KHALIIF SH. MAXAMAUUD SICIID

  Рет қаралды 131,928

Gorayga Magacley

Gorayga Magacley

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@bilanbeelo4814
@bilanbeelo4814 3 жыл бұрын
Ilaahay aabahay how naxaristo abwaan khalif shiikh mahamuud said fay ilahoow gurigiisa Fardowsa ka yeel ilaahay aabe janada hysku keen tuso aduunka iskuma aynan arage waan mahad celianya qofkii soo gashay gabaygaan ❤️❤️❤️
@mukhtargorod1390
@mukhtargorod1390 3 жыл бұрын
Amiiin abaaayo
@Gaanimedia273
@Gaanimedia273 3 жыл бұрын
Xagee kaala soo xidhiidhaa walal aabe taariikh diisii iyo suugaantiisii in aan wax kaa suaalaan jeclaan lahaaye alle ha u raxmado aabbe abwaan soomaaliyeed
@mohamedhaydar3938
@mohamedhaydar3938 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@dreamsboy2036
@dreamsboy2036 2 жыл бұрын
@Bilan Beelo Walal abwaan khaliif hal gabar bu ka tegay ayn maqlay adiga mia ina adeer
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
Aamin ilahay haunaxariisto janatul fardowsa alle haku casumo
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 Жыл бұрын
Nacas nimadu yay kaa murbixin sida musbaarkiiye Macdantii saleebaan dhaliyo miidi baan nahaye Marna Kuma nebcaan karo'e yaan belo Ku moodsiinin Illaahayoow rabiyoow halgamaa abwaan khaliif sheekh maxamuud janadii fardawsa ka waraabu wuxuu ahaa mujaahid dad baa iska sheegta mujaahid Dhamaan halgamayaashii SSDF ee ay Soo wada halgameen khaliif sheekh alle ha U naxariisto
@Salahfarah1
@Salahfarah1 Жыл бұрын
Alle haku naxariisto adeer khaliif shiikh maxamuud, kuma ilaawo mar kasta gabaygaaga ayaan dhagaysta waxana iga dhigantahay inaad ila hadlayso hadda
@xir-qodchannel4091
@xir-qodchannel4091 4 жыл бұрын
Mushkilooyinkii jirey haddaan uunka maqashiiyey. Marxabbiyo waxaan kaa mudnaa xil iyo maamuuse. Mushrik iguma sheegteen hadad tahay majeerteene. Alle ha u raxmado Khaliif Mar la arag buu ahaa, ku mahadsanid abdilaahi saxiib dadaalka aad kujirto
@abdirizakfarah960
@abdirizakfarah960 4 жыл бұрын
Macna ma leh adeeroow garkaan loo maqaan dayinee, mujaahid khaliif sherkh allah ha u naxariisto geesi naftii hure ah buu ahaa.
@abdisamedsheepe672
@abdisamedsheepe672 3 жыл бұрын
Mar baad arag makhruun bqol jiran mayrasho aqoone Marna toban jir mawlaca kitaab meeriyaad arag Khaliif Sh Mahamuud ilhy hku Naxariisto adeer mcn janada kuwii ku kulma ilhy hanaga dhigo🥺🤲
@maxamednuur7175
@maxamednuur7175 4 жыл бұрын
Haddii la oran laha gabyaaga soomaaliyeed midkood hakuusoo noolaado oo qabriga halagaaga soo saaro, khaliif baan dooran lahaa.!
@imaanyusuf2652
@imaanyusuf2652 2 жыл бұрын
Ninkaan jabhadii SSDF iyo ciyaalkooda unban dhagaysta,ragii gabyi jiray wuxu kamidyahay kuwa ugu liita.
@mohmuudsalaadciisesalaad6967
@mohmuudsalaadciisesalaad6967 Жыл бұрын
@@imaanyusuf2652 cudurow qabiil hadlaya baad tahy eh hadeer dhagayso kan baxaya xigmadiisa
@Cici_mimi
@Cici_mimi Жыл бұрын
@@imaanyusuf2652 Caac Ooy dee. SSDF miraheessii waa PUNTLAND.
@ubahahmed1013
@ubahahmed1013 2 жыл бұрын
Musiibooyinkii dhacay hadaan uunka maqashiiyay Marxabiyo waxaan kaa mudnaa xil iyo maamuuse Mushrik uguma sheegteen hadaad tahy majeerteene😥😥😥
@xalimocabdi4004
@xalimocabdi4004 3 ай бұрын
illaahay haw naxariisto janadii fardawsa allaah ha geeyo geesigii khaliif shiikh maxamud
@abdirashidjama9762
@abdirashidjama9762 4 жыл бұрын
Gabayga aan ugu jeclahay gabayadii Abwaan khaliif raximahu Allah😢
@ishakasmada3077
@ishakasmada3077 4 жыл бұрын
Alle kuu naxariiso gabayaagii mucjisada ahaa, Khaliif sheekh Aftahan marsoobax ahaa iyo sodon jir ay murtidiisu waarisay magaciisa. Maamuusnid wl adna Abwaan Cabdulaahi.
@goraygamagacley5975
@goraygamagacley5975 4 жыл бұрын
Aamiin walaale.
@cismaankabtan9362
@cismaankabtan9362 2 жыл бұрын
Libaaxii majeerteen ilaahoow khlaiif jannatu fadowso ka waraabi
@hassanm5794
@hassanm5794 Жыл бұрын
“ Marbaad arag mawaashiga bakhayl moora buuxsadaye, Oo aan martida soori karin milayga jiilaale, Marna deeqsi magacwayn leh oo maalyar baad arage.” -Khaliif Sheekh Maxamuud Siciid
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
MUJAAHID - raxmaanku qabriga kuu nuuri Waxaan ku kalsoonahay Sidaad dhiiga ugu shubtay dadkaagii majeerteeniya
@shaafiahmed941
@shaafiahmed941 3 жыл бұрын
Khaliif gabyadisa iyo da diisu isuma dhowa ilah ha u naxariisto
@abdirizakfarah960
@abdirizakfarah960 4 жыл бұрын
alla ha u naxariisto khaliif iyo intii halganka ku shahiiday.
@wiilbicidyahan460
@wiilbicidyahan460 2 жыл бұрын
Mushrik iguma sheegteen hadaa tahay Majeerteen Waa Meeshu Cali cilmi afyare kasoo waaqsan waayay Oo gabayga ka xirtay Masiibooyinkii dhacay hadaan idin mahiinsiiyay Malaayin tolkeena ah hadaan milicsadoo waayay Marabadiyo ciilkii hadaan muusanow kiciyay Hartiyoo midoobiyo hadaan muxubo doonayay Magaceena baaba'ay hadaan muunad galinaayay Mushkilooyinkii dhacay hadaan uunka maqashiyay Marxabiyo waxaan kaa mudnaa xil iyo maamuuse Mushrikh igu sheegteen hadaa tahay Majeerteene!
@AbshirMuuse-j9q
@AbshirMuuse-j9q 7 ай бұрын
gabagay ugu jeclahy gabayadisa alle haku naxrsth khalif sheikh ina aderkay marnah kama baxdo maskaxdayda
@alinuur6586
@alinuur6586 3 жыл бұрын
Ninkii Cali Saleeban MudMudey Caano Kama Maalo
@engbudliye6116
@engbudliye6116 Жыл бұрын
Mushrik iguma sheegteen haddaa tahay majeerteen!! Emotional Demage waa jiry 1979
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso geesigii iyo gabyaagii waynaa khaliif
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 7 ай бұрын
Alle ha unxariisto si raganimonleh ayuu gabyay wllhi.
@ubahahmed1013
@ubahahmed1013 2 жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso
@cumarcartan1865
@cumarcartan1865 2 жыл бұрын
Abwaan khaliuf sheekh maxamuud calisalebaan midkii ugu muhiimsanaa Ssdf mantan hal reer haku fanaan anagaa puntalnd udhimanaya
@cismaankabtan9362
@cismaankabtan9362 2 жыл бұрын
Cali saleebaan waa Tolkeen waana dhiigeenii puntlandna iyagaa u taliya wllhi wax ay cali saleebaan diideen inaan ninna puntland ka fulin Karin. Ninka cali saleebaan mudmuday caano kama maalo nin majeerteen oo nin kaloo majeerteen ah wax dheer majiro ina adeer.
@farxaansoofe5763
@farxaansoofe5763 3 жыл бұрын
AUN khaliif sh mohamud hada oon dhagaysnyo 2021 dalka wxa xukuma farmaajo oo mrxn rer diini ah wxad modaa gabayyga inu cawa ka turjumaayo Khalif wxu rabay majerten inay umada ugu sareyaan balse Manta gorowe majerten wxy dhaheen mdxtinimo marabno
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
Majeerteen ayagaa siyaasadda loodaba fariistaa una xayiran tahay Doorashadu Majeerteen waa dimuqraadi mana isku dhajiyaan xukunka
@farxaansoofe5763
@farxaansoofe5763 3 жыл бұрын
Powe dimocrcy ad majerten kushegagyso malaha wxad ola abtiylkay mohamud saleban oo xilka puntland mr kast iyaga isku dhiiba mida kle tariikda gunka ah dip urac mrki dowladi siyaasad bare burty rer tolkey darood waxay noqden tusbax furty manta waxay maraysa inay majerten dhahaan anaga reysulsare le nasiiya intas naga badan
@jomar1509
@jomar1509 3 жыл бұрын
mushrik iguma sheegteen hadaa tahay majeerteene Alla yaa arxama khaliif shiikh
@FarahBarud
@FarahBarud 4 жыл бұрын
Allah haw naxariisto
@jamashamal466
@jamashamal466 4 жыл бұрын
Ilahow kuu naxariiso abwaan aftan ah loo luuq macaan buu ahaa mar la arag
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 4 жыл бұрын
Maskaxdii ilaah ku gartaa lagu macashaaye
@naseexochannel3147
@naseexochannel3147 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@axmeddey4601
@axmeddey4601 11 ай бұрын
Ilaahow janoyinkaaga ugu deeq
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 4 ай бұрын
Runta markaynu ka hadalno wacade majiro avwaan soomaaliyeed oo khaliif ku gaari kara maanso miisaankeed markaynu xilligiisii eegno uu noolaa aftahannimuu meel dhigtay miisaanka tuducyadiisa meeriskoodu waa qotomaa wacade waa isku miisan isaga iyo sayid maxmed
@liibaanaadanahmed326
@liibaanaadanahmed326 4 жыл бұрын
Alloow ku naxariiso
@imaanindhacadegurayare3332
@imaanindhacadegurayare3332 2 жыл бұрын
Rabigey nabiga macisa ha ka dhigo
@Mahdi-id6yo
@Mahdi-id6yo Жыл бұрын
Mujaahid rabbi janadii fardowsa ha ka waraabiyo
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Alle yrxm
@mohamedjamamuseali7947
@mohamedjamamuseali7947 3 жыл бұрын
Zxp qoraalka waxaan ku arkay meelo qormadoodu khaldan tahay sida: In laygu maxkuumayn oo aad qortay makuumeen. Ma mayrsame quraankeenu waa lagama maarmaan erayga ma mayrsame isna khalad ba ku jira
@ibrahimali-ik5nw
@ibrahimali-ik5nw 3 жыл бұрын
Ma maysane( ma maydhme, ma masaxme ) fahantey hada
@AyaanleAbdi-o2m
@AyaanleAbdi-o2m 2 ай бұрын
Mulkigiyo naftaadaba hadii ragu muraadyeesho Anaa kaamugwayn iyo hadii muruq laguusheegto Maxastaada inaa daafacdaa ma ahan xaaraan
@BishaaroAadan-h5h
@BishaaroAadan-h5h 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@michaelmo2393
@michaelmo2393 Жыл бұрын
Codsi: gorayga magacley sxb gabayga darbadaaley erayadiisa ma fahmee qoraal ahaan usoo gali adoo mahadsan aad baan u jeclhy gabaygaase from dhulbahante
@testermailer4130
@testermailer4130 4 жыл бұрын
Dubaha iyo gantaalka waxa uu la dhacayaa Abwaan Cali Afyare oo Jawaab usoo diray . Fadlan Jawaabtii ka horeyso ee Cali noogu soo dar iyana
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 3 жыл бұрын
AUN Khaliif Sh Mohamud
@Kamayste2324
@Kamayste2324 Жыл бұрын
Aliidiina aminuu wasa moogtahayey😂🎉❤
@abdallaartanomar4319
@abdallaartanomar4319 3 жыл бұрын
Gabaygaan wuxuu cadeyn uyhy calisalebaan calool furnaan tood ficilka dagaalka arsashada iyo wada dhalashad kan cali cilmi afyaran waa cuqdad ay uqabaan calisalebaan m.salebaan siiba cismaan mahmuuud dad wad dhashay ma mood gabaygiis waa sababta ay intaas uhadal hayaan calisalsbaan baa clrashiid cali sharmarke naga dilay iyo bqor bay nagdilaan iyagu waxay dilaan rag ma ahayn malaha war asayda iskadhiga ama ha idin sarnaato kolba xogga tabara baad hada is bideene abwankan allah unaxaristo raga calislebaan ee tagay dagaalka waxa yara baa kasoo noqday lbo dagaal baa nagu socdayna waa laga hayaa✌🏿
@hasanabshir8339
@hasanabshir8339 3 жыл бұрын
Anaga m.salebana hadana adeer cuqdadu waa mid isaga ku koobnayd maaha wax lagu dhanyahay wan ku diirsada gabayada Khalif alle ha u naxariisto mujahidka
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 3 жыл бұрын
Goormaa la dilay yaase dilay abwaanka
@nuursaid3444
@nuursaid3444 3 жыл бұрын
Cali waxu dagana muqdisho markaasna kacaanka qasbayay kadibna wuu qiray khaliif in uu abwaan sare ahaa uuna ka gar helay lkn nin la qasbayay bu aha cali cilmi afyare abwaan qaran bu ahaa Khaliifna abwaan tol bu aha waqtigiisana haysta oo waaba ninkii u horeeyay oo siyaad bare oo gabayga loo daboolo si cad ugu bareeray alle ha u raxmado labada abwaanba😍
@eng.mohamedhassan2496
@eng.mohamedhassan2496 2 жыл бұрын
anigoo ah wiil Cumar Maxamuud oo Maxamuud saleeban ah Cali Afyare aad baa uga so horjeedna Khalif waa ku saxsanaa inu dharbaaxo ka jaro ninkii saleban mudmuday caano kama maalo hadana wuxu u raaciyay mirifta iska daa waxaynu nahay kalama maarmaan Khalif wiil Hoog allow kuu naxariiso viva MJ
@abdikadirahmed2271
@abdikadirahmed2271 2 жыл бұрын
Hunguri baan ku saaratay khaniisiinta waliba shilmaad ah oo ii galmood kii I yiri oo 80 khaniis ah oo naagaha jirkooda ka ganacasada Baa hadaaq Hunguri Bay Guskyga ku hadal hayaan Ay ku qaataan galmo hor leh Bay Guskyga dhamaday ka rabaan hunguriga iyo galmo midna kama I fuul iyagaa I yiri baahida haysaa Bay isha la dhacayaan waxaan magawsado
@Maxamedbaashe-1
@Maxamedbaashe-1 10 ай бұрын
"Kolse haddii marwada aad qabtiyo micistu yuunaasto Haddii aadan mintidin jahannamaa lagugu muufayne!".
@bidhaan-arag7111
@bidhaan-arag7111 6 ай бұрын
Macoodidii bashiir maaligoos haadu mari wayday Mawaan ficilku magiciis ba'yow Miran calooshaada Mugdi mawaadan taagnayn hunguri ha umiliilicine?! Gabaygu waa Dareen taabad
@dhoof2140
@dhoof2140 Жыл бұрын
❤❤❤❤😇😇😇👍👍👍👍💐💐
@guurefaarax9836
@guurefaarax9836 3 жыл бұрын
zxp jawaabtii cali cilmi afyare soogali
@mohamedagantaal5184
@mohamedagantaal5184 Жыл бұрын
Cali afyare waagaas horgal buu u ahaa siyaad barre sida ina koore iyo ina caanbaashe horgal hargaysa uga yihiin maanta
@AbdiRahman-bg6di
@AbdiRahman-bg6di 10 ай бұрын
Saso ay tahay schoolka caruurta cali cilmi gabayadisa ba logu dhiga iyo tarikhdisa halka khaliif iyo SSDF oo dhan latuuray qabyalad iyo wax ay tahy in laqariyo laga dhigay
@Kingston12370
@Kingston12370 6 ай бұрын
​@@AbdiRahman-bg6di HAA WLHI cilmi kacaanka Ka hor xita wadinibu buu aha Muslim Ka ha IGA didin wada jirkaa lagu macasha Beydkaas kliya Ka qiimo badan waxa uu khaliif tiriyo oo dhan
@naseexochannel3147
@naseexochannel3147 4 жыл бұрын
Lama arag buu ahaaa ninkaasu
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 3 жыл бұрын
"Meseggo" aan Fandhaalkii dhex-marin waysku murugtaaye.
@naseexochannel3147
@naseexochannel3147 4 жыл бұрын
Wlhi wan dhamastay gabaygaas
@goraygamagacley5975
@goraygamagacley5975 4 жыл бұрын
Haah walaale.
@CadiYare
@CadiYare Ай бұрын
Fardowso fadhi alahowgadhigo
@abdirisaqhussen4452
@abdirisaqhussen4452 3 жыл бұрын
Walaal gabaygii galayr xasan carab masogalisan halkaan
@siilkahooyadaa7129
@siilkahooyadaa7129 Жыл бұрын
sxb gabaygaas halkee ka heli karaaa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 7 ай бұрын
Ninkaan ma Mxmu'd Sleebaan baa hagraday mise akhwaan dalka qabsaday baa lagu halleeyay hal iskool xitaa malloogu magac dari waayey ama hal taallo malloo dhisi waayey wxuu ka dhiidhiyay dhibkii dadka lagu hayey.
@m-12flix73
@m-12flix73 16 күн бұрын
isku reer ayaan nahay khaliif lkn burburki somaliya sabab ayuu u ahaa khaliif allaha unaxariistee sidaas,ayaan loogu magac darin
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 16 күн бұрын
@@m-12flix73 somaliyadee ma dowlddii dadka laysey oo heeryadeeda la iska riday.
@naima_mohammed
@naima_mohammed Жыл бұрын
Arday macallinkiisii xumaa, malaha eedaale Mid afweyne maydhaamayoo, maahsan baad tahaye Maaddooyinkuu kuu dhigaa, maanku kaa xaday'e
@siilkahooyadaa7129
@siilkahooyadaa7129 Жыл бұрын
mushrik iguma sheegteen hadaa tahay majeerteene.
@abdikadarastur8875
@abdikadarastur8875 3 жыл бұрын
Muswareenka sokeeyaha kadhawr maashu yey buqin e
@anzalbotaan9827
@anzalbotaan9827 4 жыл бұрын
Qw
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Hadana ogow amxaaraa dishaye
@geelleshirwac2974
@geelleshirwac2974 3 жыл бұрын
Dagaalii dowlada iyo sadf buu ku shahiiday
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@geelleshirwac2974 khaliif shiikh maxamuud waxaa lagu dilay balanbal sarkaal.amxaaraana gacantiisa ku toogtay isaga iyo shan sarkaal oo ssdf ah waa taariikh qoran mise wixii amxaaro dishay dawladaa lasaarayaa
@moyaa1852
@moyaa1852 2 жыл бұрын
@@gedefletv6049 Siduu doono ha u dhinto lkn bro tobanaan Sano ka bacdi dad dhashay baa ku faana yeysan ku dhibin cidna noolaynmayso #AUNKHSh
@abshirhasan4580
@abshirhasan4580 Жыл бұрын
@@gedefletv6049 Geesinimo ayuu balanbale ugu dhintay, waayo Amxaarka ayuu ka diiday in uu calan itoobiya balanbale ka taago. Marka ogow marwalba in uu ka wadanisanaa midka Ummadu madaxda u ahaa barkadahooda sunta ku shubayay, goboladooda baabiyay. Caruur, dumar iyo ciroolena laynayay.
@abshirhasan4580
@abshirhasan4580 Жыл бұрын
@@gedefletv6049 yaysan ku dhibin dulmi ayuu ka dhiidhiyay, lagu laayay dad aan waxba galabsan. Allxamdu lilaah. Guushiina wuugaaray saa maanta Puntaland ayay dadkiisii ka dhaxleen. Inshallah facka fac Taariikha ayuu baal dahab ah ugu jiraa. Allah janatul fardawsa gurigisa hakayeelo.
@Maxamedbaashe-1
@Maxamedbaashe-1 10 ай бұрын
"Kolse haddii marwada aad qabtiyo micistu yuunaasto Haddii aadan mintidin jahannamaa lagugu muufayne!".
Khaliif shiikh maxamuud siciid,magaca gabaygan: ka cabiraad qaata
18:47
Khaliif Sh. Maxamuud Siciid gabaygii,  DUUMO, 1979
10:39
Gorayga Magacley
Рет қаралды 177 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,6 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 15 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 9 МЛН
Abwaan khaliif shekh maxamuud gabaygii doog kiciye
25:02
qodob studio
Рет қаралды 168 М.
Khaliif Sh. Maxamuud Siciid iyo Gargaar
11:46
Gorayga Magacley
Рет қаралды 73 М.
abwaan cali cilmi afyare
6:49
Cabdilaahi Maxamed Kaarshe
Рет қаралды 62 М.
Danqan mayso Soomaalidaan Diiri leeyahaye"Cali Cilmi Afyare"
14:27
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 129 М.
Khaliif sh. maxamuud Siciid gabaygii CISMAAN SAALAX
10:02
Gorayga Magacley
Рет қаралды 90 М.
Gabay khaliif sh maxamuud tolla'ay dhulbahante
11:43
Dhamays Media
Рет қаралды 152 М.
Khaliif Sheekh Maxamuud
26:57
Goodir
Рет қаралды 93 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,6 МЛН