malyuun waan ku salmay waxaan aad ugu faraxsanhay hormarka aad gartay moksha qurxoon aad gashay in aad somali dhibkeedii ka reeysatay alle ku nimceyay beedkii alle ku soo cibadaysatay walaal madaxanunkii dib ha u xasuusan waxaan ku rajeynayaa hormar fiican waligaaba dumarland waxaad aheed qof u damqada adigna alle ha ku garabgalo waxaad jeceshay ha ku siiyo❤❤❤❤❤❤❤❤
@sulekhasaid289123 күн бұрын
Sorry MMS Allah ha ku xifdiyo amina amina yaa rabi Allah garabkaga ha galo guuuuuuuuuuleso in sha Allah ❤❤❤❤❤iska samire inlaha maca sabirena sabirka Allah ha ku adkeyo amina amina amina yaa rabi ❤❤❤❤
@HabibaAbdullahi-l1q23 күн бұрын
Masha Allah runley baa tahey alaha ku xafdiyo
@Ummacooking202323 күн бұрын
Alllha kuuu dhib dhaaamo mama malyuuun suuubaneeeey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@basrahassan511614 күн бұрын
Asc warkaaga wan waynee warsan iyo weedh san Insha Allah. Allah wakhti adoo faraxsan aad nagu soo hor fadhiisato Allah ha ku siiyo🤲🏽
@Khadib-l2b21 күн бұрын
Allahayoow dad keenaa soomaaliya walaalo ilaahay diintiisa ka dhig ka madoowey qabiil ka iyo qurunka. Dad keenaa waa gob Laakiin qabiil aa na dhiibay ilaah hanaga bixiyo Aamin dhaha walaalahay
@ubuxjamac785423 күн бұрын
eeedo mama malyuuun waanku jecelahay guuul baan ku rajaynaya❤❤❤❤❤❤
@sabah235623 күн бұрын
Waa runtaa Allah SWT ha ka qabto wixii xun iyo dhibaatada dhan
@ayaanabdullahi583021 күн бұрын
Maamo malyuun waku salaamay waxa tahay Qof karti badan naag soomali ah oo kula caqli ah ma jirto kartidaada laguu ma quuro ilaahay haku la jiro marwalba waku soo ducaynaya