Raxama Hullaah Axmed Muxumed Good aamiin aamiin aamiin 🤲🤲💚💖❤❤❤
@buuxciise13822 жыл бұрын
walle inanan arag wax sidan u qaday laxanka shimbir hortii codka dareenka leh iyo dhul dhigista luuqdu wa waxa dareenka kenaya khabiir mahadi hakaa gaadho 🙋♂️
@khabiirqaraam79352 жыл бұрын
Laxanka Waxaan ugu Jeclehay Marka Fanaankan Good Shimbir qaadayo.
@buuxciise13822 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 aad oo weyn sidasan anba ahay
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
Khabiira malagu Kuma dilan ku odhan laha laakiin inagama yeelaayo❤❤❤❤❤❤❤❤
@togdheer-man85882 жыл бұрын
Mujaahid Shimbir Muxumid Good ilaahay naxariisti jano ha ka waraabiyo.wuxu SNM ku biiray 1982.gubad daalaco ayaanu ku kulanay.
@cabdulaahisaas78852 жыл бұрын
Hala yaa Good Shimbir Ahn.
@hamsealiabdullahi7903 Жыл бұрын
Kabanka isagaa tumayaa nin cajiiba buu ahaa Shimbir alle ha janneeyo.
@aadammuxumed3174 ай бұрын
Mahadsanid khabiir qaraam soo qabo shinbir iyo kinsi xaaji aadan riwaayad 1973 hargeysa ka dhigeen oo heesaha radio hargeysa laga duubay . Caqaarta oo aad u yar burco ayey riwaayada ka keeneen hawada lama soo gelin
@mustafeabdirizak1277 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto awoowgay
@abdirisakadeys4582 жыл бұрын
Khabiir sare xisaabtu wey ku saxan tahay halkaa kaga hay, eesh calaa hees.