Ikraan Maxamed Caraale Gaarsiiya 10 10 2010 By IKY

  Рет қаралды 7,371,480

Abdinasir Cirro

Abdinasir Cirro

Күн бұрын

Пікірлер: 5 000
@xanfar11
@xanfar11 3 жыл бұрын
Hadad dib iguso labatay heestan isaar hooyda la janeye ❤😂🎵👍
@iqroabdulahi5448
@iqroabdulahi5448 3 жыл бұрын
Yes
@imjihaan4990
@imjihaan4990 3 жыл бұрын
Yeah
@qasaayegamer7917
@qasaayegamer7917 3 жыл бұрын
Yeh 😭
@imjihaan4990
@imjihaan4990 3 жыл бұрын
@@qasaayegamer7917 ha ooyin wll
@nuur____barre
@nuur____barre Жыл бұрын
Quruxow🥺❤
@andregamming3536
@andregamming3536 4 жыл бұрын
waan hubaaa inaa heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay 😊 hadaa iga danbeyso like isar😁🇸🇴🙏
@cabdirisaaqmaxamed8347
@cabdirisaaqmaxamed8347 4 жыл бұрын
Hadalkaan heestii farxiyo fiska iyo qoomaal ayaan commentgooda kusoo arkay saxib mise waa qaldanahay
@abdullahifafa2890
@abdullahifafa2890 4 жыл бұрын
Was hubaaa inaa heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay hada iga danbeyso like isar🇸🇴🇸🇴🙏🙏
@amal-4c3
@amal-4c3 4 жыл бұрын
Wllhi I love this song 😍💜moreeeeeee Heyyy alll👋😘♥️
@sirdum6173
@sirdum6173 3 жыл бұрын
Yah very true we hav to come back every year
@cabaassuleymaan3120
@cabaassuleymaan3120 3 жыл бұрын
Adi kaalay heesaha Oo dhan waad igeyga horeysaa
@Sulthanhassanali
@Sulthanhassanali 2 жыл бұрын
Heestan 2010 kii walaashay oo iga weyn baa dhageesan jirtay aniga oo caruur ah hada se waan kala fog nahay aad baana ugu xasuustaa markasta oo aan dhageesto heestan aadka u macaan😘 fadlan hadii uu qoraalkaygani kusoo gaaray like waa inaad saartaa inshallah hadii aad 2022 dhageesanayso😭❤️
@iqraxasancali8980
@iqraxasancali8980 2 жыл бұрын
Ina aabo🥰
@Sulthanhassanali
@Sulthanhassanali 2 жыл бұрын
@@iqraxasancali8980 ❤️❤️❤️❤️❤️
@leyyyla95
@leyyyla95 2 жыл бұрын
😻
@faizahodan2757
@faizahodan2757 2 жыл бұрын
Wllhi kula midbaaan ahy wllshy on aad u jeclaa igana waynayd ban ku xasuusta
@Sophiamohamed122
@Sophiamohamed122 Жыл бұрын
​@@faizahodan2757 😢💔
@wllisma2712
@wllisma2712 Жыл бұрын
Waxaan rabaa 2024 Inta ila jogto si qaas ah xasuus igu ledahay gabadhaan jeclaa iga dhimatay tahriib anigoo aad u ilmeeyay Ayaan dugsiga kasoo baxay anigoo jiraa keyga wato wlh Lkn waa ley so qabtay 😔
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 4 ай бұрын
Alle ha u naxaristo
@FardusCabdi-k5e
@FardusCabdi-k5e 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@Moali003
@Moali003 3 жыл бұрын
2021 hadaad soo booqatay legend aya tahay. Old is Gold...........
@susaan5050
@susaan5050 3 жыл бұрын
Somaha😂😂😂😂
@cabdishakuurmaxamuud5365
@cabdishakuurmaxamuud5365 3 жыл бұрын
😜😘😘😘😁😁😁
@asmayare7814
@asmayare7814 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@nawalqurux4321
@nawalqurux4321 3 жыл бұрын
Aad io aad sooo boqday really
@hamdiqurux5116
@hamdiqurux5116 3 жыл бұрын
2021 le arkey😂😂😂
@yahyealiyusuf8677
@yahyealiyusuf8677 Жыл бұрын
Marka xiga ee qof like saaro comment gaan inshallah waa kusoo laaban donaa heeskaan masterpiece ka ah
@salebanjama9050
@salebanjama9050 Жыл бұрын
You wrote in this message in one month yet its same it doesn't change 😂😂😂😂
@ZahraGarad-jx7xr
@ZahraGarad-jx7xr 8 ай бұрын
❤😂
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 6 ай бұрын
2010 waxaa school ka dhigan jiray hargaysa waxaa jirtay gabadh aan isku class ahyn oo aan is jeclhy heestan ayay warqad kusoo qortay ayay isoo dhiibtana ana xaafada markaan tagay ayaan meel cidla ah ku akhtiray xusuus ayay igu leedahy caawa ayaan mar kale soo booqday heestan waxaan joogaaa laasacaanood hadaa iga danbayso LIKE II SAAR ❤❤❤❤❤❤❤❤
@YoIzxaaq
@YoIzxaaq 6 ай бұрын
Tlie hada qofta mahaysa😂
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 6 ай бұрын
@@YoIzxaaq waa hayaha aduunkaa Nala kala kaxeeyey lipx
@JabkaHaji-my2fl
@JabkaHaji-my2fl 6 ай бұрын
@Ccsugaal5314 maxaa sababey laganow
@YoIzxaaq
@YoIzxaaq 5 ай бұрын
@@ccsugaal5314 ku mintid seedi hada qoftas oo kle lama hele
@Fahmo-u9t
@Fahmo-u9t 4 ай бұрын
😊
@CabdiraxmaanDirxo44
@CabdiraxmaanDirxo44 11 ай бұрын
Hestan waxan dHagaY sanaya anigo xuzuuz igu zoo dhacdayy haLmar waxana xasuus tay jacayL kaygi 5 sano ka hor waxay jogtay canada 🇨🇦imika lkn meel kuma ogi hadan calaf izku le nahay wan is heLayna i.a ❤
@Babycaringmomy809
@Babycaringmomy809 2 жыл бұрын
11 sano kadib alhamdulilah dhaha cimri geena alle hainoo badiyo cibaado iyo cfmdna hanoogu daro waqtigu waa sakiin waxan rajeyna 2032 in aan cfmad iyo farxad kuwada gaarno iyo kasii badan . amiinta inoo dhaha inta aragta qoralkn
@abdinasir-shiine
@abdinasir-shiine 2 жыл бұрын
Aamin 🤲
@mssflower8891
@mssflower8891 3 ай бұрын
@@abdinasir-shiine
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 2 жыл бұрын
"Waan ka xumahay heestan anoo inbadan Dhagaystay hadana inaanan comment garyn Old is Gold i can't stop watching this emotional
@hudawandow6800
@hudawandow6800 3 жыл бұрын
2022 hadey ku tahay oo qoralkan aragtit waa ku salamay hada 2021 ku jurtaa🥰💛
@ismailahmed5917
@ismailahmed5917 3 жыл бұрын
Wan kasii qaday
@abdulaziz-wj7dj
@abdulaziz-wj7dj 3 жыл бұрын
After days
@hafsohassan342
@hafsohassan342 3 жыл бұрын
2022 ayan dhagesanoyaa
@maryanmoha7945
@maryanmoha7945 3 жыл бұрын
waa ka qaady🥰
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 3 жыл бұрын
@@hafsohassan342 heestan laba Casho Ka Dib marka dawatey ayaan ana dawanaya 😔
@SacidSancho
@SacidSancho Жыл бұрын
Wan huba inad heestan dib uso booqatey 2024 hada aragtey like isar commentiga ❤❤😊
@abdishakuursaleeban
@abdishakuursaleeban 7 ай бұрын
Haa Wllo 😊
@yup4653
@yup4653 4 жыл бұрын
Heestaan Adoo iska jiifo hadee kugu soo dhacday inaa soo dhageesato sideeda cml like isaar naag hada ka hor aan kor ka jeclaan jiray gurigeeda ayee ka darnaan jirtay ilaa hada jclkeega uma sheegan lkn waa laguursaday 😰🖐
@somalientertainmentcomedy4556
@somalientertainmentcomedy4556 3 жыл бұрын
Aani Iska fadhiyaay kolkay igu soo dhacday ma jiiifin
@aymanfantastic5987
@aymanfantastic5987 2 жыл бұрын
Shit legendnoow anaa dib uso fiirsasho tagay like_na wn ku saaray
@najaxaxmed1235
@najaxaxmed1235 2 жыл бұрын
Wan jiifa hadana igu sodhacday😂
@maxamedliipan7046
@maxamedliipan7046 2 жыл бұрын
Xasuus ayey igu leedahy
@Rahma-qf7et
@Rahma-qf7et Жыл бұрын
Waan jiifa ano bukaan jeceyl ah
@najmanadar3016
@najmanadar3016 4 жыл бұрын
Hees Tan intay Xasus kuledahay Love Isara Ilma Ader yaallow❤😄
@luispaul3722
@luispaul3722 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedmaahiye9844
@mohamedmaahiye9844 4 жыл бұрын
Najma hestan waa hees aad u macaan marka aan dhagaysan jiray gabar aan jecla oo talalka ka shaqeen jirtay aya isoo diri jirtay malin walba hada way dhimtay ilahay ha u naxaristo amiin yaarabi
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 жыл бұрын
❤❤❤
@SharmaaSharmaa
@SharmaaSharmaa 3 жыл бұрын
Kal iyo laab wllhi
@zakariyaahmed8286
@zakariyaahmed8286 3 жыл бұрын
Love ha dhihine Like dheh cdey🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mubarikhayaan6936
@mubarikhayaan6936 5 жыл бұрын
Wllhi waan dawanayaa 2020 intii soo gaadhay 2020 like dhac kusiiya
@liibaanabdulahi2812
@liibaanabdulahi2812 4 жыл бұрын
Maqal qurux bdn
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
Qurux
@munaxasan8249
@munaxasan8249 4 жыл бұрын
diis hùh 4⁴ùmhmhhhhńhhhhhnmhyhhķmohgh0hbkhhkhmhfh0hhmuýno5hhýhhhhhhhhhhhhoinumodhohhthhmihhjyhhhhhyhhhùnohk9hhhh0hm0hhh no0moh79uùm9hhùkhûoùùnùùùù
@mohamedsayed5290
@mohamedsayed5290 4 жыл бұрын
2021 dawanooya
@CismaanfarahMaxamad
@CismaanfarahMaxamad 6 ай бұрын
29/7/2024 dawanoya waqtigu wa cajiib wallahi
@NimcoAbdirisaq
@NimcoAbdirisaq Ай бұрын
Qalbigii dhagax ahaa ugu danben baraf bu noqoday adi dartaa abdifatah❤😢 2025❤😢
@FitaaxNation
@FitaaxNation 17 күн бұрын
😢❤
@NagaadInahazzan
@NagaadInahazzan 2 күн бұрын
Wn rjynya inuu ku mqly😢
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 5 жыл бұрын
Hadaa 2020 dhagayzanyo like
@abdiwahabahmedali7511
@abdiwahabahmedali7511 5 жыл бұрын
anaa kula dhageysanayo oo sidaan oo kale u dhageysanayay bilowgii 2011.
@saedqozta5386
@saedqozta5386 5 жыл бұрын
2011 baa igu dambaysay hestan markay soo baxady 9 sano ka bacdi manta
@v00tball39
@v00tball39 4 жыл бұрын
Ma dhegaysanye wan dawanaya
@diamondseleban132
@diamondseleban132 4 жыл бұрын
Hhhh Ku laqabaaaa
@hustlerofficial3779
@hustlerofficial3779 4 жыл бұрын
I feel like crying when ever I hear this song...i love it so much big love and support my sister
@Create_shorts11
@Create_shorts11 4 жыл бұрын
2021 oo sadex beri dhiman inta daawaneyso ismuujiya🇸🇴❤️❤️
@ikranali6723
@ikranali6723 3 жыл бұрын
Hestan wan iska jeclhy inaa dhageysto
@zuleeqayar665
@zuleeqayar665 3 жыл бұрын
Jacelkii igu horeyay mailoobo Wllhi Ahmed isxaq Abdi Nololsha kumaciisho Intaa jacaly Xasuusihisa mailoobo wllhi Qalbiga hadeer kaderemah wllhi 😭 balse Mailobi doono Noloshan islasooqadanay ❤. Iga gaarsiya adinkuna inan kudoogsado Garsiiya adinkuna 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@professorkaysaawi746
@professorkaysaawi746 2 жыл бұрын
the love is a fire
@abdiyusufabdi157
@abdiyusufabdi157 2 жыл бұрын
ma Isa Seeg Teen Walal 😓
@Ibtihaaaaaj00
@Ibtihaaaaaj00 2 жыл бұрын
abayo aaway soo cesho noh😢🥺💔🖐
@AhmedIbrahimIbrahim-v9m
@AhmedIbrahimIbrahim-v9m 5 ай бұрын
War aaway dadkii lahaa hestan😢😢😢
@Zhatiyayyy
@Zhatiyayyy Жыл бұрын
2024/1/6 still wan dhagaysanahayah 🥺❤️ Ma ogtahay sidiiban geesigan jecalaa inuu guule igu simo gacmo kor uhaya ilahow isaga calaf iga dhig 😭❤️🤲🏻🤲🏻
@faisamuhidin8434
@faisamuhidin8434 11 ай бұрын
2024 /2/ 17 dhageysanyah xasuus igu leedahy ❤🥺
@CrahmaanAkram
@CrahmaanAkram 9 ай бұрын
2024/ 5/3 Dhagaysanayaa😢😢😢❤❤❤
@MwithNature
@MwithNature 2 ай бұрын
24\11\26 11:26 habbenimo 🥰
@khalloweeye
@khalloweeye 7 жыл бұрын
Durtaba 8 sanno ayaa kasoo wareegay wlhi Waqtigu wuu duulaya ilahayow meel khayr qabta ♥
@yussufyusuf7192
@yussufyusuf7192 7 жыл бұрын
Somaliland Dhalada asc
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
+Yussuf Yusuf 😥😥😥😥😥
@nimojamo1172
@nimojamo1172 6 жыл бұрын
Waa run amin
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 6 жыл бұрын
9 baa ksoo wareegy😭😭
@bileahmed6729
@bileahmed6729 5 жыл бұрын
wlhi gabar aan jecLaa aan heeskan kuso xasuustaY class 8 baan ahaa telkaygii igu horeyay ayadan ku shuptay wana hees dereen wadata inta ila midka plz Like ha ila dhafina👌
@amal-4c3
@amal-4c3 4 жыл бұрын
😭♥️yess wllhiy ilahada wa jecelahay
@khaledabdi944
@khaledabdi944 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@khaledabdi944
@khaledabdi944 7 ай бұрын
Reallly
@hamsesameter1647
@hamsesameter1647 3 жыл бұрын
2022 bil ayaa ka hadhsan Still listening to my beautiful Favoursong❤️🥰🔥
@salim_ahmed.
@salim_ahmed. 3 жыл бұрын
Wr isku waqti daawan legendnow
@pinterest1993
@pinterest1993 3 жыл бұрын
Heestaan alla mxaa la iiqaday🙃🤨
@hamsesameter1647
@hamsesameter1647 3 жыл бұрын
@@salim_ahmed. kuu jedaa 😅
@mutazmuhumed146
@mutazmuhumed146 2 жыл бұрын
Anigana 2022 july 10 habeen 3:1 ban dhaysanaya 😍
@sleepimmediately9107
@sleepimmediately9107 Жыл бұрын
Sxb 21 April oow Malin cid ay tahay Oow Malin jimce ay tahay
@hal-abuurdhajacjimcaale5590
@hal-abuurdhajacjimcaale5590 Жыл бұрын
Umalayn maayo inaad ka maqnaan karayso dhagaysiga heeska sidaan dhan u macaan ee haddaad iga dambayso waanku salaamayaa nabad na kuu rajaynayaa.❤
@Rahma-qf7et
@Rahma-qf7et Жыл бұрын
Waan ka qaaday abwe sedex bil kadib anigaa ayey cawa ishidan tahay sido kalle waxan kaso salaana casimada umada somaliyed🖐
@arabmulla2330
@arabmulla2330 7 жыл бұрын
Heestan aniga iyo jcylkyga dhagaysan jirnay xusus dheer igu leedahy full respect ina caraale
@alisaidibrahimabukar859
@alisaidibrahimabukar859 2 жыл бұрын
Xagee baa udanbeyse jacaylkaga browie
@darwiiizhhawd9856
@darwiiizhhawd9856 2 жыл бұрын
2023 Waxa ka Ka Hadhay 90 Malmod wali Hestan kama Xiso Dhicin♥️✌ ilahay Waxan Ka Baryaya in Uu Sanadka Cusub mid khayr Qaba Oo Riyooyin keena Ku Xaqijino inoga Dhigo Dadka is Jecel Ee kala Fog Ama isku Dhacsan Waxan idin Rajaynaya farxad io Wadajir inad ku Nolatan.💑 Hadad iga Dan Bayso like Dhac igu sii ✌✌
@leyyyla95
@leyyyla95 2 жыл бұрын
💀
@moahqoofal6253
@moahqoofal6253 Жыл бұрын
2024 waxaa ka hadhay only 6 months
@HaniDayax
@HaniDayax Жыл бұрын
2023/8/30 waqtiga waa sida dabeeysha oo kale sidoos oo ay tahay xasuusaha qaar lama ilaawi kari xasuus ayaa isoo waday kadib commentigan quruxda badan ayn arkay ana waad iga haysaa like ta😂😂😂😂😂
@samraasweetlover
@samraasweetlover Жыл бұрын
Bilkadib waa sanad cusub Allaha nabad nagu gaarsiiyo 2024🎉❤
@walalmaajid7304
@walalmaajid7304 Жыл бұрын
waqti waa tagay sanadka 2024 waxaa ka hartay 84 maalmood
@farhanadde8
@farhanadde8 3 жыл бұрын
Siduu caashaq ii galay ax😭💔 Hestan caawa anigo niyad jabsan ban dhageysanaya💔 Dib ban uso booqday walibo hbnka sanadka cusub saacada 22:30 habeenimo sanadka cusub 2022 wxa ka haray hal sac io bar Sanadka dhalan rabo wxn rajeyna ino rabi qalbiga ii dajiyo i.a🤲🥰
@najmajama5017
@najmajama5017 2 жыл бұрын
Ilaahy qalbiga hay qabojiyo
@aymanfantastic5987
@aymanfantastic5987 2 жыл бұрын
Amiin
@mutazmuhumed146
@mutazmuhumed146 2 жыл бұрын
Allaha ku dajiyo huno 🥺
@mohamedabdulledhubad6825
@mohamedabdulledhubad6825 2 жыл бұрын
stay strong hppi😘
@samraasweetlover
@samraasweetlover Жыл бұрын
Aamiin🎉❤❤
@Sheekeye7
@Sheekeye7 Жыл бұрын
Waa malin jimco ah taariqdu ku begantahy 8/ 12 /2023 wllhi hestaan still waan dhageystaa waa hees qaliya xuusus gaara ii xanbaarsan ikraan caraale allow kuu danbi dhaaf❤
@ckpoi3622
@ckpoi3622 3 жыл бұрын
🥺😰waqti wllh wu soconaya 2022 ya ila dhagesanayo 😰❤What a song! &what a voice ikraan arale🇸🇴🔥👏
@SahraAden-mh7hl
@SahraAden-mh7hl Жыл бұрын
2024
@asaltaaj867
@asaltaaj867 4 ай бұрын
Hada lee maqlooyaa😂😢😢
@maylii3452
@maylii3452 4 жыл бұрын
I'm Ethiopian but I love this song love from y'alls neighboring country :)
@majora1422
@majora1422 3 жыл бұрын
Hey neighbor just wanted to say y'all make beautiful music too long live Ethiopia
@yaskavich9336
@yaskavich9336 3 жыл бұрын
Welcome brothers from somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘2526
@jimjum1547
@jimjum1547 3 жыл бұрын
Love you too girl
@queentanya3787
@queentanya3787 3 жыл бұрын
🥰😍😍😘
@berdilacsheboy2074
@berdilacsheboy2074 3 жыл бұрын
Thanks you
@cabdiyare9895
@cabdiyare9895 6 жыл бұрын
qofkii 2018====2019 daa wanaya liketa hayla dhaafin
@sparta6ixfeyi736
@sparta6ixfeyi736 5 жыл бұрын
Cabdi Yare me 2 lestening mey 2019
@mohamedyamule1004
@mohamedyamule1004 9 ай бұрын
Shp ma noshahay​@@sparta6ixfeyi736
@Injineerka8
@Injineerka8 Жыл бұрын
Heestan barigii ay soo baxeysay waxaan dhiganaayay Iskuul, xiligaas asxaabtii aan ku wada dhageysan jirnay seesyada iyo marka la gaaro xiliga bareega school-ga hadda waxaan kala joognaa meelo kala fog sida Canada, Mareykanka, Jarmalka, Somalia iyo Kenya, Dadka wakhtiga iyo waayaha ayaa kala geeyaa, Alla wakhtigii hore muxuu wacnaa, Saaxiibada weey isku qalbi furnaayeen Gabdho iyo Wiilal ba, mana jirin dhaqamada xun ee hadda jiraan sida Hebel ama Heblaayo waa la soo qarxiyay😢. Old is Gold. 07/10/2023 3:00 am night
@Amaaliidle
@Amaaliidle 11 ай бұрын
😢❤ wlll Anaba xazuz glY
@apdirahman1433
@apdirahman1433 2 жыл бұрын
After 11 yrs still I'm watching this song ❤️😢 amazing ikraan arale best song ❤️
@ayanayexo290
@ayanayexo290 2 жыл бұрын
this was my dads favorite song when i was young, i will always love it
@sleepimmediately9107
@sleepimmediately9107 Жыл бұрын
Sxb 21 April oow Malin cid ay tahay Oow Malin jimce ay tahay
@NimcoSalaaben
@NimcoSalaaben Жыл бұрын
😅. ppllplpl p 😅llppl😅😮😅😅😅😅😮😅😮😮😅😅😮l😅😮😮😮😮😅
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 2 жыл бұрын
2023 yaa dhagaysanayaa Still listening waa hees qaaliya oo xusuus xanbaarsan soomaalida ilaahow dhowr oo dhibaatada ka saar aamin🙏
@nimcoyaazin9493
@nimcoyaazin9493 Жыл бұрын
Ani
@nimcoyaazin9493
@nimcoyaazin9493 Жыл бұрын
Ani
@ahmedadan7904
@ahmedadan7904 2 жыл бұрын
Waan Hubaa maalin maalmaha Kamid Ah inaa Soo Raadin doonto heestan miraha macaan Fadlan Like iisaar ❤ Hada Qoraalkeyga Aragto waan idin Salaamay Somali Weyn. 🙏💯
@MohameddeeqDeeq-rg4tn
@MohameddeeqDeeq-rg4tn 9 ай бұрын
14 sano kadib aaya daawanaya heestaan erayada mcn leh Ilaahey Cimriga ha inoo barakeey 😢😢
@JabkaHaji-my2fl
@JabkaHaji-my2fl 9 ай бұрын
Aamin sxp sidoo kle 3saac unbaan kaa dambeeyaa
@AxmedMuqataar
@AxmedMuqataar 7 ай бұрын
Ana 1 bil aamin sxb alle cimriga hanoo barkeeyo ciida suubn iyo cafimaad i.a😢
@shiinecamaar8995
@shiinecamaar8995 5 жыл бұрын
Hada heestii gaadhsiiya 2019 dhagaysanayow qodha iyo xarada like ma heestan inan aan is jeclayn ii qaadi jirtay liketu xagina macal sijeed kusaar hadaad doonto carabka 5 11 2019
@camaaar77zhiiine15
@camaaar77zhiiine15 3 жыл бұрын
New
@moh_dream574
@moh_dream574 3 жыл бұрын
After 11 year's Still my fav song xiligey soo baxaysay 10 jir baan ahaay ceelasha biyaha u qaxay hadana 21 jir ku nool America minnesota alxamdullilah wakhtiga tagayow salama commentigan hada aragtid Reply iso gal si aan usoo xasuusto thanks 🇸🇴❤
@ikraanahmedbiin1009
@ikraanahmedbiin1009 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@Siyaad_17
@Siyaad_17 3 жыл бұрын
Anaaa dareemaya comments kan
@cabdifitaaxmaxamuudmacow7050
@cabdifitaaxmaxamuudmacow7050 3 жыл бұрын
Lipax wlhi waqti ayey ahayd xasuus wangsan
@aliizadiamond6003
@aliizadiamond6003 3 жыл бұрын
Xasuus🥺
@moh_dream574
@moh_dream574 3 жыл бұрын
@@aliizadiamond6003 nala wadaag adna xaged jogtay xiligaas hadase hlkee ku noshahay
@neemobbeh299
@neemobbeh299 6 жыл бұрын
Hada dhagesaneso 2019 like isaaar wlhi anoo yaraa maqli jiraay😂😂😂😂😂
@asadjeesto4001
@asadjeesto4001 5 жыл бұрын
Nimovich Nimovich 🤣🤣2010 ayay sobaxday mad yarayd markaa
@Rooraa01
@Rooraa01 5 жыл бұрын
Alla hadaa miyey weynayd
@CirroFilms
@CirroFilms 5 жыл бұрын
Nimovich Nimovich ani xataa anoo yaraa dhagaysanjiray
@Rooraa01
@Rooraa01 5 жыл бұрын
@@CirroFilms all all waar adigu nio inadeer nin weyn baad ahayd
@moekirish1877
@moekirish1877 5 жыл бұрын
@@CirroFilms cirroooy sxb filim aad noo soo wadaa aan trailer kiisa arkee soo boobsii
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 Жыл бұрын
Waan hubaa in heestan miraheed macaan dip usoo boqotay 13 years ❤
@hamduunhafowaden2659
@hamduunhafowaden2659 2 жыл бұрын
Remembering my happiest days in my life when I heard this song ,but now on my Allah stand upon me to fulfill what I needed , and conquered my days well
@gabalfilms973
@gabalfilms973 4 жыл бұрын
Heestan cusuus ano geel jire ah ayan radiye ka dhagaysan jiray cawana iPhone ayaan kadhagaysanayaa adunyo wa taas 2020
@cudoonpea7033
@cudoonpea7033 4 жыл бұрын
M.a walalo nolol waarta 🤲🤲🤲🔥🙏
@Abdiasisfahad
@Abdiasisfahad 3 жыл бұрын
Nacala aduunyo ku yaal
@hodan8655
@hodan8655 3 жыл бұрын
Aduuunyo waa labo hadhka galin masha allah
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 6 жыл бұрын
Yaaa dawanayo 2019👆👆👆 Walazhay iga weyn baa Dhageysan jirtay aniga iyada ka maqli jiray wlhi xasuus 😑🎤🎶
@muhiimhaaji7209
@muhiimhaaji7209 5 жыл бұрын
👆👆👆👆👆👆👆👆
@hanadcade1744
@hanadcade1744 5 жыл бұрын
Ani
@Abdirahimmohamoud
@Abdirahimmohamoud 5 жыл бұрын
Mee
@yusraluuza9098
@yusraluuza9098 5 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️
@fisahafutwi6291
@fisahafutwi6291 5 жыл бұрын
Hi beautiful
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin 8 ай бұрын
2010 waxaan joogay baadiyo ari ayaan raaci jiray anoo 10 jir ah ka dib xamar ayaan imid wax barasho ayaan galay ilaa jaamacad ka dibna waan guursaday Alxm. Waqtiga iyo waayahu waa socdaan.
@Aybmhm
@Aybmhm 8 ай бұрын
Deeqo hada ma xamar baad joogtaa😂 2010 kiina baadiyaha ariga isku cayr cayrsan jirteen😂
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin 8 ай бұрын
@@Aybmhm haa Nolosha waaye mar meel ay ku geynee hhhh
@mazimhargeisawi1590
@mazimhargeisawi1590 5 жыл бұрын
Wlhi Heestani Xazuuz gaara 2011/12 Dhowr sano ayaan Mrkn Maqlo Ilmadu Iga Qupan Jirtay sidasay tahy Hadana kama Daali Jirin Dhagaysigeeda😇 Qof wax Jeceli Dhiig MaleH😳 Hargeisa Gol-Janno unforgettable ❤️😘
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 4 жыл бұрын
Salan qimo leh ban Denver colarado kaga so diraya walal
@HassanAli-gl4md
@HassanAli-gl4md 4 жыл бұрын
Shp isku xafad peyNu naHaY😉😂
@cazhapazhe2760
@cazhapazhe2760 4 жыл бұрын
Isku mid nhy huno💓💯😜
@abdiyusufabdi157
@abdiyusufabdi157 2 жыл бұрын
After 3years Baan Qoralkaga arkaY Kadibna Wan AkhriYaY Ma NooshaY Ma Dhimasha🤨 Tolow Fron Jigjiga
@saciidmalaq
@saciidmalaq 5 жыл бұрын
Waa alx hadaan maanta sixora taleefan aan anigu leeyahay 2019 uga daawanaayo 😁😁😁😁 Qoortaa idaalin jirtay saan talefan islaameed ufiirinaayo 2011 xasuus
@iqbaalhonest7228
@iqbaalhonest7228 3 жыл бұрын
🤣🤣
@sacadcabdirisaq5642
@sacadcabdirisaq5642 3 жыл бұрын
manshalh😂😂
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 4 ай бұрын
😂😂😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Belaayo 😂😂😂💔
@abdirizakdarwizh9509
@abdirizakdarwizh9509 4 жыл бұрын
Hestan markay sobaxday wan jiray 11 sano waxaana jogay lascanod universal tv ayay kaso gali jirta mana fahmi jirin macanka ay lahayd lkn gabadh aan aad isku jeclayn aya iso dirtay dibna xasuus ayan ugalay hada waa xaskayga aan aad u jeclahay laba wiil io gabadh bay ii haysaa nin yaran ku shaqaystay ayan ahay 😂😂😂hada wax ku suganahay Amerca Ohio ✌.
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Alle hakuu barakeeYo inadero caruurtada Iyo xaskaba... Lasacanod inbadan ayaan ku noola
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 4 жыл бұрын
Manshallah 11jir iyo jaceel cadi matihid
@tolmoon2233
@tolmoon2233 4 жыл бұрын
Much allh Allh haysu kiin barakeeyo wll🥀💕💖
@hassansubow398
@hassansubow398 4 жыл бұрын
M.a raheyso boss
@xafsocallahi1751
@xafsocallahi1751 4 жыл бұрын
Alle hku barakeeyo familkaga inadero from laazkii😂❤❤
@maryanomar3777
@maryanomar3777 Жыл бұрын
Man. I know this song from when me & my sister were growing. I’m glad I was raised with good Somali music like this.
@monanikashmir31
@monanikashmir31 4 жыл бұрын
😥 6 sano baan isla soconay mrkasta oo aan isku dhacno heestan baan u qaada bacdeen wan heshiina❤hada waa i mehersaday xaaskisa ayaanan ahay Laakin isagu canada ayuu ku noolyhy ana france allah hana kulmiyo
@naaj2846
@naaj2846 3 жыл бұрын
Ma kulan teen abaayo
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 жыл бұрын
Amin qaali nolol farxad leeh ban ni ragaynaya inchallah
@sacdiyodirow3289
@sacdiyodirow3289 2 жыл бұрын
Astaaqflh bolo qaad
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 2 жыл бұрын
🥺abaayo lkn markaad khaldantahay uun raali galin bixi ha barin mar walba inaad adigu wax raali galiso adigo jecel hadana kuma lihi ha noqon qof aan rali galin lahayn but markaad khaldan tahay haa 🥺qof wax jecel dhib badanaa hadu khaldan yahay iyo hadi laga khaldan yahayba isaga dulman
@jamadahir951
@jamadahir951 2 жыл бұрын
Hada makulanten abyo
@mohamedkadiye4915
@mohamedkadiye4915 2 жыл бұрын
I used to listen to this song 2019. Building castles in the air. Thinking of the beautiful woman I will have on my side. I chased my dream so hard that I almost gave up but came to realise that Allah had best plans for me after long struggle for he gave me the best beautiful and caring soul in the world ( Aisha cuud) . Now I Cherish her and thanks to Allah.
@saleenaheart9128
@saleenaheart9128 2 жыл бұрын
Masha allah Congratulations 🎊
@qabri9195
@qabri9195 2 жыл бұрын
@@saleenaheart9128 you did you get yours
@HA-xe6pp
@HA-xe6pp 2 жыл бұрын
Ppppp]ppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp]ppppppppppp]ppppppppppp]ppppppppppppppppppppp]pp]ppppppppppp]ppp]]00⁰000⁰000000000000000000⁰⁰⁰⁰000⁰⁰00000000000⁰00⁰
@omarshariif1342
@omarshariif1342 2 жыл бұрын
Gaalo maala hdlesa
@rashiidboss_
@rashiidboss_ 2 жыл бұрын
Congratulation Brothey
@mahadahmet8471
@mahadahmet8471 5 жыл бұрын
xasuus doorashadii 2010 ee siilaanyo Anoo wata gaadhi calaawi ah Anoo ka baxay Hargisa Goor habeenimo ah Oo aan usocdo qurulugud ayayaan dhagaysanay ikraan😘
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
Wali ma nooshahay wllr
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 2 жыл бұрын
@@hodanmohamed8046 😂😂
@asiyomohahassan9622
@asiyomohahassan9622 2 жыл бұрын
@@hodanmohamed8046 edeb darada jooji😫😂😂😂😂
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 Жыл бұрын
Qof walpa qofki ugu horeeyey uu jeclado mailawo xitaa haduu Nolol samesto uu Qof u Kufaraxzanyhy Helo 💔☝️☝️💯😩
@Nibras_Asad
@Nibras_Asad Жыл бұрын
​@@samiirasheeke9031قل فؤادك حيث شئت من الهوى ماالحب الا للحبيب الاول been ma aadan sheegin wllhy
@CabdilaahiBadal-e8r
@CabdilaahiBadal-e8r 7 ай бұрын
Waan hubaa inaad mar uun soo booqan doontO heestan erayda mcn lkn codzi wll qali likta hayla dhaafin marka soolaapatO heeskan 2024 6 27 jun jimco 951 daqiiqo ayaan dhagayzanayaa wll like isaar si ay xasuuz igu noqotO oo aan marar badan uzoo booqdO by❤😮
@fartamoh6fartamoh660
@fartamoh6fartamoh660 3 жыл бұрын
Heestan markey soo baxesay waxan jiray 12sano mana fahmi jirin waxey ka soo gali jirtay universil tv lkn markan fahmay ban wiilan jeclay udiray ugu damben waan is helnay hadna waxaa nahay family 2cunug hesta alx heestan waa ixasus 🥺🥺😊❤️😭
@TUSBAXLE1VS97
@TUSBAXLE1VS97 11 ай бұрын
Masha allah 😊
@NemaAziiz
@NemaAziiz 18 күн бұрын
hambalyo commentigagu waa three years ago waxan rijeynaa adiga iyo caruurtadu inaad ii caafimad qabtaan 2025
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 7 жыл бұрын
Xasus wlhi anoo Ciyala schol ah ban dhagaysan jiray hadana ciyalkaygi ba dhagaysta HHH😂😂 ikran caraleh 😍 big love ❤ abayo 😍
@zaynababokor9436
@zaynababokor9436 3 жыл бұрын
Jamilow benta joji hh
@fatimakhalif1999
@fatimakhalif1999 5 жыл бұрын
18, February 2020, 1:05AM Xasuus weeye, ikram cod baa ilaahay siiye 😍💞💖💕
@ahmedmohamedabdalla367
@ahmedmohamedabdalla367 Жыл бұрын
2012 baan maqlay heestaan miraha macaan welina waxay iitahy my favourite inkastoo hda iyo waagaa aanay isku dhadhan ii ahyn sababtuna waa December 2023 xiligaan badi jacayladu ma guulestaan waana wax layska sheegto lkn aan Hami dheer laga lahayn 6/12/2023 wixii la danbeeya hdaa idaawanyso like iisar
@salmaandaahir2637
@salmaandaahir2637 2 жыл бұрын
2011kii markan heestan dhageysan Jiray ma moodayn inay ereyàdu sidan ahaayen, wllhi waa waqti xasuus badan the legend ikran carale
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
When i was 9 years old 😭 OLD IZ GOLD 😭 MAGICAL YEAR 2010 💞❤🔥🔥
@kamal-hassan
@kamal-hassan 3 жыл бұрын
Sxb qaali salaan sharaf leh baan halkan ku soo marinayaa. 14 November 2021.
@kingabdifatah2706
@kingabdifatah2706 2 жыл бұрын
AAR ISKU DA.BAA NEHEE
@aasiyasahal2007
@aasiyasahal2007 2 жыл бұрын
Same age 😥
@astuurhassan7927
@astuurhassan7927 Жыл бұрын
Heestan qofka u dhagesan jiray 13sano kadib Ayan lakulmay Lakin Uma qalmin nolosheyda It was bad love ❤️
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 Жыл бұрын
@@astuurhassan7927but why miyad is nacdeen
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 5 жыл бұрын
*10/4/2019 **8:44**😭😭😭😭* like iska taabo hduu wakhti badan ksoo wareegyna reply si aan u soo xasuusto💓💓💓💖
@raxmaabdishakuur1513
@raxmaabdishakuur1513 5 жыл бұрын
Anaaa kuu iri adoo 2 weeks qoty bn ana cwa reply kuu reeby
@daganoman6835
@daganoman6835 5 жыл бұрын
Kula dwnyaa
@Fawzia_22
@Fawzia_22 5 жыл бұрын
3week kadip like kugu sharfay my pro
@mandeqahmedali5095
@mandeqahmedali5095 5 жыл бұрын
👍
@dayibxasan1996
@dayibxasan1996 5 жыл бұрын
7.6.2019 kula dwanayaa
@saabirdohajog4331
@saabirdohajog4331 2 жыл бұрын
Hestan wxn dawanaya 31/1/2023 wxn ahay nin jcyl la il daran iso duceya wllyal inta iga danbeysa👏
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 5 жыл бұрын
2019 ayn dawanya anigoo qolkygi jooga diyaarsanaya computerkygi reportigi shqda waan ku dhamyeyba mrba sidan ugu so celceshaNyeu ayn reportigi qoreyey dhamyey ❤i like it wlhi hestan ano yar maqli jirey ❤hadi ad argty comntigan iso like garee si aan u xasuusto
@shakra8948
@shakra8948 2 жыл бұрын
Cajiib waaye waayo waayo waqtigigaasi macaan buu ahaa🥰
@idilahmedibar
@idilahmedibar 9 ай бұрын
Who is there in 2024???? ❤
@ZamzamsharafSumish
@ZamzamsharafSumish 9 ай бұрын
Me 😊
@qeysibrahimcisman6812
@qeysibrahimcisman6812 9 ай бұрын
😂😂😂
@AbdirahmanXhaka
@AbdirahmanXhaka 9 ай бұрын
Me❤
@isseyare
@isseyare 9 ай бұрын
Me
@ameinzead6472
@ameinzead6472 9 ай бұрын
Me 🫶
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said Жыл бұрын
Dhallinyaro Talada Alle aynu saarano , dadaal na an samayno xoogeenana an maalno intan yaryarnay si aan mustaqbalkena u qurxisano , Qalbiyadana an isu ilaalino waliba habluhu waa inaga nugulyiine an dhawrno . 2025 inoo ballana 😢
@issadigale6032
@issadigale6032 Жыл бұрын
After 10yrs l 😢im still listening this soothing voice upto date 7 may 2023🫡🤪 iga dambeyow like 👍 dac kusii😢
@sumayamoh3190
@sumayamoh3190 6 жыл бұрын
Ninkii iigu horeeeyey eee aan jeclaado jacayl dartiii u ooooyey waa marwaan weligayna ilooobi maayo ilaahay nolol iyo caafimaad ku rajaynayaa hadaad nooshahay hadaaad dhimateyna aakhiro jannadii dabaaalo😍😍😍😍😍
@khalidmohdi8634
@khalidmohdi8634 5 жыл бұрын
Ilahay hakudayo
@mohamedseidow6019
@mohamedseidow6019 5 жыл бұрын
Manshallah our queens girls are very respectful you made me cry my dear siz.
@sml3858
@sml3858 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣jacel majiro
@xamdiqueen6884
@xamdiqueen6884 5 жыл бұрын
sagaal sano anoo jira aamaqlay heestaan hooya dugsi iiwaday anoo oynayo abti yaa dhagaysanaayey heestan kadip dhagtu iigaliyay waa aamusay hda anoo 18 jira dhagaysanoya wlh aduuun apti zaaidkuu jeclahay swedan jogaa abti xapipi allha iikadayo aptiga kliya hooyaday ladhashay
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 5 жыл бұрын
@@xamdiqueen6884 ciwaanka aad Facebook ku istcmaasho igu qabo xppt
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Wow😭 xasuus wlh 2010 iyo qaxii Ceelasha now... 1-december 2019 life goes..on ✌️
@kamal-hassan
@kamal-hassan 3 жыл бұрын
😭😭 15th November 2021 Life goes on...
@zarazerun4507
@zarazerun4507 2 жыл бұрын
1-may-2022 ydoo eidkii one dyy ka harsantahY life goes on wlhiiii 😭😭💕
@Tyga254
@Tyga254 Жыл бұрын
We don't search for old music 🎶 we search for old memories 😢
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 Жыл бұрын
Exactly😢
@mubaarikosman3804
@mubaarikosman3804 Жыл бұрын
Fact 😢😢😢❤
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 Жыл бұрын
Absolutely 😢
@charleskoech-r1d
@charleskoech-r1d 5 ай бұрын
Am a Kenyan citizen bt I love this
@yrl3609
@yrl3609 2 жыл бұрын
Xasuus dhalinyaro nimo iyo maalmihii wacnaaa ilahay cimregna ha dheereyo inta dhimatayna hawo naxristo😭😭🤕🤚❤
@muscabsoomali8943
@muscabsoomali8943 8 ай бұрын
Hapeenku waa hapeen axada saacadu 22:34 sanadku 5/25/2024 magacayga:muscab maxamuud maxamad Magaladu: bosaaso Hadaa iga danbeyso liketa hayla dhaafin 😢💔🥹🥹🥹🥹
@sweetygirl2134
@sweetygirl2134 6 ай бұрын
25/5/2024 lama gaarin bee😂 mustqblka maa kaso hdlosa
@nanic3896
@nanic3896 Жыл бұрын
2024 An Iam Still Here😂😭❤❤❤
@najmabahar19
@najmabahar19 11 ай бұрын
❤😊
@hanamohamud8439
@hanamohamud8439 4 жыл бұрын
Qof wlbo si udhegsanayaa intii wax jecel allah ku gulesiyo🙏😥⚘ 2020 yaa ila dhagesanyo❤
@warsameiiid360
@warsameiiid360 3 жыл бұрын
Hana
@Ibraahinxasansangaab
@Ibraahinxasansangaab 2 ай бұрын
Walale miyad noloshahy, 5 years kadeb 😊
@ubax4188
@ubax4188 2 жыл бұрын
2023 is here and i love this song
@ayaanlecadde8226
@ayaanlecadde8226 2 жыл бұрын
13/12/2022 😂 yaba garey weli
@abdurakovacic5048
@abdurakovacic5048 2 жыл бұрын
@@ayaanlecadde8226 is here ee dhahday qofta wey saxanthy wxbo kama dhino 15days lee ka dhiman
@chuchumala7767
@chuchumala7767 2 жыл бұрын
@Sabo Axmed ........
@abyandaahircabdulle5683
@abyandaahircabdulle5683 2 жыл бұрын
Wow
@crisaaqhaashin
@crisaaqhaashin 2 жыл бұрын
@Sabo Axmed 9
@delougdeux-millevingt9788
@delougdeux-millevingt9788 2 жыл бұрын
Woow beautiful time. I was in grade 12 and now i am teacher. I used to listen more and didn’t feel exhausted about this lovely song.
@HothanZaed
@HothanZaed Жыл бұрын
Markii ugu horeeysay shaleemo ku taaley iskool balusiya ayaan ku arkay heestaan filmka markuu dhamaaday heeso somali ayaa la saari jiray haduu halkaan joogo qof ku soo koray iskool bulusiya sideey ila tahay shaleemada dhega juun iyo nuur daad waad taqaan legend isma qariya salaal sare wll😂😂😂
@Imam_albuseyri-Islamic
@Imam_albuseyri-Islamic 4 жыл бұрын
Carona time yaa dawanyo farta taag😂😂👆👆
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 4 жыл бұрын
Aniga yaa dawanaayo
@fardawsocali9310
@fardawsocali9310 4 жыл бұрын
Kadib dawanaya
@khalidvieri2893
@khalidvieri2893 6 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa heestan 25/July/2024 saacaduna tahay 12:00 AM , xili aan taleefanka ka dhigay gabadhaan jeclaa ee aanu is baranay 15/may/2017. Waxaan rajaynayaa inaan is calfan doono insha allah 7 sano ayaan wada soconaa, magacedana waxaa waaye xamda ibrahin ismaciil. Inta iga dambaysa ee qormadaydan aragta iskugu kaaya soo duceeya walalayaal🥺❤️
@iqraahmed4469
@iqraahmed4469 4 ай бұрын
Inaad wada joogtaan baan rajaynayaa wali illhy calaf haiskugu kiin daro wll ana in illhy nasiibka iihagaajiyo iigusoo ducee😢
@farxiyomaxaed9742
@farxiyomaxaed9742 4 ай бұрын
Alle ha isku kiin calfo oo ibad baari ah wada hela noosoo sheeg hadaa guuleysataan wll
@CaskaChennel
@CaskaChennel 4 ай бұрын
Wll Alle ha isku kiin daro insha allah lkn gabadha inaad magaceeda sheegto ma ahayn.
@ameinzead6472
@ameinzead6472 9 ай бұрын
Who is there in 2024!?????❤❤❤
@Xanaan-n4v
@Xanaan-n4v 7 ай бұрын
😊❤
@Huzni67
@Huzni67 3 ай бұрын
17/10/2024 09:59 AM Qofwalboo qoraalkaygaa arka waxaan u rajeynayaa nolol qurux badan guri manfac leh awlaad baariya iyo dad ku jecel alle inuu kuuguh deeqo Waa hees qof walba dhageystoh balse qof walba micno gooniya iyo sababo u gaara uu u dhageysto😊❤ Alle haka dulqaado qof walba murugtuu dareemaayo farxadaadana alle hakuu siyaadiyo Idim alle❤ Farxad waarta anoo dhar meedhayaan dhageysanayaa waan iska jeclaaday inaan comment ka bixiyo waayo in badan baan dhageystay heestan😍❤
@noname-k7d
@noname-k7d 3 ай бұрын
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
Da’daydii baan laban laabantay aduunyo😢waqti iyo waayo tagay. Waxay soo baxday sanadkaan qurbaha soo galay anoo ciyaala oo jacaylba inuu wax lacuno yahay uhaysta😆 hadana intuu igu dhacay iga soo ilmaysiiyay qalbi jab kadib rabi isii mid i ilawsiiya dhaawacyadii. jacaylkayga iga dheer waxaan uqadaa. “Ma ogtahay sidii baan geesigaan jeclaa inuu guule igu simo gacmo kor uhayaayee🤲🤲🤲🤲” allow igu kaa sin suldaankaygii😘❤️
@samiirpro9827
@samiirpro9827 5 жыл бұрын
Taariikh Cajiiba 🖖
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
samiir production Haa wlhi waqtigu waa seef 😢
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Waqtiga SaaS ayuu U ordaaye Wlshey 😭😭 waa maqLi doonta Mar dhaw 20 years aaka soo wareegtay Heestan Illhow noo Dambi Dhaaf😭😭
@ilkacase2400
@ilkacase2400 6 жыл бұрын
Noloshu hdii bila xusuus tahay micno male dhalyaro heestan qofba si bay u tabanay qar murag kuso maray & qar farxad kuso maray lkn wkhtigi tagay wlhi xise gara ayuu leyahay gar ahan dhalyar nimada 💞💞💞💞
@hefathebosslady1892
@hefathebosslady1892 5 жыл бұрын
Beenta ma ahan nolosha wixii tagay mar mar in lasoo xasuusta waa muhiim😥
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Beentaa Ma ahan wlh waqtigi tagay waa waqti intaan Noolahay aan xasuusnan Doono viva 2010/11
@latifamadobe2751
@latifamadobe2751 5 жыл бұрын
Been mad sheegin run sheege waa adiga ookale ahmed❤💛
@aziizaabdirashiid1217
@aziizaabdirashiid1217 5 жыл бұрын
Qarna carurnimo
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 5 жыл бұрын
@@aziizaabdirashiid1217 maxa malmo Qûrûx iyo murugaba leh nolosheena so maray
@suzanaibrahim3988
@suzanaibrahim3988 24 күн бұрын
Who’s here in 2025? 😊
@iqroabshircabdullahi167
@iqroabshircabdullahi167 8 күн бұрын
Me😂😂❤
@engrashkaboy5772
@engrashkaboy5772 6 күн бұрын
Xasuus 2012❤❤ dhagaysan jiray
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 Жыл бұрын
Wayo wayo waqtiga orod badana 😢 wlh malmihi wacna ayaan uu xisay. iyo daadki aan jecla oo ilahay iga jecladay' balse adunyo wayeh 😭
@najaheenakaran1691
@najaheenakaran1691 2 жыл бұрын
Showgii kabacdi hdaa sooradisay aniga cml like 👍 io love 💘 isaar
@mfeynuuscabdalle8122
@mfeynuuscabdalle8122 2 жыл бұрын
I'm Eritrean, but I appreciate this outstanding Somali songs, despite the meaning which I can't understand, the music is all about I do love with. Much loveeeee.
@deeqaismailali3021
@deeqaismailali3021 2 жыл бұрын
Do you know the meaning of song
@MahadMadaxyar
@MahadMadaxyar 11 ай бұрын
Danke barada Eretereya barada Farom Somalia 🇸🇴 💖
@aamina5127
@aamina5127 Жыл бұрын
Heestan xasuus ayay igu ledahay wiil aan jecla ayan wayay markasta oo aan xasusto Wan dhegaysan jiray 6 years aya kaso waregay weli single ban ahay love ❤️ isa inta jacaylkodii wayday
@momaameshchannel8450
@momaameshchannel8450 Жыл бұрын
hda jcylkisi ma ilawday😪
@AyuupCarlo-pb8ty
@AyuupCarlo-pb8ty Жыл бұрын
💗💗💗💗💗💗💗💗
@abdiwahaabbarre7944
@abdiwahaabbarre7944 5 жыл бұрын
Watch 2019 1 October 1:00 am 10 sanno aYaa kasoo wareegtaY marki aY heestani soo baxdaY Markii iigu horraYsaY Waxn ku dhagaYstaY mobile chine ah imkana wxan ku daawanaya smart phone aduunYo waataas🙁🤳
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Long time 😭 2010 ❤🔏
@abdiwahaabbarre7944
@abdiwahaabbarre7944 5 жыл бұрын
Sanado kalena sii jir😢
@fatimakhalif1999
@fatimakhalif1999 5 жыл бұрын
18 February 2020 1:05
@abdiwahaabbarre7944
@abdiwahaabbarre7944 4 жыл бұрын
@@fatimakhalif1999 june 5 2020
@hamdiqurux1731
@hamdiqurux1731 4 жыл бұрын
😂😂😂waxad iso xasusisay mah mah kiswahili oo tirahdo noloshu wey durugtaa 😂😂😂 inta ku dhiman nolosha qeyr iyo barwaqo ku dhamayso
@barwaaqmahdi763
@barwaaqmahdi763 4 жыл бұрын
2020 ayaa ila dhagysanyaa Like i sar wll 😰😰😓😭🤤
@hodanabdi3514
@hodanabdi3514 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️8-)(^^)
@RaYaAnMaxamed-sd8vr
@RaYaAnMaxamed-sd8vr 4 ай бұрын
Ma nooshahay wll
@mohamedhusein4370
@mohamedhusein4370 6 жыл бұрын
2010 fananinta ugu shidan kamid ahyd ikran tagerayasha ikran gacanta taaga ❤️
@adeeca3543
@adeeca3543 3 жыл бұрын
10yrs aya kaso waregtay xiligan an dawanayo commntgagana 2yrs war ma nooshahay😂😂
@cilowali4662
@cilowali4662 2 жыл бұрын
@@adeeca3543 war amuu dhintay 😢 hadow dhibtay alle how naxariisto 🥺😢😭
@cilowali4662
@cilowali4662 2 жыл бұрын
Adi xataa 1 year😢😂
@mastuurmursal6092
@mastuurmursal6092 Жыл бұрын
Heeestaan wxaan bilaabaay dhageysigeda marki aaan wayeey wilkaaan jeclaaa ooo naaag lagu daraaay waa xnuuun qofki aaad jecleed inaaad si fuduuud go godo wllhi waaa heeetsa kaliyaaah midaaan ugu jeclllhy wxan dhageysanayey 6 saaano malin walba 😭😭😭😭😭
@ApdiasiisDahir
@ApdiasiisDahir 2 жыл бұрын
029/06/2022 Arbaca Heestan Waxa Dhagaysan Jirtey WllzhY Inoo Yar Maanta Ayan Zo Pooqday Wxanan Xasuustey Yarantii Old Is Gold🥺☹️ Alaha Cimriga Iyo Cafimaadkaba Ha Inoo ParakeeyO🤲❤️
@siraajimix3707
@siraajimix3707 7 жыл бұрын
Wali Waxaan Daawana Ilaa 2018 Like Saar Hadey Tahay Ever-green Song
@maryaanfilfil8295
@maryaanfilfil8295 6 жыл бұрын
Cod mcn allow kuu deyso
@HAABIILCABDIRISAAQ
@HAABIILCABDIRISAAQ 6 ай бұрын
2024
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 2 жыл бұрын
Tariikhdu waa 12/10/2022 haben khamiis soo galeyso waxan ku dhagesanaya muqdisho xafada Bula xubey Heestan hesaha jclhy beyka Mid tahay anoo ciyaala oon waxba jcl ka aqoon Ayaan dhagesan jiray ❤
@MoskanOmar
@MoskanOmar 2 ай бұрын
Nolosha aduunyada waa Mid gaaban hadana intaad Nooshahay wakhatiyo kala duwan baa kuso mari cawa heestan ba igaso hor baxday ano Yutubka ku jira 🥹 xasuusti ciyalnimo 2010/ waxan kale oo aad igu xasuusta inan hibo jamac la oodhan jiray oo anu jaar ahayn fananada ikaran carale aad igu eekayd subax walba markay so adeegayso ban ku oodhan. Jiray ikaran carale bad uu eegtahay ruunti inan wangsan bay ahayd sanad kadiba inanti hooyaded ba dhimtay Alleh how NaxarisTe iyadin way Taharibtay Garmany inay gashay ba igu waar danbeysey Lkn nasib wanag 2021 ban Abahed Hargeiza ku arkay ina sheegay inay nooshahay caruurna Aya dhaashay 🥹❤️ ilaahay swt waxan uu waydinaya nolala wangsan iyo cafimad cimriga dheerer cibado suban leh wan jecelan laaha manta inan arki laaha 🙏🏻😘 Hadad iga danbayso like hayla dhaafin 😅❤🎉 2024/ 😢
@aminaabdul1978
@aminaabdul1978 3 жыл бұрын
Am oromo my husband somali but we separated this year I still remember him whenever I listen to this song 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cabdicazizog2001
@cabdicazizog2001 3 жыл бұрын
🤲🏾
@maxamedhubbi6860
@maxamedhubbi6860 3 жыл бұрын
Isagu oromada muxu ku falayey
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 3 жыл бұрын
@@maxamedhubbi6860 😂😂
@toxic3466
@toxic3466 3 жыл бұрын
@@maxamedhubbi6860 🤣 war gabadha la saa'ir
@maaida1643
@maaida1643 3 жыл бұрын
@@maxamedhubbi6860 😂 ala😭💀
@mohamedabdiadan3132
@mohamedabdiadan3132 3 жыл бұрын
Iam from kenya I listen this song in 2010 and I still remember heart feel love let her ikraan be life.
@ctoday114
@ctoday114 4 жыл бұрын
Wa jecelahay heestan wali iyadoo 10 sano laga joogo xiliga laqaday hada ila mid tahay like haila dhafin
@ahanaadam9061
@ahanaadam9061 Жыл бұрын
2024 waa bilow hada iga danbeeso like ha ila dhaafin
@FahadCali-v6v
@FahadCali-v6v Ай бұрын
Cawana waa dhamaad kwrnhe 😊
@marwaanxasan9273
@marwaanxasan9273 5 жыл бұрын
Hadad Daawanayso HeestaN 2020 Like isaar👇👈👌💯
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 14 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 4,1 МЛН
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
UFC 287 : Перейра VS Адесанья 2
6:02
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 486 М.
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН
Abdi Holland ft Ikran Araleh Laa Laa Love Love Official Video New HD
5:02
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 4,5 МЛН
somali music Jooqle iyo Nimco Yaasiin C/ soo dhawoow aan ku dhowrto waligey
10:45
Aar Maanta - Dhadhami
4:52
Aar Maanta
Рет қаралды 4,5 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 665 М.
Hees Cusub FARXAD Bye King Khalid ft Ikran Arale [Official Video]
5:19
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 10 МЛН
Mililico By Abdifatah Yare & Ikraan Caraale
5:29
Mattaanaha
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,8 МЛН
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
mudaneiid
Рет қаралды 3,7 МЛН
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН