Nuur Cadde Hees Macaan _Amaan Iyo Ducaba WaaD IstaHisha 2019 Fankaab media

  Рет қаралды 1,739,664

ASWAANKA LYRICS

ASWAANKA LYRICS

Күн бұрын

Пікірлер: 323
@indho-buur-official9324
@indho-buur-official9324 6 ай бұрын
Heestan nabad iyo cafimad maku dawa naysa hadaad iga danbayy sid iiduce waxaa lagayaaba inaan dunida jogin😢😢
@farhiyamohamed2801
@farhiyamohamed2801 2 ай бұрын
Illahay haku cafiyo miyad noshahay imika😢
@MastarAadan-2
@MastarAadan-2 10 ай бұрын
Waxaan Hubaa inaad heestan miraha macn dib usoo booqatay hada iga dambeyso like dhac kusii😂
@IkhlaasMaxamedmuuse
@IkhlaasMaxamedmuuse 5 ай бұрын
Wa iagn😂😂😂
@bapiol9477
@bapiol9477 4 ай бұрын
shan bil ka dip anaa kula dhageysanaya
@dariqmahamed7535
@dariqmahamed7535 2 жыл бұрын
Kiin xusein Wali wanku jecelhay aduunkan a wankugu jecelhay kaliga mida Kula meel dhigo ifka kuma. Arag ❤️
@Ayni88
@Ayni88 3 жыл бұрын
Xaqiiqdi indhuhu intii ay arkeen adiga jacayl ku abuuraye❤️ Axad kula mido oon aamina maba aan arkine aduunyada dhamman adanaha ku nool kuma aan arag 🌎 💕 Aragiisa kaan ku ildoogsadoow 👀 Amaan iyo ducaba waad istaahisha Inaan ku tirshee ayaatin ku waar…🤲🏾🤴🏾❤️
@mascudsalad958
@mascudsalad958 3 жыл бұрын
arag arageyda taan ku il dogsaday amaan & ducaba Waad istahisha inaan ku tir shee ayatiin ku war ❤️💋💕💍💉
@dayibcabdimoalim4979
@dayibcabdimoalim4979 3 жыл бұрын
Jacelka hyadii adi waaye mama👈💋
@yaasiinjimcalexasan4291
@yaasiinjimcalexasan4291 2 жыл бұрын
Waa ikanaa Abayo
@softiegirl-ndanimelover3873
@softiegirl-ndanimelover3873 2 жыл бұрын
@@yaasiinjimcalexasan4291 🤣
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 3 жыл бұрын
Adiga HantO iska Yeeshaye Hees aad u macan iyo cod daren leh 👑 🎤
@zamuomar2988
@zamuomar2988 2 жыл бұрын
Still listening 👂 2023 🥺💗💗
@gurayabdalla5828
@gurayabdalla5828 Жыл бұрын
Amaan iyo Ducaba waad istahishaa
@mounahassan7125
@mounahassan7125 Жыл бұрын
Same😭❤️
@munamuuse8346
@munamuuse8346 Жыл бұрын
@@gurayabdalla5828 ma aniga mise iyada😂 wanku salamay wll👋❤
@craxmanibraahim-mk9ys
@craxmanibraahim-mk9ys Жыл бұрын
7month ago come back please 😢😂
@Modeeq
@Modeeq Жыл бұрын
You have a good taste
@bossfolyareey2619
@bossfolyareey2619 Жыл бұрын
Who is listening this song in 2024 😳
@HalamahamettMahamutt
@HalamahamettMahamutt Жыл бұрын
😢
@AmalShukri-v4n
@AmalShukri-v4n 10 ай бұрын
Me❤
@deckaali
@deckaali 10 ай бұрын
Me😢
@Ladanabdinoor1827
@Ladanabdinoor1827 9 ай бұрын
Me😢
@JamaalCisman-ux2cs
@JamaalCisman-ux2cs 9 ай бұрын
​@dec 1:03 kaali
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 2 жыл бұрын
Hees tan malin anago safar kujirna ani ga iyo walashy ayan dhagay sa nay nay mobil keda ayay noga shiday 2016 ayay ahyd Hargasa to burco😌
@JUMCAMUBARAKAsxaapta
@JUMCAMUBARAKAsxaapta 5 ай бұрын
Hda xgee kunooshahy wllo. From 2024😂😊
@mazkapoi1828
@mazkapoi1828 3 жыл бұрын
I remember markaa kali meel fariisto daran jiray ax jecel haduu hadli lahaay qofba qofkiis uu heli lahaay 😰❤✋
@hamdamohmoud
@hamdamohmoud 3 жыл бұрын
really
@abeyqanisalah8011
@abeyqanisalah8011 2 жыл бұрын
Very true sxp,
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 3 ай бұрын
Aduun xasuus Nairobi 2007 Anigoo 22 jir ah maantana Canada 🇨🇦 39 jir ah Alxamdulilah I miss my young age fanaan Kaskeey
@harunserious5865
@harunserious5865 2 жыл бұрын
Ayayay wlhi heestaan Aniga o yar dhageysan jiry waah waah cajiip this song is the best🤗😍😍😍
@mobidhaan2301
@mobidhaan2301 2 жыл бұрын
Xaqiiqdii indhuhu intii ay arkeeen 'adigaa Jacayl ku abuurayeee' Axad kula midoo Aaan Aaaminooo kula mida ifkaba kuma arag .💋💯💘💯
@Inaabdi6
@Inaabdi6 2 жыл бұрын
Aragiisa kaan ku ildogsadoow Amaan & ducaba Waad istahishaa Inaan ku tirshee Ayatiin ku waar❤️ 2023_1_20🙏
@danadpubg4680
@danadpubg4680 2 жыл бұрын
❤ppe
@xidigali2998
@xidigali2998 2 жыл бұрын
Axad kula mido oon aaminaa maba aan arkine aduunyada dhaman adaha ku nool kuma aanan arag Jah ma noqoneysaa hee ayadii🥺🥺😘
@xidigali2998
@xidigali2998 2 жыл бұрын
Axad kula mido oon aaminaa maba aan arkine aduunyada dhaman adaha ku nool kuma aanan arag Jah ma noqoneysaa hee ayadii🥺🥺😘
@xidigali2998
@xidigali2998 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺😘
@Farhan-jv6jp
@Farhan-jv6jp Жыл бұрын
L
@Siciidaadan12
@Siciidaadan12 Жыл бұрын
30/03/2023 ahna 8 ramadaan saacaduna tahay 1:08 habeenimo qof aan aad u jecelaa aad u dhibaatoonaya ana walaaca iyo walbahaarkaan la qaybsanayaa insha allah waxaan rajaynayaa inaan is guursano dhawaan isoo duceeya asxptaay ❤❤😢😢😢😢
@sayidcali7910
@sayidcali7910 9 ай бұрын
Ma guurzatay after one yaear😅
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 2 жыл бұрын
Aduunyada waxaa ugu xun marka intaad hesho qof si xad dhaaf ah kuu jecel kuuguna wanaagsan oo aad ilaashan waydo markii qofkaasi kaa fogaadana aad qoomamo iyo ciil ku noolaato heer naftaada aad saluugto🥲🥲 Wacan Mohamed👸🏻🌹
@caanodhaay1553
@caanodhaay1553 2 жыл бұрын
Sax wallhi
@khadramohamed4168
@khadramohamed4168 Жыл бұрын
Waa aduunyo wll Abdirisak Shafei ilawi maayo anba
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 Жыл бұрын
@@khadramohamed4168 Ma waqtigaa idin kala fogeeyey mise dad baa idinka dhex shaqeeyey mise waaba dhintay?
@Ayanithaapdimalik
@Ayanithaapdimalik Жыл бұрын
Sorry zxb mcn waxana waa aduuna
@AbdiShakuur-pv7ur
@AbdiShakuur-pv7ur Жыл бұрын
Isku qiso ayan nahay wlhi
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 3 жыл бұрын
Arageeda Taan Ku ildoogsadaay Amaan iyo Ducaba Waad istaahishaa Inaan Kuu Tirshee Aayatiin ku Waar Words🥰🥰🥰✌️✌️
@guledjama448
@guledjama448 3 жыл бұрын
Ilyas hudhu bis respect 👏
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 Ай бұрын
@@guledjama448Legend Guled Jamac 😂
@abdinasirhusein
@abdinasirhusein 8 ай бұрын
Xabiibtii hoodo jacaylkii wakhtigu na kle kaxeeyy waan awoodi waayay jacalkaad igu beetay adna hore kuugu beer naa inaan iska jaro (ilaawo) ama badalkii cidkle uqaado illahy baan talo inoogu dhiibay in uu ina kulmiyo markle insha allah tolkaygii soomaliyeedow idinkuna noo raaciya ducada anaga iyo inta nala midka ah
@ruweida--
@ruweida-- 7 ай бұрын
Calf Allah hagu daro😢
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 4 жыл бұрын
Xaqiiqdii indhuhu inti ay arkeen adigaa jaceyl ku abuurayee
@Drillmantitandragon
@Drillmantitandragon 4 жыл бұрын
Maasha allah heestaan xasuus ay iithy wana fanaan aan taageero nuur cade
@abdiraxmanfilms4048
@abdiraxmanfilms4048 3 жыл бұрын
@@Drillmantitandragon uuuu
@raxmacalijama9089
@raxmacalijama9089 12 күн бұрын
Illahayow gacantayda marion soo galii waanu ilalin doona intaan awoodee
@fadumosiciidyusuf7940
@fadumosiciidyusuf7940 2 жыл бұрын
Aragiis kaan ku ila doogasadow aman iyo 💙ducaba 💟 wad isitahisha inan ku🌺 tirashee ayatiin🥲 ku waar🥲 xaqiiqdi indhu inti eya arken adiga jacal ku🤴 abuuraye❤
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Still waiting 😪 2011 yaa ila dhegesanayo 2023
@sakariamahamed
@sakariamahamed 2 жыл бұрын
Me💔
@aliyaaahmadali4474
@aliyaaahmadali4474 Жыл бұрын
Me💔😢
@libanahmed4995
@libanahmed4995 Жыл бұрын
same time
@Daarulcibaada
@Daarulcibaada 11 ай бұрын
2024😢
@AhmedAli-mf8wz
@AhmedAli-mf8wz 2 жыл бұрын
This is my dude legend friend long life legend InshaAllah
@AhmedhassenInahassen
@AhmedhassenInahassen 29 күн бұрын
Who is listining 2025
@ifraaxali7340
@ifraaxali7340 Жыл бұрын
Dumarow balanta ilaaliya❤ raga way isbadalan tasna wa kadabecad lkn damarow noqda kuwa fhma uuna dulqata❤ waxa hadalkan idin leh inan qofke jecleed hurdaya😂❤
@generalinformation628
@generalinformation628 11 ай бұрын
😂
@quruxdidanood9074
@quruxdidanood9074 3 жыл бұрын
Axad Kula mido oon aamina maba aan arkine aduunyada dhaman Adanaha Ku Nool Kuma Aanan Arag 🙏🏽🌎❤️🔓💉
@axmedqadar699
@axmedqadar699 Жыл бұрын
Waa Heesti igu horeysay o dhagestay
@user-iw4gd7dq7x
@user-iw4gd7dq7x 10 ай бұрын
Way hees dhaaftay tan walahi❤
@abshiraaato7750
@abshiraaato7750 3 жыл бұрын
Aragiskan ku ildogsadoow Amaan iyo ducabo waistahisha ina lagutirshee kuwaar ❤
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 5 жыл бұрын
Waah waah eshcalaa ❤💙💚
@Asad_________gamer___ff
@Asad_________gamer___ff 9 ай бұрын
Waa heestii xabiibo xasan tooxow oo waxyar laga badaly Urkiyo qalpiga Hadaadan ku ool ubaxiyo jaceyl Kula ma sugeen Xabiibo tooxow Allah u Naxriistee 😢😭🤲
@AhmetSalah-zm8oq
@AhmetSalah-zm8oq 11 ай бұрын
Who listenin 2024😂❤
@abdullahiahmed978
@abdullahiahmed978 5 жыл бұрын
Woow hees iga deh 😍😍😍😘😘
@moallikalaay9928
@moallikalaay9928 11 ай бұрын
2024 still 😢😊
@mariakalgacal7398
@mariakalgacal7398 3 жыл бұрын
Still listening 2021/12/29❤️❤️🙆‍♀️
@xamaadaabokar2986
@xamaadaabokar2986 2 жыл бұрын
Ax waa hees aad xusuus iigu leh neeha waan kugu xasuusan doona inta aan nolahay
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 Жыл бұрын
Who's else watching this masterpiece song 🎵 🥰
@paxsadofficial5313
@paxsadofficial5313 2 жыл бұрын
Amaal 𝗠𝗢𝗛𝗔𝗠𝗘𝗧𝗧 Wn ku jeclhy Mcn❤️🥺
@abdulkadirhassannuur
@abdulkadirhassannuur Жыл бұрын
On firE 😢😊
@mohamedsoomaali1628
@mohamedsoomaali1628 10 ай бұрын
Arageda taan ku ildoogsaday aman iyo Ducaba waad istaahisha ❤
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 4 ай бұрын
Alla yaa cisak argeeda taan ku ildoogsaday amaan iyo ducaba waa istahishaa inaan ku tirshee ayatiin ku waar xasuus 2016 safar burco to jigjiga ayaan ku xasuusta heestan 2024 ayaan dib soo booqday
@Ahmet_khalil0
@Ahmet_khalil0 3 күн бұрын
Who's listening 2025😂
@Mustafemaxamed-wt6me
@Mustafemaxamed-wt6me Жыл бұрын
Maan ta ooy tarikh du tahay 31 bishii 8aad 2023 tem 11:55 oo khamiisa maan ta iyo mal mahan ba waxan ka war war sana aabahay oo ku dhawac may dagal kii goojacade oo isagoo dhawaca lahayo ilaha yaw ii soo nabad celi😭😭😭 wall ii soo duceeya😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Mowliet_Technology
@Mowliet_Technology Жыл бұрын
Still Listening 20/ August/ 2023😢❤
@amalmaxamuud8150
@amalmaxamuud8150 2 жыл бұрын
Ax xanuun badanaaa
@massbowy779
@massbowy779 11 ай бұрын
2024 still hit
@mahamedbarre8000
@mahamedbarre8000 2 жыл бұрын
Still listening 💔😢
@MaxamuudSiidali
@MaxamuudSiidali Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@GuuleedAhmed-abdirahmaan
@GuuleedAhmed-abdirahmaan 15 күн бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa 2sano xidhiidha indhahaygana ilmaa ka burqata 😢
@fahadhussain1656
@fahadhussain1656 11 ай бұрын
Wa Friday Feb:23:2024 paaris tareen dhaxdii 😂😂 kaligay 😮😮😅
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 Жыл бұрын
Still I'm listening 2024 .... ❤
@xaliyehortiixalbaajirey9295
@xaliyehortiixalbaajirey9295 2 жыл бұрын
Heestan yaa Dominikanische Republik 🇩🇴. Kudhagaysanaya😢😢😢😢😢
@khadarabdi8230
@khadarabdi8230 2 жыл бұрын
Tahrib Miya tahy lipx
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 9 ай бұрын
Xaqiiiqdii indhuhu intii ay arkeen adi gaa chacyl ku abuuryeh❤
@cbdiqadiraadn1828
@cbdiqadiraadn1828 Жыл бұрын
araged tan ku iLdosado amn iyo ducada wad istshaa
@Zadik72
@Zadik72 2 ай бұрын
Xasuus 8/7/2019 💔
@Shekeye-u2c
@Shekeye-u2c 4 ай бұрын
Xaqiqdi indhu inti ay Arkeen Adiga jaceyl ku aburaye X2 Axad kula mido Oon aaminaa Maba aan arkine Aduunyada dhaman Aadanaha ku nool Kuma aanan arag 😥❤️‍🔥
@edabsanofficiall7933
@edabsanofficiall7933 Жыл бұрын
Still listening 2024 ☺️
@siraajimohamed9848
@siraajimohamed9848 2 жыл бұрын
Mar kasta aan cidlo arko waan dhageysta heestan😰
@mohamednourgoodah4469
@mohamednourgoodah4469 10 ай бұрын
Amaan iyo ducaba wad iiga istaaahisha 😢😢😢
@maxamedibnuxasan2852
@maxamedibnuxasan2852 5 ай бұрын
Adigaa macaan aragaygiyo cid ka marmine sida aawadeed adiguna ahow taan Aayayee
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Axsan yaa amaan❤ 10/5/2022
@ahmedmursal1998
@ahmedmursal1998 2 жыл бұрын
Amaan iyo ducaba waad istaahishaa 😢
@deeqomohamed4180
@deeqomohamed4180 11 ай бұрын
Come sone al fanaan❤
@ahmednuurhonest1515
@ahmednuurhonest1515 Жыл бұрын
Another level waye 😢😂
@kikiahmed6765
@kikiahmed6765 Жыл бұрын
I still listing this song is 2024❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭
@rashkacadeofficiall6866
@rashkacadeofficiall6866 3 жыл бұрын
Who is listening 2021
@abdiraxmanabdikarim9293
@abdiraxmanabdikarim9293 3 жыл бұрын
Me
@omaribrahim6821
@omaribrahim6821 2 жыл бұрын
2022
@ملكةحمده
@ملكةحمده 2 жыл бұрын
20222
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam 2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@teamqiso9307
@teamqiso9307 2 жыл бұрын
2023🥺🥺🥺🥺
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 10 ай бұрын
Hees xusid mudan Old is gold
@Ladanabdinoor1827
@Ladanabdinoor1827 9 ай бұрын
2024 april 6
@Xogsidemedia0
@Xogsidemedia0 Ай бұрын
2005 ilaa 2010 heesihi aadka loo dhegaysan jirya bay ka mid ahayd Nuur Cadde, codkiisa mar danbe ma maqal
@abdixamiidabey3068
@abdixamiidabey3068 2 жыл бұрын
Hestan xasuus iitahay 💔
@janalehhanad9758
@janalehhanad9758 Жыл бұрын
Alaylehe hees iyo badh iyo laxan shidandhe
@ilyas--hassan--29
@ilyas--hassan--29 Жыл бұрын
Who stil listening 😢
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 8 ай бұрын
2024 Yaa ila Dawan😢❤
@FaizaMohamed-t7r
@FaizaMohamed-t7r 6 ай бұрын
Ani🎉
@Yuusufgraath
@Yuusufgraath 6 ай бұрын
Adiguna ahaw tan u ayaye heestan Cawa waxan ku dhagay sanaya casimada labade Mamulka ssc khatumo Ee buhodle Xasuus Iyo wayo wayo Kadib waxan dib ugu soo lab Tay 2024 /7/16 Habenimo hadad haLkan ila so gartay like isaar ado mahad san ❤
@cabdisalaamqarni4744
@cabdisalaamqarni4744 3 жыл бұрын
war musican kii tumey gacan macaanaa waa kuma azxpey
@ikranyasin5164
@ikranyasin5164 3 жыл бұрын
2022 who’s watching❤️🔐
@aswaankalyrics7578
@aswaankalyrics7578 3 жыл бұрын
Thankz wll
@alimohammed4245
@alimohammed4245 2 жыл бұрын
This is the best song
@sawdaaxmed9921
@sawdaaxmed9921 3 жыл бұрын
This song has a special meaning 😥
@khayriyamohamudabdirahman6512
@khayriyamohamudabdirahman6512 11 ай бұрын
2024❤❤oogada jidhkiyo uurkiyo qalbiga adiga hantoo iska yeeshay
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 2 жыл бұрын
Xasuus iyo xilliyo xanuun badnaa. Long time ago.
@HannaCraxmaan
@HannaCraxmaan 3 ай бұрын
13/10/2024 wye waxaay ku aadan thy caawa goorta is baranay jecekayga hudeifa daauud waa ku jecelahay macan🫂🥺 allah hanaga dhigo kuwii isku waara ee dhawan kulma mcn🥺🫂💗
@xaawoisxaaq9284
@xaawoisxaaq9284 2 жыл бұрын
27 January 2023 habeen jicmo ii baxeesyso sabtii soo dhawaw xasuus yaa ilaa dhageysanoyo
@KaltuumoIbraahim-jd3ts
@KaltuumoIbraahim-jd3ts Жыл бұрын
hees macaan❤😂😢
@drsmariam4748
@drsmariam4748 Жыл бұрын
Jceylow mxaaa sameysey 30/1/2024 Qalbiyada alh noo qaboojiyo dhalinyaro
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 Жыл бұрын
Anba mnta heart broken ahy wlhi inadeer 😢😢😢
@abshirmaxamed6986
@abshirmaxamed6986 2 жыл бұрын
Xaqiiqdi intii indhuhu Intii arken adigaa Jacayl ku abuurey 20023
@anisasaidhassan1319
@anisasaidhassan1319 3 жыл бұрын
2022 yaa daawanaya🤜🤛😜
@jakaliijakalii5465
@jakaliijakalii5465 4 жыл бұрын
Hees wey dhaaftay
@safiyocabdi7210
@safiyocabdi7210 4 жыл бұрын
Hees aan jeclhay
@muhyadin8309
@muhyadin8309 3 жыл бұрын
Tiktokga isoo xusiyay maanta what a lagendary
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 8 ай бұрын
Oogada jidhkiyo adagaa mancaan❤
@ibrahimaden612
@ibrahimaden612 Жыл бұрын
Tik
@radaarofficialchannel7366
@radaarofficialchannel7366 3 жыл бұрын
Still 2022 ✌🥰👋
@XuseenTahar
@XuseenTahar Жыл бұрын
Still listening ❤
@xafsougaas6622
@xafsougaas6622 2 жыл бұрын
1/2/2023 malin arbaco eh 5:03 muqdisho Xasuus
@zuzuaxmedofficial1914
@zuzuaxmedofficial1914 5 жыл бұрын
Hees mcaan wlhi
@aswaankalyrics7578
@aswaankalyrics7578 5 жыл бұрын
Tnaks
@HanadFarax
@HanadFarax 8 ай бұрын
Adigaa macaan aragaygiyoo Cider ka marine sida aawadeed Adiguna ahoow taan u ayayee Arageed taan ku il doogsadaay Amaan iyo ducaba waad istaahisha Inan ku tirshe aayatiin ku waar
@sakariamahamed
@sakariamahamed 2 жыл бұрын
Still listening 🎶 🫂😒2023
@muusesomali3142
@muusesomali3142 6 ай бұрын
Steal 2024 farta soo taga
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 5 ай бұрын
𝐀𝐦𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐮𝐜𝐚𝐛𝐚 𝐰𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐭𝐚𝐚𝐡𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐛𝐮𝐬𝐥𝐞 𝐚𝐲𝐚𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐫 🎉🎉🎉🎉
@Maandhis_Maaweelo
@Maandhis_Maaweelo 2 жыл бұрын
gooraha aan safarka u baxayo ayaan jeclaan jiray inaan dhagaysto sababta oo ah markii ugu horraysay ayaan safar ku arkay...
@softiegirl-ndanimelover3873
@softiegirl-ndanimelover3873 2 жыл бұрын
m.a imika ma wada joogtaan
@ahmednour2705
@ahmednour2705 Жыл бұрын
intii ilaa hada dhagaysanaysa ismuujiya 2023😊
@Nastadhalad
@Nastadhalad Жыл бұрын
Still listening 15/1/2024🎉❤🥺🫶
Heesta waxaa jira waxkuu daran alfanaan nuur cade
5:47
Hassen Hussein
Рет қаралды 372 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
DEG DEG XASAN SHEEKH OO DIL KA BADBAADAY & WIIL WADANI AH OO FARMAAJO AMAANAY
20:19
wajiigan quruxda leh with lyrics.
7:23
hamd yare
Рет қаралды 3,7 МЛН
DUMAR WAA RIDIYO WARAN ABDIRAHMAN ISTIINLE 2018 BEST SONG LYRICS
7:10
MAADIYO MAAWEELO
Рет қаралды 923 М.
Somali Lyrics - Song - Badda cas By Cabdi Nasir Macalin
6:27
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 2,4 МЛН
Nuur Eebo ( Hodmane Waa Eebahay ) Allah Ya Raxmo
10:26
Fernando Torres
Рет қаралды 593 М.
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,9 МЛН
Nuur Cadde Hees Macaan _Amaan Iyo Ducaba WaaD IstaHisha 2020
4:24
faahiye lyrics
Рет қаралды 17 М.
ZAKARIYE KOBCIYE HA OOYIN HA OOYINE AAMU HEES CUSUB-2018
8:02
ZAMI FILMS
Рет қаралды 1,8 МЛН