Axmed Cali Cigaal | Caynkii Arawelo | Audio Only

  Рет қаралды 48,225

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

6 жыл бұрын

►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music
dhaanto dhanto hees somali music somalia waaberi caweyska dalmar dalmar46 somalia somaliya djibouti jabuuti muqdisho mogadisho hargeysa jigjiga hargeisa burco budul kafeya staahil geenyo salma shabcaan las qoray bosaaso galkacayo berbera kismayo baydhabo beledweyn dhuuso mareeb jowhar marka dhagax buur ogaden jig jigga jiga duire dhabe goday east africa gaarisa garowe canood Djibouti people Somalia

Пікірлер: 18
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 26 күн бұрын
Heeska "Arraweelo" waa mid kamida ah heesaha uu hal-abuuray Allaha Janeeye Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Ciise (Singub), halka laxanka iyo luuqdaba uu israacsaday Axmed Cali Cigaal. Waxaa'se xusid mudan in keydka diiwaanka heesaha ee Raadiyo Muqdisho uu heeskan galay 15, April, 1971.
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Waa ereyadii philosopher kii waynaa ee ku xeel-dheeraa cilmiga xidigaynta iyo dayax raaca AUN abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub. Iyo laxankii, music iyo codkii hobolkii waynaa Axmed Cali Cigaal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@odaygooni2212
@odaygooni2212 Жыл бұрын
Heestan wllhi xasuus fogbay i galisaa😢😢😢😢😊
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 3 жыл бұрын
AxmeD Cali Cigaal fanaan qaran ❤️ Cod aad u mcn buu ale ku manaystay 👌❤️
@faanooleonline4386
@faanooleonline4386 Жыл бұрын
Axmad cali cigaal waa cajiib heestaan qaraami qiima bdn ❤
@mohmedmahadosman128
@mohmedmahadosman128 4 жыл бұрын
Heestan aroos baan ka qaaday intii laysoo kiciyay
@abdiazizcumeyr5491
@abdiazizcumeyr5491 5 жыл бұрын
Ahmed Ali igal fanaan qaali ah bashaash ah sheeko badan allow nodaa
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 2 жыл бұрын
Hadal caad Ku Jira iyo Carab dalab leh bay dilay iyo Ciidama alloooow Axsan yaa fanaan axmed Cali cigaal
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
Markii aan ku caashaqay Talo iga culuslaato Iga cayn wareegtee Nabsi ceelalyooy maqan Rabina waan cuskanayaa Calafkuna ma baaqdee Caynkii araweeliyoo Cadow haygu noqoninee Mar uun ii calool dabac 😪😪😪😪😪😪😪😪😪 Ceeb male jacaylkuyoo Waa dowlad calanloo Cidi lama hadlaysee Cilad eebe keenaa Dadku igu canaanto Cudurdaar u yeelee Caynkii araweeliyoo Cadow haygu noqoninee Mar uun ii calool dabac 😭😭😭😭😭😭😭😭 Adigaa cawa leh oo Caafimaad ku maalo Ku caweeya nabadee Hadal caad ku jira iyo Carab dhalab ladayninee Iyo ciddo maaloo Caynkii araweeliyoo Cadow haygu noqoninee Mar uun ii calool dabac 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Carra laga hayaamaan Anigiyo ciyowgu Ku caweys jirnaa Gantaalaha cadceedaa Yaan ku caga gubyoodoon Cidlo weshi moodee
@mohaabdul7661
@mohaabdul7661 5 жыл бұрын
🙏❤️Ahmed Ali Cigaaal 💯🔥💥
@mohomedxashi5286
@mohomedxashi5286 3 жыл бұрын
Gantaalaha cadceedaa yaan ku caga kubyoodoo cidlaan weheshi moodee legend axmed cali cigaal Hal abuurka ereyada Codka dahabiga
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Waa heesta kaliya eena ka daalin anoon ujeedana udhagaysanaynin
@mohamudabdilahi6305
@mohamudabdilahi6305 4 жыл бұрын
Waalee waa heees qiimo leh
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 4 жыл бұрын
Heestii Caraweelo 16.12.2019 baan ku macsalameynaya
@zharmarkeizmaciil2453
@zharmarkeizmaciil2453 3 жыл бұрын
Axmad cali cugaal❤❤👍👍
Axmed Cali Cigaal | Heestii Garqaado Jacaylyahow | Audio Only W/Lyrics
6:14
Amina Cabdilaahi & Axmed Cali Cigaal | Ambabaxay
11:07
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 111 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
Axmed Cali Cigaal | Heestii Dabaal | Maxaad Sheekadeene Nacas
7:15
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 95 М.
Darmaan feat Saado Ali Warsame
7:53
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 8 М.
AXMED CALI CIGAAL HEESTA WADNAHAAD LA BAYDHAA
10:25
Maal TV
Рет қаралды 409 М.
XAQIIJI FANKAAGA NAGIIB WADNEKAABE XUSUUSTII  AXMED CALI CIGAAL
5:35
Axmed Cali Cigaal - Ma Dayaxaad Degtaayoo (Hees Kaban)
9:43
Ik Hajji
Рет қаралды 138 М.
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 95 М.
He doesn’t like illusions
0:17
V.A. show / Магика
Рет қаралды 8 МЛН
Smart thief😳 لص ذكي…
0:19
MARYA & AMINE
Рет қаралды 73 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 18 МЛН
Спит с ОТКРЫТЫМИ ГЛАЗАМИ! 😱😴
0:25
Взрывная История
Рет қаралды 5 МЛН