karootada dhiwaato iyo faaido, daawo intaadan cunin karooto

  Рет қаралды 54,540

Hussein Alje

Hussein Alje

3 ай бұрын

#miisaanka#somali#xuseenalje
Waa maxay faaidooyinka karootada iyo dhibaatooyinka?
Karootada faaidooyin badan ayeey leedahay oo caafimaadka gudaha iyo badaanka ku saabsan iyo sidoo kale dhibaatooyin ayeey leedahay
Video gaan waxaan ku kala ogaaneynaa karootada waxa ku jiro oo vitamiinaatka iyo macaadinka iyo waxyaalaha kale ku saabsan karootada maxeey ka qabataa dhiig karka iyo macuni karaan dadka sokorta qabaan ?
Iyo goormuu badalaa kalarka maqaarkaaga maxaana sabab u ah
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 60
@batulamohamed1631
@batulamohamed1631 3 ай бұрын
Ilaahey qeer ha ku siiyo
@bellarota8044
@bellarota8044 3 ай бұрын
Mashaallah ❤
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 3 ай бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh Allah ha ku xifdiyo brother amiin amiin keep going 👍👍👍👍👍👍🙏🏼🙏🏼❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹
@abdihamedaljey4287
@abdihamedaljey4287 3 ай бұрын
ماشاءالله ❤
@yaasiinmaxamedshiikh8821
@yaasiinmaxamedshiikh8821 3 ай бұрын
Soo hormari faa'iidada kadid qor dhibaatada, qoraalkana iska sax Hingaadiisa.
@HabibaHab-ev7qt
@HabibaHab-ev7qt 2 ай бұрын
wow mashallah
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 2 ай бұрын
masha allaah mahadsanid wllo
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Adaa mudan
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 3 ай бұрын
Shukran xuseen Waxaa sameeya qalaadada kushuba nuskop biyo kudara kadib waan kamiira hadana xabad moos ah nuskop caano ah kushiida casirkii karootada kaso miiray alxmdulilah macaan waaye laakin 2bil kaso wareegtay waqtigaas insha Allah isbucii laba mar isticmaali donaa a
@yahyoosgym9726
@yahyoosgym9726 3 ай бұрын
Masha alalh
@RaxmoAli-st3ru
@RaxmoAli-st3ru 2 ай бұрын
waa shiitaa
@abdullahabdurrahman3409
@abdullahabdurrahman3409 3 ай бұрын
Macalin Mar horaa nogu danbeysay cunitaan ahan iyo cabitaan ahan intaba ee markaan waxa noso sharaxda avocado 🥑 faa'idadiisa iyo faa'ido daradiisa 🎉😊
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
haye wll insha allah
@farhanabdulrahman7482
@farhanabdulrahman7482 3 ай бұрын
Coach muuqalada inoo soo badi❤
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
haye wll insha allah
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 3 ай бұрын
Asc qofka sokorta qabo waa u daran tahay maahino sokor kabuuxdo hada kahor dhaqtarka igu dhahay​@@husseinalje
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 3 ай бұрын
​@@husseinaljeasc waa xanuunsanahay walaalaha iigu sheeg in allaah I caafiyo
@abdirahmantallman2263
@abdirahmantallman2263 3 ай бұрын
Caafimaad taam ah allaha kusiiyo adiga iyo intii Muslim ah ee xanuunsan​@@AhmedgabowGarmadow
@LolyOpppy-it5qs
@LolyOpppy-it5qs 3 ай бұрын
Shugran Wllo qali Alle Haku xafido
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
mahadsanid wll
@daareyayale7013
@daareyayale7013 3 ай бұрын
Aboowow Alle Aku barakeeyo Waa noo bal balaarisey walaahi
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Shukran wll
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 3 ай бұрын
Mahasanid
@AminaJama-hc5mq
@AminaJama-hc5mq 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ cuntada ku darsadaaa
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 3 ай бұрын
❤❤
@HoodoMaxamed-ce4dn
@HoodoMaxamed-ce4dn 3 ай бұрын
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 3 ай бұрын
Ramad
@fartunmuridi2782
@fartunmuridi2782 3 ай бұрын
Cansalatada lee kudarsadaa bes❤😂😂
@safiahusseinabdikarim9232
@safiahusseinabdikarim9232 3 ай бұрын
Ustaad noso badi muqalada vitamins quseeyo ayaan youtube waa nacday Allah ku xafido ustaad
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Inshaallah
@Yaaska.1
@Yaaska.1 3 ай бұрын
Wall waxaan jeclaan laheen in aad wax noogasheekta. .caviar fish. Sida loisticmaalo iyo waxtarkiisa maxuyahay mahadsanid???
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Insha allah wankasoo hadlaa
@habibaali2400
@habibaali2400 3 ай бұрын
Masha Allah my brother thank you so much 🤲💯👍👑🌹♥️🫶♥️
@najmacumar17
@najmacumar17 3 ай бұрын
Beetraafka kaso hadal walaal
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Inshaallah wll
@riyaqmohamed565
@riyaqmohamed565 3 ай бұрын
Macalin wa wamahadsantay aniga cuntada aya kudarsada hasho xabo ila lawa xabo marka hadi an cabitan ahan uisticmalo muda inte laeg aya isticmalaya
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Caadi waye ilaa waligaa waa istacmaali kartaa
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 3 ай бұрын
Cutada ku darsasaa bes ❤
@abdirahmantallman2263
@abdirahmantallman2263 3 ай бұрын
Caabitaan ahaan baa wanagsan
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 3 ай бұрын
LKN xuseein mooska caanaha lagu shiidaayo malaga helayaa vitamins
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
maya wll
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 3 ай бұрын
@@husseinalje hee maka daaya yacni caanaha timirta le ma isku shiida xitaa karoontada waan ku shiitaa see cml wllkey ani vitamins raadis ahay tayrod dhacsan qabaa🙈
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 3 ай бұрын
Dhiwaato afsomali cusub miyaa??
@MohamedAhmed-gz9ub
@MohamedAhmed-gz9ub 3 ай бұрын
Sanad ma cumin macalimuu kamahelo
@habiiboabdalahussien
@habiiboabdalahussien 3 ай бұрын
Casiir ku darsadaa
@adangudhane336
@adangudhane336 3 ай бұрын
Inta biyo lagu kariyo
@samriinabdulrizak8289
@samriinabdulrizak8289 3 ай бұрын
Macalin couch nimdaa ma iska dhaaftayy
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
maya wll
@future22390
@future22390 3 ай бұрын
Mahad sanid Dr
@abdurahmanHussein-zo3kj
@abdurahmanHussein-zo3kj 3 ай бұрын
Cunta ku darsada
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 3 ай бұрын
AFSOOMAALIGANA WAA KAA QALDANYAHAY SIDAA U DHAHEYSID
@sweetheartmuniish9534
@sweetheartmuniish9534 3 ай бұрын
Aniga maalin kasto waxaan cabaa labo karooto haf kiwi, labo liin macaan iyo labo xaboo tufaax ah lesku shiiday intaas war iga soo sii Anigana waxa aan ka faaiiday ayaan ku shegayaa.
@abdirahmantallman2263
@abdirahmantallman2263 3 ай бұрын
Tufaaxa inta badan waxba laguma daro waayo waxaa jiro waxyaabo hadii laysku daro toxic kadhalanayso ama sun marka waxyaabo qaar haysku darin walal
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Ok waye waadadaashi masha allah
@RahmaAbdillahi-dp1dg
@RahmaAbdillahi-dp1dg 3 ай бұрын
Durour ki ayant caba l'alinéa yan koudara Bata iyo haricots ver brocoli biio machina kouridka ba sacba
@abdirahmantallman2263
@abdirahmantallman2263 3 ай бұрын
Qoraalkaaga lama fahmi karo walal
@adangudhane336
@adangudhane336 3 ай бұрын
Hadii la cuno ka waran
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Laakin faaiidooyinkisa asigu karsanayn aa badhantahy
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 3 ай бұрын
Mahasanid
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН
CILAANKA TIMAHAA BIIL GUDAHEED KOGU SO DHEREENAYOW
18:19
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 175 М.
QISDUL HINDI Daawo Mucjiso Ah Nabiguna Aamanay Farxada Lamaanaha..
20:53
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 395 М.
CUNTADA HOOYADA UURKA LEH ? #my_rajo
11:02
MY RAJO
Рет қаралды 39 М.
reer burco iyo cabdiraxmaan cirro maxa kala qabsaday😂😂
14:18
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 34 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН