"Koonfurta Muqdisho ayaa laga dhisayaa Muqdishada cusub Garoon caalami ah iyo Dhismo Qurux badan"

  Рет қаралды 3,011

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 17 сағат бұрын
Masha Allah horey usii usii socda CADOWKANE Allah jabiyo DUCADA an badinno
@sahromahamud
@sahromahamud 14 сағат бұрын
Illaahoow Sidii Roon Riyadii Oo Rumoowdey Miyaa 🇸🇴🙏
@iskufilan1223
@iskufilan1223 16 сағат бұрын
Masha Allah tabarakallah horey usii socda cadowgakane Alaha jabiyo Allahuma amiin🤲🤲🤲
@MunaHussein-w3g
@MunaHussein-w3g 16 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤wa wax lagu farxo muqdisho mugdi waye ee wa in malin laga dhiga, shacabka rermuqdisho wa ku faraxsanyihin 🎉🎉🎉🎉🎉😂muqdishay cadowga hajabo ❤❤❤❤❤❤
@اممحمدجمال-ذ5ب
@اممحمدجمال-ذ5ب 14 сағат бұрын
❤❤❤❤ما شاء الله 🎉🎉🎉🎉
@Zakimohamed911
@Zakimohamed911 17 сағат бұрын
Koonfurta muqdisho mise waqooyiga muqdisho
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 10 сағат бұрын
30km is far! Railway infrastructure is necessary at that distance and bus and road. Network! Planning a new airport is not like some tacky poorly planned building in Mogadishu. Risks for investors is high
@SahroAlinuur
@SahroAlinuur 17 сағат бұрын
Maashaa Allaah ❤
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 17 сағат бұрын
Xalane qoladda joogta hala saaro hadii muqdisho khyr lala rabbo!!
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 5 сағат бұрын
Nimanka lavmcagta haysta baa doonaya in ay dhistaan oo lacag ka helaan
@ismailhussein805
@ismailhussein805 5 сағат бұрын
Meeshu sawta ah teendhadii doorashada meel kale mala waayay oo lagu shiro
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 17 сағат бұрын
War odaygii ma garoonkii aadan cadde ayuu hadana iibsanayaa
@Zakimohamed911
@Zakimohamed911 17 сағат бұрын
Warkisa xage kamaraya Run way malahan 1 diyarad hade halawdo midkale makaso dagi karto faham😂
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 17 сағат бұрын
@Zakimohamed911 haaa mazaazaa OK xoga waxaa maskaxdayda ka batay dhulboobe
@Zakimohamed911
@Zakimohamed911 17 сағат бұрын
@@AbdirishiidYasiin-sz7br dhul boob wajira maladidana lkn sababaha waba shegyay wasirkan hadlayo dhageso lee Garoon 4 ama 5diyarad iskudhafi karto laraba
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 17 сағат бұрын
@Zakimohamed911 nio anigu siyaasiga somaliga ah warkiisa ma dhegaysto been io munaafaqnimo ayn u aqaan ilaa aan ficil arko
@Zakimohamed911
@Zakimohamed911 17 сағат бұрын
@@AbdirishiidYasiin-sz7br ado dhagesanin walaxarashaya maxa utiri marka danbi ina galeso soma ogid😂 Siyasiguna ben la aan heermaba garan sidas u aminsan yihin
@mahamedadnanalyusuf5552
@mahamedadnanalyusuf5552 6 сағат бұрын
dhulka reerkiisa ayu rabaa guurguurte in uu magaaleeyo marka ay dadka tagi waayeen oo ay naceen reerkan oo ka dhashey guurguurte cawaanta ah aan cidna la dagin cidna ag dagin, duf ku baxa.
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 5 сағат бұрын
Weger weger
@sihaammustafa3842
@sihaammustafa3842 17 сағат бұрын
Soomaliya waa wadanka adunka ugu foolxun 😢
@AbukarMohamed-l9z
@AbukarMohamed-l9z 17 сағат бұрын
Kaa tig meshan oromo xon Langab tahay qashin
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 17 сағат бұрын
Sida s......lkaga cml miyaa 😂😂
@halimahussein9060
@halimahussein9060 11 сағат бұрын
Oromada caloosha xanuunee u dhiimo😂
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
MURTIDA MAANTA:  AFARU AFAR MAAHA USTAAD MAAX  2019
12:09
Somali National Television
Рет қаралды 8 М.
Maxaa ugu wacan Kirada Qaaliga ah ee Guryaha Muqdisho?
5:16
Somali National Television
Рет қаралды 11 М.