Cumar Dhuulle, Laxanka Miyir.

  Рет қаралды 31,973

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
Laxamada qaraamka waxaa dhuuxi kara dadkleh cabqariyada xaga muusiga oo kamida 8 sideeda nooc ee dadka caqliga badan(8 types of emotional intelegent الانواع الثمانية للذكاء العاطفي) .qofka garaadkiisa muusigu uu caadi iskayahay mafahmi karo murugada,walbahaarka,calaalcalka iyo fikir xasuuseedka hadana quruxda ku qotoma dhaqanka ee heesaha noocan ah..marlabaad mahadsanid wll cumar
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 3 ай бұрын
qoralkaga markan akhriyay waxan soo xasuustay qaraami cajiibka aha ee laac. magaca laac waxa logu bixiyay adayga noteka ama xadhiga sare ee lafuulayo ama la laacayo inta meel aad u hoosaysa codka lagaso dhufto. so much emotions. in one lyrics. Alle ha u raxmado Qarshe iyo cumar ba
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 ай бұрын
Laxanka Miyir oo aan Anigu u aqaano Miyire, waa laxan cajiib ah oo ruuxda dadka soo noolaynaaya. Alle boqorkeenii cumar Alle ha u naxariisto.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Cumar Dhuule waa hoobalka ugu badan ee qaaday laxamada Qaraamka
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Mar baan layaabi jiray wlh hees walbo mise laxan walbo oo aan dhagayso idhaahdaba wuu qaaday bisinka. AUN Cumar dhuule Cali Mahdi
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
Allaahu akbar..wallee cumarow xagayga waan kuu qiray inaad hawl fiican oo muhiim u ah dhaqanka iyo afka dadka soomaaliyeed inaad hayso..laxanka miyir oo cod nadiif ah waa kii iigu horeeyay..laxankan iyo laxankii ciil ba waxaan ku xasuustaa bari jacayl igu xumaaday ayaan laasimay dhagaysigiisa oo aan xataa la ilmeeyay runtiii..aad baad umahadsantahay sxb waan kusalaamayaa..qaraamkana halkaa inooga sii wad sifiican baan chanelkaaga ugu xidhnahay..
@sharmaakemooge7550
@sharmaakemooge7550 2 жыл бұрын
Saaxiib maanta ayuu jawigayga dejiyay laxanksni❤
@abdallaali9096
@abdallaali9096 3 жыл бұрын
Cumar sebriye sxp mahadsanid Si aad fankii hore usoo noleysid waaa wax aan maanta u baahanahay allah haku xafido 🙏🙏🙏
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
Kabanka macaan waa gacantii xudeydi AHUN isaga iyo cumarba.
@abdullahiali1322
@abdullahiali1322 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto naxariisti janno fardousa ehlu salaad ayuu ahaa Allahuma ameen insha Allah
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
CUMAR DHUULE AUN JOKAR BUU AHAA💯
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 2 жыл бұрын
Kabanka mcn waxa tumaya xudaydi AUN gacantisa gacan ka mcn waligy ma maqal kabanka uu xudaydi tumayo waxad ku garan space ayna lahayn kabanada kale ayuu leeyhy dhuu dhuu buu kaga siiya bahalka. Maxa qof qiimo badan carada ka hoos maray RIP Xudaydi iyo Cumarba 💔🥺
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏🦻🦻🦻🦻🦻 WAA INAAN CIIDA ALLA IDAMKIYE, KU LEBISTAYO FEESTEYA!! WELL DONE KAMADAALAHA DANTEENOW!!!
@abdirazakhussein4339
@abdirazakhussein4339 9 ай бұрын
Classic somali music
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
Ala yaacizak sxbkay waayo waayo kaydka fanka omar seerbiya
@abdiwahidbotankl4652
@abdiwahidbotankl4652 3 жыл бұрын
Inaan miirsaday ha moodinine Maankaygii iga raacaybaa maqane💔
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 3 жыл бұрын
Ramadaan kariim cumaroow
@aligambe1734
@aligambe1734 3 жыл бұрын
Woow😍😍 mhsnid yaa cumdaha 👌
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Mowtkaa meeraya Hadaan ooyo markale Adigaan kuu maqanee Ha murugoonineey....!!🥺🥺
@shaafihanad9935
@shaafihanad9935 3 жыл бұрын
Mowtka meeraya hadnu i-----adigan kumaqne ha murugooney
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@shaafihanad9935 🔥
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Mawdkaa meerayaa hadaanu i makalin Adigaan kuu maqnee ha murugoon🥺🥺
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Maankii iga raacay baa maqaneey...!! 💔
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 Inaan miyirsaday hamoodina'e🙈
@aal-alimi-805
@aal-alimi-805 3 жыл бұрын
Waa Laxankii Maxamed Saciid GuRoonJire Aun 👍🏼
@mohamedibrahim5608
@mohamedibrahim5608 Жыл бұрын
Waaw
@mahadabdullahi8478
@mahadabdullahi8478 2 жыл бұрын
Waayo waayo mala hello doonaa qof buuxisa booska cumar dhuule
@AwaysElmi
@AwaysElmi Жыл бұрын
Laxanka si miyar qaba ayunbaad u dhageysan kartaa marka uu tumaya Xudeydi Wiilka uu ahaa Macalin kiis Kabanka ee Cumar Mahdi uu qaadayo Allaha u wada naxariisto
@yoondheermedia
@yoondheermedia 3 жыл бұрын
Seerbiya Waan Kusalamay Zxp Waa Eesh Calaa Kaban Hadii Aan Xudaydi Tumayna Anigu Ma Aqaano Gacmha Xadhkaha Cuudka Tumaya
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Asagaa tumaayo sidaan filaayo😪
@garanuug1289
@garanuug1289 3 жыл бұрын
Sidaan sawirtay laxankan miyir iyo codka kale ee Jiib isku majlis ayaa lagu tumay. Waayo, kabanku waa kii Xudeydi, dhexyartana iigu dara
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Ciil Kaar Miyir Murug Nugul Laxamadaas oo dhan hal fadhi baa lagu tumay
@BuuxCiise-df9jc
@BuuxCiise-df9jc Ай бұрын
Dhexyartu waxan filaya Baajuuni AHUN
@abdiwahidbotankl4652
@abdiwahidbotankl4652 3 жыл бұрын
Iyadoo lyrics soo daa ereyada
@garaadyusuv8545
@garaadyusuv8545 Жыл бұрын
Adigaan kuu maqnee Hamurogoon 7:48 😢
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 3 жыл бұрын
Wanku taagyeera dhabti Subscribta igu Siyaadiua soomaali weeyney ❣️Hoobalkii caanka AHAA ❤️❤️🖐️🖐️
@abdiqaniosman4924
@abdiqaniosman4924 2 жыл бұрын
Codka cumar dhuule iyo gacanta xudaydi marka la isku daro runtii wax loo dhigo maleh shaqaraar weeye .
@caligaab2000
@caligaab2000 3 жыл бұрын
Please yaan la kufsan fanaka Tani maaha MURUG.
@ismaaciilmacalimcabdulle4425
@ismaaciilmacalimcabdulle4425 3 жыл бұрын
Miyir aaba la yiraa miyaa laxankaan eebow ustaad cumar seerbiya sidaa noogu doo gudbi
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Olol Wiilo Sigad Caweys Ladaab Jaleec Dhalad Xasuus Higsad Hinqad Rakaad Gargaar Horseed Sululixis Jalaaliyo Tawaawac Yaa is gaaray waa 63 Naaxiyadood meelahaas
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
Higsad waxaa kaloo ladhahaa nugul..waxaad kalood ugaysaa laxankii madiix ereyada lagu qaadana waxaa ka mid ahaa: Wadada loomaruu wadyaallayee Wardheer dalwanaagsanaydaayeey
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 raaxeeyee Banaadir Xaafuun Subcis Jiib Heesaha qaraamka ama qaraamiga waxaa lagu qiyaasaa ilaa 93 laxan cidii macluumaad i gu dhaanta inoo faa'iideeya
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@abdul-majiidabdinasir higsad & Nugul shaqo isku malaha waad helaysaa iyadoo labada naaxiyadoodba fanaaniin kala duwani qaadayaan Erayada aad soo qortayna hal laxan gaar uma laha Codkaad rabtid baad ku qaadi kartaa
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
Haa waa runtaa..lkn maxamed cabdi yuusuf,tubeec,gacanlow iyo guroon jire ayaa ku qaaday intaan arakay laxanka madiix ereyada aan soo qoray..lkn waa runtaa laxankii ladoonaa lagu qaadikaraa..mahadsanid sxb..
@abdiwali15_london
@abdiwali15_london 3 жыл бұрын
Cumar 10 dance ee laylatul qadarka ayaad adna laxan la ordaysaa Subxanalaaaa
@anisohirsi2702
@anisohirsi2702 3 жыл бұрын
Sheko wahabiyada kala tag halkan
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
@@anisohirsi2702 rageedii intaan dhihi lahaa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@anisohirsi2702 Cajiib!!
@maxamedxuseen7369
@maxamedxuseen7369 2 жыл бұрын
@@anisohirsi2702 naag meel loo wataad tahay midhaa
@KABERIO04
@KABERIO04 Жыл бұрын
​@@anisohirsi2702hhhhh jawab tadha iga qoslise nio Heesa dhuule lagama marmo❤
Qaraam: Laac
10:27
Goray Haldhaa
Рет қаралды 31 М.
MURUG | CUMAR DHUULLE | JEBIYE | DUNCARBEED | LYRICS
11:14
Qaraamyahan
Рет қаралды 37 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 46 МЛН
cumar dhuule | maruun waxad tidhaahdaa maxamed waan Ku jecelahay
10:33
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
19:12
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 150 М.
Laxanka Murug - Maxamed Saleebaan Tubeec Aun
7:36
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 18 М.
Xaafuun
7:38
ADDE JAMA
Рет қаралды 9 М.
Cumar Dhuule Ahun | Laxanka Jiib
8:40
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 11 М.
Qaraam :Jiib
9:09
Goray Haldhaa
Рет қаралды 30 М.
Magool Raaxeeye
12:05
Hoodaale Channel
Рет қаралды 28 М.