khadra Daahir | Sidii Laba Walaala Ah| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 245,811

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Hees: SIdii Laba Walaalo Ah
Codka: Khadra Daahir Cige
Erayada:Cabdi Cali Weyd
***
Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 141
@abdiqanijaama1098
@abdiqanijaama1098 18 күн бұрын
Axyaa,heeees allow cajiibsanaa heeskani
@cabdiraxim2684
@cabdiraxim2684 3 жыл бұрын
Waa marki iigu horeyso aan maqlo heestan
@AJshokaan3250
@AJshokaan3250 4 жыл бұрын
Heestan anoo sallexley ayaan habeen aan safar ahaa ku mirqamay ax xasuus bay igalisay
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 2 жыл бұрын
alle haunaxariisto caawa ayeey dhimatay khadro Dahir cige july 2 2022
@abwaansharmaarkejaamac9451
@abwaansharmaarkejaamac9451 3 жыл бұрын
Waaaaaaaw whi anigu kabanka ayaanba ku heeystaa dhadhan Yaa igu raacsan
@waxsanfalemedia7357
@waxsanfalemedia7357 3 жыл бұрын
Khadra daahir cige cali sharmaake xareed Ede edo ❤❤❤
@alihassanjimaale2998
@alihassanjimaale2998 3 жыл бұрын
AKHYAARTA DABEECAD XUN BAY SOOMAALI BARATAY OO AH INAAN MULAXANKA LA SHEEGIN WAANA QOFKA UGU MUHIIMSAN OO DAREEN U YEELA HEESTA EE SHEEGA MAR WALBA WALAAHI WAA IGA DHAB OO EREYO WAA LA SAMAYN KARAA CODNA WAA LA HELAA EE NINKA FARSAMA YAQAANKA AH WAA MULAXANKA
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 3 жыл бұрын
Cigaal laxankiisu waa caaan Waan waan waan kugu sidkanahoo Kusaadaalinaayoi Mudo dheer ku sugayee Riwaayadii (biyo sarategey) heestaan Ayaa aad ugu laxan dhowdahay
@adamabdi743
@adamabdi743 Жыл бұрын
Lakin sxb heestaas sidaan maqlay waxaa laxameeyay Saalax Qaasim. Waan kugu sidkanahoo
@AhmedMohamed-hh2hm
@AhmedMohamed-hh2hm 2 жыл бұрын
Alle hawnaxariito abwaan c,Cali
@taarproduction9952
@taarproduction9952 3 жыл бұрын
Hees jacayl iyo sawirka lagu sharaxay aad uga durugsan abwaan cabdi cali wayd waa heesihii sarbeebta ahaa
@axmedhassan6167
@axmedhassan6167 4 жыл бұрын
Kaban kii Axmed Cali cigaal codkii khadra daahir yaa salaam
@theqodax
@theqodax 4 жыл бұрын
Heesta waa Saboolka caadadii ee Yamyam leeyahay iyana qaado soo galiya fadlan, bahda qaraamkana tixgaliya!
@abdiyoow8374
@abdiyoow8374 4 жыл бұрын
Social medi-yihii KZbin kaliyaad ka reebatay, Good. Lol
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/kHeXkqeBpbKSgJY waataas wll heestii waa saboolka caadadii
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Ina jamac heestan iyo heesta sabool caadadii qaraami maahee waa qaaci qaraami ayuunbaad hees ka maqasheene.kkkkkk
@ismaciilmuse376
@ismaciilmuse376 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 x
@Khadarhaybekhadarhaybe
@Khadarhaybekhadarhaybe 2 жыл бұрын
Khadar daahir heesaheega ismaanlahay waxba ku hadhsan oo aad dhagasan sida heestan waa markii igu horaysay
@kalidabdifarah
@kalidabdifarah Жыл бұрын
Heestan caadi ma ahan, kaban ama cuudkuna kaba sii daran April, 2023. 03.30a.m danbe yaan ku safrayaa caadi mahan. Khadra Daahir (AUN).
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 4 жыл бұрын
Kabanka waa cigaal % Codkuna waa khadra sideey ilatahay
@ahmedmohamed-og8tm
@ahmedmohamed-og8tm 3 жыл бұрын
Thanks heestaan Mudo ayaan raadinayay meel ay ku jirto iyo hees kaloo Magool qaado oo ah TIMAHAYGII GADATAYE ANEEY TALO I JOOGTAA fadlan heestaana soo dhig
@ahmedqaylo3424
@ahmedqaylo3424 3 жыл бұрын
2020 ayaan dhagaysanayaaye cidii iga danabaysaay kawar haya Qaraamiga
@axmedcabdibarre4607
@axmedcabdibarre4607 3 жыл бұрын
Hadan dhagaysan anigu
@axmedcaraffanaxjinayare9397
@axmedcaraffanaxjinayare9397 3 жыл бұрын
55
@axmedcaraffanaxjinayare9397
@axmedcaraffanaxjinayare9397 3 жыл бұрын
56666
@axmedcaraffanaxjinayare9397
@axmedcaraffanaxjinayare9397 3 жыл бұрын
66565565566666665
@axmedcaraffanaxjinayare9397
@axmedcaraffanaxjinayare9397 3 жыл бұрын
@@axmedcabdibarre4607 55656555556666
@axmedsaalix7546
@axmedsaalix7546 4 жыл бұрын
Garta weecsan Waayo-aragu wuu garan!
@mohamedahmedgaab4309
@mohamedahmedgaab4309 2 жыл бұрын
Sidii labo walaala ah wan qashoda Guri qudha wanan loogu wan qalay wadadaduna quraankiyo Taxalil waranshen Heeskan waxa igu Hoŕeysay 3/11/21 Hawdiyo degmadii xarshimed Maxamed mukhtaar Aw cumar Allahayo kayeel Ninka Hodan iyo barwaaqo xasuus Gara
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 ай бұрын
Hesta abwaakii sameyay hada shegto waxa qasaba inaa mulaxanka sheegto mulaxanku waa director hesta 🙏
@alcabalimancasaovabbas248
@alcabalimancasaovabbas248 3 жыл бұрын
Sun 20 june 2021 heestaan anigoo yar ayaan jeclaa manta ayaan halkaan ku arkay wayeel inoo waca aniga ha iwareeystaan isagane wax weeydiiya garta weecsan waaya aragu wuu garan mamo qadro heesaheeda dhan waa romantic songs
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 3 жыл бұрын
Laxanka iyo kabankuba waa cigaal
@samatartv
@samatartv 3 жыл бұрын
Waa hees qaaliya axyaa khadra daahir cige
@samiiristiile6375
@samiiristiile6375 4 жыл бұрын
Walhi heestan mudo 8 sana ahaa radinaye Ax Thnk u Balwo team
@kheyrecowol3627
@kheyrecowol3627 3 жыл бұрын
heestan waa ikow aanmaqlo
@xariirabdijimcaale5719
@xariirabdijimcaale5719 3 жыл бұрын
Axsan hees
@nuurnuusecismaan7923
@nuurnuusecismaan7923 Жыл бұрын
Ya salam khdr khdr najo fardawsa kugu ducaynyaae
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Waa. Massana moin LOQOB
@akyareproduction
@akyareproduction 3 жыл бұрын
Best waye hees cajiib ah
@munaclahi300
@munaclahi300 4 ай бұрын
2024 yaa dhagaysanay heeskan qiimaha badan
@engahmedozman2651
@engahmedozman2651 3 жыл бұрын
Ererayo wcn iyo weliba kharda
@engahmedozman2651
@engahmedozman2651 6 ай бұрын
Habeeen bay ahyd saq dhexe murqaan heer sare ah baan hayey habeenkaa😂😂
@user-zz4zv9zv4f
@user-zz4zv9zv4f Жыл бұрын
sidii labo walaalah ok
@khaliifmoosh6929
@khaliifmoosh6929 3 жыл бұрын
waa hees aad umacaan wlee
@Ontira23
@Ontira23 3 жыл бұрын
2021 ka baan dhageysanayaa Qaraamiga bal so Eega Waa heeso laaptaba qaboojiya stresskana kaa tira wllhi
@nuurhassan4690
@nuurhassan4690 3 жыл бұрын
Qofba meeshay ka hesho weeyaan dad ayey dacar iyp qaraan ku tahay waa aduunyee, tanina u tahay damaq iyo xasuuso isdaba yaan oo qolofta laga diiray.
@Ontira23
@Ontira23 3 жыл бұрын
@@nuurhassan4690 Aad u weyn Aniga ahaan Aad waan uga helaa Xasuuso gaarana waa ay ii leeyahiin
@user-ij1oo5yu7q
@user-ij1oo5yu7q 10 ай бұрын
khadro heedtii macanad❤
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waa hees Macaan Khadro Daahir Cige
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Laxanka yaa lahaa sxbyaal
@ridwaanmaxamed7470
@ridwaanmaxamed7470 3 жыл бұрын
Cigaal
@axmedcarab984
@axmedcarab984 4 жыл бұрын
waaw wasaxdii waadsoodhigtay
@user-xh5lk9th4q
@user-xh5lk9th4q 6 ай бұрын
Ok waa khadro
@khayrwadechannel1148
@khayrwadechannel1148 3 жыл бұрын
Ana 2021 dhagaysanaya Mustafa axmed
@khadarceergaabo
@khadarceergaabo 4 жыл бұрын
Khadra khadra Daahir cige Axyaa fanaanad Qaraami Iyo heesihii xigmada nuxurka Lahaa midhaha.murtida. Xanbaarsanaa.
@ismalurebulshaawiyoutubechanel
@ismalurebulshaawiyoutubechanel 4 жыл бұрын
Weeye iyo waa nabad
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
Wanaagii maxaa helay Kaa weecshay marinkii Weheey iyo waa nabar Waan yaabee Mee jacaylkii waagii
@khadarcaano7367
@khadarcaano7367 4 жыл бұрын
Heetan abwaan xiiray oo mareexan ah baa lahaa
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Axmed ducaale qaalib xiirey waa nin ciidagale ah oo reer aadan cabdi ah waa durriyaddii sheekh isaxaaq.hhhhh
@abdullahiali855
@abdullahiali855 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 ooh caruurtiisaan isku school ahayn 1986 samiira iyo Allaha u naxariisto Ducaale sxbkeey iyo gabar kale waayo waayo ma aqaano meel ay ku dambeeyaan. Hargeysa aa mar la'ii gu sheegay laakiin Ducaale wuxuu dhintay dagaaladii markay biloowdeen. Allahu Akbar. Wiil qosol iyo Kaftan badan. Allaha u naxariisto iyo dhamaan Muslimiinta.
@ridwaanmaxamed7470
@ridwaanmaxamed7470 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 Waad saxsan tahay boowe waa jiraa abwaankaasu waana ninka leh heeska maandeeq iyo Daauud masxaf ee " Hadmaan dadab gelaynaa". AHU Àxmed Ducaale Xiirey ; reer Aadan Cabdi Ciise Dhamal ( sharmaake Aadan)
@ahmedmuhamed8871
@ahmedmuhamed8871 5 ай бұрын
Labadaba Alla haw naxariisto erayada abwaan cabdi cali wayd iyo khadra oo qaadaysaba
@maxamedmaxamuud2552
@maxamedmaxamuud2552 3 жыл бұрын
Waligay hestan ma maqaal
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
Mahadsanid kaabe
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Tagsaasa iyo. Kala fuurniya
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 жыл бұрын
Khadra hooyada jecelka
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@Mahuraan979
@Mahuraan979 3 жыл бұрын
Mee jecaylkii waagii Warba iima haysideee
@nuurnuusecismaan7923
@nuurnuusecismaan7923 Жыл бұрын
Magalo madaxda Adis.Ababa.first time any iyo mumdne Mr muuse biixi
@nuurnuusecismaan7923
@nuurnuusecismaan7923 Жыл бұрын
Cangros Adis Ababa axmed moogeh
@nuurnuusecismaan7923
@nuurnuusecismaan7923 Жыл бұрын
Caydaruus Xayd Gool
@nuurnuusecismaan7923
@nuurnuusecismaan7923 Жыл бұрын
Axmed shiikh Abdullah
@nuurnuusecismaan7923
@nuurnuusecismaan7923 Жыл бұрын
Mr gamco dhere
@siraad8026
@siraad8026 3 жыл бұрын
Wanqal weeye maaha waqlal Weeye iyo waa nabad maaha nabar
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 4 жыл бұрын
Abwaan cabdi cali wayd duriyada sheekha sacad muuse
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Mohamed Abdikadir Cabdi cali weyd waa nin habar yoonis ah.hhhh
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 abwaan marxuum cabdi cali weyd sxb wuxu ahaa nin sacad muuse ah oo Xuseen abokor ah oo siciid ismaaciil ah oo samatar cabdale ah sidaa ula soco
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 inkastoo heestan eeryadeeda sidaan taariikhda ku hayo uu curinteeda lahaa alla ha u naxariistee abwaan marxuum maxamed cali kaariye oo ku magac dheeraa dhakhtarka jacaylka
@abdiwahabtayib6353
@abdiwahabtayib6353 3 жыл бұрын
@@cabdiqaadirayaanle8382 waa sidaa aad sheegtay wll , waa adeerkay Alla yarxamee
@kabanle1211
@kabanle1211 3 жыл бұрын
Cabdi Cali Weyd
@hajiahmedisse0475
@hajiahmedisse0475 4 жыл бұрын
heestan waxaan filayaa in murwo maxsmed ay qaadayso oo aanay khadro daahir ahayn bal hala hubiyo
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Codkan wa qadra shaki maleh
@hajiahmedisse0475
@hajiahmedisse0475 3 жыл бұрын
@@husseinabdille mhdsnd ma la yaqaan abwaankii allifay
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
@@hajiahmedisse0475 waxaa curiyay AUN abwaankii ama boqorkii heesaha jacaylka ama ahaa macalinkii heestii ugu horaysay eey Khadra Daahir qaado u curiyay AUN abwaan Cabdi Cali Wayd iyo laxankii iyo music Axmed Cali Cigaal
@bulbulyare3961
@bulbulyare3961 3 жыл бұрын
fadlan cida laxanka ama luuqda saartay so raaaci mar wl a
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
Kolay kabankani waa axmed cali ciyaal laxankana isagu inuu leyahyban filayaa
@engahmedozman2651
@engahmedozman2651 3 жыл бұрын
Khadra daahir oo rer hargeyza ah somaliland ayaa luuqda zartay AXMED CALI CIGAAL rer garoowe puntland
@ridwaanmaxamed7470
@ridwaanmaxamed7470 3 жыл бұрын
@@engahmedozman2651 maahan reer Garoowe Cigaal waa reer Wardheer ama reer Mudug. Majeerteen ahaan miyaad Garoowe ugu abtirisay hhhhhh Soomaali iyo qabiil sidee la kala odhan. Simply, he is Somali singer even not Puntland saa weligii cag ma soo dhigin maba aaminsana waxaas...
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 3 жыл бұрын
Laxanka iyo kabankuba waa cigaal
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 3 жыл бұрын
Himilo faya-dhowre company'Somali bureau standard SOBS
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 4 жыл бұрын
dadka kii wax garadiyo waayeel inoo waca aniga hay waraystaan isagana wax waydiiya garta weecsan waayo aragu wuu garan mee jeceylkii waagii warba iima haysidee waa yaabee wsn yaabay wagar miyuu i leeyahay axyaaa fannaan io abwaan
@nuurhassan4690
@nuurhassan4690 3 жыл бұрын
Waa soo yaal iyo dhigaal taariikheed oo soomalidu horey u lahayd walow ayan ka wada suulin meelaha qaar, marka reeruhu is qabtaan wax garadka labada lamaane markii qilaaf yimaado lagu dhexgalo xaalkuna halkaa ku dhammado wixii xanafa ee halkaa yiiley lkn waxaa xusud mudan in marka lamaanuhu isku dhacaan eeda dusha looga tuuri jirey ninka marka galaha la fadhiyi inantana hoos wax loogu sheegi jirey utunta iyo colaada reerka ka dhex aloosani halkaa lagu dhaafi jirey nolosha iyo farxaduna halkaa ka sii socon jirtey taasi waxay ahayd wax wanaagsan oo lagu soo caana maalay.
@abdik9002
@abdik9002 Жыл бұрын
@@nuurhassan4690 maantana waxaa bedelay in la iska furo Facebook! Dhaqankii wacnaa halkaas ayuu ku dhamaday!
@fardushurre1668
@fardushurre1668 5 ай бұрын
​@@abdik9002😢
@ubaxiyocaleen2497
@ubaxiyocaleen2497 3 жыл бұрын
2021 Am here
@AbdiwalAhmed-eb4ot
@AbdiwalAhmed-eb4ot Жыл бұрын
Ok
@najmotahliil6240
@najmotahliil6240 2 жыл бұрын
Ax hesta
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 жыл бұрын
Caleek caleek
@filsanmohamed5695
@filsanmohamed5695 3 жыл бұрын
💞💞💞💞❤❤❤
@khaliifmoosh6929
@khaliifmoosh6929 3 жыл бұрын
wllalayal aniga waxad iisheegtan tarikhda heesta xilamay ahayd wakhtigu yaa haya tariikhda fadlan ha iisheego qofka hayaa
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Walaal xiliga saxda ah ma haayo, lkn waxaan ku sheegi karaa, abwaan Cabdi Cali Wayd waa abwaankii u bilaabay fanka Khadra Daahir Cige Khdra Dhool, oo heestii ugu horaysay oo ay qaado ayuu u sameyay heesta Araweelo ama owrkii cirka laxankaasna waxaa lahaa AUN abwaan Siciid Maxamed Xarawo. Marka waa xili ku aadan horankii 80 qiyaastayda.
@luulabdullahimahmoud1143
@luulabdullahimahmoud1143 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@luulabdullahimahmoud1143
@luulabdullahimahmoud1143 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 күн бұрын
Ya, Reero ban yartan ta ahey Qasatan Noocyadey dumar, iyaa Murwodumaroo YariisEEy Qatroisliina QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey cadceeddumaroo shamsooy iftiinaay RiyaaqEEy
@khaliifmoosh6929
@khaliifmoosh6929 3 жыл бұрын
lkn anuu tariikhdaan rabaa
@axmedcaraffanaxjinayare9397
@axmedcaraffanaxjinayare9397 3 жыл бұрын
Tee 6
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 4 жыл бұрын
Balwo heestaan ma khadro baa mise waa murwo maxamed?
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waxaa qaadaysa Khadro daahir
@mohamedismail-ip9il
@mohamedismail-ip9il 3 жыл бұрын
Check..
@kalidabdifarah
@kalidabdifarah Жыл бұрын
Cuudkan cajiibka ah yaa tumaya?
@yoondheermedia
@yoondheermedia Жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal
@captaindirie4604
@captaindirie4604 4 жыл бұрын
Wagar muu i ledahay ileyahay ma ahan
@reeqacarab
@reeqacarab 3 жыл бұрын
Heestan 5 sano ayaan raadinayay shugran walaalo habeenkii iigu horay Boorama ayaan ku dhegaystay subixiin safar Hargaysa ah baan ku sii galay dib waan u waayay youtube xataa ka raadiyay alxaasil mahadsanid subscribe na xaq baad u leedahay
@atgxhgdkd4360
@atgxhgdkd4360 3 жыл бұрын
Sxb balwo Wa. Kaga mahad celinaya fanka noleentisa oo abwananti alifay iyo fanantii qaday qaarna dhinteen qaarna cimri joogan Sxb lknse hal hees aya ka codsan hadi aa heli karto taso qofka qada anan aqoon lknse aa u maleenayo inay khadra dahir tahay hadi aa erayada heska ku jiray kusheego jiririco iqade fiski aya so cusboneesisay
@ibrahiimrayale1318
@ibrahiimrayale1318 3 жыл бұрын
Waxa qada xalimo codwayne
@abdiqanijaama1098
@abdiqanijaama1098 18 күн бұрын
Axyaa,heeees allow cajiibsanaa heeskani
@abdiqanijaama1098
@abdiqanijaama1098 18 күн бұрын
Axyaa,heeees allow cajiibsanaa heeskani
@abdiqanijaama1098
@abdiqanijaama1098 18 күн бұрын
Axyaa,heeees allow cajiibsanaa heeskani
@abdiqanijaama1098
@abdiqanijaama1098 18 күн бұрын
Axyaa,heeees allow cajiibsanaa heeskani
@abdiqanijaama1098
@abdiqanijaama1098 18 күн бұрын
Axyaa,heeees allow cajiibsanaa heeskani
DEG DEG: FALANQAYNTA QAABKA DHIMASHADA ISMAACIIL HANIYA AY U DHACDAY
14:13
KHADRA DAAHIR CIGE || DADAW SAADAASHA GUUR WITH LYRICS
10:07
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 568 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
Hees: Wadnaha Digdigloow|Khadra Daahir|Balwo Lyrics
6:48
Balwo Lyrics
Рет қаралды 246 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,3 МЛН
Farxiya Cali| I Gubtaye Naftaydaay| Balwo Lyrics
9:23
Balwo Lyrics
Рет қаралды 116 М.
KHADRA DAHIR (AHN)MAYAQAN SASABASHO
11:17
LADAN PRO STUDIO
Рет қаралды 36 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,3 МЛН
Khadra daahir ♥ ( SiDa Laama LowShaHa ) by F_Torres
6:50
Fernando Torres
Рет қаралды 857 М.
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 769 М.
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 130 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 104 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 76 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН