbaxnimadaadu mata maalinwalba ku rartaa jaahilkaad ku caayeyesid maalin walbs ma guuro
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 Ай бұрын
Cagdheertu ha ciyaane hooyadaa Horta amxaarka ka kici tigreebaa kudhalaye ismaaciil kumuu dhaline
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 Ай бұрын
Maxaad la caytamaysaa nin waa kii wax iska celiya ee macaytamo mise afkay kaaga hadhay axmaar naxariisi kama dhaxayso jaamac ee adigu ma xorbaatahay waadiga sida raha bood boodayee
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy Ай бұрын
Beenaale Beenaale dhalay munaafaq ayaad tahay
@user-pz9uw8fc8u
@user-pz9uw8fc8u Ай бұрын
Sida dumarka ayaad ushekysateen rag waawayn oo madhan
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 Ай бұрын
Kuwaas madhani eed leedahay Dida dumarka u hseekaynayaa sow kaama fiicna wayba isku kalsoonyihiin oo may badalmine sidaada åø
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m Ай бұрын
Jaamac waxaa loo yaqaan JaamacQoran waana naanaysta looga yaqaan Jigjiga. Waxaa loogu magac daray daasada reer miyigu shaaha ku karsadaan ee diisdiisanta. Way la heleen markaad koodadkiisa iyo camanka diis diisan eegto. 😂kk joke. Guuleed isna waxaa la dhahaa ORGI KAADI URIYAY miyaanu dabinta sare uga eekayn orgi kaadi uriyay
@user-de1oh2yv9s
@user-de1oh2yv9s Ай бұрын
Hayeey dooliga wxaan oo caaya ma wxaa kaa keenaya haan daraab mxaa wax looga sheegaa alla mxaad iska hadlee lkn Wxaad maqashay waa lahadlaa waana iska hadashay ee iska fiiri hadalka aad ku hadleeysid markaan waaba kaahos baxdey saan ma leeyhaye mse saan ayaadu hadashaa kkkkkkkkkkk
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 Ай бұрын
Adigana waxaa lagaaga yaqaan jigjiga Heerin
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid Ай бұрын
Kow oo jabuuti maxay samaynkartaa samroon maaha halka loo wado ithiopan jabuuti laf cad bay toobin ku haysaaa dhul isaaq buluxaar weeye halka la asteyay
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 Ай бұрын
Djibouti nolol marabto lakin. Amnika qaranka aya kuxidhan. Ethiopia 1998 aya notimiday horted ayan noolayn. Ethiopia dal butburay weyin sxb.
IRAN | CHINA | ISRAEL  'WAA TAAS WIXII LAGA BAQAYAY' KALA BAX
13:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 43 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 34 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
Jigjiga Xaruntii Hidaha iyo dhaqanka Somalida iyo caanaha Geela
46:37
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН