Maryan M Cise Heestii Rafaat

  Рет қаралды 112,953

Hashim Awad

Hashim Awad

10 жыл бұрын

Пікірлер: 121
@XawaYuusuf-hr5sy
@XawaYuusuf-hr5sy Жыл бұрын
Ilaaha 99 magac leh Ee baryadisa lagu qadin waxan ka baryay in ilaahay heesta saan u jeclay irumeeyo 😢😢 Allahuma amiin
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 10 ай бұрын
Amiin ❤
@fatumaabdulallhiheesigadeh4958
@fatumaabdulallhiheesigadeh4958 7 жыл бұрын
Waa heesta an ogu jeclahy hesaha mama Maryan
@Yahye_ahmed766
@Yahye_ahmed766 5 жыл бұрын
qisadaan mamo maryam mursal ku dhacday tira laba mar beey ku dhacday hooyadey masha allh manta rafaad badn ka dib waynu u kornay alxamdllh
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 жыл бұрын
Masha Allah waxkasto waa laka baxaa waacadi
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Lacag waxba ma ahee sxb hooyo mar kasta umahad celi una sheeg Ina ogtahay wax kastoo dhibey kasoo martay una sheg Ina uduceyso aadna abaalkeda gudi Karin allaha noo daayo hooyo dhan
@ahmednaleye3228
@ahmednaleye3228 6 жыл бұрын
Mamo maryan mursal Cimriga ALLE haku dheereyo
@user-pq1sq5el7s
@user-pq1sq5el7s 4 күн бұрын
17 julay 2024 waxaan ku jiraa rafaadkii iyo hiigsigii nololsha illahayow i tus inankayga oo ii koray oon cid walba ka aarsaday😢
@hamthanourabeauty2159
@hamthanourabeauty2159 2 күн бұрын
Allah hakuu koriyo insha allh illahy mid ku anfaca hakaaga dhigo oodku nasato😢🤲🏻
@mustafabarkhad2482
@mustafabarkhad2482 Жыл бұрын
Waaa hees aaan aaad uxiiseeyo waxaan odhankara wakhti xlad xun aanku jiray baan aaad udhahaysan jiray hees waxlagu qaato maryan mursal noolow mamo
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 Жыл бұрын
03/04/2023 inshallah waa KA baxaya waqtiga ADAG 😢❤
@dekajellegabanegabane4889
@dekajellegabanegabane4889 Жыл бұрын
Maka baxday quruxey😢
@biyaayo
@biyaayo Жыл бұрын
@@dekajellegabanegabane4889 ka bixi ogaaa😂
@rayaankhalid9201
@rayaankhalid9201 3 жыл бұрын
Heestan anigay igu socotaa,iyadoo bilaa music ah ayey sii quruxbadnayd
@nashadlove
@nashadlove 10 ай бұрын
Wllhi heestan Mar Alle markan dhagaysto aad ayn u ilmeyaa waxana isdhahaa harajadhigin adiga iyo carurtada meel fcn ayd ku danbayn doontan lkn hestan qayb ayay noloshyda ka ahan dontaa😢😢😢
@biyaayo
@biyaayo 8 ай бұрын
Wllo maryan mursal markhati hakuu noqoto say uga gudubtaa adna uga gudbaysaa
@nashaadqurux6122
@nashaadqurux6122 11 ай бұрын
6/8/2023 dhageysanoya ala dadku wajiyo badana 😢
@nashadhajji915
@nashadhajji915 10 ай бұрын
Hees watiga ibaray😰Waqtiga ruuxna lama dhalan😢 culus iyo murugo bdn ayn daremayaa lkn alle garabkeyga eh😢
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 9 ай бұрын
Yess😢😢
@Osmanabdisalaan
@Osmanabdisalaan 8 ай бұрын
Sorry
@mustafabarkhad2482
@mustafabarkhad2482 Жыл бұрын
Waaaw in ragaygu ii kaco oon ka helo abaalkani ana aan isrogo oon ku raaxaysto meel wacan waaaaw
@user-ny3xd8gn6f
@user-ny3xd8gn6f 11 ай бұрын
Wakhigu ruxna lama dhaln wa xaqiq❤❤
@draliabdihassan8023
@draliabdihassan8023 Жыл бұрын
Agoonimaa kusoo koray waxaa xasuustaa adeeradey iney wadadaa kusoo socdo iska boojey jireen haddane alx Dr ayaa ahay hooyo ayaa. Dhabarka loo xiratay habeenki caano ayaa ugadi jiray maalintiina wax barashaa aadi jiray maantane safbeey iigu jiran allow hooyo hoygeeda janno kadhig
@ubaxalpi2649
@ubaxalpi2649 Жыл бұрын
Srry bowe mcn 😭😭😭
@YasminAydiid-rb7ny
@YasminAydiid-rb7ny Жыл бұрын
Sorry 😢
@NasrinahNasrinah
@NasrinahNasrinah Жыл бұрын
Sorry abowe😭
@superzaara2421
@superzaara2421 Жыл бұрын
Abwe waa lasoo wada jabay alx filor everything
@user-bi7gb1kd4k
@user-bi7gb1kd4k 10 ай бұрын
Aamiin wll horumar kale oo badan ban kuu rajaynayaa ilaahay hooyo abaalkeeda jano haka dhigo ❤
@mustafabarkhad2482
@mustafabarkhad2482 Жыл бұрын
Raygaab hanoqonine wakhtigu ruux lamuu dhalan waaw waa heesahan ugu jeclahay heesa waaaw
@user-of7jo7xx6w
@user-of7jo7xx6w 2 ай бұрын
Maantan ku suganahay sidan markii reerkaygii iigu faanen inay hantidan iyagu tabcadeen ana aan meel cidlo ah taaganahay ilaahow ii dhib dhaan sidan😢😢😢😢
@ramladegan7337
@ramladegan7337 5 жыл бұрын
Rageedii way ukaceen wayna ku nasatay
@hoodojamaal1202
@hoodojamaal1202 Жыл бұрын
2023 /3/4/ maalin sabtiya
@liibancabdi6225
@liibancabdi6225 Жыл бұрын
Isku waqti dhageysanoyna
@ZahraAli-mb9vn
@ZahraAli-mb9vn 6 жыл бұрын
Rabigey rabigey waxan ka sugaya in rageygu ii kaco oonka helo rafaadkan abaalki aan raadsado 🙏🏻🙏🏻🙏🏻 ala ruux walba iraadsha ruux walbo iga daba rucleya oon yesho qaraba irabi jirin 😓😓😓 ya allh hooyo walbo caruurteda la kori 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@mohamedmustafa5147
@mohamedmustafa5147 6 жыл бұрын
Ax anigaba way ich rarnatahay
@mohamedmustafa5147
@mohamedmustafa5147 6 жыл бұрын
😭
@mohamedmustafa5147
@mohamedmustafa5147 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@user-ni7ue7fr2f
@user-ni7ue7fr2f 10 ай бұрын
Waqtigu.ruuxna.lama.dhalan.nacam.qofba.waayo.leh.yaa.allaaaah❤❤❤❤
@iloveallah3519
@iloveallah3519 Жыл бұрын
Insha Allah ilaahey nabad iyo caafimaad ha igu simo Insha Allah
@user-mo4wu6ki8s
@user-mo4wu6ki8s Ай бұрын
Heestaan maanta wxaa u dhageysanayaa ciil aan ku jiro darteed mln baa dhici dhihi doonto uu qof wlbo I raadin doono uu ruuneey igu dhihi doono I.a 23/may/2024 mlnteyda sugaa I.a
@farhiakhaliif1460
@farhiakhaliif1460 5 жыл бұрын
Ax ax aniga miyaay iga hadlaysaa 😥😥
@user-um1bv3ge9d
@user-um1bv3ge9d 2 ай бұрын
Yaaa rabbi riyaadayda uu rumaay ada awood badane❤😮
@NasrinahNasrinah
@NasrinahNasrinah Жыл бұрын
InshaAllah dhibatada wn ka baxenaaa 🤲🥺
@abdulahixuubey1074
@abdulahixuubey1074 2 жыл бұрын
Show arinku waligiiba Wuu soojiray
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
"Markaan tuuro Heeryada ayaa inoo ballan ah insha Allah"
@Nim670
@Nim670 Жыл бұрын
23/mrch/2023 Hben jimce ah
@darwiish3454
@darwiish3454 25 күн бұрын
27 june 2024 Thursday night, Nairobi Kenya ayaan kudhagaysan.
@hamseabdi8096
@hamseabdi8096 5 жыл бұрын
Wlee waawaxjira maama maryan mursal jir oonolow waqti dheer
@xamdicalimaxamuud9865
@xamdicalimaxamuud9865 Жыл бұрын
My songs 🥺
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 жыл бұрын
Erayada heesta yaa iska leh?
@mandeeqmohameddahir8995
@mandeeqmohameddahir8995 11 ай бұрын
Anay hada ihaysata waligodba ruunayba haygu hayaan
@hamdinour9685
@hamdinour9685 3 ай бұрын
Noloshu wa adag tahay qofba dhinac ayuu wayahu ka haystana nin aan rafadina runta nolosha muu arag aniga ahan waxan daremaya culays wayn waxan soo maray guur waxan haysta hal duaghter balse waxa jira wax yalo nolosha kaa adkanaya mar walpa waxan daremaya xafadayada inay mar walpa i cadadiyan waliba hooyaday ila dhaqanto si qof hadow oo kale balse waxan ku dhaafa waa walid oo waxba kama aoo qado lkn hadala qaar aya ma hadhan kugu noqonaya markay hooyada ku niyad jabinayso ama ku lidayso Ruux waliba i radaaha layga daba rucleyan rerkayagii i nici jiray ruunay igu idhhadan oon yesha rag iyo dumar qaraban i rabi jirin rayi gab ha noqonine wakhtigu ruuxna lama dhalan Ilahay ayan wadistay farxda iyo wanag dhamantii iyo inay noloshu ii toosto 😢😢😢😢😢😢😢 Dhibka laguma waro dhaxal loma yeshe walaga dhamada😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@gouleittsheekhxareed1195
@gouleittsheekhxareed1195 2 жыл бұрын
Waa heesta aan ugu jecelahay heesaha soomalida dhamaan. Rabi cimriga iyo cafimaadka haku barakeeyoa maama maryan mursal..:DxD
@africainabdillahi
@africainabdillahi Жыл бұрын
Maryanmoursal
@Badra_nuur
@Badra_nuur 7 ай бұрын
11/28/ NoV 2023 ishalah wan ka bixidon wakhtiga adag 😢
@omarhussein2751
@omarhussein2751 3 жыл бұрын
Wlhi mamoday by kahadlaysayaaa allow mamoyin ka dhawr
@nimcomahammet446
@nimcomahammet446 11 ай бұрын
Anoo inan yara ayaan guursaday rerkoodi isuka dayriyeen meher ayaa iskay xidhan reero dulsaar ku ahay hoyadayna magalada mataalo waxaan islaha guri samayso lkiin dabaan galay illahow heesta malin malin kamida dhagaysta iyadoo runa 😢🤲🤲
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 11 ай бұрын
Am sorry wllshay qali wan ka xumahi
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 11 ай бұрын
Amin Amin 🤲🤲🤲🤲🤲❤
@Nassermusse
@Nassermusse 9 күн бұрын
😢
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 Жыл бұрын
Waa hees i taabatay
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 5 жыл бұрын
walahi waa hees qaymo wayn leh
@rich9233
@rich9233 7 жыл бұрын
😥😥😥😥 sad wlh
@horweyngeel
@horweyngeel 6 жыл бұрын
Hees Waa Hees qayma leh
@abdirashid5427
@abdirashid5427 Жыл бұрын
Qiso dhaba waaye
@sado83abdi4
@sado83abdi4 4 жыл бұрын
Merci hoyidisomaliyed
@axmadamiira2555
@axmadamiira2555 6 жыл бұрын
Edo ilahaye kuma qaado
@haweenkaabofficialpage6250
@haweenkaabofficialpage6250 4 жыл бұрын
Waqtigu ruuxna lama dhalan 😭😭😭
@almaasqalbi1112
@almaasqalbi1112 Жыл бұрын
Rerka yaga inaci jirey ruuney pey ileyihiin ax😫😭2023
@sucaadali8171
@sucaadali8171 4 жыл бұрын
Waqtigu ruuxna lama dhalan
@user-bq7ny7lq5f
@user-bq7ny7lq5f 8 ай бұрын
2023 /11/11 marakana turo heryada inshlah😊😊
@sahradiriye9400
@sahradiriye9400 Жыл бұрын
Maryan Mursal Allah ha ku dhowro
@omarayah2288
@omarayah2288 9 ай бұрын
22/oct/2023 Axad 😢
@MohammedAhmed-sc5ys
@MohammedAhmed-sc5ys 6 жыл бұрын
heestan cadimahan
@simanfarah7276
@simanfarah7276 6 жыл бұрын
Ax ax ax heestan anigay igu socota ruuxwaliba iraadshan laygadaba rucleeye reerkayagi inici jiray ruunay igu yidhaahdan 😭😭😭😭😭😭😭😭😅😂
@shukriawgeydhe4913
@shukriawgeydhe4913 6 жыл бұрын
waxaadba moodaa inay heestani aniga igu socoto
@filsanahmed3084
@filsanahmed3084 3 жыл бұрын
Way ducadii baa ilahay ka aqbalay masha allha edo
@edityy141
@edityy141 2 жыл бұрын
Insha allah qayr abaayo
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS 10 ай бұрын
Heestaan waa duco allena waa u aqbalay mama maryan mursal wataa uk ku raaxaysaneysaa karaamo iyo sharaf ku noolow
@rayaankhalid9201
@rayaankhalid9201 3 жыл бұрын
Heestan anigay iga hadlaysaa,ofline keeda maxaad noogu diideen
@boqorkabeelweyntagarxajis6803
@boqorkabeelweyntagarxajis6803 6 жыл бұрын
eeesh calaaa heees
@AmanaAl911
@AmanaAl911 4 жыл бұрын
Wallahi waqtigu ruxna lama dhalan
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Aamiiin
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@naciimomaxamed1320
@naciimomaxamed1320 6 жыл бұрын
waaaaw wlhi we iqiro galisey ani
@JibriilHandulehDoctor
@JibriilHandulehDoctor Жыл бұрын
Dhibkasta waa dhamaataa
@biyaayo
@biyaayo 7 ай бұрын
Heestaan waa jeclahay inaan dib udhagaysto anooo taajirad is nacday ah 26/11/2023 3:48
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 7 жыл бұрын
😢😢😢😢😢:DxD
@user-di3dv2xj9c
@user-di3dv2xj9c 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤heestaan waxaan kuxasuystaa saxibadeey ayaa aad u dhageesan jirtay 😤😤😤😤
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 Жыл бұрын
Xage.hada.ku danbysy saxbitaa😟
@asii9942
@asii9942 4 жыл бұрын
😥😥😭😭😭😭😭😭
@nimcobeauty2074
@nimcobeauty2074 Жыл бұрын
2023 🥹
@hanaanqurux92
@hanaanqurux92 6 жыл бұрын
wooooooow😍😍😘😘😘😘😘😘
@maryanali5377
@maryanali5377 6 жыл бұрын
hanaan ku jaceliya wwwww
@maryanali5377
@maryanali5377 6 жыл бұрын
hees qaaliya
@zahraabdi4498
@zahraabdi4498 6 жыл бұрын
Maryan Ali wow
@diiniasaldhalad7896
@diiniasaldhalad7896 Жыл бұрын
Marka ay heestu dareen jira ka hadlayso kama daalaysid ku noq noqoshadeeda
@AxmedNuur2000
@AxmedNuur2000 7 ай бұрын
5/12/2023🖋️
@ebyanj2695
@ebyanj2695 Жыл бұрын
Aad aa ee taaabatay heestan ilaahow maamada caawi
@huunohuda4792
@huunohuda4792 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@malyuunali-ve6bv
@malyuunali-ve6bv Жыл бұрын
😭😭😭
@MustaphaAlii
@MustaphaAlii 9 ай бұрын
😢😢😢
@naiimasaiid4708
@naiimasaiid4708 7 ай бұрын
waqtigu ruuxna lama dhalan😢
@adnamohamedadan7259
@adnamohamedadan7259 6 жыл бұрын
ax waa warer
@aaminoadbdikaadir7185
@aaminoadbdikaadir7185 Жыл бұрын
Runti waa hees dhab ka hadal ah waqtigu ruuxna lama dhalan
@samraidris2511
@samraidris2511 9 ай бұрын
22/10/2023🫡🫡🫣
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Maryan murasal... aad baad u mahhadasn tahay.
@saluuglaibrahim6821
@saluuglaibrahim6821 7 ай бұрын
25/11/2023😢
@ayanjama1261
@ayanjama1261 Жыл бұрын
Adkaatay
@sacdiyomuuse939
@sacdiyomuuse939 4 жыл бұрын
Funny wye mamda hees iyo duco isku darte
@abdulahixuubey1074
@abdulahixuubey1074 3 жыл бұрын
maamo raga iyo dumarka aan ku rabi jirin hada ku dhegeyso
@wadaniyaddaacadah5995
@wadaniyaddaacadah5995 6 жыл бұрын
Caadi mahan hestan
@user-pt4zj6nu8v
@user-pt4zj6nu8v 11 ай бұрын
Ax anigey iga hdleysa
@hibahmohamed720
@hibahmohamed720 Жыл бұрын
Ilahaw sidaa rabo ii yeel oo naag hooyadeed ay ku nasato iga dhig ya allah 😭😭🤢
@Awliyo.
@Awliyo. 9 ай бұрын
25/10/2023…….maalin inaan anoo hadafyadaydu rumoobeen dhagysto waa rajynayaa 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 4 жыл бұрын
Ruux Waliba I raadshaan leyga Daba Rucleyaan reerka Yagii I Nici Jiray Ruuney igu Yirahdaan!!!!!!! Maryan mursal Mamo Rafaad Raaxo Ayaa ka danbeyso Waad Soo adkeysatay!!!!
@fathiyaahmed5
@fathiyaahmed5 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤
hees cusub wakhtiga ruux lama dhalan maryan mursal
9:00
webka heesta
Рет қаралды 10 М.
**Maryan Mursal | Ragaygu
12:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 515 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 29 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 63 МЛН
Maryan Ruun Heestii GUUGUULE 2018
5:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 709 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 42 М.
Saalim S  & Maryan N ali Keef Xaalak
8:33
Hashim Awad
Рет қаралды 161 М.
MARYAN MURSAL CEYNKAD IILA WEYN TAHAY 2017 HD
6:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 758 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 230 М.
Maryam Mursal SOMALI UDIIDA CEB + QAX 1993
25:16
Jan Thogersen
Рет қаралды 822 М.
DHAAYO JACEYL 2013 RAHMA ROSE DIRECTED BY AHMED UGAASKA
7:09
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,7 МЛН
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27