Jacayl biri ma gooysoo Biyo kaama maydhaan!! Erayadii Aun Cabdi Iidan Faarax Luuqdii Aun Maxamed Mooge Liiban Xasuustii Aun Maxamed Axmed Kuluc.
@HassanFaarah-e2h11 ай бұрын
Dadyaw siyaasad u wada waashay baqaaya oo gaboodsi doonaya adeer anigu siyaasi ma ihi qof iyo qofaf iyo reer midna na nagu ma gaban karo qofna xil kiisa duulaan kuma ihi xildoona xil igu ma gaadho qof kii doonayaa in uu dhinto iskii haw dhinto laakin yuu qofna na eersan waaynu is wada garanaaynaa somali iyo ila meeralayso kaa yeeli maayo qof walaw ba la dabaalo nolol shaada adunyo cilmi gayaga iyo awoodayda ayaan ku jooga meel walba waan hubaa anigu som masuul kama ihi waxan leeyahay hadii aan cidla ku sii daayo in aan qof igaranayaa u dhawaanayn naf baxaysa kuma darin qof walaw ba la dabaalo nolol shaada adunyo doqonimadana ma aqbalo
@mohafarcaano74423 жыл бұрын
😰😰😰badi waxay heestani kamid tahay heesaha Mujaahid Maxamed Mooge Baban ee aan dhagaysto inta badan caadi maaha
@daadproduction65743 жыл бұрын
Maxamed axmed kuluc baa heesta leh original keeda lkn maxamed mooge wuu dhigay meeshedii
@WaxgaradkareerOwmuxumed7 ай бұрын
Best song
@abdulkarimabokor8706 Жыл бұрын
Hj iga booda ana zuuda degane
@abdulkarimabokor8706 Жыл бұрын
Aweeee unu ka hesyo ma oga
@MaxamudcabdiAhamad3 ай бұрын
❤❤❤😂😂🎉🎉😢😮😮😅
@cabdisalaanwarsame94482 жыл бұрын
AUN m mooge.
@MuuseBilciin6 ай бұрын
4:40
@abdulkarimabokor8706 Жыл бұрын
Dauudky dheh
@abdulkarimabokor8706 Жыл бұрын
Xuduuda ma baneya
@FarahAbdul3 жыл бұрын
Heesta yaa ku horeeyay ma Maxamed mooge Liibaan mise Maxamed Axmed Kuluc oon ku arkay isaga oo ka qaadaya Suudaan 1989.🤔🤔🤔🤔🤔
@yusufelmi45993 жыл бұрын
Mooge legend adeer kuluc hakuso dhisiin
@sakariyedayib14912 жыл бұрын
Heestan kuluc ayaa ku horeeyaay walow labada legendba aan heesahooda ka helo