No video

Magool Maanta Maanta (Lyrics)

  Рет қаралды 980,810

VivaSomalia1

VivaSomalia1

Күн бұрын

Waa Heestii Maanta Maanta Maantaa

Пікірлер: 916
@boqoradasomalilan1825
@boqoradasomalilan1825 5 жыл бұрын
tolow yaa ila dhagaysanaya 2019 👏👏👏👏👏👏👏😢😢😢😢 heesa wadaniga markan dhagaysto wan iska qiirooda
@bukhaariqaal8324
@bukhaariqaal8324 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😭😭😭😭
@ishwakelmi2373
@ishwakelmi2373 5 жыл бұрын
😓😓😓baritoolana exm baan leeyhy caawana wn jaasaya😂😂🇸🇴💪❤👏
@abshirshariifmaxamed9281
@abshirshariifmaxamed9281 5 жыл бұрын
01.07.2019
@shafiehersi4899
@shafiehersi4899 5 жыл бұрын
1 julay 2019
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 5 жыл бұрын
I am here
@nouribrahimridwan5998
@nouribrahimridwan5998 4 жыл бұрын
From Djibouti, one somali weyn.. 🇸🇴
@mowliidali8072
@mowliidali8072 4 жыл бұрын
NOUR IBRAHIM Ridwan guul Somali
@maryammohamad9990
@maryammohamad9990 2 жыл бұрын
Salaam brother
@funnytime8098
@funnytime8098 3 жыл бұрын
2021 ninkii daawanooyaa waa qof wadani ah alow mid naga dhig hadaa soomali maxamed scw nahay
@zakariehussien9900
@zakariehussien9900 6 жыл бұрын
Abwankii wayna cali sugule cigaal duncarbeed iyo xaliima khalif cumar magool allh yarxamuh dad aragti dheer
@Apoudyy7
@Apoudyy7 6 жыл бұрын
zack hussien camir duacaale ku xasuusanaya 18/MAY/2018
@mesoudmohammednur2070
@mesoudmohammednur2070 6 жыл бұрын
Ale hana mideeyo FROM HARGEYSA
@OmarMohamed-yn3zy
@OmarMohamed-yn3zy 4 жыл бұрын
Aamin wll from boorama
@mohamedmukhtar3015
@mohamedmukhtar3015 4 жыл бұрын
Runtii wan is jecelnahay Hadan Somali nahay lkn siyasiin iyo caloshod u shaqeystaal ayaa nakala geeyna
@OmarMohamed-yn3zy
@OmarMohamed-yn3zy 4 жыл бұрын
@@mohamedmukhtar3015 waa runtaa wll
@hamzeosman6865
@hamzeosman6865 4 жыл бұрын
Allah hana mideeyo
@amorewadani2584
@amorewadani2584 4 жыл бұрын
@@hamzeosman6865 aamaiiin wllhi wn jclhy ankoo mid ah inaaa arango i.a waana arki donaa hadaa gacmha is qabsano lkin mid bn idin la wadaagi my wlalaheyga markasto salaad tukato AAAN U DUCEENO DALKEEENA HOOOYO
@mahamedhukun8526
@mahamedhukun8526 7 жыл бұрын
Ilaahow soomalia mar nabad igu gee 2021 waxan raba in aan soomaliya dhibka haya ka saaro in Sha alaaah ilahow ugu Garab Gal
@saadiamohamedcjb4994
@saadiamohamedcjb4994 7 жыл бұрын
ameeen ya allah mi abowe ilahey hakugu garab galo insha allah
@awayaaxmed1799
@awayaaxmed1799 6 жыл бұрын
Mahamed hukun hana habarin ilahay 2021 dhib naguma garsiye ilahay hanaga dul qado hada
@walioos.99aljootal2
@walioos.99aljootal2 6 жыл бұрын
Mahamed hukun but How?Aniga wax makugu caawinkara
@royoglu9850
@royoglu9850 6 жыл бұрын
Walioos.99 Al Jootal haa al-shabaab u tag noo soo tuug tuug 😂😂😂
@barotech4015
@barotech4015 6 жыл бұрын
+Walioos.99 Al Jootal yes si fiican wllo
@samSam-pw4wj
@samSam-pw4wj 6 жыл бұрын
Love from Burco & Hargaisa ❤️
@calwaandardar870
@calwaandardar870 6 жыл бұрын
sam Sam2009 M.A
@mahadmaxamed7781
@mahadmaxamed7781 5 жыл бұрын
Thanks
@abdirisakmohamedabdi7702
@abdirisakmohamedabdi7702 4 жыл бұрын
Allow nasiiii isjeceelkii 69kii hamigii somaaliweyn doonidii 60kii igusalaan walaalaheey jeclahay ree hargeyso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Suusahp
@Suusahp 3 жыл бұрын
@@mahadmaxamed7781 aaamiiin yaaa allah🤲🤲🤲🥺🥺🇸🇴❤
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Dont lied to us! Xagay joogta qofka Hargeysiyo Burco is raacinayaa lol
@shahiidmuniir553
@shahiidmuniir553 3 жыл бұрын
Taloow yaa ila dhagaysanaya 2022? We wish peace, tranquility and first class justice for Somalia in sha Allah
@Horrad66
@Horrad66 2 жыл бұрын
VIVA 2078 SOMALIALAND!!
@yaasiinjimcalexasan4291
@yaasiinjimcalexasan4291 2 жыл бұрын
Aniga zxp 022
@ismailahmedabdi471
@ismailahmedabdi471 Жыл бұрын
@boo_899
@boo_899 5 жыл бұрын
I Love my people. I Trust my people and I don't believe in qabiil. Viva Somalia! I Love you All. Stop qabyaalad. Work for peace!
@zamzamzamzam8519
@zamzamzamzam8519 5 жыл бұрын
m.a
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 4 жыл бұрын
Don't believe in qabyalad not qabiil walal
@mariamahmedabdi3606
@mariamahmedabdi3606 3 жыл бұрын
Viva!
@fatahmohamed9909
@fatahmohamed9909 2 жыл бұрын
Love you too
@susudaaling
@susudaaling 2 жыл бұрын
Sax! Waa sidaa Hi Lol...well said, though there is a distinction between qabiil & qabyaalad. Pls learn difference. Thx. 😊
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Tolow yaa dhagaysanaya 2020? aduun waxaan joogna madaxa kusoconaya fartuun balbalarka iyo mursal faladagan waxay rabaan ha sheegeene Hadaa ijeedo like ii reeb🖕🖕 Allow soomali mid ka dhig
@quruxdumara5277
@quruxdumara5277 4 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhh waku reeebay
@yusramohammed6397
@yusramohammed6397 4 жыл бұрын
Aamiin ilaahow 5ta soomaliyed o mid qura noqotay na tus 😪
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 4 жыл бұрын
Amiin
@hassanabdi939
@hassanabdi939 4 жыл бұрын
Waaladhagaysaa sxpp wliged
@abdihassan199
@abdihassan199 4 жыл бұрын
Wallee beentaa maaha sxb. Afkeenuba ma soo qaban karayo Inaan fanaan ugu wada yeerno Magool iyo Balballaarka ama Tubeec iyo faladagan kkk! Aduunyooy wejiyo badan
@Hamza-rn2zo
@Hamza-rn2zo 7 жыл бұрын
when ever you feel that you're being tribalists listen to this song and feel how deep it is and how everybody loved each other. VIVA SOMALI WEYN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedglucklich6183
@maxamedglucklich6183 5 ай бұрын
Walahi run ayaad sheegtay. Qofkasta oo soomaliyeed meesha uu Doono Haka soo jeedo, waxa Ina mideeya waa somalinimo. Waxa Iman maalin, sida heestu sheegayso
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
heestan xiligi la qaaday la mideesna ilahow maxan u joogi weynay way oo way😭
@safaaabdalla5456
@safaaabdalla5456 4 жыл бұрын
26 june -2020😭❤️🇸🇴💯
@hani1457
@hani1457 3 жыл бұрын
@Team_10_ Queens 1/3/2021
@user-co1dv8lr3o
@user-co1dv8lr3o 3 жыл бұрын
@@kaderaroppleh 17/05/21
@firdausa1348
@firdausa1348 3 жыл бұрын
@@user-co1dv8lr3o 23/05/21 💙🇸🇴💙😭
@queenjijizero5003
@queenjijizero5003 3 жыл бұрын
@@firdausa1348 today is the day let's go 🥳🥳💙🐆🇸🇴🐆💙
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 жыл бұрын
26 June 2021🇸🇴
@ahmedsolutions9033
@ahmedsolutions9033 4 жыл бұрын
Magaalda Muqdisho Degamada Hodan Saacada 1:45 AM Tarikhda 25/june/2020 Yaa daawanaya 2020😢
@mowliidali8072
@mowliidali8072 4 жыл бұрын
Tusiye Channel aniga Kula daawanya bro waxan alle ka rajeyneyna in uu Dib ino mideyo sidi hore si ka wngsan I. A
@maryamaabdiwali4978
@maryamaabdiwali4978 3 жыл бұрын
M.a
@walaalowofficial9536
@walaalowofficial9536 3 жыл бұрын
Waxaa soo xasuustay 2004 maalim Madaxweynihii waagaas dalka c/laahi yuusuf axmed ayaa lagu soo dhaweynaaye magaalada beledweyne xaruunta gobolka hiiraan anoo yar Aa walashey gacanta iga haysay Dadkii soo dhaweeye Ee meesha iskugu imaaday ayaan kujiray Memories never die 😭😭
@maxamedibraahim1355
@maxamedibraahim1355 2 жыл бұрын
Maalinta waan joogay zhp xasuuso hore
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Adun Wa Adun😪 Heestan Waxa Sameyey Aderkay Qali Osman Adan Hussein (Osman Askari) Wuxu Yidhi Waliga Labad Arki Isman Lahayn Hargeisa Horta Dhiman Somali.ba Ku Caydhsano Xabashi Bad Naf Ka Dayi oo Nolal Kula Jogi Ax 😭 Wayna Dhacdat Wuxu Ku Dhintay Qaxontigi Waqoyiga Ethiopia 1991 illahay Ha Ku Naxaristo Adero Amen
@farhiyafarah7506
@farhiyafarah7506 7 жыл бұрын
reminds of Eid when I was kid in Africa ❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 5 жыл бұрын
Wlhi aniga Eida baan maqlijiray
@ihatepeople5083
@ihatepeople5083 5 жыл бұрын
Farhiya Farah Amazing memory
@aliahmed867
@aliahmed867 4 жыл бұрын
Farhiya Farah yes you heard it in somalia
@Shiinkayj
@Shiinkayj 4 жыл бұрын
borobiyo yaqii😍😍
@abdinasirmohamed1499
@abdinasirmohamed1499 4 жыл бұрын
Now you are an adult of where
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari 3 жыл бұрын
Illaahoow aduunka ha iga qaadin anoon arkin dadkeygoo is cafiyey, colaadoo dhamaatay iyo calankoo hargeysiyo muqdishaba ka luxmaaya. From Hargeysa.🇸🇴
@ashoasho1943
@ashoasho1943 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺🥺 💔
@maryuum9678
@maryuum9678 2 жыл бұрын
Aaamiin 😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔
@husseomg1494
@husseomg1494 6 жыл бұрын
Heesaha wadani hada taageerto like ii saara #Somalia #Hanoolato #Somalia weyn
@ayubabshir3270
@ayubabshir3270 3 жыл бұрын
Sxb hees wadani kadhageyso ama iska daay one love somalia
@nimcodareen9051
@nimcodareen9051 7 жыл бұрын
manta manta waxan jeclahay in calanka cirka ma tala laga taago meeshi ugu horeysa eee laga tagay. ... salan ka timid from hargaysa shanta somaliyed ilahayow isku keen viva somalia
@abdisalamsiyat5586
@abdisalamsiyat5586 6 жыл бұрын
nimco dareen h
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 5 жыл бұрын
Amiiin wllo qli ishalllh ❤
@adeshfarah6290
@adeshfarah6290 5 жыл бұрын
Good
@marwanmoha8280
@marwanmoha8280 5 жыл бұрын
@@abdisalamsiyat5586 burco ay ahayd
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 жыл бұрын
@@marwanmoha8280 jigjiga ahyd burco Kulahaa😂
@queenqueen1995
@queenqueen1995 7 жыл бұрын
Maanta maanta waa maalin weyne maanta farmaajo doranayee maanta manta rajaa yelanaye manta 🇸🇴🙌👏🏽👏🏽👏🏽
@basharabshir3427
@basharabshir3427 7 жыл бұрын
princess saafi saafi car cida samaysay sheeg hadaa tariikhda fanka taqanid
@komarockwhitehouseelectron8569
@komarockwhitehouseelectron8569 5 жыл бұрын
Maatnta maanta waa bmaalin weyne maatna farmaajo doranayee maatna maatna rajaa yelanaye manta 🇸🇴 somaila
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Abwaan Cali Sugulle dun-carbeed Waa abwaan reer Somaliland ah mana yaqaano xarmaajo iyo ciyaalkan hada soo shaac baxay Allah hakuu naxariisto dun-carbeed
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 жыл бұрын
@@qacqacosman5716 waxwalba waa isaaqlaan saw ma ah
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
@@seaditeyib9070 Ader murtida iyo Sugaanta Allah aya na siiyey ee cawridu reeban Dhaxalkan awoowyaday aya ka tagay aniga ayaana leh ee adigu mee dhaxalkii awoowyadaa kaaga tageen ee Niikada aha Dee ku faan
@apdaladiaz639
@apdaladiaz639 2 жыл бұрын
maanta somalia god bay ku si dhacday dalka tuuga la wareegtay ilhey umadisa ha u sahlo xalkan adag inshlh dorasho qof iyo cod ah malinki la bilabo ba shacabka ki samata bixin laha imanya✋
@abdicasiscagayare6236
@abdicasiscagayare6236 8 жыл бұрын
allaha ha ku naxariisto xaliimo Qaliif magool
@basharabshir3427
@basharabshir3427 7 жыл бұрын
Abdicasis Cagayare alaha unaxariisti abwankii somaliyeed ee wayna xasan sh muumin gafane
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
@@basharabshir3427 Hhhhhhh ader waxa sameeyey Abwaan Cali Sugulle dun-carbeed
@thiagoalcantra6495
@thiagoalcantra6495 3 жыл бұрын
@@qacqacosman5716 sax
@abdiqadirmohamud8321
@abdiqadirmohamud8321 2 жыл бұрын
Allah haku naxariisto
@newschannelofficialpage2549
@newschannelofficialpage2549 4 жыл бұрын
Yaa iladheegsanaayo maantay oo taarikhda tahy 2020/6/7 maalinkii madaxwayne farmaajo taageeronimo loomuujiyay banaan baxa mogadisho🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️✌
@atikah47
@atikah47 7 жыл бұрын
Maanta maanta waa malin wayne manta.. madaxeen banaane maanta #TeamFarmaajo Somalia hanollaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@soomaalibaanahay6183
@soomaalibaanahay6183 6 жыл бұрын
Fatima 😂
@sofiaahmed2862
@sofiaahmed2862 5 жыл бұрын
Maata maanta waa malin wayne maanta madaxeen banaane maanta Somalia hanollaato
@iskufilanmohamed2913
@iskufilanmohamed2913 5 жыл бұрын
Fatima hambalyo umada somaliyed🇸🇴🇸🇴 1 luuliye🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hambalyo madaxweynahena sharafta leh mohamed Abdullahi mohamed Farmaajo somaliya hanolada🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲
@safiyadakane7186
@safiyadakane7186 4 жыл бұрын
maanta maanta waa malin wayne manta madaxeen banaane maanta # Team farmaajo somalia hanollaato
@tonikross9055
@tonikross9055 7 жыл бұрын
farxadayda waa 100% kurna way usocotaa allaw yaanan farxad la waalan, alxm calaa kuli xaal from somali galbed one love #5somalia
@heliodorberyl9558
@heliodorberyl9558 7 жыл бұрын
toni kross 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙❤️
@anamshinasritubechanel
@anamshinasritubechanel 7 жыл бұрын
I wish this day will come back for us
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 3 жыл бұрын
Cawa waa hbnkii aan maamulka dalkeena dib ugusoo ceshanay ani ma dhahayo maalintii xoriyadee waayo ilaahay ayaa xornimo inoo dhaliyee 1 july 2021 somalia ha noolato
@sirdoon1
@sirdoon1 4 жыл бұрын
Caawa waa xoriyadai 26 juun 2020 like saraa wixi dawaneya
@EritreanPost
@EritreanPost 8 ай бұрын
God Bless Somalia and all Somalis
@aliisse2023
@aliisse2023 6 жыл бұрын
victory will not come until we believe we are victorious in essence. our song will be heard when the weakest among us sings with pride. O Somalia, conquer with honor or don't conquer at all. one love!
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 жыл бұрын
Maanta oo taariikhdu thy 1da luulyo ayn soo booqday allow somali midee 😭😭🇸🇴🇸🇴 from galkacyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kamaludin6111
@kamaludin6111 3 жыл бұрын
Yafirsanaayo 🥺 2021 Insha allah Somalia 2030 waxaan ilahey waxaan katogenaa in oo somali nabadnoogadhigo🥺😭
@abdishakurfuje7744
@abdishakurfuje7744 10 жыл бұрын
that generation was a hundred tom better than us.oh GOD please help somalia and unite it.love yoy somalia my country love you mogadishu and hergeisa
@engrmaa598
@engrmaa598 7 жыл бұрын
abdishakur Fuje maanta soomaali wey midowday wll
@HassanAhmed-sz9xw
@HassanAhmed-sz9xw 6 жыл бұрын
abdishakur Fuje
@Mimi-mq2wj
@Mimi-mq2wj 4 жыл бұрын
@@engrmaa598 is cawii
@mutaze3336
@mutaze3336 4 жыл бұрын
Fax I’m 13 and you’re telling the truth.
@Kakkakakaakak7980
@Kakkakakaakak7980 7 жыл бұрын
Happy Independence Day all my people around the world somalia
@hishamrabiic2251
@hishamrabiic2251 7 жыл бұрын
Mashallah marwalabaan heestaan maqlo wan oyaa😭😭😭😭waayo wandanqadaa ilaahow somalida wada midee🙏
@Kuno2656
@Kuno2656 6 жыл бұрын
ANAGA DHAN WAAN OYNAA SXB
@hamidaabdulah6333
@hamidaabdulah6333 5 жыл бұрын
Am so emotional wallhi today even though I didn’t grow up in Somalia I still love my people my country dhaman somalia hajirto oo ha jogtoo yaa rab
@allym.mohamed470
@allym.mohamed470 2 жыл бұрын
Wxan dhagesanayaa hbn ee taarikhdu thy 2 June 2022 waxa wadanka madaxweyne Dib loogu doortay madaxweyne xasan sheekh 17 maalin kahor ayaana ladoortay wxana Alla karajenaa inoo madaxweyne caadil ah noogu dhigo waxana fooda nogu soo heeso maalmihii xuriyada wadanka waxa kajiro abaaro bahsan allow abaarta Naga saar oo wadankeena nabad ah natusi🤲
@cabdiraxmanibrahimaadan41
@cabdiraxmanibrahimaadan41 3 жыл бұрын
2021 bisha 2 ayan dhageysanayaa allow soomali weyn midey oo naga dhaxsaar qawiilka iyo qabyaalada aammiin ayaa rabbi 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
@qadaryare7819
@qadaryare7819 6 жыл бұрын
We still listen it. We use for hospitality. We use it for everything. Great song to our hears.
@ugaas
@ugaas 2 жыл бұрын
I love you my people, Together we'll make peace, Clans are not a defect, the defect is racism. VIVA SOMALIA 🇸🇴
@deeqoballe2857
@deeqoballe2857 4 жыл бұрын
AduunyÔ "mnTa mnTa wa malinweynYe dabaldaga 1 luulyO 🇸🇴💪♥️💯 2020 Yaa irKa mnTa ayaa wligy DhageYsTy farxdeydâ Lama Soo goobi KarO
@bills1967
@bills1967 6 жыл бұрын
My mom and grandma would always sing this to me. Inshallah I will learn Somali.
@kingabdirixmaan5907
@kingabdirixmaan5907 Жыл бұрын
Why you Learn somalia language Are you somali citizen
@noorabdulleverygood1949
@noorabdulleverygood1949 Жыл бұрын
Xaliimo qaliif haloo duceeyo heesa ha wadaniga dhiiga ku dhaqaajinaya alow kuu naxariiso magool
@jamajokar
@jamajokar 2 жыл бұрын
I love the song and don't understand the words in this story 💯 Guul somalia magool alle haw naxariisto Aamiin 😭
@muniir4388
@muniir4388 5 жыл бұрын
Hawiye Ilahay Waa idinka Jarayaa Dhibaatada aad somalia ugaysteen😭😭❤️
@faisaabduqadir3044
@faisaabduqadir3044 Жыл бұрын
😂😂😂
@Cabdiga
@Cabdiga Жыл бұрын
​@@faisaabduqadir3044😂😂😂😂
@osmamsufi7817
@osmamsufi7817 8 жыл бұрын
alle ha naxariisto abwaan Cali Sugule dun carbeed iyo xaliimo khaliif magool oo qaadaysa
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Ай бұрын
Hestan markan maqlo wan iska ooyaa😭waayo xanuun ban dareemaa markan arko Somali is Cunaysa 2024 iyo aduunku halkuu marayo ilaahow Quluubteena midee wan daalney😥
@nimosuleiman9493
@nimosuleiman9493 4 жыл бұрын
Somalia independence day Allah mar labad hanoosoo celiyo karaamadaydii💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sapnuushpea1973
@sapnuushpea1973 2 жыл бұрын
12april malinta ciidanka somaliyeed❤️mdxa nafurn mant manta❤️‍🔥📿🌙ramadn krm
@anwarcumar6124
@anwarcumar6124 2 жыл бұрын
Sido kle apayo
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
maanta maanta madaxwaynaheena Farmaajo guul iyo gobanimo 5 ta somalia😍❤
@somali-advocate1029
@somali-advocate1029 7 жыл бұрын
I love the old traditional somalia 🌷🌷🌷❤❤❤😭😭😭😭😭 alhamduliLlah
@amtaazhkum6816
@amtaazhkum6816 7 жыл бұрын
I love the old traditional somalia kii aan ku rayno allaha inooga dhigo farmaaji
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
دلوعة ابوها alhamdulillah xabiibti😍
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
siman axmad aamiin mcnto somalia ha noolaato ❤
@hanadshariff3739
@hanadshariff3739 7 жыл бұрын
I love the old traditional somalia
@maryammohamad9990
@maryammohamad9990 2 жыл бұрын
Proud to be Somali
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Ereyadii Abwaan Cali sugulle dun-carbeed Allah ha u naxariisto Viva Abwaanada Somaliland
@samanmahad7532
@samanmahad7532 5 жыл бұрын
Qacqac Osman wa sababta aysan somali waqoye la,aan dowlad use ahaan jerin wax walba qaata oo dalko idenku iden baahan yahay walalayaalow dadko way is delaan ee side hore ka wngsn noqda oo dalka iyo dadka somaliyed iyo kuwa maqanba dheb ayaa haysta ee aan gacmaha is qabsano
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
@@samanmahad7532 Wllo horta waxad tahay qof caqli badan lakiin xiligan hada LA joogo suro gal maaha inay Somaliland dib usoo noqoto Wllo kuwii koonfurta ayaa 6 dawladood ukala baxay oo dagaalo iyo dawlad LA,aani ku dhacday Markas haday Somaliland dib usoo laabato waxa nasoo gaadhaya dagaal diimeedka khaldan iyo qabaa,ilada diriraya
@budhintiibay8574
@budhintiibay8574 5 жыл бұрын
Qacqac Osman wasaxanthy zxbee
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
@@budhintiibay8574 Thanks zhp
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 3 жыл бұрын
waxa curiyay abwanki wayna ee cali sugule duncarbed malinta somali way isracsanayd mantana wa 5 dal 2021 llove you somaliland forom burco
@nej9015
@nej9015 4 жыл бұрын
This reminds me of my childhood, nostalgia ❤️ waaxa soo xasustay somalia iyo marka yaareey. May your soul return to inspire us all!
@aminadunkal7360
@aminadunkal7360 Жыл бұрын
Allaah ha nariisto dhammaan dadkii ku suntanaa wadaniyada ummada soomaaliyeed kuwaas oo ay hormood u ahaayeen ummadda soomaaliyeed ee maanta dad Badani ku tilmaamaan soomaali diid aadna ka dheehan karo suugaantooda dhammaantood halka ay ka taagnaayeen midawga ummadda soomaaliyeed midheheeda waxaa sameeyey Abwaankii weynaa ee CALI SUGULE ( DUNCARBEED ) waxaana ku luuqaynaysa XALIIMO QALIIF ( MAGOOL )illaahay hau naxariisto dhammaan intii dhimatay inta noloolna cibaado san RABBI ha siiyo insha Allaah
@caaqilqurbo2059
@caaqilqurbo2059 5 жыл бұрын
Ma jiraaa muwaadin maanta 1luuulyo daawanaya oo qiireeyzan
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 5 жыл бұрын
Haaaa sxb waaa ikanaaa
@Suusahp
@Suusahp 3 жыл бұрын
Yaa dhageysanaayo maalinka xoriyada 2021🇸🇴❤
@kaletjambir
@kaletjambir 2 жыл бұрын
All somali people never forget that day 😍✌
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 3 жыл бұрын
1 julaay 2021 inta dhagesaneeso liketa haiga xasdina saaxiibayaal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somalia ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@EpicGritJourney
@EpicGritJourney Жыл бұрын
I love my people the beat of da music is making me feel enthusiastic and happy I'm proud to be a somali wish peace ✌ and everlasting happiness
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 3 жыл бұрын
Marxuumad Magool waxaa Furaha ka xooray USC...Lkn waxaan soo jeedinaa in La Cafiyo waa walaasheen,,Adduunyo waa ay dhamaatay Waana ay dhammaaneeysaa!!..Scww.
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal 3 жыл бұрын
Somaliland tagtay ayaa sugaan somaliya uguu dambysaay alx waxAn ku fanay inana sidaa uu midnimo jeclaa mantnaa ay dacaar ii noqotay 5 somaloyeed oo midobaa moaynee midow kale laygu maqli mayoo somaliland💚💭❤ walhi wan ku jeclaan donaa waligay
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
sadexda maqan ayaan ka mid ahay ilaahay Somali wayn ha mideeyo love from Ogadenia 🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ccasiiscumar5786
@ccasiiscumar5786 Жыл бұрын
Aamiin
@kingzakir7986
@kingzakir7986 7 жыл бұрын
wallaahi marka aan dha geensaday xaada ayaa idibaaxday😭😭😭😭😭
@mohamedhassanjabaan9630
@mohamedhassanjabaan9630 5 жыл бұрын
Heestan iyo heeso badan ee wadaniga wllh dhageeesigooda kama dharko waana la ilmeeyaaa allow somalia nabad waarta inoga dhig waan daalnaye 😭😭😭😭😭
@ashoasho1943
@ashoasho1943 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺😭💔
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 7 жыл бұрын
Manta manta manta 3dii maqnaana calanka umuqdeeManta manta manta Madaxeen banaane mantaManta manta mantaWaa malin weyne maanta Ilaahow kuu naxariiso
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Magool waa fanaanada qadaysa heesta Lakiin waxa ereyadu ay ka soo burqadeen Abwaan kii weyna Cali Sugule Cigaal Dun-carbeed Allah ha u naxariisto
@muxidiinmohammed4393
@muxidiinmohammed4393 4 жыл бұрын
Allh hau naxariisto intii dhimaty 😥😥😥😥
@abdihakiimmohamed3371
@abdihakiimmohamed3371 Жыл бұрын
Allah u naxriisto aamiin aamiin
@sulekholove1646
@sulekholove1646 6 жыл бұрын
Illhow wadankeen nabd noog dhig yaa rabiy aamin
@alikeysane4341
@alikeysane4341 3 жыл бұрын
Caawa oo ah 1 07 2021 waa maalin weyn 🇸🇴🔥🔥❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@faumohassan1286
@faumohassan1286 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanaayo 25 June 2020 wllhi farxad la ilmeeyay
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Waxaa Dhageysanayaa 2022 Doorashada Avisyoni Ka Dhici Doonta 2 Saacad Baa Ka Dhiman Hallka Avisyoni Baan Xaadir Ku Ahay Anoo Sarkaal Ciidanka Xoogga Dalka Ah Insha Allah Guusha Mar Kale Waa Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo Guul Shicibka Iyo Askarta Madaxweyne Ay Jecel Yihiin Farmaajo Guul Aabo ❤👏
@fAbz-bn3ls
@fAbz-bn3ls 6 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤ cadawgeenu wuu jabi maalin uun insha allah
@mrpirate3020
@mrpirate3020 3 жыл бұрын
WakhtiYadi DahaBiga Aha: Daal iyo Daad ba Samcadodi SareysaY❤️🇸🇴🙏😭Waxase Calol xumo ku nool ah Jilasha wakhtigan ee an ka miid ka ahay .
@Myownopinionha
@Myownopinionha 2 жыл бұрын
they say today is such a big day because our minds are free, do you know how deep that is? Somali people are such poets, the whole lyrics are so poetic
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Жыл бұрын
it means our land are free from italian and British colonists .
@roodoyar9153
@roodoyar9153 Жыл бұрын
Maanta manta 25/5/2023/may /malin aan la i laawi Donin frm puntlnd🇸🇴🇸🇱😘💪🐪
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
🥰🥰🥰
@abdinasirabukarmohamed9679
@abdinasirabukarmohamed9679 5 жыл бұрын
1-Luulyo-2019. Waxaan ku faraxsanahay inaa soo commentigan soo qoro iyadoo maanta shacabweynaha soomaaliyeed Ay dabaaldagayaaN 1st_JULY_INDEPENDENCE_DAY.
@fardousamohamed1113
@fardousamohamed1113 5 жыл бұрын
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zuuzuuqueen9934
@zuuzuuqueen9934 7 жыл бұрын
Masha Allah waa hees Qiiro wadaninimo dhab ah leh manta manta maxadaxweynaheena manta
@warsamemohamedali871
@warsamemohamedali871 2 жыл бұрын
May Allah grant edo xalimo Khalif magool janatul firdaus..may Allah spare her the adhab of the qabri..may she be allowed in to the beautiful janatul firdaus..she was a sweet unifying figure..I love her I sincerely miss her.😪
@salmaandaahir2637
@salmaandaahir2637 2 жыл бұрын
Maanta oo ay taariqdu tahay 15/05/2022 waxaa soomalia loo dooran doonaa madaxweynehii federalka waa taariiq wllhi Inta taariqdan ka dib daawan doonta wan salaamayaa Somalia allaha mideeyo
@bulshostudio7521
@bulshostudio7521 8 жыл бұрын
somaliyey nabad iyo midnimadu gacantiina ayay ku jirtaaye ka shaqeeya
@abdinasirkay7092
@abdinasirkay7092 4 жыл бұрын
Wiilkega ama Gabadheyda Aqrisanaayo qoraalkega waligaa nabad ka shaqeey 2050 hadad arakto like igu qabo
@AM-bg3of
@AM-bg3of 5 жыл бұрын
Wlhi waan ooyay illaahow wadankeena nabad nooga dhig #SomaligalbeedOgadeenia 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 #2019
@abdirisakmohamedabdi7702
@abdirisakmohamedabdi7702 4 жыл бұрын
#somaliweynhaisraacdo
@libanhussein5340
@libanhussein5340 6 жыл бұрын
eayada waxaa leh allah haw naxariistee abwaankii waynaa CALI SUGULE DUNCARBEED
@cabaasbbcradiobbcsomali8596
@cabaasbbcradiobbcsomali8596 4 жыл бұрын
Allah wu una xariso an wanki awyina ee sameyayih Geeta wacanuga ah abwan xasan sh muumin
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Waxaan arkayaa qadaad-weyn aan suugaanta ab iyo sinji u lahayn oo abwaanka heesta curiyey ka been sheegaya cali sugulle cigaal dun carbeed heestan ma lahayn ee waxa lahaa cismaan aadan xuseen cismaan askari. sugulle iyo c. askariba laba abwaan oo reer somaliland ahbay ahaayeen yam-yam iyo qadaad-weyneey!
@imranyare3173
@imranyare3173 4 жыл бұрын
Insha allah waxan rajeyna somaliya oo dhan o nabad ah
@cabdisooxariir3550
@cabdisooxariir3550 4 жыл бұрын
Maanta maanta waa mahad ilahay meshaan joogno 😥😢
@mohamedcw2494
@mohamedcw2494 7 жыл бұрын
wlh Ad baan ugu Farxay in Madaxwayne Mudane #Farmaajo lo doorto Allaha Aya mahadas o dhan iska leh Oo Xilka Noogu dhiibay qof wdani ah oo Dal shisheeya ka madax banaan. Waxa Kalo Mahad U sugnaatay Xildhibanadii Sida Geesinimada Leh muu jiyayy Oo Aan talada U gacan galin qof Dal shisheeyo uu wato #Somalia Rajadeedi Way so labatay Ciilki Nahahay Wuu Nadaayay Alhamdulillah
@simranlovesomalia2230
@simranlovesomalia2230 7 жыл бұрын
Mohamed Hassan Cw alx wan midownay somali curataye allow dhowr
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
ka wrn waxaad ka rajeneysey farmaajo ma u hir galeen wakaa badi ku wareejiyey ethopia waligaa siyaasi ha aaminin
@mfarah07
@mfarah07 4 жыл бұрын
Xasuus wlhi 2006 aasaaski dowlad goboledka GAL-MUDUG heestan ban ku so xasuustay waqtigu wa cajiiib....👍
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 2 жыл бұрын
WARDE HAWIYEHUBA reerkiina ugu badowsan uguna taariikh iyo ayaan daran'e xillimad ilbaxaysan MALAHA, DE QIYAAMAHA
@lastking7354
@lastking7354 6 жыл бұрын
Alla how Naxariisto Cali suGuLe Dun carbeed oo Ereyadan Leh
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 7 жыл бұрын
alla meesha hadda la joogo iyo waayahan faraq u dhexeeya waynaa
@hebeldafearless9786
@hebeldafearless9786 7 жыл бұрын
Seddexdii maqnaana maanta maanta maanta maanta calankaa umuuqdee maanta maanta maanta maanta waa maalin weyne maanta! nin garanayaa garanaya wallee
@AbdifitahAhmed-hj7sl
@AbdifitahAhmed-hj7sl 2 ай бұрын
Yaa ila dhagesanyo yaa ila qiironayo 2024 waye allha u naxaristo xaliimo khalif magol
@farxaansomalihn1780
@farxaansomalihn1780 7 жыл бұрын
axaxax dhiig ayay I ki cisay markaan dhagaysto hestan alow awoodi somaliyeed no soo cel vea shanta somaliyeed
@mohdahmed8481
@mohdahmed8481 6 жыл бұрын
farxaan somali HN
@jinaqow0011
@jinaqow0011 6 жыл бұрын
Manta 2018 waye kuwii is Raca Allha Naga dhiga somaliweyn 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴
@jamalmohamed6064
@jamalmohamed6064 2 жыл бұрын
i love somalia with all my heart and soul Allahayoow nabad yeel wadankeyga hooyo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan raxmaanku haw naxariisto Qu'een Of voice Xaliimo kh Magool.
@alibaashi3956
@alibaashi3956 8 жыл бұрын
hashi mandeeq markii lamashay waaa laqasahy.
@ihatepeople5083
@ihatepeople5083 5 жыл бұрын
this song makes me cry 😓 allow midee dadkyga from jigjiga
@abdirisakmohamedabdi7702
@abdirisakmohamedabdi7702 4 жыл бұрын
# somalinimohawaarto #somaliweynhaisraacdo
@somalilanderman6429
@somalilanderman6429 5 жыл бұрын
Hppy 26 June 2019 Wa habeen arbaco ah
@samirahassan794
@samirahassan794 Жыл бұрын
Waa maxayi koolarka waa meelintii loo tashaanayee ee iidiin maqaanayen maantaan tii oo kale lakuu dashaansya
Maxamed Salebaan Tubeec iyo Hibo Nuura : Geesiga Dhulkiisa
7:54
Maxmuud Sanyare
Рет қаралды 1,1 МЛН
Dhulka Sow Anigu Ma Lihi.SSC00420
7:04
HiddoSongs MaryanOmar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
Towradatan Barakeysan & Qeyska Stereo
3:17
KACDOONKA BULSHADA
Рет қаралды 880 М.
MAGOOL Maanta Maanta Waa maalin weyne Maanta.wmv
6:20
gorgornews
Рет қаралды 643 М.
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
7:47
Aan Maalno Hasheena Maandeeq (lyrics) qoraal Somali
4:10
PAN SOMALISM
Рет қаралды 529 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 53 М.
Somali March: Maanta Maanta - Today, Today
6:18
Danjori
Рет қаралды 175 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН