Markii aan la kulmay Cumar Ibnu Khaddaab | Maxaa na dhexmaray?!

  Рет қаралды 40,329

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 160
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
"Hadii ani nabi dabaday imaan lahaa cumar baa nabi noqon lahaa" ~Prophet Muhammad(scw)
@HassanDhafar
@HassanDhafar 3 жыл бұрын
“ﷺ" “ﷺ"
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
@@HassanDhafar see u qurtay
@haleelka6573
@haleelka6573 3 жыл бұрын
Zxpow commentiyadada maalin kasta waan aqriyaaa waana la socdaa lkn waxa layaabanahay meesha aad wax ka fiiiriso waa meel fog m.a waxaaa tahay qof wanagsan lkn waxa layaabanahay leo messi magaca meesha kugu qoran mxad ku fashay sawirkiisana mxad ka fashay runti xumana kuu qabo mahan ee waan iska kaa weydiiyey ok thnks pro meeshada ka wad
@haleelka6573
@haleelka6573 3 жыл бұрын
@@fatushbbe689 aplication ayaa jira sidaan u diyarsan
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
@@haleelka6573 Txn wll
@nastehoapdirashid9399
@nastehoapdirashid9399 3 жыл бұрын
WaXa La mida BuuGa ثاني إثنين OO uu isLa ad-Ham qoraY oo KusaapsaN AbuuBakaR Sidiiq 🖤
@abdihassan2137
@abdihassan2137 3 жыл бұрын
Xage laga heela wlle adiga rali ah
@setwansetwan6203
@setwansetwan6203 3 жыл бұрын
NABI MAXAMED KU SALI WALAL LIKE BA HAY SARINE 🙏❤️
@nurabdalla9106
@nurabdalla9106 3 жыл бұрын
Macalin Aadan wax badan ayaan kaa bartay, eebe weyne dunuubtaada ha dhaafo 🙏✍️👂👀📜
@abdirahimahmethashi924
@abdirahimahmethashi924 3 жыл бұрын
manta waxa fiicnan lahayd in 10 qof oo cumar oo Kle ah mansha Allah zhp qli
@xasanxadaari792
@xasanxadaari792 3 жыл бұрын
صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@mahadhusein8556
@mahadhusein8556 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal aadan inoo soo dhameestir buuga
@muztafeali8058
@muztafeali8058 3 жыл бұрын
Geesigii muslimka ahaa cumar binu khadaab ❤❤
@Muuse99
@Muuse99 3 жыл бұрын
Plz part 2 soosameey 😭🥰
@zuhraumucamaar2032
@zuhraumucamaar2032 3 жыл бұрын
Jazaaka lah kheir ustaad
@yaasirmaxamed2889
@yaasirmaxamed2889 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH ZXP AADAN SAHAN RUNTII WAXYAALO BADAN AYAAN KAA BARTAY ALAHA KAA AJAR SIIYO ZXP QALI
@khalidalpha1416
@khalidalpha1416 3 жыл бұрын
M alh xufdulaha wll adan khadar cali
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@cabdixayimohamed5319
@cabdixayimohamed5319 3 жыл бұрын
Sxp Alaha kubarakeeyo midankuweydiiye Asagoo Afsomali ah malahelikaraa walaal
@safaxiis9043
@safaxiis9043 3 жыл бұрын
Wll ma ma jiro ayaan u malaynaya waayo kutub badan oo asxaabta laga qoray ayaan arkay oo carabiya welina cid soomali u bedeshaa ma arkin
@hogaamiyesaki4749
@hogaamiyesaki4749 3 жыл бұрын
خلفاء الرشدين
@hogaamiyesaki4749
@hogaamiyesaki4749 3 жыл бұрын
Ana shpyal idin haya
@cabdixayimohamed5319
@cabdixayimohamed5319 3 жыл бұрын
Ok Vidiyow kale makusomarikartaa oo kahadlayo buuga cumar Ibnu qadhaab
@safaxiis9043
@safaxiis9043 3 жыл бұрын
@@hogaamiyesaki4749 bal nala wadaag hayer
@hamsedahar1070
@hamsedahar1070 2 жыл бұрын
Wll Aadan xagen buugaz ka helaa ado mahadsan isoo sheg adna ajar allah haka siiyee
@Dreamy-M
@Dreamy-M 3 жыл бұрын
Maxamed cabdi cali, Thanks 😊 🙏 😊
@farahmohamoud962
@farahmohamoud962 3 жыл бұрын
Part 2 soo samee zxp qalih 🥰
@inaibraahimcasjad.7031
@inaibraahimcasjad.7031 3 жыл бұрын
5:31 taa waxa la idhaahdaa ilhaam ee illahay ku maraacin fikirkiisa wll adan. ((لو كان فيما قبلكم من الأمم أناس محدثون ، فإن يك في أمتي أحد فإنه عمر)) . حديث نبوي. والمحدثون جمع محدث أي ملهم وهو الرجل الصادق الظن. Hana odhan illahaybaa racay subxaanak ((لا يسئل عما يفعل وهم يسئلون)) آية قرآنية Illahay lama waydiiyo waxa u sameeyo ama samaynayo.
@ibraahimibraahim9717
@ibraahimibraahim9717 3 жыл бұрын
Masha Allah
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
5:01 gaaladu 2021 ayeey la ordeysaa waxaN dunida ugu baaqaynaa diqmuraadiyad iyo barwaaqo inaguna xiligaas baan barwaaqo dhex da baalaneyney. Gaalo markii horana waxba may aheyn ILAHY ayaa dunidan ugu naxaristey sidasbeyna. Biraaan iyo technology u soo saarey😊
@Sakariyeajmed890
@Sakariyeajmed890 3 жыл бұрын
رضي الله عنه...👆💥
@Ogaahiye20
@Ogaahiye20 3 жыл бұрын
Jasaakallaahu ustaad eebe haku sharfo❤🙏
@apdurahmanjama1120
@apdurahmanjama1120 3 жыл бұрын
Wll noo soo badi aadan fadlan 📿📿📿📿👨‍🍳👨‍🍳👨‍🍳👨‍🍳
@hudahasen3353
@hudahasen3353 3 жыл бұрын
Wllo noo soo badi video ga ka hadlayaa cumar binu khadaab
@abdulahiabdirashiidibrahim2023
@abdulahiabdirashiidibrahim2023 3 жыл бұрын
Masha allah part 2 noso samee Walal qaali
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 3 жыл бұрын
masha allah
@zcad3328
@zcad3328 3 жыл бұрын
Ilaahay ha Ku sharfo Ee Wll Wx Aad isku daydaa inaad Noo Soo turjuntid Ilaahay ha Ku sharfee ❤️
@ismaciilcabdirashiidmaxame3306
@ismaciilcabdirashiidmaxame3306 3 жыл бұрын
Sahanow sawiradan ha uu adegaysan cumar binu khadab
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
Well cumar ahaan Looma isticmaalo ee waA tusaalo uuun. 🌕
@ismaciilcabdirashiidmaxame3306
@ismaciilcabdirashiidmaxame3306 3 жыл бұрын
@@amiinkhasiimhaji283 in tusaale laga dhigo wa danpi
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
@@ismaciilcabdirashiidmaxame3306 cumar lkn NABI mha ee waA asxaabi adigoo kale ah
@Abdishakur_mohamed
@Abdishakur_mohamed 3 жыл бұрын
@@amiinkhasiimhaji283 hhhh.ninkas aad leedahay waa tusaale waa nin fanaan ah oo fulimaanta jila oo sigaarka caba marka makula wimantahay jilaa in lagu matalo asxaabi dhan
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
@@Abdishakur_mohamed may ma fiicnaa e lkn dadka uunbaa tusàale laga siinayaa will mha in uu yahy cumar. Cumar na waA qof caadiga ee mha NABI ama malaq ee waA Adiga oo akle lkn waA asxaabi uun
@hibaaqahmed8127
@hibaaqahmed8127 2 жыл бұрын
Ilhaahay ha ku xifdiyo
@samiraismail5138
@samiraismail5138 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 3 жыл бұрын
Aadanow buuga waad kormartay ee qeyb labaad nooga soo samee walal waan kahelnay
@npnadiiramohamed4265
@npnadiiramohamed4265 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@withCARABEY
@withCARABEY 3 жыл бұрын
Ilaahay haku xifdiyo macalin
@marwankahhassan2569
@marwankahhassan2569 3 жыл бұрын
Buuga inoo keen adan wllo 😍🤩🥰
@quen__________naani2455
@quen__________naani2455 3 жыл бұрын
Cumar bin khadhab nin adag buu ahaa alaha ka raali noqdo
@AyaanleBarre-nb7dx
@AyaanleBarre-nb7dx 6 ай бұрын
Hogaamiyihii ugu cadaalada badnaa nabiga dabadii
@abdikarimhuseenguuled8014
@abdikarimhuseenguuled8014 3 жыл бұрын
Ilahay haku xafido abti qali aadan nin rageed
@FarhioHussein-db1cm
@FarhioHussein-db1cm Жыл бұрын
Cumar binu khadaab A.u.n🤲🤲
@habiboismailali5784
@habiboismailali5784 3 жыл бұрын
Asc wll Aadan M.a.allah haku.xifdiyo sida Saxabiga Cumar Binu Khadhaab allah ka raali noqde looga maarmin qisadiisa wanagsaneyd ee dhan waliba ad ka eegtid ayaa adigana lagaaga maarmin wacjigalinta ad dadka wacyigalineysid hore uga siiwad dadaalka aad umada muslimka aad u heysid
@hamseahmed5720
@hamseahmed5720 3 жыл бұрын
Waxaan ka xumahay in aynaan dunida ku arkayn muuqii, xooggii, dhererkii iyo wejigii widhwidhayay ee Cumar Faaruuq'R.C'.
@samj6008
@samj6008 3 жыл бұрын
Nio sxbkeena maxamed cabdi ee barnaamijta noosoo diyaariya maruun na maqashii codkiisa oo halmar xataa ha inoo soo tabiyo barnaamij
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Mashlh tarikhda cunr ibnu khatab aad u jeclhy so kle wxa kaga hdly taxane cusub o ka bilby chnlkyga (go’aano geesinimo leh) kaso daawo chnlkyga
@muztafecadare1446
@muztafecadare1446 3 жыл бұрын
Barnaamijka noocan zoo badi
@abdulaahimustafa5716
@abdulaahimustafa5716 3 жыл бұрын
Buugan mahan tariqda cumar kali ee waa dastuurkii u wax ku xukumijiray waana midka ay somali oodhan u bahan thy
@abdiiboorajrofficial8331
@abdiiboorajrofficial8331 3 жыл бұрын
Part 2 noosoo seey wll qaali
@khayr.shorts
@khayr.shorts 3 жыл бұрын
Ilaahaw u naxariiso cumar bin khadaab waa soo dedaalay e. Waa wax kudaysho mudan✔
@sharukhankashantasomali2071
@sharukhankashantasomali2071 3 жыл бұрын
Aadanaw waankusalamay from borama
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Thanks bro
@Quranrecitation1345
@Quranrecitation1345 3 жыл бұрын
Allah karaali noqdo Dhamaan Saxaapta Nabbigeena
@yuusufcade1330
@yuusufcade1330 3 жыл бұрын
Asc Adam khadar cali
@ahmeddalab181
@ahmeddalab181 3 жыл бұрын
Zxp aadanow taxane nooga dhig buugaan Fadlan
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Cumar Binu kHadaab midkamida dadka ugu mudan ee somara islaamka hogaamiyana ahaa
@DanbiBaadhePodcast
@DanbiBaadhePodcast 3 жыл бұрын
Buugan xagee laga helayaa Isga oo af somali ah
@Abdighani_Alinor
@Abdighani_Alinor 3 жыл бұрын
Walal qaliya buuga asagoo pdf ah wa soo dejistay laakiin carabi adag ayuu ku qoranyahay fahamkiisana wuu igu adkaaday. Codsi walalnimo hadad noo awoodo asagoo aad soo khulaasaysay oo dhawr barnaamij ah nagu caawi dhamaanteen si aan xikmada buuga ku jirta uga faa'ideyno nolosheena. Mahadsanid Adan ALLAHA ku dhowro aduun iyo aakhiraba walaal.
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Qaaradi atlantes ee badu liqday xaqiiq miya mise khayaali muqaal so diyariyy so galiyy Kaso dawo chnlkyga
@abdulazizsheikh4892
@abdulazizsheikh4892 3 жыл бұрын
Wllo horay inooga wad shekada buuga cumar
@maxammedraage12
@maxammedraage12 3 жыл бұрын
Salaanta islaanka ayaan kugu salaamay Ina Khadaroow asc wrb, marka xiggta waxaan aad uboggaadinayaa Samigeyga “Maxamed” oo ruun ahaantii dhowrkii bilood ee u dambeyay inoo soo diyaarinayay barnaamijyada, dhanka kale adna aad codkada tolmoon inagu soo gaarsineysay. Yacni, abwaan midhi soo diyaariyay misne Hoobalkii oo naaxiyad u sameystay dedba ku luqeynaayo, kolkaa aad soo xasuusaneyso luuqdii Aun Maxamed Mooge Liibaan. Intaa waxa uga socda hadba jaranjarada aad soo qaadeysan adiga (Ina Khadaroow) iyo samigeyga Maxamed. Dabcan, buuggan waa mid Af-carabi ku baxayo e, sheeko faneedkan hadmaa loo soo wecin doona Af-Soomaali, yacni hadmaa loo qalab qaadan doona in Af-Soomaali laga dhigo? Aad baan kaga mahadcelinayaa kanshigii aad ka galisay barnaamijka soo gudbintiisa, dhanka kale mar labaad iyo saddexaad walaalkey Maxamed aad baad u mahadsan tahay.
@husseinshiine9691
@husseinshiine9691 3 жыл бұрын
Zhp qllih waad mahadsanty
@cjabardeeqclaahi9829
@cjabardeeqclaahi9829 2 жыл бұрын
رضي الله عنه وأرضاه
@xamdazulaiman7918
@xamdazulaiman7918 3 жыл бұрын
Buugan iyo buuga lagu magacaabo ثاني اثنين ee ka hadlaya Abuu Bakar assidiiq waa isku Hab waana wada faaido iimaankana way noolaynayaan ilaahy haka abaal mariyo qoraayada qoray e
@adisalaamcaapi7217
@adisalaamcaapi7217 3 жыл бұрын
Wll part2 noso same
@mohammedapdillah1742
@mohammedapdillah1742 3 жыл бұрын
Lkn sawirka aad isticmaleysid cumar maaha
@yusufkhalid4161
@yusufkhalid4161 3 жыл бұрын
R.a
@zacka.j3976
@zacka.j3976 3 жыл бұрын
Plz Vivo kaso hadal adigo mahad san hore usoco Wllkayow
@lailaabdirahmaan7962
@lailaabdirahmaan7962 3 жыл бұрын
*Fursad SHAQO OO DAHABI AH:* 1: Ma tahay qof bilaa shaqo ah? 2: Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3: Ma tahay qof ku daalay sidii shaqo u qalanta u heli lahaa? 4:Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu? 5: Ma doonysaa inad wakhtigaag xor u noqotid oo xili kasta oo aan cidna ku xakaminin? 6: Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7: Ma rabtaa inad kordhisid dhakhligaaga lagaceed? 8: Ma doonaysa inad hesho laba dakhli oo kale ah lacag malin la ah iyo mid bil ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONANIN SHAQADAN:* 1: Aqoon ama shahaado 2: Damiin nooc kasta oo uu yahay 3: Meesha aad joogtana kuma xidhna shaqadu Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad *HAA:* kaga jawaabtay *FADLAN:* nagala so xidhiidh whatsApp number ka 2520637299035 ama ku so biir group kuna dhufo *link:* mahadsanid.follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/DO6J1s7zsQaITh614WBqn6 DIGNIIN!!! please iska joog hadii aanad diyaar u hayan shaqo loma bahan qof sogala groupka oo left ka qaata hadii ayaa ka go'aantahy inada shaqaysto welcome wanu ku cawinaya si wada jira baynu wada shaqaysanayan go'aan guuli kama so hadho Hadaya ku xidhantahay inad hesho dakhli malin la ah mid bile ah iyo mid sanad le lah hadba ku so dhowow gacmo furan walal ku kale nool dunid meel kasto ayaa joogan waya ka faaiidaysan karan fursadan qaaliga 👈🏼👈🏼
@870mx
@870mx 3 жыл бұрын
Aadan iyo saaxiibkii maxamed cabdi cali aadbaan idiin salaamayaa waxaatihiin ragga anogoo hanjabnay dib ushiday qalbiyadayada maanta ilaamaalin tii aadin bartay waxbadan baaiibaxay hajoojin aadanaw marnaba hankaaga maalintaad dhimanaysana waxaad ku adintaa danta umadaada hana ujoojin hadalada qudhumada midoobay aniguna maoogali inmaanta cidi uskaga waddankayga lagusoo tuuro anigu maanta waan yarahay oowaadigii barnaamish nooga soodiyaariyay inaanad waxkaa wayn aantuurta uridan ilaa aad ubislaata mooyaane laakiin hanka madax wayne qalbigayga midkadama yamaah habeenkii adaan kuseexdaa adaanan kusoo kacaa aadanaw sugimayno intuu ardugaan dawladii cusmaan niyiinta soocelinayo laakiin inagaa gacmaheena kusamaynayna dawlad katalisa afrikoo dhan ilaabariga eeshiya hadalkaa aankuleeyahay waxaad arkidoontaa maalintaa hadii ilaahay nafta beena inoodaayo adiguna walaalkayaw hakadaalin dabinada cadaawaha inaad noosheegto waxaad nagudhaanto Asc
@withCARABEY
@withCARABEY 3 жыл бұрын
Asc wll aadan
@FactCuriousYT
@FactCuriousYT 3 жыл бұрын
Qayb Labaad Kasoo Samee❤
@ahmedkhatumi7486
@ahmedkhatumi7486 3 жыл бұрын
First comment
@apdiwahapcabdi7672
@apdiwahapcabdi7672 3 жыл бұрын
Mahadsanid zxp
@sahraxusen4554
@sahraxusen4554 3 жыл бұрын
asc mahadsnid wall aadanow SIDEEN KU HELI KARAA BUUGGAS HADDA
@mohamedalqaaid2437
@mohamedalqaaid2437 3 жыл бұрын
Anaa haya wll whats ap numerka igala soo xidhiidh 4834266
@hanadsomali4022
@hanadsomali4022 3 жыл бұрын
Buugan asoo somaliya intee kahelaa
@skyearth6344
@skyearth6344 3 жыл бұрын
2:28 Ninkii cadaaba jiray qofkii dhaha "La ilaha ilalah isagoo wax jixin jix ah sameynin" Hadalkas ma waxa loola jeeda kahor inta uuna soo islaamin.
@fatimajama8271
@fatimajama8271 3 жыл бұрын
Haa wll
@abdiladhiifmohamed7097
@abdiladhiifmohamed7097 3 жыл бұрын
Malaheli kra asago turjuman wll adan
@mohammednur6169
@mohammednur6169 3 жыл бұрын
Ad-ham sharqaawi Qoraayada aan ugu jeclahay ayuu ka midyahay .
@WaabariAbdilahi
@WaabariAbdilahi 5 ай бұрын
Aqoonyahan aadan sahan ❤
@duraanxaaji
@duraanxaaji 3 жыл бұрын
Asc aqoonyahankeena
@mohamedsuleiman631
@mohamedsuleiman631 Жыл бұрын
Radiyallahu canhu
@apdikanimuslim4671
@apdikanimuslim4671 3 жыл бұрын
Buuga noo soo wad dee
@mawlidmawliddeex5518
@mawlidmawliddeex5518 3 жыл бұрын
Sxp noo soo biri video kali
@qalbiifiye3832
@qalbiifiye3832 3 жыл бұрын
Aadanow wll waxaad ila wadaagtaa background music aad isticmaasho magaciisa
@ayuubyaxye4258
@ayuubyaxye4258 3 жыл бұрын
Sxb codkayaagii maxaa kudhacay
@nuuriyecade8868
@nuuriyecade8868 3 жыл бұрын
Aadan zxb
@honestman4046
@honestman4046 3 жыл бұрын
♥️❣
@DanbiBaadhePodcast
@DanbiBaadhePodcast 3 жыл бұрын
Zxp Kada in aad sawirkaa cumar soo qadatid sababtoo ah kani mahaa cumar waa iga talo
@K___00.00.0
@K___00.00.0 3 жыл бұрын
Link ga buuga ma ka heli kara wll
@mahamudtimacade8894
@mahamudtimacade8894 3 жыл бұрын
taariikhdan oo kale ayaa muhiim ah
@yussufmohamed2056
@yussufmohamed2056 3 жыл бұрын
Saxbkena mohamed cabdi Cali kanall mu leyahy
@abdihaliim5649
@abdihaliim5649 3 жыл бұрын
Waxan ka walwalayaa aqrintaada balse waxan filayaa waxan rabo oo ah in hal buug oo dhamaystiran inaad soo tabin doonto waxaana jecleysanayaa buugaas in uu noqdo mid kusab san taariikhda islamka .asalaamu calaykum.
@TaariikhoyahanTaali2000
@TaariikhoyahanTaali2000 3 жыл бұрын
Xaqiiqadu marka ay xabisantahy
@ahmednasir5329
@ahmednasir5329 3 жыл бұрын
Inta rabta muqal kaleh oo cumar ah like
@zakariahassan7659
@zakariahassan7659 3 жыл бұрын
💚💚💚❤️❤️❤️😍😍😍👍✅💚ماشاءالله💚✅👍😍😍😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍😍😍👍✅💚ماشاءالله💚✅👍😍😍😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍😍😍👍✅💚ماشاءالله💚✅👍😍😍😍❤️❤️❤️💚💚💚 Raliyalaahu canu wa aradaa illaahay ha ka raali noqdo Masha allaah Asxaabul Rasuulallaahu kheyri qaliqillaahi xabiibullaahu 💚💚💚❤️❤️❤️😍👍✅اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا✅👍😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍👍✅اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا✅👍😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍👍✅اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا✅👍😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍👍✅اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا✅👍😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍👍✅اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا✅👍😍❤️❤️❤️💚💚💚
@cabdiqanicabdilahi8920
@cabdiqanicabdilahi8920 3 жыл бұрын
Noo turjun sxb. Mahadsanid
@Weber6656
@Weber6656 3 жыл бұрын
5:31 halkaa hubi nio
@nihaalabdirahman6586
@nihaalabdirahman6586 3 жыл бұрын
Xadiith bu ah ban fila إِن الله جعل الحق على لسان عمروقلبه, farqi weyn ba udhaxeya kuwa maanta hogamiyal inu ah iyo hogamiyasha waangsana e taarikhda islamaka so mara ,kuwenan maanta waxa ay hogaamiyal ku yihiin xita ayaga garan mayan waa sidi gadhiga cml o halki u gaalka donayo un u kaxaysanayo kolba. Imtixanka umadah muslimka ah heysto bay kamid ah in umad weliba lagu imtixaanay madax wada lunsan
@madaxwaynahaofficial903
@madaxwaynahaofficial903 3 жыл бұрын
Buugaas oo turjuman talow ma helayaa ADANOOW
@Ismail11
@Ismail11 3 жыл бұрын
War ina adeerow muuqaalladaada badanka waan ayyidsanahay oo wax wanaagsan baad ka hadashaa, balse waxaan kugu boorrinayaa in markaad saxaabo RC ama nabiyo CS, kahadlaysid inaadan wax sawirro soo qaadan. Hadda muuqaalkaan shakhsiyadaha kasoo muuqanayaa waxay u muuqanayaan siday saxaabo yihiin, qofkii daawadayna maskaxdiisa ka go'i mayso shakhsiyaas khiyaaliga ahi. Mahadsanid.
@somalicitizen5933
@somalicitizen5933 3 жыл бұрын
Nosoo badan qisooyinka mulismiinta
@h.a.baazka9861
@h.a.baazka9861 3 жыл бұрын
Khamiisyo maaha go.yaal ayay ahayen
@walakiinsheege720
@walakiinsheege720 3 жыл бұрын
Saxabow buugan qeybab bdn kasoo samee asago oo dhameytiran intii igu raacsan farta taaga
@zazajeje4028
@zazajeje4028 3 жыл бұрын
Ma adaa la kulmay walalo 👉
Khaalid Ibnul Waliid | Geesigii Aan Waligii La Jabin.
11:13
Sahanka
Рет қаралды 163 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Hitler | Kalitaliskii Dilay 40-ka Malyan Ee Qof.
17:37
Sahanka
Рет қаралды 276 М.
Genghiz khan | Gumaadihii Aadamaha yaryareeyay.
10:27
Sahanka
Рет қаралды 34 М.
Muusaa Ibnu Nusayr | Halyeygii Yurub Islaamka Geeyay.
10:31
Seeftii ilaahay ee aan la loodin jirin | Khaalid binu waliid
15:26
Waaberi Media
Рет қаралды 389 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН