Laxanka Raaxeeye - Saalax Qaasim Naaji

  Рет қаралды 12,989

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 3 ай бұрын
Saalax qaasim naaji 🔥🔥
@ismaciilbashe8430
@ismaciilbashe8430 6 ай бұрын
"Mid aanay hooyadeed hoheey odhanoo Habaar waalid aan habeeen aragoo Wakhtigu u hagaagay baa tahay!"
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Mid aaney hooyadeed, Hooheey odhanoo Habaar waalid aan, Habeen aragoo Waqtigu u hagaagay baad tahayee 😱😱😱😱🔥
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Hareerigaa hawd hadhkiisiiyoo Hawada nafta u hirtay tahay sxb😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Waad I dawaysay saaxib Kkkkkkk
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 Mahadsanid sxb.
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 жыл бұрын
Sharafbaad Leedihiin Barkhad Iyo Saaxibkeen Mr Qaraami
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb.
@bursalahmediaproductionbmp709
@bursalahmediaproductionbmp709 2 жыл бұрын
Good night lipaax degmadii bursaalax ee gobolka mudug baan caawa ku caweynayaa safar dheer ka dib.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Habeen Wacan Oo Wanaagsan Sxb Iyo Hor mar Wacan baan ee yahay Dagmadii Bursaalax Ahayd💖
@somaliamusic5651
@somaliamusic5651 Жыл бұрын
mid aaney hooyaded hoheey odhanoo habaar waalid aan habeyn argoo wakhtigu u hagagay ba tahye aha haa ha baqan ane ii busharee hareeri howdka hadhkiisiiyoo hawda nafta u hirtaa tahee alla hawada nafta uhirtaa tahee aha haa ha baqan ana ii bishaaree wayaha dunida ba nin weydahayiyo wanaah nin qaba walaalo ahe alla wanaah nin qaba walaalo ahe aha ha baqan ana ii busharee wayaha dunida ba nin waydahiyo wanaag nin qabaa walaalo ahe ❤❤ laxanka wa keni la ahay moye cod wan hayaa
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Waan keeni karaa sxb Codna Waan hayaa Balse Kaban baanan hayn
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Saalax bartiii gaalka ayuu dhigay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Waah waah yaa gacan libaaxle 🔥🔥🔥 Khabiir daal baan basteey ahaaye waan nastay 😂😂🙌
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
😂😅 Haa heey sxb🙌
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 🥰🥰😂😂🔥🔥
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 жыл бұрын
Adeer wacdiga masajidka la aad. Inuu guriga iigu yimi ayuu leeyahay naga dami waan kuu duceyni. Ana caawa samacad ayaan ku xeray.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Cajiib sxb.
@hodanissah2024
@hodanissah2024 2 жыл бұрын
Axyaa qaraam
@sitsuhuur9169
@sitsuhuur9169 2 жыл бұрын
Yaa salaam cod raaxaleh
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 2 жыл бұрын
waaaaaw
@suleimanweraro751
@suleimanweraro751 2 жыл бұрын
Yaa salaam
@suleimanweraro751
@suleimanweraro751 2 жыл бұрын
Subscribers badan hadaad aragtid aniga ayay iga timid iyo asxaabtayda
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 жыл бұрын
Salaax qaasim
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/a4Wshnl5oa6Yn7s War ninyohow saalax qaasim iyo khadra jawhara iyo luula oo dhammeystiran ma haysaa?
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Ma arkin sxb iyadoo Full ah heeskaas.
@adacomps-sports9324
@adacomps-sports9324 2 жыл бұрын
Hit song enjoy
Laxanka Soodaani - Cumar Dhuule Cali Aun
8:30
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 8 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 56 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 6 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 33 МЛН
Saalax qaasim ( Malaha jano wey hadhay
12:17
Qarami Media Pro
Рет қаралды 44 М.
Laxanka Murug - Maxamed Saleebaan Tubeec Aun
7:36
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 17 М.
Saalax Qaasim
9:08
Bartamaha
Рет қаралды 310 М.
Cumar Dhuulle - Laxanka Jiib.
8:37
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 80 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 70 М.
Laxanka Raaxeeye - Tubeec Aun
6:07
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 18 М.
Laxanka Miyir - Cumar Dhuule Cali Aun
9:37
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 13 М.
Khadra Daahir  iyo Saalax Qaasim Xull
12:51
Arag Channel
Рет қаралды 90 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 56 МЛН