Waayaha Nolosha Maryan Mursal By Cumar Seerbiya

  Рет қаралды 167,516

Goobjoog

Goobjoog

6 жыл бұрын

Waayaha Nolosha Maryan Mursal By Cumar Seerbiya
2017 Muqdisho
Goobjoog

Пікірлер: 107
@suleekhaosman6397
@suleekhaosman6397 5 жыл бұрын
Maryan mursal si hagar baxsan ayeey cidii wareysata ugu warantaa maa sha allaah. Waa waxa aad ugu qurxoon tahay fanaaniintii loodkaaga ahaa.
@saidojama1170
@saidojama1170 4 жыл бұрын
Waa Hooyo Qiimo Badan Xaqiiqdeeyna Taabatay Maamo Maryan Mursal Ceese Bootaan Aduunyo Nimco Caafimaad Allaha Kugu Deeqo Akhirana Cafis Iyo Caafimaad Allaha Kuugu Deeqo Insha'allaah
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Legend Mama Mursal Masha allah Wa wadani Somaliyeed Allah haku xafdiyo
@aminahussein5802
@aminahussein5802 4 жыл бұрын
Maryan Mursal Ciise Bootaan Qof aad u Qaali ah , Karti iyo Dadnimo leh.
@nashad5664
@nashad5664 3 жыл бұрын
Mamo maryaney wanku jeclahy runti nolashana inan herkagaro wan jeclahy niyada aya idhisanto markan ku dhageysto❤️❤️gobanimo kunolow
@aminamohmoud1274
@aminamohmoud1274 5 жыл бұрын
Mnsha Allah hooyo Allah hku xafido maamo maryan mursal Wlhi waa qof qaaliya wxy dareemyso cid la dareemysaa ma jirto Somali Allah sidii kle haku so celiyo
@nastehoabdirahman8730
@nastehoabdirahman8730 8 ай бұрын
Maryan mursal muuse ciise bootaan Allow cimriga kuudhere Maaama wan kujecelnahay qalbiyadenadna kunooshahay ❤
@alisaadam9121
@alisaadam9121 5 жыл бұрын
allahku xiftiyo waryal badan ayad ka wareysiiyo fiicn thy walhy cajjiib ayathy cawke ayad uu dhowdahy walhy allahku xiiftiyo wad fir firconthy xaqiqdii
@jaallecabdicasiismmeegaar9729
@jaallecabdicasiismmeegaar9729 5 жыл бұрын
Masha allah maamo muryan mursal alle haku dhowro, hooyo soomaaliyeed fanaanad qaran iyo waxaad tahay qof agtayada taariikh badan ku leh. Ifka hibo ku nooloow Aakhirana halkii roon.
@zali42
@zali42 5 жыл бұрын
Mama Maryan waa qof daacad ah runti siday aga warantay nolosheedi, Maama waxaan kuu rajeynayaa inaad ALLE u towbo keentid , towbadana waa in qofka uu ka shalaayaa fanka oo uu codsadaa in aan heesihiisa dambe la dhagaysan , wixii uu awoodana gacantiisa uu ku baabi iyo , ALLOW Mama Maryan towbada waafaji , aduunkan wax qaymo ah ma leh Maamo waxa ku raacaya waa uun camalka saalixa ah .
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 4 жыл бұрын
Maanshalaah
@adamcubeyd7690
@adamcubeyd7690 4 жыл бұрын
ilahey hakabixiyo waxaan fanka ladhahaayo
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 Жыл бұрын
Mashlh waa Muwaadinad wadanka aad u jecel, daacadna ah, funny Wlhi taageero 100%
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 2 жыл бұрын
Maama qaaliyaa oo aad ujecel wadankeeda 🇸🇴 iyo wadaninimada waa alla maama mcn kujecliyaa oo kugu xasuusi ogiyaa ''somaali u diida ceeb naftiina u diida caay '' alloow cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo hooyadeen soomaliyeed amiin . Again i love you maama maryan mursal ciise bootaan ♥️🙏🏽👈
@wazzadehuntur9510
@wazzadehuntur9510 4 жыл бұрын
I love you Mamo maryan mursal cisse sharaaf ba ledahaay❤❤❤❤🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kingcushi2224
@kingcushi2224 4 жыл бұрын
Hooyo Maryan Mursal gob gobidhashay #Somalilegend🇸🇴🖤
@iqrocabdicasiis3174
@iqrocabdicasiis3174 6 ай бұрын
Masha Allah
@samsamadam9641
@samsamadam9641 5 жыл бұрын
maasha alaah xijaabka ku qurxanaa waliba green cagaar qurxan qurux mamo Maryan waa fanaanad qaran o.o wadani ah o.o dalka jecel o.o aad u qiima badan o.o karti badan o.o diric ah alaha soo hanuuniyo abwaanimada maahe diinta baro markaan alaha ku xafido ee in kuugu filan waa so xaaxaysatey e markaan jano camalkeeda biloow alaha ku hanuuniyo yaxfida kalaah wa bilaahi towfiiq😍💖💚💛💙❣
@Dr.Wiseman
@Dr.Wiseman 5 жыл бұрын
Talo fiican waa lasiyey Cumar seerbiya iyo dadka fanka u hanqal taagayo.
@bushra88u
@bushra88u 2 жыл бұрын
Queen of Somalia Mom Maryan Mursal Ciise Bootaan Geedi🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️🙏
@mataanfarah7645
@mataanfarah7645 6 жыл бұрын
Maasha allah maryan Mursal ciise waa fanaanad ugu top san fanaaniinta soomaaliyeed waxayna kaga duwan tahay waa wadaniyad aan lala dhigi karin noolaw maama maryan mursal ciise
@thabetmohamed8306
@thabetmohamed8306 3 жыл бұрын
Masha Allah nolw hoyo maryam wadaniyat noolow 😘
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
I love Maryam Mursal muwaadinad fiican waaye Maansha Alaah. Ilaah hayska kaa daayo.
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 жыл бұрын
Allah Kariim Mama Maryan Haddaba Ducayso oo Toobad keen oo cibaadayso
@hamzaabdirahman3442
@hamzaabdirahman3442 4 жыл бұрын
Soomaali udeeda ceeb naftina udiida cayr❤️ best song wlhy
@hamzaabdirahman3442
@hamzaabdirahman3442 4 жыл бұрын
Mamo maryan mursal wa isharaf inaa kula galay sawir xasusa❤️
@abdihassan3836
@abdihassan3836 4 жыл бұрын
Maryan Mursal Ciise Bootaan waa gabadh Somaliyeed oo qaali ku ah umada Somaliyeed.
@user-vo9bu8vs3x
@user-vo9bu8vs3x 8 ай бұрын
Mama mursal ruun ayd shegtay mesajid ayn gal ku dhihi laha wa hadal sax ah
@kulmiye5
@kulmiye5 Ай бұрын
Somali singer icon
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 8 ай бұрын
Baaraka Allaah Maryan Mursal aadbaad Xijaabka ugu qurux badan tahay Allaah hakuu adkeeyo
@xaawosiciid4337
@xaawosiciid4337 4 жыл бұрын
Mnshaa allaah Maryam mursal fariid laba ma aha
@thelostpeopleofme
@thelostpeopleofme 7 ай бұрын
Quruxey
@maaidaaxmed7200
@maaidaaxmed7200 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah ❤ ❤ ❤ ❤
@aragsanaragsan8183
@aragsanaragsan8183 4 жыл бұрын
waa taajirin rer ciise botaan santerka xafada hormar laanta koowaad bay guryo ku leeyihiin suuqa galkaio dhexdiisa
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 4 жыл бұрын
suuqa gaalkacyo oo dhinaceya ma suuqa wadajir
@aragsanaragsan8183
@aragsanaragsan8183 4 жыл бұрын
Hormar weye wadajir waa baraxlay ana hormar ban mesha ku qoray suuqa dhexdiisa Guryahooda qaar baa dukaamo ganacsiya marka dahablaha laga soo tago meeshi hore huudhaydana la gaarin
@rahmaabdi2183
@rahmaabdi2183 4 жыл бұрын
Maama maryañ mûuse allah caafimàad & cimridheer & cibado suban allah ha ku xafido
@axmedmuuse280
@axmedmuuse280 11 ай бұрын
Ala maxaa la dhibay oo ay waxbadan qarinaysaaa
@ToddlersNoon
@ToddlersNoon 3 жыл бұрын
Its 2021 ,Mamoo and still.Somalia 😭
@yamanhaji1156
@yamanhaji1156 2 жыл бұрын
Mashaa alh mama maryan aftahan sheka bdn waliba qalbi wangsan
@hamzaleyl3939
@hamzaleyl3939 4 жыл бұрын
Fananiti hore 1- maryan Mursal cise 2- Xassan Adan Samatar 3-Ahmed Cali Cigaal 4- Mohamed saleban tubec 5- saado Cali warsame Fananita dambe 1- jamac yare 2- Dalmat yare 3- Mohamed BK 4- Halimo Gobad 5- farxiyo Fiska 6- Yurub Geenyo Waa sida ay u kala duwanyihin iyo Tayada ay kala leyihin Fananita hore iyo kuwi Dambe Dadka dhageysta heesa ayey u talaa goanka ay ka qadanayan dhageysiga dadka dambe.
@fardawsomohamed4329
@fardawsomohamed4329 6 жыл бұрын
wadaniyad dhab ah mamo maryan
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu 5 жыл бұрын
Dadka dhaliilaya cumar seerbiya bal noo sheege wariye wax waraysta oo dhaama gaar ahaan dhinaca fanka
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 4 жыл бұрын
Waxan ku farxay keLmeda ah fanka iska daa oo masaajidka gaL
@nrx8684
@nrx8684 5 жыл бұрын
Aad iyo aad nin aan shaqeeysan shaah waa ka xaraan, waa runteed Maryan Mursal walee
@nadiamohamed2547
@nadiamohamed2547 6 жыл бұрын
Manshallah maryan rabiga weyni haydin xafido dhamaan waxa fiiican in aad rabiga weyni u noqoto fanku kheyer malaha rabiga weyni u toobad keen
@ZeynabaliMohamed-mn6hv
@ZeynabaliMohamed-mn6hv 8 ай бұрын
Alxamdulilaah masha allaah ❤
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 жыл бұрын
Magalo dhan buu masruufi jire Allaw mursal cise so celi
@waxwalbahayechannel9710
@waxwalbahayechannel9710 5 жыл бұрын
Řaćhiiđ Sulub waa xagee sxp bal tarikhdisa iga sheg
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 жыл бұрын
@@waxwalbahayechannel9710 sxb maryan mursal abehed weeyi oo ahaa nin gactiisu furan tahay ayay reer kalkacyodku sida ugu heesi jiren
@bushramaxamed1246
@bushramaxamed1246 5 жыл бұрын
Mnsh allh mama maryan wn kutageraa nolow
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 жыл бұрын
Ilaahey cimrigaada ha dhereeyo hooyo mcn maryan mursal ciise bootan
@IdilLoos
@IdilLoos 9 ай бұрын
Wa fana nada an somali ugu jeclahay hesa heda inan dhagayisto hadi an u helilaha fursad wan hesi la ofanka ad ban ujeclahay balse uma anan heli oo waqti burbura ayan dhashay
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Maryan mursal ciise Mid kamid ah top10 Faankii soomalida
@faisoosman4652
@faisoosman4652 4 жыл бұрын
Xassan adan iyo hadraawi baan jeclaanlahaa
@RudwaanFarxaan
@RudwaanFarxaan 11 күн бұрын
Haa
@zupayrjimcaale7733
@zupayrjimcaale7733 Жыл бұрын
Cumar. Seerbiya wariye qiima badan Fanaanad maamo maryan .mursal💥
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
very smart lady
@fardawsomohamed4329
@fardawsomohamed4329 6 жыл бұрын
mamo maryan runta waye wlh sax waxkasto wnaga ayd kusameysan karta wadankada
@FalaKDalas-nj8tb
@FalaKDalas-nj8tb 9 ай бұрын
Mamo allha ku xafido adun iyo aqirawa
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Wareysiya badan oo aan arkey msryan mursal sheekooyinka axmed cali cigaal majecla oo dhaawac bey diideysaa baan umaleynaayaa
@xilkascade
@xilkascade 3 жыл бұрын
Axmed Cali ilmaha wuu Ku dayacay
@setnetchannel7489
@setnetchannel7489 4 жыл бұрын
Maanshaa alla
@sahrakefjama7032
@sahrakefjama7032 5 жыл бұрын
Aax Alaayaaa cisag maryan mursal
@alisaadam9121
@alisaadam9121 5 жыл бұрын
wilkan mashllaH waye wareysi giisa walhy war ma ii wareysnysa huuno iso qabo alisa
@sahrakefjama7032
@sahrakefjama7032 5 жыл бұрын
😥😥
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 5 жыл бұрын
Anaa kuwareesaa diyar matahay
@idirisali5657
@idirisali5657 5 жыл бұрын
Seerbiya bro aad baan kutaageeraa
@setnetchannel7489
@setnetchannel7489 4 жыл бұрын
Somali way istaqaan rerka ay maryam mursal aytahay agatooda inaa ku bakhtido lagama yaabo
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 жыл бұрын
Masha.allah mama maryam alla.yacizik hooyo hiba ku waar
@yasinjama3770
@yasinjama3770 5 жыл бұрын
maryan mursal ciise bootan noolow boqorada wacyigelisa umadeeda somaliyed ku sifoowday wadani nimo
@abdirahmansaxxaneabdi3549
@abdirahmansaxxaneabdi3549 5 жыл бұрын
Maryan mursal fanaanad wadani ah heesaheeda waxaan ugu jeclhay soomaali udiida ceeb
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
Allayaciska maamo maryan mursal ciise
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 5 жыл бұрын
Qofkasta dhiiri galiye ayuu leeyahay wlhiii
@walkm1
@walkm1 4 жыл бұрын
Wuu ka xanaajiyey Habaryartey.
@sahrakefjama7032
@sahrakefjama7032 5 жыл бұрын
😢😢
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 5 жыл бұрын
Maan.sha.allah.hooyo.maryan.mursal.ciimriga.allah.ha.dheerayo.mamo
@yywvy7025
@yywvy7025 6 жыл бұрын
Alle meelaa ku kortay ma ilaadid
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 10 ай бұрын
axmed cali cigaal waxay la qaaday maryan heeso badan oo ay ka mid yahiin jacayl sooma dhuuntee, qosol ku jab, ma huraanka ii sheeg, dhgac ka sii dhabarka iyo xibnaha, goo ggoosanee, gocolow walaalow iwm
@sahraali6994
@sahraali6994 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hamsehamse6890
@hamsehamse6890 3 жыл бұрын
MAAMA MARAYAN MUUSE CIISE MN
@kadrakarie2411
@kadrakarie2411 4 жыл бұрын
Fiican runleey shaqaysato
@yywvy7025
@yywvy7025 6 жыл бұрын
Mashaallah mama
@hannaalii6111
@hannaalii6111 5 жыл бұрын
Wariyow xaal qaado maryan muuse waa legend bal eeg isagoo.suaalo munaaaib aan ahayn ama. Qaldan waydiinaya say ugu jwbayso. Karti iyo hifmaan iyo hadal helideeda plus wadani inay tahay ayaa lagu yaqaan
@ahmedaar4594
@ahmedaar4594 2 жыл бұрын
Amarka ilaahay maamo maryan heeseheeda ma dhagaysto, waanan iska jecelay.
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Dhageyso sxb waa cod macaan thy mamada
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@abshircarab18 kkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 9 ай бұрын
M.a dad wa dadki hore😅
@cabdirisaaqdhamme2932
@cabdirisaaqdhamme2932 6 жыл бұрын
Mamo maryan.mursal.ciise bootaan waa fanaanad qaaaliya sido kale wlo cumar seerbiya dadalka.halkaa ka sii wad waxaad soo gudbisaa waxyaabo fiican xaga fanka ama.dhaqanka ah taarikh luntay ayaad ururisaaa si.bulshadu u gaadho
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 5 жыл бұрын
My favourite 💓
@hgfhhhgg9330
@hgfhhhgg9330 4 жыл бұрын
mamo allah ku cafiyo heso wax ficn mahn iska day xanunka dibi dhaf rabi hakaga dhigo
@abdirashiid3571
@abdirashiid3571 2 жыл бұрын
Ok
@kinglaash8369
@kinglaash8369 2 жыл бұрын
War mxa ka qaldan wariyahaan? Fanaanada waxay leedahay hooyo iyo habaryar isagana wuxuu leeyahay maryan. Xushmadi aaway.
@axmedcaasho3558
@axmedcaasho3558 3 жыл бұрын
kkkkkkk wasrunteed mryan mursal qosolky kaheshaa wallaahi anigoo duby suuqdahab maraya baan arky dhalin yaro badn oosoomaaliya oomeel kuyamuumsan ooqoslaya sooeeg hadaan is iri ddka maryan mursalbaaba ka qoslinysa
@saidadahir5615
@saidadahir5615 5 жыл бұрын
Lakiin Maryan mursal, cigaal in lagu soo qaado ma jecla why? Xataa haday kala tageen taariikh ayaa soo dhex martay!
@zali42
@zali42 5 жыл бұрын
Taariiq way soo dhexmartay waa runtaa lkn qofna ma jecla jacayl la dulmiyey inuu ka sheekeeyo , abtigey axmed nin adag muusan noqon oo jacaylkiisa u go, a , dulmigi ayuuna dadkiisi ku raacay .
@aragsanaragsan8183
@aragsanaragsan8183 4 жыл бұрын
sas ha oran so iyadii london kuso dhawaynaysay garab taagnayd
@abdiartanfarah7483
@abdiartanfarah7483 3 жыл бұрын
Comments)(76
@shukrishiine2445
@shukrishiine2445 2 жыл бұрын
,
@setnetchannel7489
@setnetchannel7489 4 жыл бұрын
Maryan mursal xabsi bay soo doonatay🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 3 жыл бұрын
Ma=adaa=xiri=kara
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 5 жыл бұрын
Hhhhhjj mam Maryan
@saidadahir5615
@saidadahir5615 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@Sir21Goals
@Sir21Goals 6 жыл бұрын
War ninkan was doqoon fanka mahahad kusoqordisey kulaha Ur not expert wariya idiot Mariam Mursal is a legend . We love u Mariam mursal live long
Nolosha Faadumo Cali Nakruuma waxa waraystay Cumar Seerbiya
39:53
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 109 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Stand up comedy Mataan Columbus OH, 2017
23:14
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 1,2 МЛН
al fanan Faysal Cumar Mushteeg Wareysigiisii Ugu Dambeeyey ee laga qaadey
42:28
Qamar harawo waraysiga qeybtii 2aad oo xiiso gaara ah leh....
24:26
Somali skytv 24
Рет қаралды 31 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 109 МЛН