No video

MARYAN MURSAL CEYNKAD IILA WEYN TAHAY 2017 HD

  Рет қаралды 766,241

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 211
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 10 ай бұрын
Ax hooyo mcn wllhi wnku jeclhy allh ha caafiyo wllhi waxtahy hooyo mcn abalkaaga wa jano wllhi hooyo dhaaxo noolow miyaan gaba haweysta habenkii lanta an horay useexda hadii anan kula hadl hooyo anan kugu oran hurdo miyay iqabta ruuxiku adeeco hooyo arooraha dhiga qaada dhayaha aragee ilmeeeya aqaliga garashadaa if diinsha afkiyo uurkiyo kasheydu adey amintii timaadaba ilaahey kubaryaanee allh ku caafi hooyo mcn o dhib lan dhashay ay itahy hooyo mcn mary❤️❤️❤️💕💕💕💕💕an mursl nolsheyda kuma xumeeyso
@aasiyaahmed7317
@aasiyaahmed7317 2 жыл бұрын
Hees iyo badha tanoo kale maysameeyaan waxaan hada waxabaan heesaynaa lahe 2022 cid dawanaysa like isaar
@amallove2408
@amallove2408 6 жыл бұрын
Allah jiidka wangsan ha ku tuso hooyo maryam I love you so much Allah ka madobiiyo heesaha amiin long life nolow 😘😘😘
@abdullahfarah3447
@abdullahfarah3447 4 жыл бұрын
Adiga xataa lol watching music videos and passing judgement 🤣
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 5 жыл бұрын
Waa heesta kaliya een laxanka iyo miraha aad umalaynayso in ay gooni kayihiin intakale. Waxaan xasuustaa subax hurdada ay iga jaftay adis ababa waqti aan ogahay. Waxaan heestan jeclaaday mar aan maryan mursal aan warshada caanaha ku arkay 1990 bishii September anoo kuray ah heestuna ay waayadaas calankeedu babanayay. Sawirka maanta kii shalay alla maxay ihor joogaan labaduba.
@dhago1117
@dhago1117 4 жыл бұрын
Kuray kalnadaas barihoraa igu danbaysa anigaa jooga xarshin baad ixasuuusiay
@madochowakinairokinairo7
@madochowakinairokinairo7 3 жыл бұрын
I'm kenyan but I don't understand the language I like this mama music Legends
@xogatacaalmaka
@xogatacaalmaka 2 ай бұрын
leave us alone kenyan people
@cakoodhanaf5166
@cakoodhanaf5166 11 ай бұрын
Aduunyo Nin aan is lahaa waxba iskama badalayaan ayaan heeataan u qoray markaan ku heshiinay guurka Ka bacdi 4 sano buu ii diray buig ligooyo ah 2 sano oo survival ah ka bacdi warqadiisii baan u qoray anigoo waliba dowlado markhaanti gashaday Dabadeed I fully recovered waabaa ku baryey because nin somali wuxuu aminsan yahay naagta in uu leeyahay Hada I did my PhD, my kids are grown I went back to my teenage stage and lifestyle.
@quruxbadanifraax5530
@quruxbadanifraax5530 7 жыл бұрын
waaaaw maama maryan libaaxad inaad ahayd soomaali waku oktahay taariiqdaana ku xusidoonta kartidan kuugu jeclahay iyo kalsoonida aan inaba caadi ahayn nooloow aaqirana janada alha kugeeyo kuligeen aamiin
@biche1984
@biche1984 5 жыл бұрын
Libaaxad sax maryan mursal isse bootaan
@yourfuturedermatologist..8244
@yourfuturedermatologist..8244 5 жыл бұрын
Armaan ciida diidaaa .. Cirkana qabanba waayaaa ♡🔥
@fatimafariido612
@fatimafariido612 7 жыл бұрын
Marwo lagu ciyaara rag u Caado noqotee Caro iyo dhibatiyo Armad Ciil igalisaayeey calolyoow Daraadii Armaan ceynad Guura caynkaad ila weyn thy inan kula culusahay hunno kaa Codsanayaa
@FAAD21
@FAAD21 4 жыл бұрын
Qof nagu weyn Mamo Maryan mursal nolow😍
@maryanmohamed2204
@maryanmohamed2204 7 жыл бұрын
caloolyoow daraadiis amaan caynad guuraa mahadsanid maryan
@jalqsneybigix6404
@jalqsneybigix6404 4 жыл бұрын
Yaaa salaam mom maryan one love♥️marwo laku ciyaara raga caato unoqote😭😭😭been maaha wlhi wx jira bayka hadlaysa mom jir abid
@ciisexasan38
@ciisexasan38 7 жыл бұрын
canka ilaa wayntaha inaan kula culusahay yaan kaa codsanayaa waaa Eraaay waaayn ciyaalka xafada maaa fahmi karaaan
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 7 жыл бұрын
I love Maryan, caro iyo dhibaatiyo armaad ciil i gelisaa, caloolyow daraadiis armaan caynad guuraa!! Maryan iyo Cabdi Qays waxay ogyihiin in dadka qaarkiis aanay u qalmin in la jeclaado.
@abdisayidabdullahi3238
@abdisayidabdullahi3238 6 жыл бұрын
Sahal Qunyarsocod woow mama maryan
@abdidahir9898
@abdidahir9898 7 жыл бұрын
waa midho mug iyo miisaan leh Abwaan kuna waa Cabdi Qays nice one maamo maryan
@salmandarwish5604
@salmandarwish5604 6 жыл бұрын
مريم مرسل انتي أم الصومال,😘😘😘😘
@sonataabdul151
@sonataabdul151 7 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭in kaston calacalay calafkeygi noqotay mamo maryan marwo lagu ciyaro cado noqotay aaaaaaaax cilow waaaaaay
@kaltounabdoulrazak6252
@kaltounabdoulrazak6252 6 жыл бұрын
Love from djibouti fanan qaran love u maryam one of my favorit artist
@zafioqueen540
@zafioqueen540 5 жыл бұрын
Marwo lagu ciyaara🌹🤴🌹 Rag u caado noqotee🌹❤❤
@ABDI_A.K.A
@ABDI_A.K.A 5 жыл бұрын
Kidskteu3ueguehdigr😍😉🤩😉😎😁😃☺😊😎😶😊😶😉🙂😍😁😄😉☺🙂😉
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 7 жыл бұрын
The queen 👑 👑 of somali mama maryan noolow long i love 💘 💘 💘 her caadi ma aha🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸
@ayanabdilahi2447
@ayanabdilahi2447 6 жыл бұрын
Maamo maryan mursal ciise cimirgaaga allaha dheereyo
@mohamedcirro4815
@mohamedcirro4815 7 жыл бұрын
dad xun oo samali la yidha bay ka dhalataye maamo maryan waxay xaq u lahayd in taalo loo dhiso
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
Cirro Abdi alla kkkkkkk soomaali waa dad fiican ayay yidhaahdaan ka wrn soomaali wanaag meel uma soo marin badankooda.
@munosharaxleadan386
@munosharaxleadan386 7 жыл бұрын
Zakariye Abdilahi 😂😂😈😈😈
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Ax ax👌👍
@ubahkeyse5350
@ubahkeyse5350 5 жыл бұрын
😍
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 4 жыл бұрын
Cirro Abdi sax
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 7 жыл бұрын
Heestaan waaba iskaga waashay maalin kastaa dhagaystaa mama maryan mursal waad Ka baxsatay
@felisabbasalij
@felisabbasalij 7 жыл бұрын
Mohamed dagane aniga iyo adiga isku mida malaha weyba na sameysey heestan caadi ma ahan
@noobatcallofduty2050
@noobatcallofduty2050 6 жыл бұрын
Mohamed dagane look wan man
@SomaliRoyale
@SomaliRoyale 7 жыл бұрын
QUEEN !!!!
@zuhuurjaamac7382
@zuhuurjaamac7382 7 жыл бұрын
waaaw midhihi abdi qayz iyo codkii maryam mursal wey ugu socota axya fananad
@najmoahmed4901
@najmoahmed4901 7 жыл бұрын
ax ax mama qaali nolow maryan mursul
@abdifatahahmedali8934
@abdifatahahmedali8934 7 жыл бұрын
heestan waa heesta sanadka waxana qaaday fananada qarniga maryan mursal long live mama
@ayanabdilahi2447
@ayanabdilahi2447 6 жыл бұрын
Ceenka iila weentahy iinaan kuu là culusahay ayaan kaa cudsonayaa
@mohamedcirro4815
@mohamedcirro4815 7 жыл бұрын
best legend maryan mursal isse
@ismaciilmaxamedtaxta2642
@ismaciilmaxamedtaxta2642 7 жыл бұрын
MARYAN MURSAL CEYNKAD IILA WEYN TAHAY MAMA LONG IIFE
@abdifatahahmed7431
@abdifatahahmed7431 7 жыл бұрын
Best music karaama noolow sxb ischoool noo fur sax waxa music somali tuma maxamed kaaama iyo qabsin waxa soo raaca cujeeri cajami wixii kale waaa cagta raaaci school ufur
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 5 жыл бұрын
Abdifatah Ahmed hhhh heestan originalkeedaa ka music fiicnaa adigu hadaa aragtaye
@munaindhomashaallah5166
@munaindhomashaallah5166 7 жыл бұрын
wooooooooooof wooooooooooof hooyo maryan msha allah
@amalali3640
@amalali3640 7 жыл бұрын
Marwo Lagu ciyaaraa rag u caado noqotee
@haniabdulkadir9794
@haniabdulkadir9794 11 ай бұрын
Mansha allh mamada cod macana mama marayan mursan siday u cod mcntahay bay dabacad mcn tahay u qalbi mcn tahay una dun mcn tahay ❤
@hamzaosman3567
@hamzaosman3567 2 ай бұрын
Caloolyow daraadi arman ceynad guuraye 💔🔥
@Jihaan143
@Jihaan143 7 жыл бұрын
waaaaw! hees iga dheh runtii oo aad u macaaan💯👌🤓🎼🎤🎧🕪 caashaq waa wax aan laga marmin allow hano jabin
@ABDI_A.K.A
@ABDI_A.K.A 5 жыл бұрын
Kids🙂😍🙂😉🙂🙂😚😎😉😎😊😄💖🙂🙂😚😎😀😍😍😍😍😍😘😘😘😘
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Waaaw maryan mursal cod iyo ciyaar laguma gaari karo, cimri dheer/ caafimaad ayaan kuu rajeynayaa
@shamsaomar9076
@shamsaomar9076 5 жыл бұрын
Armaan ciida diidaa cirkana qabanba wayaaa waaa wareeY💖
@FadumoJiinje
@FadumoJiinje 4 жыл бұрын
Cantar hawliHIisii armaan cagaha saaraa sidii ceebla oo kale armaan ciil ku raagaaa cajiib
@elkafii4994
@elkafii4994 7 жыл бұрын
marwo lagu ciyaaraa ragu caado noqotee,i like this part(INLOVE)
@mohamedheykal6750
@mohamedheykal6750 5 жыл бұрын
Codka ka hor heestan laxanka saaran wa laxamada ka turjuma qalbiga mar mar waxa is dhaha laxamiistaasha ma waxay yaqaanin afka Qalbiyada oo ay turjumaan ala yacisam jiir iyo maamo maryam
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 5 жыл бұрын
mohamed heykal hhhh dadka hada joogo musigay quutaan halka ruuxa fan dhuuxa ah uu laxanka, erayada iyo guuxa qalbiga uu layaabo sida la isu waafajiyo sidan tan oo kale. Hhhhh heestani subax ayay hurda iga kicisay waayo allow alle
@saidayusuf8129
@saidayusuf8129 10 ай бұрын
Viva maryan mursal❤ queen woman
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 4 жыл бұрын
Mamo Maryan mursal mamada waay cod macantahay fananiin waa fananinti horey waley Ben ma ahan kuwa hadana waa yurub Geenyo Mursal muse iyo Khadra silimo 💟👌
@ikranibrahim1952
@ikranibrahim1952 6 жыл бұрын
Waw what a song ❤️❤️❤️❤️
@guledrone2597
@guledrone2597 7 жыл бұрын
cantara iyo cabla intee qof ayaa garanysa tolow
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 6 жыл бұрын
nice mama queen cimriga hasi jiro
@matanotwins5037
@matanotwins5037 5 жыл бұрын
Viva maryan😘😘😘👏🏼👏🏼🇸🇴
@matanotwins5037
@matanotwins5037 5 жыл бұрын
❤️️❤️️❤️️❤️️❤️️❤️️❤️️
@shairmungani7833
@shairmungani7833 6 жыл бұрын
Un pezzo di storia della nostra musica 🎼 Mariyan Mursal horey uu soco mama 👍
@Bashkas004
@Bashkas004 2 жыл бұрын
What a beautifull voice!! masha allah. 👌👌💙💙
@muusiga
@muusiga 3 жыл бұрын
Heestan caloolyow Ereyada: abwaan cabdi qays Laxanka: cabdinariin faarax qaarey jiir Codka: maryan mursal ciise kaahin Musiga cusub : m.karaama Heestu ma cusba waxay ku jirtay riwaayad uu cabdi qays uu sameeyay
@mohamedhassanali7105
@mohamedhassanali7105 2 жыл бұрын
Ceyn kaad ila weyn tahay Inan kuu la culusahay ayan Kaa codsanayaa OMG inaba caadi maha ereyada waa kuwa dareen leh watching 2022 agust
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
halaga leexdo maamadda waa waxay ku jirta halyayadda soomaali u hadhay
@aminaaden1670
@aminaaden1670 5 жыл бұрын
Marwo lagu ciyaara rag u caada noqtee
@balishhajia.rahman1726
@balishhajia.rahman1726 7 жыл бұрын
qofkii ugu horeeyay 😁😁😁😁😁😁
@ahmedabdirizak9031
@ahmedabdirizak9031 7 жыл бұрын
I love u sooooo much
@zakizalahfarah5784
@zakizalahfarah5784 7 жыл бұрын
mamo maryan mursal ilahay hakudayo masha allah 🎧🎧🎧🎧🎧🎧🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎵🎵🎵🎵🎵👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@qamarbakar8526
@qamarbakar8526 6 жыл бұрын
Zaki Zalah Farah kyng
@qamarbakar8526
@qamarbakar8526 6 жыл бұрын
Zaki Zalah Farah kmybeo
@qamarbakar8526
@qamarbakar8526 6 жыл бұрын
Zaki Zalah Farah mkypbact
@qamarbakar8526
@qamarbakar8526 6 жыл бұрын
Mybpevzp
@qamarbakar8526
@qamarbakar8526 6 жыл бұрын
Kamezkdwpmq
@fantastic9844
@fantastic9844 6 жыл бұрын
ARMUU CAASHAQADU CUDUDAHA I JABIYAA ARMAAN CIIDA DIIDA CIRKANA QABANBA WAAYAA YAA SALAAM MAAMA MARYAN MURSAL NOOLOOW
@user-eq8yx2hi7q
@user-eq8yx2hi7q 7 жыл бұрын
انتي . أم الصومال 😍😍🇸🇴
@abdirauuflayli1432
@abdirauuflayli1432 Жыл бұрын
Mama allah kubarakeeyo gulayso adaan u jecelahay hesahaada
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 жыл бұрын
Dadkiinaan Marya caynaayo oo wax ka sheegaayo bal horta noloshiina meel soo saara. Maryan teeda ayadaa go'aan ka gaari karto, mid idinka idiin taalo maaha. My god somali pple r soo pessimistic. ✌🏽️✌🏽️🇸🇪🇸🇴🇸🇪🇸🇴🇸🇪✅✅💖💖 Xoxo~::/Gossip~Guy!!!!!!!......💖💖💖💖💖💞💞
@queennihaal6350
@queennihaal6350 7 жыл бұрын
Guled Abdo ilaa hada aniga qof caaayey ma arkin kuli dadka wax so qoraya waa dad waaninaya oo leh mamo towbad keen qof la jcl yahay aya la waaniya
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Guled Abdo adi calanka Sverige Maxaa kudaba dhigay Mise waa joogaa kawadaa yaabay aniguye
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 жыл бұрын
Wiilka reer cigalle production soo xur maahi? i love Sweden😙
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 жыл бұрын
queen nihaal qof kaste xad ayuu leeyahay walaasha. Dhaqanka soomaalida waaye iney dadka ka badbadiyaan. Maryan way ku dhiiratay iney soo hor istaagto camerada marka meeshaba hadal ma yaalo. at least i am respecting that. ayada iyo diinteeda ma afaaro gashanaayo oo deymo lee iga deeqdo😙, thanks
@farxiyobiireye560
@farxiyobiireye560 7 жыл бұрын
White Phoenix l
@hiboabuubakarhiboabuukar3481
@hiboabuubakarhiboabuukar3481 5 жыл бұрын
Amaa ciida diiday armaa ciida qawan waayaa armaan ciil igalisaay inkastoo calaa calaacay
@Nassermusse
@Nassermusse 6 жыл бұрын
Abubakar..sxb thanka...inta badan waxa nala wadagta wax gadmaya.. Mamo maryan nolow
@hassannour4572
@hassannour4572 7 жыл бұрын
Imagine istahil iyo farah murtileh oo is gursadey ciyalkodaa 😂🤣🤣😂🤣😂🤣🤣🤣🤣 i can't wlhi
@ABDI_A.K.A
@ABDI_A.K.A 5 жыл бұрын
Kids😍😍😘😘
@wiilkagabdhauroonmarwaliba4074
@wiilkagabdhauroonmarwaliba4074 7 жыл бұрын
mom blz is ka daa heesaha in kastoo cimri cibaado ad joogto mom blz iska daaaa ????????
@joseph8697
@joseph8697 6 жыл бұрын
wiilka gabdha uroon marwaliba who r u she is free she can do whatever she wants leave her alone
@egalehashi1578
@egalehashi1578 7 жыл бұрын
I Love you marian mursal ❤❤❤❤❤❤
@macab6141
@macab6141 4 жыл бұрын
Hobanimo waa loo dhashaa😘😘😘
@intafayowintafayow809
@intafayowintafayow809 5 жыл бұрын
Maaamo qaali ah sida hooyaday qaaali dumar
@ayaneabdi76
@ayaneabdi76 7 жыл бұрын
Allah maamo iskadaa Allah swt hakusiiyo cimri cibaadoleh
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 7 жыл бұрын
nice song maman maryan mursal nolow inaba caadi maha heestan
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 7 жыл бұрын
Maryan, yaagaarikara💋💋💕
@alexandrateliban4868
@alexandrateliban4868 2 жыл бұрын
MashaAllah muma!!
@Dhagaxle9
@Dhagaxle9 Жыл бұрын
My al fanaaad maryan boqorda codka
@sowdoali2097
@sowdoali2097 7 жыл бұрын
mama maryan best fanaanad qaliya noolow
@crisaaqxiis3097
@crisaaqxiis3097 5 жыл бұрын
inkaston calacalay calafkaygii noqotaye cimrigena waxa hadhay.erayadi cabdiqays codki mamo maryan.xusuus
@hamdihassan1138
@hamdihassan1138 7 жыл бұрын
inkaston calacaley calafkeygi noqotee cimrigena waxa harey ceynkad ila weyntahey inan kula culusahay ayan ka codsanaya caadi ma ahan intasa i cajabisey Mamo Maryan nolow
@amera5629
@amera5629 2 жыл бұрын
WAAWEEYNKA ❤👌MAMA WAAN KUUGU FAAANAA ❤❤🤩
@mohamedfaanole7942
@mohamedfaanole7942 6 жыл бұрын
Wwww wa fananka kaliya anan codkeda anan is badalin nolow mamo maryam mursal
@rowe481
@rowe481 3 жыл бұрын
Big fan !!!
@fahangallan4509
@fahangallan4509 5 жыл бұрын
I love u mama Maryan mural ❤️😘❤️😘
@maxamedlove7039
@maxamedlove7039 7 жыл бұрын
Mama Maryan mursal Cimriga Alle haku Siyaadiyo Masha Allah
@yuuyu114
@yuuyu114 7 жыл бұрын
KUWA AKTAAGAN FANAANADA MAMA MARYAN WAXAD MOODAA INEEY U GUDBINAYAAN HEESTA DHAGOOLEYAASHA
@degoxirsi9611
@degoxirsi9611 6 жыл бұрын
Wow cadi mahan Amaana ceynad guuraa
@baybaras
@baybaras Жыл бұрын
Mom alaha kunaxarista😢
@idirismohamed3184
@idirismohamed3184 6 жыл бұрын
wwwwwww maryan mursal alle cimirig hakushereyo
@somalilanderdhaba6133
@somalilanderdhaba6133 4 жыл бұрын
Maamo alleh haku caafiyo👐
@ubahiinalove8347
@ubahiinalove8347 4 жыл бұрын
December 25 yaa dawanaya kama daalo heestan
@abdirahmandiini3349
@abdirahmandiini3349 4 жыл бұрын
yaaa salaam waa hes shidan 🎆
@bilaal161
@bilaal161 6 жыл бұрын
best song there i love is this
@sadiyiaddawe7986
@sadiyiaddawe7986 7 жыл бұрын
queen tashaa ayaa ka maqan
@fartunali965
@fartunali965 4 жыл бұрын
Marwo lagu ciyaaraa rag caado noqotee run igadheh
@idirismohamed3184
@idirismohamed3184 6 жыл бұрын
Wwwwwww maamo maryan mursal
@iloveyougeeziyadasomalilan7601
@iloveyougeeziyadasomalilan7601 7 жыл бұрын
mamo maryan
@rahamarahama966
@rahamarahama966 7 жыл бұрын
caleek caleek maama maryan in badan noiloow
@fatahhussin2195
@fatahhussin2195 7 жыл бұрын
I love mama maryan mursal
@qaliyeyabdinor948
@qaliyeyabdinor948 6 жыл бұрын
maryan cebka salim aya tahy mamo nolow
@shakiibismaaciil1609
@shakiibismaaciil1609 7 жыл бұрын
Axlaa hees walaahi gabigaygaba way i dhx qdy mom alle ha ku dhowro heesahana ilaahay ha kaamasaxo intaas ayaa kugu filan
@gudgudestudio7568
@gudgudestudio7568 6 жыл бұрын
Old maryan mursal ka fadhiiso fanka cimri baad maraysaa
@hanaanqurux92
@hanaanqurux92 6 жыл бұрын
hees macana badan jacel ku lamana😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤
@ahmednaleye2674
@ahmednaleye2674 7 жыл бұрын
Iloveu maryan mursal
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
The legend maryan mursal
@hanahassan7150
@hanahassan7150 6 жыл бұрын
Esh cela hees afkaga cano qawow lagu qabey mama maryan
@fouzeyahyousef222
@fouzeyahyousef222 7 жыл бұрын
Viva Maryan Mursl
@nawalshiregeedi7497
@nawalshiregeedi7497 7 жыл бұрын
Mamo Maryan noloow❤👑
Maryan Mursal Hees Leebkii Jaceylka by Deeyoo.com
7:26
Deeyoo Media
Рет қаралды 216 М.
**Maryan Mursal | Kun Jeer Aniga Ku Jecel
6:09
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 763 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 30 М.
Maryan Mursal Heestii Markii Aan Ladnaan Jiray.
5:33
Kornel Ali Garat
Рет қаралды 2,3 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 21 МЛН
Maryam Mursal SOMALI UDIIDA CEB + QAX 1993
25:16
Jan Thogersen
Рет қаралды 827 М.
Hees Cusub Galmudug State-Waagacusub Tv
6:10
Waagacusubmedia
Рет қаралды 745 М.
Maryam Mursal - Somali Udiida Ceb (Somalia, Don't Shame Yourself)
5:34
Real World Records
Рет қаралды 3,4 МЛН
Maryan Mursal - Soo dhawoow
5:40
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 181 М.
MARYAN MURSAL WAXAA KU LUMIYEY LACAG HEES AAD U MACAAN
5:35
Timacase Lyrics
Рет қаралды 140 М.
Xulka Heesaha Xasan Adan samater heeso ad u macan oo qaliyaa
1:13:34
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 116 М.
HEESTII SADEX CADOW AYAA JIRA LIVE MUSIC BY MARYAN MURSAL
4:18
somali media of minnesota
Рет қаралды 286 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН