@@Hassan__12ana cwa o 10 danbe ah xgn ka cibaadasn lahaa Hestn dwnyaa😭😂
@Hassan__129 ай бұрын
@@AxLAMdhux44 shp labadeena Alle hano naxaristo
@مختار-ض8ج9 ай бұрын
Waan kula qabna
@zakifunujo2235 Жыл бұрын
Heestan waxa aad u dhagaysan jiray sxbkey an isla so kornay yaranteni farax adan bariyow Allaha u unaxariisto 2015 aya ladilay 😭
@CabdulahiBulxan11 ай бұрын
😢😢
@mohaedhussein86039 ай бұрын
😢😢illhy ha u naxriisto 😢
@MaxasmedAbdi11 ай бұрын
Hsstan markaan dhagaystayy jacay ayaa igalay wallahi waxaan soo xasuustay gabdh aan jecla oo aan ballan iyo axdi meel wada dhiganay kuna heshiinay inaan is guursanno balse waxwalba xagga ilaahy ayey ka qoranyihin oo waanu kala hadhnayy ilaahay gabadhii aan ku dago maalin uun wuu isin i.a😭❤💔 Heestan waxaan dhagaysanayaa habeen isniin soo galayso waxaan ku dhagaysanyaa hoygii murtida iyo fanka ee hargeisa caddeyy 2024/1/28😢❤
@ofzed311 ай бұрын
Iska sabar zhp waan dareemi kara xanuun kaaga 😢💔
@IdohassanHassanmahamed-vr4ch11 ай бұрын
Ax wd heeli mid ad ku ilowdid dhibki iyu dhawacyada ❤❤ wllo
Jecel hestag dan ayaba ah qof qalbi leh odagysti on wax daremin majiro San fila😂
@mahamudmuxumed110611 ай бұрын
Heestan yaa dawanaya 2024 ❤❤❤😢
@ofzed311 ай бұрын
🖐🏾
@liina608111 ай бұрын
Wali Waan joog naa habaqin ❤🥰
@anasabdi123311 ай бұрын
W🖐
@xakiimocabdi28879 ай бұрын
😢😢
@SulekhaMohamed-9 ай бұрын
Me😢
@NajmaDek-ft4hd11 ай бұрын
It's 2024 and still this song is my fav❤😢
@CXAAFIDHURRE-lu5wd11 ай бұрын
😮
@anashaaji408610 ай бұрын
Me 2😂
@NajmaDek-ft4hd10 ай бұрын
@@anashaaji4086 😁
@abdiqafarkulow58494 ай бұрын
@@NajmaDek-ft4hd2015 ila hadder ayan jeclhy
@XhuseinMoha2 ай бұрын
@@CXAAFIDHURRE-lu5wd👎
@ApdiraHmaaN_ALi9 ай бұрын
Hadad Heeztan Medhaha Macan DiB Ugu soo Labatay After 10yrs agO Like Dhac kusii❤
@Nawalei9 ай бұрын
after 10 year still I watching this song inta 2024 dib uso dawasho tagtay salaama🥹❤️🫀
@TahaisHahvud7 ай бұрын
❤😭
@princessnasriina46147 ай бұрын
Salama😂
@drzamzamcalimaxamed27053 жыл бұрын
Hees ii xasuus ah qof aad ii jecala lakiin ana ugeyn markaa baa ku xasuusta hadana aan aad isku jecelnahay waqti dheer ka dhib 😥💖 9 years jecel
@maamiyoalamjohn19979 ай бұрын
Malinta eida 2024🎉❤😅
@Mascuud90377 ай бұрын
hadimo hees aniga qaas ii ah runti markaan maqlo heestan iyo erayadeeda indhaha ayaaba ilin isoo is taagta waayo waxaan noqdey qof aad u nasiib badan waxaan qofki igu haboona nolosheyda naxarista aan ayada ka helay majiro qof kle oo isiin karo i.a wxaan Allah ka baryaa mar walpo iney ayada ilmaheyga hooyo dhahaan sidaan u jeclaadey waligey qof uma jeclaan Allah ii deysto ayada maba aaminsani qof aan ayada aheyn inaan sidaan jeclaan doono allow ii dhowr meel walpo ay joogto🤲🏽❤
heestani xasuus bay walahi igu leedahay when i was in love ayaan dhagaysan jiray markaan dhagaysto ilmo aanan ogayn ayaa iga iman jirtay waayo gabadh aan aad isku jeclayn ayaa la iga guursaday 😭 😭 😭 markaas ayayna heestani soo baxday 2012 imikana waa 2016 wakhtigu wuu cararayaa
@toonipoy Жыл бұрын
Manooshahy wll
@BralinlbrahimAhmed11 ай бұрын
Hhhhh😂@@toonipoy
@hodaniishhodanali9509 ай бұрын
Walal 2024 so laabo xasuus hada noshahay 😢
@SeinuCabdiwahaab9 ай бұрын
Wllkey sacadan ma guested mise single thy
@HappyCherryPie-lx9dy9 ай бұрын
Wll hdda ma noshahy?😢
@ahmedjama6819 ай бұрын
Hees wey dhaaftay walhi jclka dhabta ah laguma guuleysto yaa ila aminsan 2017 jecel igu dhacay ilaa iyo hada oo ah 2024 still wn jclhy ayda hal sano kala amusnahay niyad jab walhi allow amuraha sahal🎻🩸🎧
@Hanad_Daacad9 ай бұрын
XANUUN WAAYE WLHU 🥺
@xiisali8 ай бұрын
abowe kawar doon una sheg ina jeceshahay raaligali lagayaba iney kusugeyso🥺💕
Waxan dawanayaa 2024 inta iga danbeeso waa salamay🤞
@muniiraabdalla149710 ай бұрын
Anigaa malin ka danbeyo😂
@CaraaleSiciidMaxamed10 ай бұрын
Waa kaa qaadnaY apaayoH
@eglanmohamed68612 ай бұрын
Aniga
@DheemanInacusmaan-cq6eb9 ай бұрын
Walahi heestan wan jeclahy 2024 da wanoya😅😅
@NadiifoYuusuf-rx7qu9 ай бұрын
Heestan saa u jeclahy 2024 dawanoyaa ❤😮
@AishaAbdiweli-wl4iq9 ай бұрын
❤❤🎉
@Urcristiano-z2n9 ай бұрын
Year kasta waa dhageesta😮
@AdnaMohamed2337 ай бұрын
Wiilasha daacada aad baan usalamaya😢❤
@Ameeen-dek-moh7 ай бұрын
wann ka qadeyy wlasha ❤
@mohamedismacilyusuf10955 ай бұрын
Sido kle abayo 😊
@Xasanmacalinxuseen20234 ай бұрын
Ka qaaday cadey😢❤
@cabdiwali45048 ай бұрын
inta heestan 2024 so raadisay wan salaami❤😊
@XabiiboJinayare7 ай бұрын
Weykan 2024😢❤
@ikrancabdiali7 ай бұрын
Waan kaa qaadey❤😊
@cabdiwali45047 ай бұрын
@@ikrancabdiali inad ku raaxeysato heesta ban rajeyni wll🥺🤝
@meysuunmohamed12127 ай бұрын
Heestaa mobil saxiibtey leedahy ayaan kdhageysanaya waa maalin sabti ah tariikdu waa15 june 2024 qofkaan jeclaaa ayaa iga caresan ilaahayow isoo jeede heestaan waa jeclahy wlhi 100 jeer kbdn ayaan dhageystay maanta❤❤❤❤❤
@hoodandajiya20235 ай бұрын
Heestan yaa dawanya 2024😮❤
@MohammedDayax8012 ай бұрын
LEGEND KING KHAALID Heestaan si gaaraan u jecelahay❤
@AbdullahiYuusuf-mn9hs7 ай бұрын
2024 anyone?
@ismashathecreator53097 ай бұрын
Me
@SAPZ-w1z7 ай бұрын
👋
@Nasraahmetttt7 ай бұрын
After 13 days manoshahy wll 😢😂
@AbdullahiYuusuf-mn9hs6 ай бұрын
@@Nasraahmetttt haa wll alx
@khadarduraan92466 ай бұрын
Same😂
@NajaxNalka-so4jb2 ай бұрын
Ana hilkabkagaaa Hubal wn ubahdee Ila qaboow hareerto Hybadada wcniyo Soo horjoogsigan Naftu himili racdee❤😢 25/10/2024. Fri. 3:41😊
@aj20239 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya duhur bishuna tahay 27/3/2024. lana sooman yahay jamacada jooga waliba qaybta book station waxana mesha nala jooga abdirahman boss oo ah wiilka maktabadda iyo laba gabdhood o midi gadomisada arimaha ardayda jamacdda tahay midina tahay walashay Fartuun cumar😂❤ hda nooshihiin wa idin xasuusin doona heestan lakiin aniga kaliya unba dhagaysanaya.😂😊
@fartunomar67119 ай бұрын
Heesta siagaarey ku saameysay 😁
@LbKajaahe7 ай бұрын
😂😂
@CabdiCasiiz-id5ls7 ай бұрын
Wax baro zhp😅
@Queen__fatma295 ай бұрын
@@fartunomar6711fartuun adiga miyaa😂😂
@InaabdiHussein4 күн бұрын
Majirtaa hada talow mid darteeda halis loo gali karo 2025🥺😎
@FarhanIbrahim-we5yi8 ай бұрын
2024/5/16 qoraal hada aan qoraya gabar aaan dhab ujeclaan doona ayaan xasuus ugu reebi inaan tusa , balan waya asxaabta insha Allah nafta baaaqi Allaha iga dhiga ❤❤
@dunibille10 жыл бұрын
halkaan waxaan ham balyo iyo bogaadin qaali ah u marinayaa fanaanka caanka ah ee king khalid oo ah runtii fanaan aan 100% xiiseyo hesihisa inta aniga i qancisay marka waxaan leeyahay jiroo joog waliga [please fanka waligaa haka bixin wanu ku dhegesan dona
@missabdi21947 жыл бұрын
Where is king khalid now why doesn't he sing anymore??? He's a legend
Lyrics ✍️🥰 ²Jaceyl jaceyl hadimadiisii❤🥺 Adigey horseedoo 🫵 Hal bowlahaad i goysoo💔🥺 Igamana war haysidee🥹 🎷🎵🎶 ²Heegadii galkacalkaa 🥰 dusha iga haraysee😧 hadii aanan hodaneyy 🫵 Isku kaa halayninee 😔 Heeso kuuma qaadeen🎤 Haye kuma iraahdeen👍 🎶🎵🎷 ²Nin dartaa ugalay halis❤️🔥 Lama gooyo hanaqee 💔 Haiga marin hareertee🚶♀️ Galkacaylka ila hubi🥰 Ka ilaali hadimadaa❤️🩹 🎷🎵 ²Hamuun kiisa caashaqu❤️🔥 Hadii uu ku heli lahaa🤌 Kaagamaan haraynoo🚶♂️ Hab ayaan ku siin lahaa🫂 🎶🎶 ²Ana hiil kabkaagaa🥰 Hubaal waan u baahdee🥹 Ila qaboo hareertoo🤌 Haybadaada wacaniyo🥰💯 Jooga joogsi gaagan😇 Naftu himilo raacdee🤗 🎶🎶 ²Nin dartaa ugalay halis❤️🔥 Lama gooyo hanaqee💔 Ha igamarin hareertee🚶♀️ Galkacaylka ila hubi🥰👍 Ka ilaali hadimada❤️🩹🙏 the end🎧🎶 Layrics kayga % intee ku qiimen lahayd 😂😂👍
@AbaasCaaQil4 күн бұрын
10/10❤
@LiiL_zheikh9 ай бұрын
Waa aniga iyo zxbky c/qaadir juba oo hal mar isku dareen noqoney heestan darteed waliba waxaan arkay un hal mar anagoo si dareen leh u wada qaadeyna isaga se waxaaa u dheer gacmo taag taaag😂😂 maxaaa waadhka dad yaal aduun.😊❤
10 sanno ka hor ayaad soo qortay talow wali miyad noshay
@Jasiira1xbet7 ай бұрын
Ma noo shahahy
@abdiqadiromar10727 ай бұрын
Heestan wxn daawaday markii ay sidaasi u so baxday wxn joogay guriga abtigay wn heestii ugu horaysee aan ku daawado desktop iyo airphone waaweyn lgu tala galay mrkaasi hees wxba ka aqoon mnta se macne gaara ayay ii leedahay xasuus gaar ilaa haatan wn dhagaystaa 11/06/2024 8:30pm night final examkii jmcda diyaarinayo dib u dhagaysanayaa Qof kasta o Hami leh Alle ha ku guuuleeyo 🎉
@Inaabdi67 ай бұрын
Ilah haku fududeyo wllo anaga sido kle amiin❤👏
@Xasanmacalinxuseen20234 ай бұрын
Wlhi Heesaha qaar Dadka oo dhan mafahmayaan only mucaashaqiinta😢❤ Anigu Bukaanada Number 1 ahay wlhi waayo jaceyl madaayo ani aniguna murug iyo oohin igama dhamaato🥺🥺🙏🙏 30/8/2024 Maalin jimco ah✌️ Magaceygu Waa Muniir yare❤ Waxa ku suganahay Somalia /Gopolka Mudug/Gaalkacyo✋️ Mucaashaqiinta si gaar ah idin salamaaa 😭😭🫶✋️ Qof walpa oo qof jecel alle Qofkaas inuu helo uga baryaa🤲 Waayo waayo Old is Gold🥺🫶🙏 Hada iga danbeyso ilke wll❤
@Asmamohamed74653 ай бұрын
Waa lagaa qaaday😊nolol farxad leh kuu rajeene
@cadderashiid8 күн бұрын
Heestan xasus goni aye igu lahani Donta inkasto an heesta awal ad ujecla Lkn qoof aya Hada xasus ahan uga heesta 6/1/2025❤🎉
@MrEngineer1168 жыл бұрын
king khalid has what we call in cinematography screen charisma i always call him the Somali Jani wine
@abdohsharif50108 ай бұрын
Waxan dhageysayana galab isnin ah cawada banoni leyahay 1 sano banoni waxan kudheli jire cawada inaan katago rawa oo sheygas la antiis banoniga dhelo insha allah alle haigu garab galo goaan kaan qaatay legend umba ifahmi kara ❤😢
@hanad20426 ай бұрын
Xanjada waaya ummalynaa awowe goaankaga Ina ka dhaweysay filaa 😢😊 kp going legend
@jabartiguure53845 ай бұрын
Still 2025💔🚶💔
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Heesa kuma qaadeeeen... Hani kuma iraahdeeen😍 King khalid Lafahii hore nolow
@idirisjaamac76397 ай бұрын
Saaxibkay ayay qisadani kudhacday in gabadh darteed loo xidhay iyadiina hareerta ay kamartay isna kaneexo kudhex cuntay jeelka❤❤❤2014ayay ahyd
1 12 2024 ayan dawanaya heestan mcn jecel an daremoyaa allow i sahal jecelkeyga❤😢
@MAHAD3049 ай бұрын
Heestaan sameyn Bay igu leedahay anigaHoo wxaa dhageysan jireyy schooley ah 2015 oo aan jacelaa gabar aan isku school nahayy ❤
@MohamedGurhan11 жыл бұрын
nin dartaa u galay halis lama gooya hanaqee ha iga marin hareertee kalgacaylkan ila hubi ka ilaali hadimada waa hees macaan i love it .
@cadaaniofficial51659 ай бұрын
Wall ma nooshahay mse wa galbtay
@mohaedhussein86039 ай бұрын
Aad iyo aad 😢😢😢
@Saharlaomer19989 ай бұрын
@@cadaaniofficial5165 😂😂 wn garanayey in su'ashas la waydinayo commentigan wakhtiga kaso wareegay awgii somali wa faduul😂
@jaaburadan-cv1zk3 ай бұрын
Grac😂😂@@cadaaniofficial5165
@yusufomar60216 жыл бұрын
Walaal aad bay u wanaagsantahay heestani! Thanks okey!
@MohamedabdiMohamed-x8n6 ай бұрын
Malin khamiisa 27 jun baaan dhagysanyaaaa hestan mar walbana waa forvitkyga lkiin ma ficna hadimadu mar walba waaayo waa lugooyo qarsoon markaa somalideena xanuunka ugu wayn ee haysta ama dumarkeen waa qalbiyada lagu ciyarayo😢❤
@Qabiilkeenu.Somali10 жыл бұрын
qof dartaa u galay halis lama gooyo hanaqee ha iga marin hareeraha ila qabo jaceylka love the words
@abdikhadirabdullahi8445 ай бұрын
Jacaylka wa cashir kamida kuwa aan nolosha ku kala baro, alx hada waan haystaa gabar aan heclahy inta is waqtigu kala geeyay waxa leyahy sorry anigu hore jacaylka niyad jab wkala soo kulmay cashirane wuu isoo baray lkn ugu dambeyn gabar aan ku qanacsanahy wa heestaa allah isku keen daayo❤
@farxiyoismacil84337 ай бұрын
26/5/2024 still fav song❤
@khaalitt6 ай бұрын
StiLL sumerizing😭💞
@Eszaade2 ай бұрын
26/10/2024 axad 9:53
@SeinuCabdiwahaab9 ай бұрын
Yaa ilaa mida 2024 dawanaya oo tiktok kasoo racay 😂❤
@Najmaxasan-v4r4 ай бұрын
Tiktok ka so racay😂4/9/2024 dhageysanaya
@hannalovely41767 жыл бұрын
Wiil aan is jeclayn markii hore oo aan is fahmi weynay markii danbe kadib markii aniga balaayo iskay tustay ayaa markaan kala tagnay ayuu markasta heeso iso qori jiray waxaana ka mida heestan qalbiga ayey i gubtaa waanan ka qoomameeya markastoon dhegaysto. wiilkii gabadh kale ayuu guursay 3 caruur ayuu leeyahay hada markaan arko anaa isku xishooda wiilkas sidan isag dayacay wanan jeclahay weli isna wuu i jecel yahay oo wajigiisa ayaan ka arkaa markasta oo aan melahaas isku aragno lakiin waxan ka baqayaa hadaan u sheego inuu igu qaboojiyo. Waa hees xasuus igu leh
@kamalabdullahi617 жыл бұрын
Hanna lovely wll haduu Ku jacel yahay wali darensi inad jacayl uqabto si uukugu soolabto
@SafiyoCabdullahi-wn8hn11 ай бұрын
Waka xumahay😢 runti
@MiinaApdi7 ай бұрын
Oh my god 6 years ago
@ZeiitunZeiiitunaa7 ай бұрын
😢@@MiinaApdi
@musebille36086 ай бұрын
Jaceyl abaha was😢😢
@mohaedhussein86039 ай бұрын
Hesta kaliya aan kuheysto runtiii illhayow qalbigeyga 😢igabooji qalbiga i qubanooyo runtiiiii😢😢😢
@Urcristiano-z2n9 ай бұрын
Maxaa kugu dhacey😮😂
@Fardowsa-qurux10 ай бұрын
Heestan hadda jeclaadey 2024 😂❤❤
@hamseosmaan10 ай бұрын
Ciyaal sharma boy baad tahay waxan ma fahmaysid. Kkk King khaalid legend buu Ahaa 2012😂
@Haa-9809 ай бұрын
Lama gooyo hanaqeee Hayga marin hareeetee❤😊
@Abbas-uo7gd9 ай бұрын
Inta TikTokta ka soo aragtay 🙋🏻
@SeinuCabdiwahaab9 ай бұрын
☝🏽
@MOHAOHMED546Ай бұрын
It's 2024 and still this is my fav song😢❤
@salaado.hassanmohamed82517 жыл бұрын
Quruxda qiimaheeda waa astur iyo xishoot
@mohaedhussein86039 ай бұрын
Aad iyo aad wllhi 😢
@ahmadawliyo23606 ай бұрын
2024 haddad iladawanyso legend batahy like hayla dhaafin❤😂😅❤
@smartart30976 жыл бұрын
His voice has to be my favorite Somali voice! When friends ask what our music is like- I play them Khalid.
@Naima-p5zАй бұрын
I don’t understand the song but somehow the beat is nostalgia 🥹
@qalbideeqa49748 жыл бұрын
qofki aan dhab u jecladay ayaan u qadi jiray had iyo jeer lkn kamay dadagin xasuus igu dheehan
@Ahmettyama6 ай бұрын
After 7 years manoshahy wll hda dhamto Allha ku naxaristo😢
@Abzeko29Ай бұрын
💔🥺
@Farxiyomaxamed-mh1hd3 ай бұрын
2024 hestan wey iso jidate we shidan thy❤😊
@ugbaadabdiibraahim3 ай бұрын
Same❤❤❤😢
@axmedxayoow7.2 ай бұрын
Who’s watching 2024
@OtdoggАй бұрын
Everybody😂
@AbdirahmankalifaBuleee5 ай бұрын
Waaa habeen axadac 3 August saacaduna waa 100 pm waxaan ku jira shaqo aan ku cusbahay wax jacayl malihi waxaan rajaynayaa markaa aan kusoo laabto comment anoo jacayl haysta tan hees waa dhaaftay❤
@HanadShukow5 ай бұрын
Warka isii hee ma heshay 😂
@rajoacademy96437 жыл бұрын
inta 2017 dhagayzanaysa like ta igu qabo 😂😂
@imandhol4087 жыл бұрын
kacanka g imikoo 2018 dhagaysanaya
@wilzomaliyeth23965 жыл бұрын
2020
@dienerallahs91273 жыл бұрын
2027
@Muna.s111 ай бұрын
2024😂🎉
@mursalmahadadan420310 ай бұрын
😂
@Ashabcool10 жыл бұрын
masha allah .finally am hearing some cool classic beats ,and yeah she is hot..lets see more of this work
@thekingyugioh91458 жыл бұрын
I am still listening to this song 2016.
@SeinuCabdiwahaab9 ай бұрын
2024
@NimcaaMahamed-xu9mg5 ай бұрын
Markan dageste jcl bawa igala 😂😂😢 jah hees iyo bar❤❤🎉
@nasrahdeprincess25439 жыл бұрын
My favorite song waye from 2013 ilahada waxlagacajiso maba ahan big love king Khalid😘😍
@qalinle12319 жыл бұрын
Ha wlhi ani xata waa jeclahay heestaan
@ahmedmohamoud90548 жыл бұрын
lol nice
@hassanabdihashi58167 жыл бұрын
Nasrah de princess yes i am like u it is my fovarate song from 2013 upto now
ASTAQFURULAH IMANKI WAAA LUMAY MAY ALLAH GUIDE US ALL TO THE RIGHT PATH AMIN YA RABBI AMIN
@ashuuhajiaraxmaan85262 жыл бұрын
🥺🥺
@AhmedMadhiin4 ай бұрын
Waxaa heestaan at tabanaysaa qofjacal soo maray saacad 4:am taarikhu waa 22,8,2024 habeen khamiisa goobtuna UK London fanaanka waan salaamayaa king khaalid
@queeninaabdi24317 жыл бұрын
my ahmedkay ayaaan kusoo xasuustaa 😭😭❤❤ xasuusu time🔥
@asmamohamet99797 ай бұрын
2024 Jun 6 maalin khamiisa amintuna ay tahay 12:00 waaxan diyaarinayey imtixaankii finalka ❤😢
@sowdoibrahnamin76637 жыл бұрын
Daba yaaqadiii 2017👆 xusuuuuuuuus 😍😍😍😍
@SeinuCabdiwahaab9 ай бұрын
2024 lambada wll ma noshahay😂
@UmuSafiyo8 ай бұрын
Cawo ee tahay axad 2:0 haweynimo 12: 5: 2024 😢 listening 🎶 this song 🎵 🎉😢
@Saam_Wiil_Boqortooyo10 ай бұрын
Still 2024 😢
@AmiinDaahir-fr5kp9 ай бұрын
Hestan hadii andhigesto waxa ikusodhaceyso gibir an aad iskujaclen lana oran jiray maryan ruun rabisa nomaqadarin inan nolozha kumidowno walshey waxan leyahy nolosho kumaciisho❤❤😊
@muhammadmusa29618 жыл бұрын
away hablihii guunyada laga dhibi jiray ee si xushmad mudan reerkoga loga donan jiray ee abahed gaba iyo guntinta naga gudon la odhan jiray ma kuwan ayaaa badala alow dhashan aragnaye jiilka soo kici dona noo astura oo hablaha garad sii dhaqankii hooyoyinkod iyo habaryarahoow iyo ayayyoood iyo dadkii hore ba hooyo walaba iyo abo walab way jecelyihiin iny ubad kugu hagagan balse khaladku maha walidka lkn waa fusukhaada ay ku jiran iyo wadamada shisheye ay jogan allha hablahayaga somaliyed ee nadhala an dhali dono noo dhali dona noo astur Raboow Adaaaa wayno waxidee amin
i used to listen this song wen i was in mu bad days and it will somehow made happy ,
@qalinle12319 жыл бұрын
I love this song
@ismaaciilrooble96149 жыл бұрын
subxanaka yaacadiim dee alla hayaay tani waa wali cas
@ahmedabdi79299 жыл бұрын
ur suh true dia
@guuleedcabdi96479 жыл бұрын
happy waxaa Ka dhigi Karo quranka alle Iyo axadiistiisa abaayo plz iska dhaaf yaysan caado Kuu noqon dhagaysigooda
@malmo42358 жыл бұрын
+guuleed cabdi Sax Sax
@iam.legendarАй бұрын
Memories singer🕺🏻🙏🏻❤️🔥
@jimcaalecabdi1714 Жыл бұрын
Still watching 2023🙆♂️ ala maxay hees dhaaftay❤
@SeinuCabdiwahaab9 ай бұрын
2024😂❤
@jimcaalecabdi17145 ай бұрын
Salaama wll😂@@SeinuCabdiwahaab
@QadasAli6 ай бұрын
Mnta ay trikhda thyy monday 24june wxn dip uhelayy heyla❤️👑👸
@umalkhairabdi68211 ай бұрын
Inta maqashay ban salamayaa 2024
@taakamoha61672 ай бұрын
Alla dadka hada jira siiba dumarka naxariis darana qod aad mugdiga ka so saarty nolosheyda qof walba cadow u ahaa la dagashay nolosheyda se. U qurxonato adiga aad dhibkasta u marty manta marku mugdiga ka baxay marka tirahda sethy 24/7 kadib lagu dhaho wa fcnhy kadib aa dhahdo mxa ka wada lagugu jawbo hadanba ku so jawabay nasiib ayad ledahay 😢 maba ahan ruuxii aad cawin jirty misne aad u dhiman jirty alla adunyadu wajiya badana bani aadanaaa 😢😢😢😢11/11/2024 saacada 22:17 daqiqo😢😢😢😢