Khadra Daahir Iyo C/qaadir Bagaag - Heesta - Gabaldaye - Astaan Music 2021

  Рет қаралды 13,496

Astaan Music

Astaan Music

Күн бұрын

Пікірлер: 10
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 ай бұрын
#Yaa salaam axsan caleeg waa hees xusid mudan runtii, heestani waxay qayb ka ahayd, riwaayadii, (Xayeysiin iyo doog) ee uu alifay, Cabdiqaadir Maxamed Shirwac, dhammaadka 1975, Erayada heesta waxa Lahaa- Abwaan Yuusuf Muxumed Maxamuud, Laxankana waxa saaray, Khadar Xuseen diiriye, Oo ahaa nin reer Hargeisa ah, Isaga ayaana la qaaday, heesta Khadra cali muuse, oo ahayd, Fanaaniintii riwaayadaa qaybta ka ahaa, Ka dib khadra ayaa ka codsatay abwaanka, inuu heestaa siiyo, - Cabdiqaadir Yuusuf Cismaan Curre oo Baggaag ku magac dheeraa, Siddii ayaana Cabdiqaadir heesta Lagu siiyey ka dib. Cabdiqaadir ayaa Khadra daahir Cigge U doortay heesta inay La qaado ama si wada jir ah ugu wada luuqeeyaan sidaa ayeyna heesta qisadeedu tahay waxa ka sheekaynaya- Abwaankii heesta lahaa, ABWAAN Yuusuf waxana ka warinaya oo ka waramaya Saxafi Sare CUMAR SEERBIA.🎤 CURASHO🎙 Xigasho -: CURASHO CHANNEL Cumar Seerbiya Saddex sano ka hor.👨‍💻 #ERAYADA HEESTA WAXA KA MID AH #CABDIQAADIRBAGAAGAHUN 00:00 Sownigii guyaal badan 00:00 Kuu gubay adduunyee 00:00 Dartaa aan U LAALLAA 00:00 Curadiyo nacaybshaha 00:00 Gacantood aad Saydhiyo 00:00 Maxay baday galiilyadda? 00:00 Gabalddaye miyaad Tahay 00:00 Hadba gees u Jeeddsada 00:00 Waa maxay galgalashadu 00:00 Waad iLa gurracanTeeeeh 00:00 Gaban maayo caaweeeee 00:00 Ha GAADDMIN WAAN 00:00 KU garrab SOCDDAAYE 00:00 HA GOOSAN WAAN SOO 00:00 GADDOOMEE aan Gooshno #KHADRADAAHIRCIGGEAHUN 00:00 Addoo golle ka maaggoo 00:00 Haweenkaba ka gaabsaday 00:00 Sowtaan ku gadda barray 00:00 Garta iyo Tusaalaha 00:00 Addigoon gorfayn karin 00:00 Sowtaan geesi kaa dhigay 00:00 Go'e halaq miyaad Tahay?. 00:00 Hadba marrada ii Galla 00:00 Goddodlayntu waa maxay? 00:00 Waad iga gardaranTeeh 00:00 Waan kaa gaddoomee 00:00 Ha guuxin waanan kugu 00:00 Galaynine ha guuxin 00:00 Waan guurayaaye i gees mar #CABDIQAADIRBAGAAGAHUN 00:00 Garr Alliyo dadweynoow 00:00 Arrin Loo garraabiyo 00:00 Miyey Tahay mid gocosho Leh?. 00:00 Maxaad anni i gadda barri 00:00 Sowddigan garayskiyo 00:00 Sii xidhan gambada weli 00:00 GARR ALLEE Dadweynoow 00:00 ARRIN Loo garraabiyo 00:00 Miyey Tahay mid GocashoLeh?. 00:00 Maxaad Anni I Gadda BARRI 00:00 Sowdigan garrayskiyo SII 00:00 XIDHAN GAMBADA WELI 00:00 Gabaldaye miyaad Tahay 00:00 Hadba gees U Jeedsada 00:00 Waa maxay Galgalashadu 00:00 Waad ILA GurracanTeeh 00:00 Gabban maayo CAAWEE 00:00 HA GAADDMIN WAAN KU 00:00 GARAB SOCDAAYE HA GOOSAN 00:00 Waan soo gaddooooomee 00:00 Aan Gooooooooooooshno #KHADRADAAHIRCIGGEAHUN 00:00 Gurgurkii La dhaanshee 00:00 Loo Tiriyey goolkee 00:00 Intuu maataddii gabay 00:00 Gibisha iyo heeryadda 00:00 Iilkii kula gaddoodiyo 00:00 Abaal gabe hanoqonine 00:00 Go'e halaq miyaad Tahay?. 00:00 Hadba marradda ii Galla 00:00 Godadlayntu waa maxay?. 00:00 Waad iga garddarranTee! 00:00 Waan kaa gaddoommee 00:00 Ha guuxin waanan kugu 00:00 Galaynine Ha GUUXIN 00:00 Waan guurayaaye i geesmar. #MAHADSANIDINASTAANMUSIC.🙏
@UgaasHazzan
@UgaasHazzan 7 ай бұрын
Waa.erayadii.alla.ha.unaxariisto..maxmed.cali.walash.laxankii...salax.qaasin..codadkii...c.qadir.bagaag.iyo.khadro.daahir.
@mohamedlibah3807
@mohamedlibah3807 5 ай бұрын
(Dartaa aan u gulaallaa) ayey heestu sax ku tahay. Astaan Music idinkiibaa afsoomaaliga ku tumanaaya.
@mohayare1692
@mohayare1692 Жыл бұрын
waa Soo saarteen heestaan kuli laxan music iyo luqeenba
@khadarshiine7524
@khadarshiine7524 Жыл бұрын
Gaban maaaayo caaaweeee waaan ku garab socodaaaaye
@cawilyusuf1268
@cawilyusuf1268 3 жыл бұрын
"Dartaa aan gulaallaa" weeye ee maaha dartaa aan ulaallaa.
@dalmarhaji7122
@dalmarhaji7122 2 жыл бұрын
Soomaligii hore hada waxba kamagaranayaan caruurtan waxso qortaa
@mohamedlibah3807
@mohamedlibah3807 5 ай бұрын
Absolutely wlahi waa runtaa. Xitaa Astaan lafteeda ayaa Afsoomaaligii kufsanaysa😢
@abdikhalaqrashid3847
@abdikhalaqrashid3847 Ай бұрын
​@@dalmarhaji7122 kuwi dadkayga danbe ama jiilasha danbe af somaliga ka maqan barri laha ama ka masul ka aha tihin si bila dhalil eryaga noogu soo turjun fadlan
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.c.huryo laxankii bagaag codkii khadra daahir cige iyo c/qaadir bagaag
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 946 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTI SAD IYO CALAF MMC QAWL
9:50
mustafe macalin caydiid muuse
Рет қаралды 8 М.
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 28 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 85 МЛН
Xaliimo Muuse Milaano Heesta | Muhasho | Astaan Music Lyrics 2020
6:55
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Go'e Halaq Miyaa Tahay lyrics | | Khadra Dahir Egeh
6:30
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 389 М.
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 110 М.
Khadra Daahir Ahun & Cabdiqaadir Bagaag Ahun | Heesta Gabaldaye  Kaban
10:44
KHADRO DAAHIR HEESTI RAG IYO DUMAR 2020
8:08
Hamdi Yasin
Рет қаралды 852