Leexo: Hees, Qiso iyo Gabadh || Maqalkii 4AAD || Siciid-Beegsi

  Рет қаралды 8,190

Miyir Podcast

Miyir Podcast

2 жыл бұрын

[....] Abwaan Bidde, run ahaan, waa badweyn, wuxuuna leeyahay fan iyo taariikh hodan ah, iyo sheekooyin nololeed oo kala jaadad ah. Haddaba qoraallo kale ayaynnu kaga faalloon doonnaa Abwaan Bidde, nolol iyo fanba, laakiin warbixintani waxay ku eg tahay sheeko keli ah-LEEXO. Waa qiso jacayl oo taariikhda iyo fanka Axmed S Bidde waax ka ah. [...]

Пікірлер: 13
@saidwarsame1170
@saidwarsame1170 2 жыл бұрын
Waa cod hallaasi ah iyo qiso cajiib ah. Mahadsanid saaxiib.
@cabdiqanijabane1666
@cabdiqanijabane1666 2 жыл бұрын
Hore u soco wll sakariye
@maxamedcaddaanni
@maxamedcaddaanni 2 жыл бұрын
Gaaladu markano kale waxay yidhdaan another level 🔥
@omarahmed83
@omarahmed83 2 жыл бұрын
Salaan sare saaxiib Zaki Xaashi, waan la riyaaqay mawduucyadan aad codaysay aad ayaan kuugu hambalyaynayaa.
@miyirpodcast
@miyirpodcast 2 жыл бұрын
Salaan lamida saxiib. ❤
@omarabdirizakadam8415
@omarabdirizakadam8415 2 жыл бұрын
Waa muuqaal aad uqurux badan. Codka ayaan la sii dhacay.
@miyirpodcast
@miyirpodcast 2 жыл бұрын
Mudnaan.
@hal-karaan4755
@hal-karaan4755 2 жыл бұрын
"Haddii aan dhulkaygow" Ma hubtaa in Bidde leeyahay, waxaan is ku maqlay nin layiraahdo ina dabagooye oo walaal la ah xariir oo ahaan jiray gudoomiyaha waqooyi galbeed beri samaadkii haatana ah hogaamiye dhaqameed ka mida hogaamiye dhaqameedyada soomalida.
@sidiiqmaxamuud4532
@sidiiqmaxamuud4532 2 жыл бұрын
Ustaad siciid beegsi
@ayaansiciid765
@ayaansiciid765 Жыл бұрын
Kaamabokor oo kamid ahaa kammamkii loo qaxay buu Aroos koodu Ka dhacay bn maqlay
@nurismail9432
@nurismail9432 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal Zaki 👏.
@miyirpodcast
@miyirpodcast 2 жыл бұрын
Mudnaan.
@dhambaalmedia3846
@dhambaalmedia3846 2 жыл бұрын
Inaba cadi maaahan chanelkan shaqo wcn sxb
Waa iska Xaal Adduun!
27:32
Miyir Podcast
Рет қаралды 5 М.
Qisa Dhab ah: Jaceylkii Abwaan Axmed Saleebaan Bidde
8:22
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 18 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 28 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 33 МЛН
Aabbe La'aanta iyo Eebbe La'aantu Maxay Wadaagaan? Qaybtii 1aad.
15:37
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
Qisada laba hees oo uu qaado Maxamed Mooge.
6:51
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 25 М.
CODKA UBAX: Murtida Maansada URUGO
45:11
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 36 М.
Sooyaalka Fanka Banaadiriga
41:05
Astaan
Рет қаралды 11 М.
Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi
28:58
Qarri Jiqood
Рет қаралды 848 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН