Khiyaali mustaqbalkan run baan mooday . istaqfurullah muuqaal buu ahaa 😢😢😢 lakin Ilaah ha inoo rumeeyo😊😊❤
@AsadAliKhanKhanPapa Жыл бұрын
Laakiin ogow in dadaal iyo istaag Loo baahanyahay Sababtoo Ah Annagu waxaan nahay jiilka cusub ee mustaqbalka Dhaw iyo Kan fog ba mar uun dadkeenu way baraarugi doonaan insha Allah
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@AsadAliKhanKhanPapawaan hubaa in xaaladaan aan lagu sii jiri doonin kaliya waxaan jeclahay inay noo soo deg degto inkastoo waaqaceenu uu ka fog yahay videogan mala-awaalka ah ummad kasta oo adduunka horumar gaaray dhib iyo dagaalo sokeeye way soo mareen lkn intaas kadib caqli iyo aqoon ayey adeegsadeen wayna horumareen annaga haddii aan Soomaali nahay wadadaas wadadii nagu toosin laheyd xitaa ma hayno
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
Aad iyo Aad ✔️👍❤️🇸🇴❤️
@mohameddeck9053 Жыл бұрын
Waan mashquulsanaa markaan daawanaayay muuqaalkan waan yaabay goormey soomalia midowday ayaan isdhahay illaa aan mardanbe soo bilaawo muuqaalka oon fahmo illaahow wadankeeni oo nabad ah na tus
@ayuubabdisamadabdilaahi6154 Жыл бұрын
Ilaahow naga dhig kuwa quranka io sunada nabiga nnkh lagu dhaqo aamin aamin aamin ❤
@AsadAliKhanKhanPapa Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin wll insha Allah
@AdanSharif123 Жыл бұрын
Aamiin
@Shaamil-BasayevАй бұрын
Aamin Aamin yaa rabi
@Soomaaliweyn1 Жыл бұрын
Ustaad aaad ayad umahad santhay runti mufakirinta somalia u ifaayo ayad ka mid tahay runti , allow dadkena mideeey yaa rabi gorme ka baxena dulmigan midnimo aya na deqda✊🏼🇸🇴🦁
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Жыл бұрын
Qaab darada naga daa shalay waxaad laheyd ruuxba meel ayuu ka soo jeedaa somaliland miyaa burburtay nagala tag cawaanow shabaabkii miyaa jabay jeegaanta shabaabka miyaa ajaanib la dagaasho islaamka waa u cadow shabaab iyo jeegaanta ma unukaa gaalo iyo ajaanib u ahaa
Ustaad run ahaan waan rumaystay allah noo rumeeyo waa maalin jimca ah yaa allah ilaahow midee quluubtoodana isu soo duw
@Khalidslow Жыл бұрын
amin yarabi😭😭😭😢❤❤❤
@zaynabhasan5280 Жыл бұрын
نسال الله العظيم القادر على كل شيء ان يحقق هذا الامر # الصومال 🇸🇴 عاصمة الاسلام
@abullomar8085 Жыл бұрын
Amin
@Caqli-Fur Жыл бұрын
Bro, you got the point. Our problem is external not internal!
@CampusChronicles12-d5i Жыл бұрын
Insha alah anaa rumayn doona isoo duceeya
@MohamedHassan-fy6yw Жыл бұрын
Mawduuc aaad iisoo jiitay runtii
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Жыл бұрын
wallahi zxp ana is odhan jiray hadi wadada sida shiikh jabutawi shiikh mustafe shiikh clrashiid shiikh umal iyo wadada kale lo dhan laha somali mideya way mideny lahayen ❤
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Жыл бұрын
Shiiq umul kuye kkkkkk kkkkkk kkkkk Goojacade ayuu ku fadwodaye ma kaas ayaad laga sugaa cadaalad Ruuxa maslin cad riyoodaa goormow hurdaa????
@Ibo.Media. Жыл бұрын
Inshallah way dhici wax badan oo aad saadaalisey ayaan arkey oo ay ka mid tahay laascaanood,
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 Allaha ino Barakeeyo 🤲🇸🇴🤲 Dhaman Madaxda so Martay Dalkena Somalia 🇸🇴 Wa Madax Weyna yashena ❤ Mudane Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo❤❤🇸🇴❤️❤️
@aadancabdi660 Жыл бұрын
❤allaha sidaa kadhigo in Sha allaah
@zakiyoung2728 Жыл бұрын
Allow madaxweynahaas inoo Sahal Wlhi gaajo wan u dul qaadan karnaa hadaan nabad Iyo dowlad caadil ah aan heleyno 😢
@cabdikariin3830 Жыл бұрын
Insha allah aniga isku soo sharxayo hawal walina insha allah ana noqonaye ❤❤
@maxamuudalcadaala9079 Жыл бұрын
Aad iyo aad ALLOW sahal
@ciiltirainacileeye9844 Жыл бұрын
Ma garanayo sababta jiilken eega aan sidaan oo dhan ugu nasiib xunahay Alahayoow waan daalney markan somalidii saxda ahayd nagusoo celi
@abdirahmanali7300 Жыл бұрын
Insha alaah maalin uun weey dhici doontaa 🇸🇴❤❤😊
@masonmaxwell3773 Жыл бұрын
Hadalka waa mid wanaagsan 💯 si qoteer ayaa u fikirktay . Waxaan In aan soo dhaweeyo. Adiga iyo aniga ayaa wax ka badeli karaa waa run waa dhab Agaanibka waa mid Xun
@sultanlife5385 Жыл бұрын
it’s about time we should all come together and build our country no more tribalism
@AsadAliKhanKhanPapa Жыл бұрын
Insha Allah brother we will wake up
@nuurahassan9470 Жыл бұрын
Aad soo qortid ma xumee lkn aaway luqadaada 😅
@calimadoobe1814 Жыл бұрын
٠
@nadiirhassan65 Жыл бұрын
Insha'ALLAH kheyr. Waa Fikrad u baahan in ficil loobadalo. Mahadsanid Wll.
@mallaofficial-1 Жыл бұрын
Ilahayow wadankena oo nabadah Aloow natus Nadiga Mahamad ku saliya salalahu caleyhi wasalim Asxabta isobooqda bogiina
@Elmi.451 Жыл бұрын
Merci beaucoup mon frère. Waaa Arin mrwslba aan ku fikiro niyadana ku jirta had iyo jeer
@FM34573 Жыл бұрын
Qisadaan qiyaaliga ah waan kahelay bilowgeeda Allaha run inooga dhigo in aan iscafino oon iskaburino ciidamada ajaanibta
@Aboflah_Gaming23 Жыл бұрын
Run ahaantii xaqiiq ayaan moodayba farxada iga shey wlhi marumaysankartaan waan ilmayn gaadhey farxad awgeed waxn ahay inan dhalinyara oo reer hargeysa ah allaw xaqiiq ka kadhig madaxweynahasina aniga ayuu noqon donaa insha'allah. 🥺🥺🥺
@samirasamani8298 Жыл бұрын
Wx wlba oo dalkeena horumar ku ah oo diin iyo sunaha lagu dhaqaayo raali ayaan uga noqoneynaa allah kuu kaso hadaad jeceshahay❤
War nio bilaahi calykum hanugu soo raajin muqalka kan xiga hore noogu soogali.
@Saciya306 Жыл бұрын
ASC sxbo. Anigabo siiyasada ku fiiican ee noqo madhax .wlhiii wan ka helayi Hadhalkaga sxb . Goleyso adiga broo
@QALFOOFtv Жыл бұрын
The legendary big like 🎉🎉
@bininshaar1044 Жыл бұрын
9 Billon__Aad iga ixtiraam basan tahy❤❤❤❤
@xaalixashi5385 Жыл бұрын
Lkn sbb Qatar iyo Malaysia aad u dooratay inay noqdaan kuwo noo soo gurmanaayo ?
@KhaalidAbdi-cu3gk Жыл бұрын
Illahayow namidee ameen 2030 alle run hanoogadhigo❤
@abdiaboubakar184 Жыл бұрын
Ilaahow no rumee qiyaaligaa
@ahmedsaadiq18 ай бұрын
Allah ayaa weyn tabinta ustaad waxaan ba umaleeyay inuu tabinaayo dhacda dhacday
@Ahmed_Abdi Жыл бұрын
😅 wxn ku qosley waxkale maaha WAA halkan ha'inoo joogto😅
@abubakarmohamed3525 Жыл бұрын
riyo mcn oo halmar laga kiciyay😂
@MohamedAhmed-ly4yg Жыл бұрын
Allow riyadan noo rumeey
@ruunmaxamud6724 Жыл бұрын
Yaa Allah dowlad caadil ah nagu arzaaq waan daalnay runtii😢🤲
@SucadaOsman-i3b Жыл бұрын
Amin❤
@Hassan-lx5kj Жыл бұрын
PLZ PART 2 WALAAL MAHADSANID
@ZamierHazzaN10 ай бұрын
Ustaad rashiid dadka qaar kuu mododo inaad wax saadalineyso lkn aniga waxey ila tahay in dadka rabo xilikas doorashada hadey jiraan inaad dhaheyso walal sidan samey ama aad siineyso talo iyo tusaale m.a war dadoow shishiiyaha aan burino 4.5 meesha ka saarno caadaladana aan ku dadaalno ❤❤❤❤
@dahirdayib7558 Жыл бұрын
Kaasi wuxuu ahaa FARMAAJO.
@zakiyamcabdulahi516 Жыл бұрын
Dictatorship is not the solution of our country🇸🇴 idiot.
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Dufkubax xarmajo kulaha
@MUNOXAAJI-u4j3 ай бұрын
Masha allaah
@cantarsaanaa4134 Жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa sadashaada inay run noqoto sxb
@hayaatabdi3138 Жыл бұрын
Allow natus yaaarabi🤲🤲 wlhi ilin yaaa igu soo istaagtay😢😢😢😢
@dalkiisomaliya3352 Жыл бұрын
Asc waa fiicnalaheed in ay tahay run oo aysan noqan riyo ee noqato run
@zakiyamcabdulahi516 Жыл бұрын
anaga reer muqdisho haddaan nahay Farmaajo dhiigyacab dambe kale madaxweyne noo noqon maayo intii aan taageernayna Ilaahay hanaga cafiyo aamiin
@ramadancade8691 Жыл бұрын
Hda qabiil maadku ncysaa mise waxkld ku ncysaa bl sheeg?
@trlkadan3257 Жыл бұрын
Najis abaal laawe ah baa tahay
@zakiyamcabdulahi516 Жыл бұрын
@@ramadancade8691 Ilaahay haku caafiyo waad xanuunsantahay qabiil kama aanan hadal ee waad jirantahay cuqdadna waad qabtaa.
@@qalbidaryeele he killed, tortured the muqadisho people he was brutal Dictator.
@Somfitness Жыл бұрын
insha allaah
@aminaxasan498 Жыл бұрын
Fikaradani aniga igama gadan khaladan ha i fahamin. Sabata an iga gadanayn hada iwaydisan? Sadex caqbadod oo ayaa midanimada somali ka socona laday ayaa jita sababan u ha burbuka somli. dalad muqalka an ku dawanay qeebted kowad wali laguma xusun ee bal an sugano qaybat xigat inshallah markasa sheegi dona fikirken
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
😭😭😭نشعر باقهر عندما سمعنا صومال موحدة لكن ربنا يستطيع
@AsadAliKhanKhanPapa Жыл бұрын
Waxaa muuqata In Aan u wada qiiraysanahay in aan Dib uu midawno Maalin uun waan midoobi doonaa insha Allah
@ilyesRajaa-cb4ne Жыл бұрын
😢😢weey dheceeysaa ani idoorta soomaaliyeey madaxweeynaha soomaliya
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Insha allah😂😂
@AbduwaliJama Жыл бұрын
😢😢😢 Allow inoo rumee adaan ku barineee 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@siisey098 Жыл бұрын
M.a.... Culimda in la shiriyo aniga waan qapaa .!
@yahyahassananshur3705 Жыл бұрын
Waxbo Kama Jiraan Asagaba waxuu ahaa tuug kale Qaain ah ,ilaaheyna Allah Naga dulqaado sedaxdooda ba waa Qaainul wadan
@calanside95 Жыл бұрын
Ustaad riyadan wey macaantahay
@Junanilll Жыл бұрын
Wlhi yarkan rajo ayuu nagaliyay 😢😢😢
@saddam_bulle Жыл бұрын
Waa riyadii ugu feecneed 😂
@AbdibasidGarad-jn1ty Жыл бұрын
Sidee dhaqaalaha wadan, shirkad, group ama shakhsi kor loogu qaadi karaa sodokale wax nooga sharax graphic designers ku waamaxay, wa shaqo noocee ah sidee looga faa idi karaa ,barashadeedu wa sidee? Wad mahadsantahay
@AidarosHassan Жыл бұрын
Waxan Raba Somalia Mideyo 1 Dalka sharciga Islama Ayan Ku Xukumi Laha 2 Alshabab Ayan U Yidhi Laha Wana La Xisabti Laha Waxan Waydinaya Fikirkoga Iyo Waxay Raba 3 Qof Waliba O Dalka Iyo Dadka Dhawacay Sharcigan Horgayn laha 4 Cidanka Ayan Dhiis Laha 5 Dalka Waxan U Sameyna Laha Meel Dalxiiska Lo Tago 6 Dhalinyarada Shaaqo Abur Ayan U Sameyn Laha 7 Macdanta Iyo Wax Waliba Oo An Qaani Ku Nahay Wan So Sari Laha 8 inta Kadibna Dalka Calamkan Ku Xidhi laha Waxan Sameyn Laha Waado Taren Sii Ay dalxisayashu U So Racan Iyo Garono Diyarado O Wawayn 9 Wax Barashada Schoolka Waxan Ka Dhigi Laha 9 Sano 3 Sano O Tugsi Hose Ah Iyo 4 Sano O Tugsi Sare Ah Iyo 2 Sano Oo Schoolka Farsamada Gacanta Ah Ma Jireyso Madarisad wakhti Gaar Ah Lo Dhiiganayo 3 Sano Aya Tuugsiga Hose La Dhiganayo Aya Qura.anka Lagu Dhiganaya 10 Marku Dalku isku Filasho Dhaqale Gadho Waxan Sameyn Laha Inan Dhalinyarada Isku Guriyo Shaqo aburan U Sameyo Waliba Beraha iyo Wixi Kale Ee la Mid Ah 18 Jir markay Gadhan Qof Waliba O Gurdon Ah Haystana Gabadhu Gursan Laha Wan U Gurin Laha 11 Dadki Dalka Ka Cararay Ee Yurubta Tagay Markay Dalka Ku So Noqodan Kama ahanayan Wadaniyin Ee Waxay Marayn Xaladi ay Ku Maran Wadamada Ay Ka Yimaden Mid Ka Daran 1 shariciga Waxay Qadan Karan 5 Sano Kadib O Ay Shaqayn Karan Passportka waxay Qadan Karan 10 Sano Kadib O Ay Fari Garan
C.rixmaan makuugu duceeyaa in aad madaxwaynahaas noqoto
@yurubmaxamed6847 Жыл бұрын
Allownosahal kazo kale😢😢😢😢
@MohamedAhmed-ly4yg Жыл бұрын
Madaxwaynihii maladilay marka part 2
@zimba-tq8te Жыл бұрын
Qabta labad sodig plz🇸🇴🐆
@abdiwelibadane3404 Жыл бұрын
Waan u codeyay madaxwaynahaas
@AbdikaafiGuudcade Жыл бұрын
Ilaahow nosahal
@AbdulkadirAbdullahi10 Жыл бұрын
Waad qaldan tahay haddaad aaminsan tahay Argagixisada Shabaab ayaa raba in Dalka Diinta Islaam ka lagu dhaqo kuwaas wllhi waa urur aad uliita Islaam nimo ne wax ay ka yaqaaniin ma jiraan waana cancer ugu weyn ee somalia dhib ku qabto sidoo qabyaalada dalka meesha uuka dhaqaaqi la'yahay ayey koow ka tahay qalbiyada umada Soomaaliyeed Allaha isku furo in la is cafiyo oo wadan shareecada Islam ka ku dhaqmo aan noqono Allaha noo kaso.
@Shakureyy Жыл бұрын
Muuqaalkan waa Mid Qayaali Ah 0:00 0:02 Ina Hadalkaas Dhahda Ma Qurux Badna Lkn Qayaali Somali Laga So GaaRaY Edit ✍️ Qeybta Labad Fadlan CASHAR MUHIIM AH 💥🦅
@yuusufibrahim6987 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@farxiyo_hani Жыл бұрын
Qaybtii 2aad aaway walal
@AncientAchivesUnearthed28292 Жыл бұрын
I.a waxaan rajenaaya madaxweynaha kahadleso Ani inaa noqdo😢😢😊❤