NURADIN CABDI NRD HEESTII FADXA OFFICAIL VIDEO 2016 DIRECTED JUNDI MEDIA

  Рет қаралды 248,133

Jundi Media Pro

Jundi Media Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 305
@najaxabdirizak7066
@najaxabdirizak7066 2 жыл бұрын
Heestan waa marki igu horeyse aan arko fananka qaade mar walbana wan raadin jire😥xidiga nolosheyda iqaadi jire waxa isdhihi jire hestan yaqaade fananka qadayna yawaye Allah ku naxaristo🥺👏
@Ishqi_yare
@Ishqi_yare 2 жыл бұрын
Nuuradiin nrd fanaan wuxuu ahaa reer jigjiga ah studio la odhan jiray nat studio isagaa lahaa samiir saamna isagaa soo koriyay ✅
@ugasska9443
@ugasska9443 Жыл бұрын
​@@Ishqi_yareAllha u naxariisto😢
@ugasska9443
@ugasska9443 Жыл бұрын
Kula mid ahy runti
@AbdouNour-t1m
@AbdouNour-t1m Ай бұрын
waa midka mida heesihii aan jeclaan wakhtigii dahabiga ahaa Waa hees degan dareen iyo duco leh Nuradiin cabdi alle hakuu naxariisto 7/Dec/2024 Habeen axada 11:40pm hadii iga dambeyso laki❤
@ZhaafiemohamudAhmeth
@ZhaafiemohamudAhmeth Ай бұрын
Big legend isku malin soo booqany 🤚😂
@hani_happy.h8688
@hani_happy.h8688 Ай бұрын
11 dec 2024 ayaan heestan maqlay fanaanka heestan lahaa allaha unaxariisto waa hees ❤aad ugu helay ❤
@guuyo9media939
@guuyo9media939 Жыл бұрын
7.14.2016 ayan usa 🇺🇸 imiday markay heestan soobaxday aad ayan u jeclaa mantana waa 8.82023 7 years ka bacdi ayan dhagaysanayaa time 3:17 Tuesday wana xili sakhbadh ah waxbadan ayaa duunka iska badalay fananka qaaday alllaaaha hownaxariisto aamiin 🤲❤ my song 🎵 ❤
@ahlaammohamedahlaam
@ahlaammohamedahlaam Ай бұрын
Aminn
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 3 жыл бұрын
Hadu nool yahay manta suldan serar iyo xariir isagay hos iman lahayen lkn cimrigisa inta ahaa allaha ku naxariisto wlkyn nuuradin
@ugasska9443
@ugasska9443 Жыл бұрын
Amiin
@abdirejr934
@abdirejr934 Жыл бұрын
Allah ha u naxaristo lkn suldan iyo xariir wa another level
@ahmedsalan1955
@ahmedsalan1955 Жыл бұрын
@@abdirejr934 pro wllhi cod kumay gadhen io laxan baa mise fanka ba ma taqanid
@AhmetMohamet-xw7sk
@AhmetMohamet-xw7sk Жыл бұрын
Been maahan wlhi fanka jigjiga oo dhanbuu ahaa codka meeshuu kaheeso waligood ma gaadhsiin karaan macalinkoodii weeyi illaahay naxariis waasic ah ha siiyo 😢😢
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 10 ай бұрын
Ramadaan waxa ka dhiban 2ba cisho Allah haw naxariisto nuuradiin abdi🤲
@dhameysmohamout8735
@dhameysmohamout8735 Жыл бұрын
Saa uso radineyey heestan😢 Allha ku naxariisto wiilka qadey inu dhinta maqley🥺🤲
@fuadmuxumed6104
@fuadmuxumed6104 4 жыл бұрын
Dhimashdii sii wxn ogaaday 2020 waliba telephon La iigu sheegy asxptu secondryga jig jiga Aad iyo aad ayaan uga xumhay allow 👏🏽🤲🏼🤲🏼unaxariiso 2017 j.jiga iigu dabeysay waan imaani Donaa incha Allh👏🏽
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
Wll gormu dhintay miya la dilay
@djzafwan4331
@djzafwan4331 3 жыл бұрын
@@sali1269 wll wuu dhintay 2017
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
@@djzafwan4331 wll illahay haunaxaristo amiin noleba wa dhiinte mahadsanid wll mana ogayn
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 Жыл бұрын
Heestan aad bn u jacaylahay waxa dhagaysan jirey 2019 allow u naxariso nuradin😭
@zhattabuzychanel279
@zhattabuzychanel279 3 жыл бұрын
Hees aan u jeclahy 2017/2021 ban dhagaysta alow u naxariiso nuradiin 😭❤️
@zayfzayf8848
@zayfzayf8848 6 жыл бұрын
ilaahayaw kuu naxariiso janada firdawsna hoy kaaga dhig😭
@runishvlogs9198
@runishvlogs9198 5 жыл бұрын
Miyuu dhinty xilima wll
@ibnuabdilahi797
@ibnuabdilahi797 3 жыл бұрын
Amiin Yaa Arxamu Raaximiin
@asmawacan2487
@asmawacan2487 2 жыл бұрын
Ilhy haw naxristo🥺🤲
@awouchakram1442
@awouchakram1442 2 жыл бұрын
Aamin😭💗
@zulthanzamiir2828
@zulthanzamiir2828 Жыл бұрын
@@awouchakram1442 😅😅😅
@ugasska9443
@ugasska9443 Жыл бұрын
Amiin😢
@CabdallaHassan-nf9zw
@CabdallaHassan-nf9zw Ай бұрын
2024 ma nooshhy
@sakariyekayse5589
@sakariyekayse5589 5 жыл бұрын
Ilahay hakuu naxristo nuradin nrd😓😭😭
@dihoodofficial1750
@dihoodofficial1750 4 жыл бұрын
Allah yarxamuk nrd
@bellafaiza2511
@bellafaiza2511 4 жыл бұрын
Madhinty😰😭
@sakariyekayse5589
@sakariyekayse5589 4 жыл бұрын
@@bellafaiza2511 haa wll😪
@bellafaiza2511
@bellafaiza2511 4 жыл бұрын
@@sakariyekayse5589 alle how naxriisto wll wa geeri laga naxeee
@ibnuabdilahi797
@ibnuabdilahi797 3 жыл бұрын
Amiin Yaa Arxamu Raaximiin
@bilanadan4276
@bilanadan4276 5 жыл бұрын
Alla oo muu dhintay wiilkan yaa Allah unaxariiso 😢😢
@fatxaabdirahman8080
@fatxaabdirahman8080 8 жыл бұрын
waa markii u horeysay hees magacayga ah maqlo anaaba is modaya tii heesta loo qaadey 😍😍😍😍😍😍😍😍
@ridwaanciisood2954
@ridwaanciisood2954 3 жыл бұрын
00l0l0l
@cabuudishow
@cabuudishow 3 жыл бұрын
Fadxa inta la dhaho dhanba lo qaday heestan marka adigaba laga yaba inay hestu ku sarifeyso😂
@hamzeaarka2690
@hamzeaarka2690 3 жыл бұрын
Magaca uunbad ka simantihine inaga kala dade😹😹
@jabartimaxamud5530
@jabartimaxamud5530 3 жыл бұрын
Fanankan weligey marag wanpa la yabanhey
@boqranofficial4168
@boqranofficial4168 2 жыл бұрын
Wuu dhintay markiinka
@filzanwiilo6152
@filzanwiilo6152 6 жыл бұрын
Allh ku naxariisto nuuradiin 😢
@Habiibyousufkahin
@Habiibyousufkahin Жыл бұрын
Underrated song! still listening. 🤍 Rip brother 🙏
@najumohamed805
@najumohamed805 4 жыл бұрын
Allah ha ku naxristo wallkey Nuradin😢😢😢😢🤲🏻🤲🏻
@jabartimaxamud5530
@jabartimaxamud5530 3 жыл бұрын
Ilahey ha u nxaristo waapa malinti igu horeysay hees uu leyahy dhageysto arkana😥❤
@fadxacabdi9701
@fadxacabdi9701 4 жыл бұрын
Hesti magacayga FADXA ilahy haku naxaristo 😢
@FariidoYuusuf
@FariidoYuusuf Жыл бұрын
Heestaan adi I baray Bagaax waaye😅 Fadxa
@hawaabdiaziz9487
@hawaabdiaziz9487 Жыл бұрын
Waa Maalin Jimce ah Allaha ku Naxariisto walaal 😢🤲 Dareen Gooni Ah Baa Igu Kaa jira Markasta oon Arko hees Aad Qaaday wan Ilmeeya Rabbi haku naxaristo walal 😢
@hayatismacil7078
@hayatismacil7078 Жыл бұрын
Amiin amiin alle how naxariisto 😭🤲
@cabuudishow
@cabuudishow 2 жыл бұрын
Sometimes best memories makes me sad🥺😊💔
@aadanali1385
@aadanali1385 3 жыл бұрын
Heesta fadxa🥰 mgc baad kareebtay waayo waxd tahay qofkii uhoreeyay eeqado alla hakuu naxariisto😪😢 nrd
@diamondmatan5937
@diamondmatan5937 Жыл бұрын
Walhi waan runtaa Sidan u radinaye heed fadxa cajiib 🌟
@Malapo22__
@Malapo22__ Жыл бұрын
inaan ooyi waxyar ujiraa waayo magacayga saan uradinayay axeey wuu dhinta lay dhahay qabriga alle hakuu waasiciyo😭💔
@qalbiholcay9484
@qalbiholcay9484 Жыл бұрын
2020 igu horeysay ilaa hadana waa jeclhy 😢😢😢alle haku naxaristo nuradin😢😢😢
@suhaybjr4485
@suhaybjr4485 4 жыл бұрын
Alle ha ku naxariisto alle qabriga ha ku waa siciyo alle kitaabki samaa gacanta midig ha kaa siiyo allhe suaalaha qabriga ha ku fudeeydiyo aamin yaarabi sxb sare
@ZhaafiemohamudAhmeth
@ZhaafiemohamudAhmeth Ай бұрын
2017 kadib maanta Soo boqday 8/12/2024 12:00✨️ Waliba anoo Xazuztyda dib usoo nooleeyayy zapp jirta awgeed Masuulnimo karti io dabacsani qof aan ka arky rumantydih waxad iitahy mid kamid nalkyga adunka Aan ifsado 🫂 Qalcad nuurtyba utahy dumar qalnjadoodiyeh 🔥 All haunaxarizTo marxuum Nuurdiin 🤲🤲
@RumaanCrahman-d9m
@RumaanCrahman-d9m Ай бұрын
Zhaafici Mohamud Xasuusan dhamaanin baad qalbiga ku dhex Lee daho ad bad igu dheertahe mid kamida dadka ugu qanisan noloshaydah an heesto hada❤️🫶🥺💕
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 5 жыл бұрын
Zhp Please Ka Qaad videogan Marxuumka
@Sihaaam22
@Sihaaam22 Ай бұрын
20 December 2024 malin jimco ah saacadu ay tahay 11:28 hestan tiktok ku arkay waa so radiyay wiilka qaday inu 2017 dhintay comments ka arkay alle haku naxaristo wllo 😭🥺
@roblemohamed5528
@roblemohamed5528 7 жыл бұрын
Nuuradiin (NRD) fannaan ,misigayste ,laxamayste,ilaa abwaan
@YasonegaYasonega
@YasonegaYasonega 7 ай бұрын
Heestan marwalba oon dhibatoda wa dhagaysta nuradin nrd AUN 😢 ANA ALAHA DHIBTA IGA DULQADO😢
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 Ай бұрын
Qalcad nuurtayba dumarkaba u tahay qalan jadoodiye 🥹🔥❤️alle haku naxariisto axsan fanan haduu sii noolan lahaa Xariir iyo Suldaan lama arkeen maanta 🥹🤲❤️
@drkhalid6181
@drkhalid6181 6 жыл бұрын
Alle Hakuuu naxariisto nuradiin NRD
@buuhkaisegaheir6339
@buuhkaisegaheir6339 6 жыл бұрын
Pro xiLimuu dhintaY mizkiiNku
@AbdalleSaid-wy2mw
@AbdalleSaid-wy2mw Ай бұрын
Ilaahay haku naxariisto wllkeen😢 Waaa marki kowaad aan soo dhagaysty heestan waqtiguna 16:38 galpnimo 12/Dec/2024 khamiis rabbi haku naxariisto wllken Haddii aad iga danbayso uduceee wll😢🤲🙏
@Najmacawil-g8u
@Najmacawil-g8u Ай бұрын
Aww heestan tiktok kasoo raacey 2024/12/10❤️🥺
@sakiyasinali1570
@sakiyasinali1570 Ай бұрын
Ayadoo lyrics ah ma la helayaa
@mu-qs3sk
@mu-qs3sk Ай бұрын
Heestan wax ka so tixracay wiil aa zxp nahay oo tahriib ku jira 2022 ila 2024 si dhamanayo ee igu so duceeya inu alle meel hagagsan galo oo rajadiisa alle u rumeeye ina apdiraxmaan hassan 😢😢
@hamzaapdi7279
@hamzaapdi7279 Жыл бұрын
Naxaristi jano rapi haku siyo wll Nuradin nrd😢 Quresh DHaladey Maankad KHaas u leedaHay❤
@inamouse
@inamouse 2 ай бұрын
Allha ku naxariisto wll 🥲🤲🏽💔 Noradiin Abdi 2017 Old is Gold
@nasridigaalefcp2329
@nasridigaalefcp2329 8 жыл бұрын
Ninkani sifiican ayuu u heesay wleeeeeeee
@sky_jigmostapha9150
@sky_jigmostapha9150 7 жыл бұрын
nuuradiin jigjiga boss salaan kashka iyo laabta kasoo go day ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanidagan5612
@hanidagan5612 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto walalkin nuuradiin wll jundi media pro please ka sar heesta aduunka kuma noola Ilahay dambigisa ha dhafo yaa rabi dhaman aan u wada duceyno walalkin please please ka sar wll Waa iga codsi fdln wll
@asmacabdi928
@asmacabdi928 8 жыл бұрын
heestan aniga iyo xajiigag waan jecelanahay waan kuso ceeshan markay dhamato baa afka kuma goo wiilka qaaday guulayso
@lukaskew7031
@lukaskew7031 6 жыл бұрын
AllaH haw naxariisto
@djwalaalow7183
@djwalaalow7183 5 жыл бұрын
@@lukaskew7031 AMIN AMIN WALL THNKS
@umuhalla1863
@umuhalla1863 5 жыл бұрын
@@lukaskew7031 abwe fanankan miya dhintay
@ayaansweety1402
@ayaansweety1402 4 жыл бұрын
@@umuhalla1863 haaa abayo Marhore 😰😰😰😭😭😭😭😭
@umuhalla1863
@umuhalla1863 4 жыл бұрын
Allah u naxaristo😥
@zamiinhabdi6647
@zamiinhabdi6647 Жыл бұрын
2020 ila hda wa jecelahay heskan 😢allaha ku naxarista Fanan an jecla bu ahaa🤲
@hanadtv9263
@hanadtv9263 8 жыл бұрын
Nuradiin waa fananka ugu cod macaan ddsi gulayso bro
@mohamedsaid-nh6xn
@mohamedsaid-nh6xn 6 жыл бұрын
Alle haku naxriisto Nuuradiin abdi😭😭
@hodanismail5179
@hodanismail5179 6 жыл бұрын
mohamed said wll ma runba geerida ?
@bashiiromar7589
@bashiiromar7589 6 жыл бұрын
mohamed said AamiN 😥😥
@hoodaayaan3312
@hoodaayaan3312 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare Haaa zhp ma ogid miyaa 😭😭
@nvsa8924
@nvsa8924 5 жыл бұрын
mohamed said amin bro ❤️🙏🏾🤲🏾😭
@khadrastar359
@khadrastar359 5 жыл бұрын
Xasuus ayey i tahay heestan hameybki u horeyey aroos keyga xaajigeyga iqadey ❤️❤️😥🌹🙏🏼
@amiishaamiisha1403
@amiishaamiisha1403 3 жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto nuuradiin sxbkay qaali ahaa walhi waan ka naxaa markaan heesihiisa dhagaysto
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
Wll gormu dhintay illahay haunaxaristo amiin
@itoopiasweet9170
@itoopiasweet9170 2 ай бұрын
ILAAHAY ha u naxariisto marxuumka😢😭🤲🏻
@Ishqi_yare
@Ishqi_yare 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto anagana ha noo danbi dhaafo 😭
@maxmedaxmed8090
@maxmedaxmed8090 8 жыл бұрын
I like this song bro nice bro you the first one make my happy me and my qali dee da zxp hadaba waan ku hayista hesten bro
@zulthanzamiir2828
@zulthanzamiir2828 Жыл бұрын
still wan dhagaysta mana dayn karo heestan wlhi ilahayna haku naxariisto walalkayow xasusbad nagaga tagtay duco aanu kugu marno mar walba
@a.MaCHeit
@a.MaCHeit 4 жыл бұрын
iLaHeY HaKu NaXaRiiXTo WLLo ♥️😢
@AbdirahmanzhilkeZhilke
@AbdirahmanzhilkeZhilke Ай бұрын
Inuu fanankan dhintay commentigan ku ogaaday alle hawnaxariisto😢😢😢
@abshireman6083
@abshireman6083 21 күн бұрын
Ilaahaw u naxariiso nuuradiin qofwanaagsan buu ahaa
@ayaansweety1402
@ayaansweety1402 4 жыл бұрын
Nuradiin Qlbigeyga waka go.ii ladahay wlhi ilhy Haku naxaristo Abowe 😭😭😭😭
@haweeyahonesty2727
@haweeyahonesty2727 4 жыл бұрын
Qliyy miya la dilay inanka
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
Wll gormu dhintay
@SuhaipOpthie
@SuhaipOpthie 2 ай бұрын
Ninka Klie ee ay heesihisu igu Baxan wllky nuradin cabdi nrd AUN❤
@ayaansweety7108
@ayaansweety7108 4 жыл бұрын
Qlbigeyga kma baxdid nurdin allow kunaxarisoh😢😭😭😭😭😭
@dadirxusen211
@dadirxusen211 4 жыл бұрын
😭
@fatherabdek2321
@fatherabdek2321 Ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa 2024, ALLE ha u naxariisto walaalkeen
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 Жыл бұрын
Rabi Haku Naxaristo Nuradiin NRd😢 Sept2016- 2017 heestan waxay ahyd Mid saameyn Gooni ah igu leh
@abdullahiabdi2863
@abdullahiabdi2863 8 жыл бұрын
Damn he kill it
@SumyaHaji
@SumyaHaji 2 ай бұрын
HeesTan mudo badan radinayaay said uu jeclahay cawan helay waxan ogaday wilki qaday inu dhintay naxriis wasaca allah siyo🤲 tarikhda cawa ayy tahay 2024/Bishi 11 November 30/haben axada sacada 7:8 fidnimo❤🥺
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 3 ай бұрын
10/10/2024 Time:10:24 Ugu Horeyn walaashey ayey noqotey maalinba maalinta ka danbeysa kalgacalkaan Uqabo ayaa sii siyaaadayay anoo nafta been Usheegaya ilaalinaya xidhiidhka walaalnimo Ee aanu isku baraney 😢 Waxey ahaaataba marwalpa niyada Kama baxin Runtii anigoon maqal Codkeeda xidhiidhkeeda iyo muuqeeda Oo dhan lakiin qoomamo ma qabbo Maaanta marwalpa niyada waxaan Kuhayaa wanaagii badnaa er aan kalla Kulmey 😊🫡 Marwapa waxaan leeyahay Hoodo Qaaradan oo dhan ayaaad iga tahay Qeyb waligaa ha mudan ciil kusoo Gaaadha ❤😢 waaan jeclaan lahaa In aan markalle maqlo ama kulano Si aaan ugu sheego waxaan gudaha ka dareemayo ❤✈️🙌
@mohamettsheik5480
@mohamettsheik5480 Жыл бұрын
Hees an u jeclahy 2017/2021 Baan Dhagaysta allow kuu naxariiso NURADIIN 😢😢❤
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi Ай бұрын
iLaahey Ha u naxarisTo Nuradin.🥺🤲
@abdullahidrogba9791
@abdullahidrogba9791 7 жыл бұрын
Walee fanaan iyo badh weeye nuur Ddsi asaga iyo xariir un weeye 😂😂😂😂
@idaadii389
@idaadii389 8 жыл бұрын
sxbkaygii wayo wayo nuuradin hestan waan ku haysa
@fathiahmed2380
@fathiahmed2380 8 жыл бұрын
waaa ani lee u isheegaya fanaan sare
@DekaHooyo
@DekaHooyo 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto wa malin jimce ah 2024😢
@fadxaiid6912
@fadxaiid6912 3 жыл бұрын
Alla heestan waa magacayga alle haw naxariisto wiilka
@abubakaranshur5371
@abubakaranshur5371 2 жыл бұрын
2023/1/30 ❤❤ hwen qima gar ileh wxn wda jirku dhagysnena noloshyda❤😊
@djzafwan4331
@djzafwan4331 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo NRD 🥺
@AliMohamed-js2pc
@AliMohamed-js2pc 6 жыл бұрын
Rabi haku raxmado😭😭😭
@rawsa8226
@rawsa8226 2 жыл бұрын
2017 bay ahayd marki hesta hadyad ahan laysiyay wakhtigana waxan ku sugana nolol ad uqurxonayd lkn wakhtigan waxba dayne manta ay tahay 11 /12/2022 5:23 galap nimo ayan dip u celiyay xasuusteda qosol ki jacyalkow ❤😥
@abditanaadoffficialchannel8400
@abditanaadoffficialchannel8400 2 жыл бұрын
Illahay haku naxaristo wllky qali admigu sidey kujeclayen illahayna kujecladay 😢🤲
@Khadarawi
@Khadarawi Жыл бұрын
Hestan kama dalo 😢❤
@nuradinahmedfcp9363
@nuradinahmedfcp9363 8 жыл бұрын
magacaygii Nuradin nolow zhP
@dhagayareofficial5349
@dhagayareofficial5349 3 жыл бұрын
Zxp wuu dhintey 😭
@SuhaypmawliidMom
@SuhaypmawliidMom Жыл бұрын
Nuuradiin wllhi isku magac na hay 😢😢 allha ku naxariis abwan
@user-NaJmamuse
@user-NaJmamuse 2 ай бұрын
Wey hees dhaaftey Wlhi ❤😊
@khalidjawhar1406
@khalidjawhar1406 8 ай бұрын
Wllhi heeskan waxaan radinayey ku dhawaad 6 sanno maanta ayaan helay 🎉🎉🎉🎉
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto wllo nuuradiin 2 july 2021 jimce jigjiga
@SakariyeAadan-t4k
@SakariyeAadan-t4k 3 күн бұрын
Wlhi heesta waa iska dhagaysan jirayy lkn hada oytahayy 3:5 habeenimo ayaa ogadayy qisadeeda waa hees dareen keda wadata alle haww naxariste nuradiin xuseen Tarikhdu waa 29-1-25 jiLka danbe ayaa LahadLaya waLiba raga iga iLaaLiya jcyLka waa cudur diLa ah waaa waxa hada dhalinyarada dhameyayy dumarku dantoodgarad weyaan ragoww naftiina wax uqabsada marka meeL isgaysid ayunba cidwaLiba kujecLanayysa wakhtiga aan waxqoraayo waa wakhti aan adunkaba nacayyy dhaman tiin aad ayaa idin SaLaamayy 🫡💕👑
@SaleebaanHG
@SaleebaanHG 2 жыл бұрын
2022 🥺
@hamzehaazhi5715
@hamzehaazhi5715 4 жыл бұрын
iLaaHeY Ha uu NaXaRiiZTo ❤🤲🤲🤲😭
@hanaali1371
@hanaali1371 8 жыл бұрын
mcn wye hestaan hadaa laso dabka lga so dajiyay sfcan umabislaan micnaha muuqalkeda dhiman
@moogeapdkadir6844
@moogeapdkadir6844 Жыл бұрын
Illahey haku naxariisto heesta wan ka cabsada ina dhageysto 😢 my favorite song but😔 ⚰️😢
@Abdinasirdahir-p4b
@Abdinasirdahir-p4b 2 ай бұрын
allah yaraxma wllken😢😢
@maxamettjr3288
@maxamettjr3288 2 жыл бұрын
Alle yarhamo 2022😪🤲
@sarahcabdixakin6305
@sarahcabdixakin6305 3 жыл бұрын
Rabbi naxariistiisa janno hakuu fidiyo😭😭😭😭
@barbiegirl8410
@barbiegirl8410 4 жыл бұрын
My bestie aya isodry hestan Link geda thank you my Everything sxb Zaak👫🥰🥀☺ 7/6/2020😚🥰
@sakiyasinali1570
@sakiyasinali1570 Ай бұрын
31 December 2024 ayan dhgysanya Alle ha ku naxaristo
@hodanahmed378
@hodanahmed378 5 жыл бұрын
Yaarbi unaxriso janadin kawarabi
@hamzaapdi7313
@hamzaapdi7313 2 жыл бұрын
Qosolki jacayllkay KasHaD Qapow ku pertaYe💋 Sapti March 12 2:30 PM saq-dhexe Alle Haku Naxaristo
@The_zu6eyr4ever
@The_zu6eyr4ever Жыл бұрын
Heestan xasuus dhalashadayda marwalba waan xusa nrd allah janada ha ku geeyo❤
@qaysliban8637
@qaysliban8637 8 жыл бұрын
waaaw asal weeyi heesta nrd 😍😍
@anazmavio7318
@anazmavio7318 Ай бұрын
Best wlhie allow unaxriiso ❤
@AbdalleSaid-wy2mw
@AbdalleSaid-wy2mw Ай бұрын
Ilaahay haku naxariisto wllkeen😢💔🤲
@updimuze575
@updimuze575 5 жыл бұрын
Allah ku naxariisto wll nuradin NRD 😭
@umuhalla1863
@umuhalla1863 5 жыл бұрын
😰😰😰😰😰😰Allah u naxariisto wlhi
@faaraxabdi7157
@faaraxabdi7157 8 жыл бұрын
heesta uma qalanto inya 7k dawato waxay uu qalnta 1 million Lakiin KZbin channel ficaan ayuu wayay baa umalyan
@Raxmat2020
@Raxmat2020 Жыл бұрын
Ale ha kuu naxariisti😢😢😢😢 nuuradiin wll qli😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔
@Zaakir708
@Zaakir708 Жыл бұрын
2023 😢😢😢😢😢😢
@salamansiidcumar7611
@salamansiidcumar7611 Жыл бұрын
😢
@aminyare9462
@aminyare9462 8 жыл бұрын
eesh qiyazak greta man nyce voice sxb
@hasancumar3677
@hasancumar3677 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariso lgnd😥😥😥😥😥😥😥😥😥🤲
@nuuradinahmed514
@nuuradinahmed514 8 ай бұрын
Allow ku naxriiso sami nuuradiin NRD 🙏🤲🏻🫡
Bildhaan Dahab LIVE STAGE By Nuradiin CAbdi   NRD   2017
5:49
JigJiga Music
Рет қаралды 436 М.
heestii qalbiga diday by nuradin NRD
7:35
Khadar Nikki
Рет қаралды 20 М.
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Cabdi Ismaciil Beele l Heesta Dunidda
7:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 997 М.
Nuur Cadde Hees Macaan _Amaan Iyo Ducaba WaaD IstaHisha 2019 Fankaab media
4:21
Nuradin Ahmed ..::: Layla :::..
6:31
Maxamed Harguees 🍀*🔴
Рет қаралды 562 М.
Dareen l Cabdi Zaki l Hees Cusub l 2016
5:34
Jigjiga Tube
Рет қаралды 2,5 МЛН
Ubaxey
8:01
Axmed Biif - Topic
Рет қаралды 80 М.
Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis
8:09
Simba Studio
Рет қаралды 2,4 МЛН
Qaaliyeey by nuuradiin hees cusub oo shidan 2017 somali Music
6:29
Hees Cusub Jaceylka
7:00
Axmed Biif - Topic
Рет қаралды 63 М.
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 105 М.
Арман (Сені күнде көру)
2:51
IL'HAN - Topic
Рет қаралды 1,6 МЛН
BLACKPINK - ‘Shut Down’ M/V
3:01
BLACKPINK
Рет қаралды 171 МЛН
Emkal - Oublie-moi (Clip officiel)
3:00
EmkalVEVO
Рет қаралды 6 МЛН
NЮ - Некуда бежать  (ПРЕМЬЕРА клипа)
3:23
Николаенко Юрий
Рет қаралды 4,3 МЛН