Las Vegas waxii ka dhacaa, iyada ayuunbay ku ekaadaan.

  Рет қаралды 69,976

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 136
@gabarlandheereah8075
@gabarlandheereah8075 2 жыл бұрын
Hareeri waa weri aan jeclhy nolol qurux badan kusii nolow aqirana janada ❤
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 2 жыл бұрын
What Happens Vegas Stay Vegas. Abdisalam Hereri Best youtuber
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 2 жыл бұрын
cabdusalaam horey usoco walaal waan ku ixtiraamnaa. wariye dhamaystiran baad tahay xaga xirfada iyo anshaxaba....
@geeleisse4406
@geeleisse4406 2 жыл бұрын
cabdisalaan wuxuu ka haray ruugcadaayadii saxaafada somalida cimri dheer baan alle kaaga baryey🤲
@zaarahussein4705
@zaarahussein4705 2 жыл бұрын
Bismillaahi Raxmaani Raxiim! Lama sheegi karo Ninkaa Odagi waa Cajjiib 😍 ♥ Walaalkeen Cabdisalaam Allah ha xifdiyo aamiin adduun iyo aakhiraba khayr haku waaro
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 жыл бұрын
Nin aan dhul marin dhaayo maleh Abdisalan Hereri ilaahay muxuu aduunka u fududeyay inuu maro ❤
@cabdulahimoha2129
@cabdulahimoha2129 Жыл бұрын
Haaye haaye haaye
@charkoshanghai
@charkoshanghai 2 жыл бұрын
Walahi wad Iga qoslisay anigu office Ka fadhiya Ayan dawanayay barnamijkan. Marku yiri taclin Aya layso diray kadib abdisalanow waxaa tirii : dabadeedna wadanki Somalia Aya dhamaaday. 😄😄😂
@Haffyy
@Haffyy 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@abdidalmar4267
@abdidalmar4267 2 жыл бұрын
Cabdi salaan walaalo noogu kaalay Utah state fadlan mahadsanid
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 Жыл бұрын
My Dream city lasvegas Allow Riyada ii rumee
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 жыл бұрын
Masha Allah, wariye hereri Wariye Rug cadaaya
@starspeaker809
@starspeaker809 2 жыл бұрын
Walaahi waa runtii wadankii baa dhamaaday iyo waxaa kaloo isoo jiitay tacabkii laigaliyay maan cilin buu yiri nin waxbadan og ama fahamsan 😢
@thiagoalcantara6139
@thiagoalcantara6139 Жыл бұрын
Ninkaan waxa uu ahaa nin og waxa lasoo diray inuu wax barto .waxa uu bartana uu dalkiisa ku celiyo cilmigii uu soo bartay inuu wadankiisa u celiyo lakiin nasiib daro wadankii ayaa burburay hamiguu lahaa ayaa sidaa ku burburay waa waxaal aduunyo .
@svgcrtns444
@svgcrtns444 2 жыл бұрын
Hareeri, waa wariyaheena Soomaaliyeed
@yussufbare7553
@yussufbare7553 2 жыл бұрын
Welcome to our City.... Our Renowned Journalist, Las Vegas
@AbdiazizArabow
@AbdiazizArabow 2 жыл бұрын
One day wan imanaaa🤦‍♂️🥰
@puresomaliland2651
@puresomaliland2651 2 жыл бұрын
@@AbdiazizArabow Waligey ma aadi doono halkaas 🙄😂
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 2 жыл бұрын
@@puresomaliland2651 waa xereda tumashada, qaaqanaanta iyo qamaarka, waad ku saxantahay arinkaa sxb
@puresomaliland2651
@puresomaliland2651 2 жыл бұрын
@@abdul-majiidabdinasir Haa waan garanayaa walaal waa meelaha uu fisiqi badan leh Las Vegas Nevada Ilaa Florida
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Waxaan kaga kalsoonahay haddaan maanta helayo, Las vegas , kayn jiq ah Oo geelu dhalay Ramad geel oo barwaaqo ah dhul xareedu jiifto.
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 2 жыл бұрын
Hasan rabiile hufane adeero cimriga alle hakuu barakeeyo insha Allah Borama ♥ kusoo noqo
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 2 жыл бұрын
Walaahay hadaan ka fekereyey oo lahaa odayga boorama inuu ku noqdo ayaa fiican caano geel iyo hawo fresh ah ayuu helilahaa waa raggii hore waa nin degen ilaahay caafimaad iyo cimir dheer ha siiyo runtii haddii la weynaado wadamadda gaalada ma fiican in lagu raago anigu waxaan kasoo noqday north America 2012 dib uguma noqon east africa iyo soomaaliya.ayaan ka dhexeeyaa.aad baan uga raystay weliba xagga caafimaadkayga
@Yaafici
@Yaafici 2 жыл бұрын
Ma reer Borama Odaygu, Bal noo sheeg waa ina ayo
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Magiciisaba sheegay inuu Reer Borama Yahay Rabiile # Hufane
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 2 жыл бұрын
Adiga oo iga raliya ma harun rabile hufane ayay wllo yihin harun rabile waa asal berberawi cimri dheerer
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 2 жыл бұрын
@@cabdirahmanhamud4802 Haa wllo
@kennedyjama2003
@kennedyjama2003 2 жыл бұрын
Ninka odayga ah 2008 ayuu mesha dhalinyaro an ku jiro siwanagsan nogu so dhaweyey Hassan
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Odaygu ma samaroon baa Mise waa ciise
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Magaciisa ayaa kuu sheegaya inuu reer awdal ama salal u yahay
@kennedyjama2003
@kennedyjama2003 2 жыл бұрын
Ninyahow waa qabailka daga Ethiopia Abaskul mise jidwaaq wa labada weye Ogaden ayan modo jiray Lkn yar uu Adeer uyahay ayan aqan wa abaskul
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Thanks apti waxa la sheegay inuu nin qaaliya yahee alle ha barakeeyee
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
@@kennedyjama2003 mahadsanid zxp
@mmhassan8596
@mmhassan8596 2 жыл бұрын
Wixii Vegas ka dhacaa, ma dhaafaan! What happens in Vegas stays in Vegas.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Very interesting
@sakariye4279
@sakariye4279 2 жыл бұрын
Cabdisalaan hereri weriye indhaha ujeexay somali badan 👋
@hassanmalkey1429
@hassanmalkey1429 2 жыл бұрын
Ee halmar New York city maa tagtidh bro gobalada kale waadba tagtee New York city iyo videoka kale insha Allah
@rashidawad5825
@rashidawad5825 2 жыл бұрын
5ST ST IYO BROAD WAY BAA WAKHTIGA KA LUMIN LAHAA--NY WAA DAWAKH
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 2 жыл бұрын
Waa Mahadsanyihiin Hereri&Xasan Laasfegas.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Waa magaalada khamaarka dhilonimada Wixii Illaahay nacay oo dhan Waa magaalo fasahaad. Maalin kalay garan.
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 2 жыл бұрын
Aad iyo Aad waa magaalo fusuq ilaahay sharkeeda ha inaga hayo Odayga soomaaliyeed ilaahay ha ku badbaadiyo meel kaloo khayr qabtana ilaahay ha ugu bedelo
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Masha Allah two legends
@mannohassan7884
@mannohassan7884 Жыл бұрын
Maraykanku igu soo orod qofka kunoli qurux iyo dhalal malaha
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 2 жыл бұрын
Xasssn Rabiile iyo dhalinyaro kale Waxaa waxbarasho xagga beeraha ah u tageen Gobolka UTHA ee dalka Maraykanka . Waxaan soo soo diray mashruucii beeraha ee Soomaaliya ee fidinta Beeraha ( Extension )ka Waa xasuus cajiib ah.
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 2 жыл бұрын
Waa xabbad Gadabuursi ah oo hoggaanku ugu go'ay!
@ii_faaidee6826
@ii_faaidee6826 2 жыл бұрын
Saxid: 32.1 million visitors aya imi sannadi horre 2021
@mahmoudbarreh88
@mahmoudbarreh88 2 жыл бұрын
Xassan wuxuu yidhi waxii lay baray dalkii kuma celin. Waa oday laftii oo dareensan mas'uuliyad. Alla maxaa wax barasho inaga khasaartay.
@abdirashiidcali4582
@abdirashiidcali4582 Жыл бұрын
Hareerri Drone Baa U Bahan Tahay Wax Aad Ku Duubto Thanks
@saybeeriyaboorama390
@saybeeriyaboorama390 2 жыл бұрын
Odaygan dadkeenii Somaliyeed ee Miyiga ayaa la moodaa xaga hadalka iyo muuqaal ahaanba, nin qurbo 1989 tagay uma eeka!!.
@Quraanka_Raaca
@Quraanka_Raaca 2 жыл бұрын
Xasan Mareykan wuxu yimid 1981kii.
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y 2 жыл бұрын
Hereri legend
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 жыл бұрын
Yaan Lagu cunin brother Las Vegas Wa Halis 😂
@mohamoudmouse1437
@mohamoudmouse1437 2 жыл бұрын
Barnaamijki ireland mee hereriyaw
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Wariye hareri wariye khibrad sare leh 🤟✊
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 2 жыл бұрын
Shaalay waadika las geel ee magalada hargeisa kaa caashenayey manta maa las vegas aya kaa caaweyneysa
@babuubahmed3418
@babuubahmed3418 2 жыл бұрын
Video markuu duubo horay kama soo daayo waa markii hore uu boqday.
@kuulowsaidkuulow7569
@kuulowsaidkuulow7569 2 жыл бұрын
Abdisalaam Waanku Salaamay Sxb Baraawe Waa Magaalo Xeebeed Mar Maano Timaatid Sodhaweyn Wayn Ayaa Laguu Diyaarin Lahaa Walaale
@alidamey2988
@alidamey2988 Жыл бұрын
Magaaladani Waa Magaalo Khamaar...Dadkeenuna Cabdisalaanow Waa Muslimiin.Sidaa Daraadeed Kuma Haboona,in Qof islaamihi Dego,Oo Hadana Ku Nagaado
@motech2022
@motech2022 2 жыл бұрын
Waxbarashaa la ii soo diri dalkii baa dhamaaday buu yidhi 😂😂😂😂😂
@br6260
@br6260 2 жыл бұрын
Wadankiiba dhamaadey 🤣🤣🤣
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
waa Aragtih dheer wadankih bah dhamaday waa run moryan bah wadankih ku degtay sidih Ayaxah waxaan kah xumay in dowladih horeh tacabkedih halkah u ku dhamadoh
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Mr hufane ha reer galbeed hereri si dedban ayuu ugu sheegayayaa in kacaankii soo dirsaday snm jabiyeen dalkiina burburiyeen(dalkiina wuu dhamaaday)
@success607
@success607 2 жыл бұрын
Excatly
@abdifitahmire9799
@abdifitahmire9799 2 жыл бұрын
Hareeri waa wariye laysla qaatay
@mohamednur3565
@mohamednur3565 2 жыл бұрын
"What Happens in Vegas, Stays in Vegas” waxaa laga wadaa wax kasta oo aad samayso waxay ku egtahay halka aad kusamayso, inta badan waxaa laga wadaa xumaanta, sida qamaarka IWM.
@abdinasirmohamed4739
@abdinasirmohamed4739 2 жыл бұрын
2016 aya igu danbaysay vegas Iyo spring valley
@samiirmohamed6475
@samiirmohamed6475 2 жыл бұрын
Hereeriyoow gormaa wadankii dhamadaay???? Bisinka iyo burdaha 🤣 😂
@warsamehaji2346
@warsamehaji2346 2 жыл бұрын
Intiina aan af ingiriisiga aan garaney WIILCOME... kkk
@MrNur1970
@MrNur1970 2 жыл бұрын
War ninkaan c/salaam aan la safree xagee Ka helaa
@br6260
@br6260 2 жыл бұрын
Magalada khamaarka aduunka 🤣🤣
@miskiin236
@miskiin236 2 жыл бұрын
Waa meel xumaantu ku badan tahay sin city ama magaalada dambigaa lagu naanaysaa.
@nasraabdullahiahmed5351
@nasraabdullahiahmed5351 2 жыл бұрын
Odayga waxaa lamodaa hada inuu tahrib ku yimid 😂
@keynanyare7083
@keynanyare7083 2 жыл бұрын
Waan heebiyaa manahaayo USA 🇺🇸
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 жыл бұрын
Jahil Marwalbo Comment Nocaan Soqar Hadii Aad Sas Kuheli Waan Arkeynaa ,Waxaan Hubaa in Aad 18 Sano Ka yartahay Waayo Caqligaada Ayaan Ka Dehani Karaa iyo fikirkaada
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 2 жыл бұрын
@@positiveandfunny4332 maxaa ka rabtaa adu.
@Lildrippy0m
@Lildrippy0m 2 жыл бұрын
Hereri Arizona soo booqo waxa ku yaala National park Grand Canyon. Hadii soo dhawayn aad ubaahantahay anaga ku soo dhawaynayna
@realgeedi7753
@realgeedi7753 2 жыл бұрын
What happen las vegas?
@nuromar8984
@nuromar8984 2 жыл бұрын
magaalada danbiga iyo waa magaalo khamaarka waa xaaraan
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Imisaa Habeenkii Hotel ka lagu seexdaa? Bal ka soo jawaaba wll
@democracy480
@democracy480 2 жыл бұрын
$150 ilaa $5000…meelaha qaar ilaa $10,000 ayaa lagu kireesta.
@ahmednour7355
@ahmednour7355 2 жыл бұрын
Maxaa loogu bixiyay Las Vegas (The sin city) Hereriyow
@miskiin236
@miskiin236 2 жыл бұрын
Waxa xun oo dhan baa laga helaa meel walba waa meel lagu khamaaro xitaa dumarka jirkooda ka ganacsada USA inta kale waa dambi la isku xidho iyaga waa caadi.
@ciziiyozharav2219
@ciziiyozharav2219 2 жыл бұрын
Cabdisalaan waxaad kaso dubta nolosha dadka maraykanka vlog
@mohamesabdirahman8613
@mohamesabdirahman8613 2 жыл бұрын
Hhhh cabdisalaanow dadkii englesh wada baray sidii hore maaha
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 2 жыл бұрын
Sin City ama magasladii danbiga ayaa layidhaa waa magaalo faaxisho
@warfogqaabil5271
@warfogqaabil5271 Жыл бұрын
magaalo shidan.
@fiintonab5090
@fiintonab5090 2 жыл бұрын
Good❤️❤️🍎🍎🐞🐞🐞
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 жыл бұрын
Codka maant wuu gaban yaheya heeri
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Nin baa Soomaali maryooley waydiiyey su'aal ahayd maxaa horumarka inaga hortaagan? Qofna kama jawaabin. Jawaabtu waa inaga ayaa iska hortaagan inaynu khayrkeen wax la qaybsano oo horumarno.
@zakariaguedi9261
@zakariaguedi9261 2 жыл бұрын
Wadankiiba dhamaaday aleylahee kkkkk
@ZackiOscar
@ZackiOscar 2 ай бұрын
Ce qui se passe a las Vegas reste a las Vegas
@Boodhari189
@Boodhari189 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@abdukadirali4501
@abdukadirali4501 2 жыл бұрын
War nin yahow waan iskadayeye barnaamijkagi waxaan ka Qaadnay buufi iyo niyad jab
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 2 жыл бұрын
Maskiin kkkkkkk
@abdukadirali4501
@abdukadirali4501 2 жыл бұрын
@@mahadhussein4157 hhhhhhhhhhhh
@jafjafjafjaf3753
@jafjafjafjaf3753 2 жыл бұрын
Xarunta khamaarka
@bashirsiyad4983
@bashirsiyad4983 2 жыл бұрын
Xarunti khamaarka iyo game ka
@suugaan
@suugaan 2 жыл бұрын
xerada fasahaadka waa magaalo shidan, jaam, kalakicis, madaxa furo,niiko
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 жыл бұрын
The sin city Magaalada khamaarka What happens in Las vegas remains ......
@tolowmatimirbaa8848
@tolowmatimirbaa8848 2 жыл бұрын
Odayga dhaqan celis ayuu u baahanyahay sida ka muuqato
@mustafaadan4249
@mustafaadan4249 7 ай бұрын
Dalxiis vaan u imaan dona i,a
@maxamedxaaji2983
@maxamedxaaji2983 2 жыл бұрын
Hareer waxn Kanad
@success607
@success607 2 жыл бұрын
Michingan kaalay Weriye
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 2 жыл бұрын
Waa magaalo bakhlo.
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 2 жыл бұрын
New York inoo tag
@cumarabdi7505
@cumarabdi7505 2 жыл бұрын
Nolashayda halmar san sawir ugalo dhibkan ka maray anaa ogaaa
@thegunner971
@thegunner971 2 жыл бұрын
Last night bn dhex maray waa meel walan.
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Odaygaasi waa nasab
@Has-o9d
@Has-o9d 2 жыл бұрын
ARIZONA imow wariye rug cadaa
@MrNur1970
@MrNur1970 2 жыл бұрын
Dedaal badan buu kacaanku sameeyay In dadku wax bartaan
@Aflamta_filimada_afsomaliga
@Aflamta_filimada_afsomaliga Жыл бұрын
Ninkan wa reer waqooyi maxuu dhahay tacabka la i geliyay ma ceelin Borama wa nabad adeer dalkaga aqoon kuso kordhi
@abuhafsa3637
@abuhafsa3637 2 жыл бұрын
Ala! Muxuu ninkaan caqabad iyo ciriiri dareemay maxaa yeelay meel aan soomali iyo bulsho Muslim ah ayaan joogin masjid iyo cunto xalaal ah midna arki maysid
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 2 жыл бұрын
CABDISALAAN WALAHI NIN CAJIIB AH KKK WHAT HAPPENS IN VEGAS STAYS IN VEGAS MARKAAN ARKAY TITLE KA WAAN QOSLAY WALAHI KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
@hmhayatio9877
@hmhayatio9877 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@yalibana6172
@yalibana6172 2 жыл бұрын
Cabdulsalam , you have huge following and I hope you don't use that . Platform to promote such notoriously infmous and disgraceful places in our global communities. To qualify an episode there should more than There is a Somali there
@Quraanka_Raaca
@Quraanka_Raaca 2 жыл бұрын
Agreed! But to know the ugly part of a place is a great service that Mr. Hereri is doing. The more we learn about a place and how dangerous, disgusting, or fisiq it is, the more we learn how to avoid such despicable places.
@niiko830
@niiko830 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@maneytalk9296
@maneytalk9296 2 жыл бұрын
Wasmada kadhacda africa oo dhan kama dhacdo ala maxa la isku wasa
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 2 жыл бұрын
Waxaaba loo bixiyey sin city waa khamaar waa tuugo caalamiya daroogo naago jidhkooda iibiyaa waa meel fusuq lacagtaas lagu dhisay waa lacagtii fusuqa
@Alimohamed-dq7zb
@Alimohamed-dq7zb 2 жыл бұрын
Waxa Quran ka la gushegay ee cadabta lagu gaalo oo dhan ba lagu sumaeya goobalkas
@Quraanka_Raaca
@Quraanka_Raaca 2 жыл бұрын
Gobolka oo dhan maaha walaal, waa Magaaladaas Qoomu luudku sameystay. Waa jiraan tuulooyin yar yar oo kale. Laakiin center ka fusuuqu waa halkan.
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 2 жыл бұрын
Waa magaada ugu dhilada badan wadanka mareykanka , saacadiiba 3 dhilooyin aa kugusoo aadeysa bisinka iyo burdaha
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
Yaaah maxaa ku tusay😂😂😂dhilay kale maatahay maa wax kale ka ogaatid intaa dhilaynimo ka ogaaneysay
@maanta678
@maanta678 2 жыл бұрын
@@naajmasalah4436 dhulka najma inte ku noshahy sister
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 2 жыл бұрын
@@naajmasalah4436 migaalo caan ku ah Waaye dhilooyinka iyo tumashada iyo khamaarka aduunka oodhan bay intaas kaga soocan tahay.
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
@@rikardostalin5708 waa jaarkayga ninkasta markuu wax yar oo lacag ah helo ayuu usoo dhakhlaysi Tagaa beli ku degtay dheh
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 2 жыл бұрын
@@naajmasalah4436 hhh waala socotaa.
@somalilandnew
@somalilandnew 2 жыл бұрын
odaygu ma dhiloyinka ayuu ka ganacsada kkkkkkkkkkkk
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 12 МЛН
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 28 МЛН
Чистка воды совком от денег
00:32
FD Vasya
Рет қаралды 5 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 12.12.2024
20:17
VTV Somali
Рет қаралды 7 М.
Noloshii miyiga ee maal-qabeenka ku dambaysay. Dadaalaa uu gaadhaa.
40:40
Hereri & Kenya qaybta 5aad
24:29
Universal TV
Рет қаралды 289 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 150 М.
BBC Somali Dunida Iyo Maanta  12-12-2024
20:53
Somalia Radio News
Рет қаралды 4,1 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 12 МЛН