Kuwa ay qabilka ay ka haysato waligin mel ma gadhaýsan cusuriyal bad tihin somalinimo islamnimo luqadnimo aya naaa deqda qabilna noo ah félicitations ma sœur no qabil je vous respecte
Gabadhaan degenaanta badan waa fariid Waana ka helay 🤭😌🥰
@sonofsiad74667 ай бұрын
Walal Hal qof oo Tagerayashatha kamid ah kucasun barnamijka
@maryama75617 ай бұрын
Cabdicasia waxkasta wad ku wanagsantahay lkn qabyalada aad faafinayso ni dhalinyaro ayaa tahay ee ladagaalan qabyalada iyo qurankeeda plz
@CabdooAadami7 ай бұрын
Cabdi aziz wlle su'aasha ku ekee: ma jirtaa gabadh aad sxb la tahay? Fadlan ha dhicin gabdhaha ma jiraa wiil aad sxb la tahay, taasi dhaqankeena diinta iyo kan Soomaaliyeedba kuma haboonaa. Waad mahadsan tahay.
@HASSAN-GREY7 ай бұрын
Suasha qabiilka ku saabsan in la daayo ama si wanagsan looga jawaabo ayaa ila haboon abdiaziz run in la sheego waa muhiim
@HOGAMIYE.5PO7 ай бұрын
Queen 👑 ✨️
@faisalmohamedomar80367 ай бұрын
The queen❤❤
@AhmedSheekh-b3m7 ай бұрын
Sxb ad ayan ugu helaa karunsheg nolashaada inkasta an jecleyn in an waxkusheego hadane fikir ahanteyda waxan jeclanlahaa in ad karebto qabiilaka waayo dhib badan ayan kasomarnay inkasto uu xuman aheyn hadane inta xumanta u adegsato aya nugu badan wana karali gilinaa in an fikirkada wax kabadal kudhaho waa axmed shiikh maxamud sxb ad ayan kusalamaaa
@MuhammadAhmed-ny8vq7 ай бұрын
Bro barnaajimkaaga maxuma lakin qabyaalada kasaar mesha qabiilka wax kale ku badal
@issaabdullahiaden63047 ай бұрын
Even me I love watching to know others. But he omitted the essence part (Qabiilka). Goodbye 👋
@ugaskawadanka26237 ай бұрын
22 hawenka ma dhaafaan miyaaa
@ahmeddirey24847 ай бұрын
Team ardey caadi ma aha quftaan ka mid
@Blackwholegames7 ай бұрын
Barnaamij ka qodob muhiim ah ayaa ka maqan
@abchirabdillahi30367 ай бұрын
Maxay qabiil keega u qarineysa
@xaawoibrahimabdi-hc9sz7 ай бұрын
NO SAY HIRSHABEELE SAY JUBBALND
@zakinice59hakim7 ай бұрын
22 jiraa kulahaa wa bentaas 😅😅
@sheikhabdiqanisheikh74397 ай бұрын
😂😂😂
@adamjumale48717 ай бұрын
Ciyaal Casiir 👍👍👍🎉🎉🎉
@mhameddave97587 ай бұрын
Barnaamishkaan markaad daawaneeso xooga waxad mooda su aalihiisa maxkamd maxkamad camal kkkk waa fikirkeyga xumaan ma wato😅
@Bile.sharif7 ай бұрын
Soomaali gabar da'deeda si sax u sheegta mxaa loo waayay😅
@faisalmohamedomar80367 ай бұрын
king jaamac😂
@Opthale7 ай бұрын
Waa mxy Gapdhahan aan qapiilkooda sheegayn
@nimcosiciid17927 ай бұрын
Mxad ka faaidy wll??
@hodandahir81114 ай бұрын
Somali qabil jecsyal Somali ba ka badan qabil
@ahmed-bs9l7 ай бұрын
Magaca maanana fahmine mudane ma magac soomalibaa 😂😂😂
@Opthale7 ай бұрын
Captan Baara soo qapoh
@UmuAbdalla17 ай бұрын
Qabiilka somali malagu soo kobo
@Diri-ml7lk7 ай бұрын
Fiicnan lahydaaa
@Diri-ml7lk7 ай бұрын
Hoyadi wasahan dadk qabiilkoda muxu ka waydiinya ee dadk ay uso kordhinysaaa horta nacas sanaa
@mawlidabdi25417 ай бұрын
Qabiilka ceeb u maleeyaan somalida war qabyaalada ayaa ceeb ah