Laxanka Muxibo - Maxamed Saleebaan Tubeec Aun

  Рет қаралды 12,414

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@sahalsiciid3488
@sahalsiciid3488 9 ай бұрын
Masha Allh ilahow fanan kas naarta ka ilali
@cabdulaahisaas7885
@cabdulaahisaas7885 2 жыл бұрын
Waah Waah Boqorkii Codka iyo Qaraamkii Daraadaa Muxibooy.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Si wanaagsan sxb.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Adigaa inanyay ibtilo igashee Ku eedaye maad i aaminiye💔
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
الملك محمد سليمان الايرحم لم يأتي بعدك احد ستظل ذكراك خالده في ادهان الشعب الصومالي والعالم اجمع
@muruh114
@muruh114 2 жыл бұрын
Quruumo fankoodiyo Qolyaad Laxankanow Siddaa
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 Жыл бұрын
Khabiir qaraam mahadsanid run ahaantii waxaad ixasuusisaa radio hargeysa wakhtiyo aan heesahan ka dhegaysan jiray siiba caweyska 9 ka hor Jiibtu waa maandeeq iyo guduudo
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Ya salaam waah waah 👏👏
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
War sxb dadkan ku haya Codkan Waa Jaamac Saleebaan maxaa ka tiri kkkkk
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 jaamac waa kee sxb
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Haa walaalkii miyaa may sxb wa maxamed ninkan
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 jaamac isago hees qaadaya mamaqal wali anigu
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@maogtahay4999 Sax sxb Wali Mahayno Codkii Jaamac Saleebaan Tubeec.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Wllhi inyadeeda in aad ku jirto ayaa modaa Sidaa ila shaqenesid mahad sanid
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa tahay sxb.
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 Жыл бұрын
Original weey hestani DARAADA MAXIBOOY...AUN MAXAMAD SULEYMAN dhowr marbuu qaaday mirahana waa kala duwan yihiin.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Aad & Aad👍
@abdurahmaansamriye9748
@abdurahmaansamriye9748 2 жыл бұрын
Laxanka "ladaab" yaa sameeyay sxb?
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Gu'roonjire baa sameeyay sxb.
@abdullahi1988
@abdullahi1988 2 жыл бұрын
Jaamac suleman tubeec Not maxamed suleebaan Waana noolyahay
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Halkaasi waa xasaasi Waan dhagaystay Jaamac Saleebaankaas Waraysigiisa Wuxuuna sheegay Laxankan isaga in looga danbayn jiray Codkanse Waa Kii Tubeec Waan in iyadana La helo Markaas Jaamac Saleebaankaas.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 waaba wll jaamac saleebaan tubeec waaba kaweynaa xitaa xaga da.da maxamed balse waanoolyay hargeisa deganyay maxamed saleebaan tubeecna isagaa fanka ka gacan qabtey waakas
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 Wll Waan Ogahay Ninkaas Wllkis ah Baa Kaga horeeyay Fanka Balse Waxaan ka hadlayaa Codkaan Aan hada Maqlayno Waa Kii Boqorka Codka Versionkas Jaamacna Isna Waa gooni.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 waa sax wll
Laxanka Nugul - Maxamed Saleebaan Tubeec Aun
9:27
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 7 М.
Laxanka Ciil - Maxamed Saleebaan Aun
11:16
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 8 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 47 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 3 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,2 МЛН
Laxanka Muxibo - Tubeec Aun
10:22
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 3,4 М.
Maxamed Yuusuf Cabdi AHUN  Qaraam (Madiix)
15:01
Goray Haldhaa
Рет қаралды 74 М.
Cumar Dhuulle, Laxanka Miyir.
9:38
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 31 М.
Laxanka Wadaag - Cismaan Cabdikariin Gacanlow Aun
9:51
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 28 М.
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,3 МЛН
Boodhari Sidiisii
8:33
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 4,8 М.
Laxanka Beerdilaacshe - Boqorada Codka Aun
10:54
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 60 М.
Laxanka Murug - Maxamed Saleebaan Tubeec Aun
7:36
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 17 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 326 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН