JAWAAB KULUL:-Dowladda Itoobiyada iyadaa Caalamka wareegeysa oo ka carareysa Qaladkii ay gashay,

  Рет қаралды 3,055

Somali cable

Somali cable

6 күн бұрын

JAWAAB KULUL:-Dowladda Itoobiyada iyadaa Caalamka wareegeysa oo ka carareysa Qaladkii ay gashay,Nasiib darro Itoobiya iyadaa leh Caalamka nala heshiisiiya Soomaaliya,Gogoshii Turkiga iyadaa Codsatay"

Пікірлер: 15
@sahruja5777
@sahruja5777 4 күн бұрын
Maasha Allah geesi dhiiran dalxoreeye guuleyso.
@user-fc9rb3fg6r
@user-fc9rb3fg6r 4 күн бұрын
Qosol badana aduunka dhan ayaa markhati ka ah in aad adunka waraygaysay, you can run but you can't hide 😂😂😂😂😂😂😂
@XaashiAxmed-wv6cd
@XaashiAxmed-wv6cd 4 күн бұрын
NAACDA YAREYSO SOMAZLILAND ANAGA AYAA AH KUMARABNO ITOOBIYA WAAN JECELNAHAY FAQASH XASAN GURGUURTE BEENAALE MUNAAFAQ
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
kkkkkkkkkkk itoobiya iyada debeda wareegeysa wa run
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 4 күн бұрын
Waa la arkaa cidii caalamka wareegaysa kkkkknnnkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@CadeCabdi-ee7ll
@CadeCabdi-ee7ll 4 күн бұрын
Waxaas guulyso mdxwyna caay gaalada
@mahadabdule3583
@mahadabdule3583 4 күн бұрын
Ninkaan dalka somaliya madaxweynaha Ka ah Maxaa kaqaldan tariikhda miyowsan aqoon Eithopia iyo somaliya kadhexayso masa waa kabaqaa midkle maba udiyaarsano hadalka uu Ku hadlaayo kamana fikiraayo erayada xitaa
@mahadabdule3583
@mahadabdule3583 4 күн бұрын
War Eithopia iyadaa burbursan yaysan kubaqsan ciidankeedana dalka kasaar
@user-ws2th2fn9p
@user-ws2th2fn9p 4 күн бұрын
War codka maxaa haya kor uqaada ma lamaqlayo
@faaraxwarfaa4037
@faaraxwarfaa4037 4 күн бұрын
WAR WAXA LA DHAHO ITOOBIYA IYADAA IS DAGAALSAN, WAX SOOMAALILEEN LA DHAHANA MA JIRTO. ABIYE HA DAAYO BOODBOODKA OO HA HISHIISIIYO AXMAARO,TIGRAY, SOOMAALI IYO CANFAR AAN IS RABIN OO XERADII RER GALBEEDKU KU JHASBEEN KU JIRA WALI.
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 4 күн бұрын
imkaad kalataga ogolaatay
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 күн бұрын
gabadh ayuu sidii dumarka kusoo fadhiistay xassan Banana
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 4 күн бұрын
Beenta wuxuu ka dhigtaa dawo ! Kkkkkkkkkk
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 364 М.
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 112 М.
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 104 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 104 МЛН