Maryan Mursal Ciise 65 jir ayaan ahay codkaygana waan ku kalsoonahay 2016

  Рет қаралды 519,832

Sahan 24

Sahan 24

Күн бұрын

Fariin ku socota Fanaaniinta Sanadka manoo qaadi kartaa laba heesood oo kookooban oo aan music ama mixer lasocon fadlan muuqaalkaagu hala socdo fanaan yaa noqonkara .

Пікірлер: 113
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 2 жыл бұрын
Maama qaaliyaa oo aad ujecel wadankeeda 🇸🇴 iyo wadaninimada waa alla maama mcn kujecliyaa oo kugu xasuusi ogiyaa ''somaali u diida ceeb naftiina u diida caay '' alloow cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo hooyadeen soomaliyeed amiin . Again i love you maama maryan mursal ciise bootaan ♥️🙏🏽👈
@MilahMeia
@MilahMeia 5 жыл бұрын
I want to meet her. I'm not Somali but I have much respect and love for Somali people. She is a wonderful woman and singer. Masha Allah I love her so much.
@saidomarhassan8538
@saidomarhassan8538 5 жыл бұрын
🙏🏻
@cqaadirfaarax4311
@cqaadirfaarax4311 5 жыл бұрын
sharo
@nadraqaali7283
@nadraqaali7283 4 жыл бұрын
Carab mathy benta joji Xamar weyn daganthy
@wll_baba_a4160
@wll_baba_a4160 2 жыл бұрын
But i think that you are somali for the sack of your name
@mohajaabir7179
@mohajaabir7179 7 жыл бұрын
Masha allaah masha allaah wlhi qofkan cml aa fanan aan u aqanaa waayo marki caali uhesiiyo iyo marka kale waa isku mid allow ku xafid mama maryan mursal ciise guuleyso waligaa ♡♡♡♡♡
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 5 жыл бұрын
codkeeda waa sidii old school ay u heesi jirtey ILAAHEY cumrigeeda ha u barakeeyo waa miskiinad caruur korsaneysee, waana hooyooyinka soomaaliyeed kuwa caansan bey ka mid tahay
@najiibccaziiz7786
@najiibccaziiz7786 6 жыл бұрын
Hoyo qaran allayax miik from muqdishaawi dadka Dad caya garadkoda inta dhan ha u jojina 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jacfaribraahim5988
@jacfaribraahim5988 Жыл бұрын
Maamada markan arko walahay waan iska ooya waa maamo fankii somaliyed qayb libaax kasoo qaadatay waxbadana soo aragtay hesaheda markan dhagaysto murtida ku jirta aya dareenkayga qaada iyo hadaynu somali nahay sidaynu u liidno qabiilkeeda aad ban u qiirooda walahay hoyo somaliyeed ilahay cimrigaaga ha raajiyo 😢😢
@xl5888
@xl5888 7 жыл бұрын
maamo maryam mursal soomaalidu way kujeceshahay laakiin hada fanka iskaga hadh oo cadkaaga macaan qur aanka ku akhri masjidka kaalay waan ku jecelnahay
@abdirizakmahad8278
@abdirizakmahad8278 4 жыл бұрын
🤔🤔🤔🤔 Alla maxe cajiib eheed mamo maryan dambigaada allaha dhaafo
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Walal m.a allaha dhowro mamada aad ban ujeclahay 😍 😍💕
@raqad4642
@raqad4642 7 жыл бұрын
Gold voice never changes well done mama maryan iska cibaadeeso please fanka iskaga har
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 5 жыл бұрын
Mamamada madaxay Noo saaran tahay❤❤
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 11 ай бұрын
جوهرة الصومال مريم مرسل عيسى الله يحفظها من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴
@suldanhesebe3521
@suldanhesebe3521 8 жыл бұрын
waaw 60 ka caaboon maryan mursal maryan dheeman codkeedii macaan fanaanad furfuran halkaas ka siiwad taariiqda fanka guul baan kuu rajaynayaa
@manowadan5719
@manowadan5719 5 жыл бұрын
Hahaha
@nuryaabdi645
@nuryaabdi645 5 жыл бұрын
Suldan Hesebe 66
@aluul6875
@aluul6875 8 жыл бұрын
Wallahi heesta kenya anigay iga hadashay. I missed my husband. Insha.allah we will be come together.
@fatxiaxmed2230
@fatxiaxmed2230 5 жыл бұрын
Ilaah haisku kiin soo celsho abaayo adinko wada nabada 🙏🙏
@bashirabdulkadirkhalifhash4903
@bashirabdulkadirkhalifhash4903 4 жыл бұрын
Insha allah abaayi
@mi6443
@mi6443 5 жыл бұрын
Maryan mursal ciise waa buuga taatiikhda soomaalida waa in la xanaaneeyo oo waliba sida madxafyada caalamka loo ilaaliyo looga taxadaro.
@xuskayare4036
@xuskayare4036 5 жыл бұрын
aduunyadu waaa maantay iyo bore oo aadan hobin In aad garayso adigu laakiin maxan ka baxsan karta adigu tas waa mid kalya taas oo ah alle ka cabse Mel kastoo aad joogti adigu🔵✖✅
@K_arbash
@K_arbash Жыл бұрын
Madaxa korkiis big Respect Legend mama Maryan Mursal Ciise😭🥰
@abdimoh
@abdimoh 4 жыл бұрын
Kaftankiyo sheekadeenii markaan isku kali ahayn kolnaba ma ilaawi karo♡
@abdiyare5247
@abdiyare5247 7 жыл бұрын
Mamo Maryan Mursal. Codkaagu weli isma badelin. Dad badan oo hadda fanka soo galan neel baa saartey. calaashaan karbaash baa la dul martey. waa sidey tahay.
@qaldaanqaldaancade4420
@qaldaanqaldaancade4420 6 жыл бұрын
Abdiyare waaaaaaaàw
@Comps223B
@Comps223B 2 жыл бұрын
Mansha Allah b
@halyeyqaran1977
@halyeyqaran1977 4 жыл бұрын
wAAKUWAN fanaaniintii aan gacan ku rimiska ahayne. codka saxda ahi waa inuu sida halaasi u ahaada.
@qalanjoaadan8820
@qalanjoaadan8820 8 жыл бұрын
wwwwww nice hooyo maryaneeeey ilahay haku daayo ❤❤
@fadumoaxamad3686
@fadumoaxamad3686 5 жыл бұрын
Ruwayadii beeney waa run
@kossgirre4849
@kossgirre4849 7 жыл бұрын
Maryan mursaleey jembigii qabrigaad taagantahaye Allah utoobadkeen heedahaagana ururiuo gub, Allah yahdiikum yakhii waberi sidaasay godka kuwadagelayaan
@fadma638
@fadma638 5 жыл бұрын
Cod aan isbedelin mashllh maryan mursal💕💕💕
@abdikanifaysal2108
@abdikanifaysal2108 3 жыл бұрын
Maryan 65 waa ka weyn yahay
@zahraali9631
@zahraali9631 4 жыл бұрын
We love you
@aryanali6527
@aryanali6527 5 жыл бұрын
Maryan mursal waa hadyad la siiyay soomaali oo dhan lkn waa hadyad ku soo beeganty wakhti burbur 😢
@maxamedmuuse6417
@maxamedmuuse6417 6 жыл бұрын
Waa Maryann mursak fananad qaliya 65jir codkegana wad aragtan fananinti hore fananin iga dhe
@abdallaahmed1562
@abdallaahmed1562 4 жыл бұрын
👏👏👏🔥 cod ayaamahan la la'yahay
@deeqamuse9791
@deeqamuse9791 8 жыл бұрын
mama fanka iskagataag pz masjidka iskaxadiri
@cabdiraxman4884
@cabdiraxman4884 8 жыл бұрын
mama maryamo ilahay kacabso mel kasto aad joogto dunidan qof kuma harayso dadka wa cadaw dadka ku dhahayo codkad wuu mc yhy balse xususnow eebe xagiisa cid wax kaga qawananayo arki meysid
@hamdamohammed7068
@hamdamohammed7068 6 жыл бұрын
deeqa Muse allah hasoo hadeeyo isagaa wayn oo waaxid ah
@techplanet2007
@techplanet2007 5 жыл бұрын
abaayo deeqa wad mahadsanyhy lkn mid an ku weydiiyo iyadoo fankeeda ku jirta masjidka na gali karta miyaa o ALLA ma caabidi karta miyaaa?
@alibinali2141
@alibinali2141 5 жыл бұрын
@@techplanet2007 maxaa kaa qaldan ?? Qof heesaayo miyaa alle caabudaayo
@deeqamuse255
@deeqamuse255 8 жыл бұрын
kunjeer anigaa ku jecel
@mirandabella8684
@mirandabella8684 7 жыл бұрын
nolow maryam mursal we love u 😍😍 kun jeer anaga ku jeceeeeeeeeel
@abdinuurahmed8752
@abdinuurahmed8752 5 жыл бұрын
Lelo
@saalaxmaxamad8649
@saalaxmaxamad8649 5 жыл бұрын
Masjidkeda xaga galay adi
@yaxyoowhee7016
@yaxyoowhee7016 7 жыл бұрын
maaama maryan mursal waaan ku jeclahaye fanka iskaga hadh oo masaajidka fadhiiso
@saidhaji7693
@saidhaji7693 5 жыл бұрын
Waaaw Alle ha ku daayo
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 5 жыл бұрын
maamo maryan mursal Allah Ku barakeeyo cisig kula yoom
@dsewewgfgfg2875
@dsewewgfgfg2875 5 жыл бұрын
Yj
@BaasheMohamett
@BaasheMohamett 7 ай бұрын
0ld is gold
@osmanmohamad8864
@osmanmohamad8864 8 жыл бұрын
maasha allah edo raxmaankuhakudhawro
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Maryan Mursal Ilaahow soo hadee, Miskiintaan ayadoo 65 jir ah heesayso..🙏🙏
@luleymuxumed3726
@luleymuxumed3726 5 жыл бұрын
Mmo maryan mursal ciise mmo allaha kubarakeeyo
@ruqiyoshekh1808
@ruqiyoshekh1808 2 жыл бұрын
Msha Allah maryan mursal ciise
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
Oo goormee da'deeda sheegtay iyo inay codkeeda isbadalin🤔!!?? Dadka qalad wax u fasiro waan necbahay wlhi😒, she was asked to sing and she simply did, that's all😪!!!! ✌🏽️✌🏽🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇴🇸🇴✅✅💖💖 Xoxo~::/Gossip~Guy!!!!!!!.....❤️❤️❤️
@jeerow1436
@jeerow1436 8 жыл бұрын
Guled Abdo hhhhh seed kudaawanee hadaanan been lagu soo qorin CIWAANKA Alloow Soo hanuuni umadaada beenta Caadeeysatay
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
Abdiwahab jerow lol, soomaali meel lee la'yihiin
@SPharaoh
@SPharaoh 7 жыл бұрын
+Guled Abdo Your pic profile shows a confused young man. You have going on just like women's hairdo. Bet your grandfathers never did that. Son, if you don't know where you came from, you will never know where you're going.
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 жыл бұрын
Tummun don't speak to me like u know me cz u don't. i know who i am, and i didn't asked u to give me advices. i ain't need it thank u very much. but one advice that u need to give urself is "don't jump to conclusions", never cz it is a bad idea.
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
Guled Abdo i cafi zxp dhawr cisho ku dacayadeeyay
@husseindiriye8912
@husseindiriye8912 8 жыл бұрын
video-ga sound ,malahan ugaaas.... waxbo lama maqlaayo...
@bisharoyusuf5537
@bisharoyusuf5537 7 жыл бұрын
Alaha kusoo hanuuniyo maamo nafta laisma siinin waa laina sudhay
@hodanali2528
@hodanali2528 7 жыл бұрын
way way way......kun jeeeeeer💞💞💞
@amaaldeeq7523
@amaaldeeq7523 7 жыл бұрын
masha allah cod mcn ❤❤💋❤
@AliKhan-sq9iz
@AliKhan-sq9iz 3 жыл бұрын
Maasha alaah
@zlatan7756
@zlatan7756 8 жыл бұрын
maryan mursal waan ku caqliyaystay now she cant be 65 yrs maybe 65×2
@amansanequruxsane
@amansanequruxsane 11 ай бұрын
Mashallah udhee cimriga allaha uziyadiyo
@Afhayeentotal
@Afhayeentotal 5 жыл бұрын
yaaslaan
@saadkhadar108
@saadkhadar108 5 жыл бұрын
Kolkanba ma iloobi kara
@itahildiini3017
@itahildiini3017 5 жыл бұрын
alla jecliya mmo malyuun
@amranmohd2663
@amranmohd2663 5 жыл бұрын
Subxanalaah
@Barta_shacabka
@Barta_shacabka 4 жыл бұрын
hooyo
@subeydayuusuf9757
@subeydayuusuf9757 7 жыл бұрын
suubxanallaaah ilahayoow soohadeee mamada
@craxmaanmaxamed8122
@craxmaanmaxamed8122 5 жыл бұрын
nice one
@deromar4803
@deromar4803 8 жыл бұрын
eedo maryan Rabbi raali kaanoqay
@khadramohamed2651
@khadramohamed2651 5 жыл бұрын
Waaawaaawaaawaaawaawa masha allah wlh fake iyo cope ma ahann maryan mursal kugu fnaa
@MohammadAli-qw8iy
@MohammadAli-qw8iy 5 жыл бұрын
Waaaw
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 жыл бұрын
1000 woow
@zamzamadan9394
@zamzamadan9394 8 жыл бұрын
alla hakuso hadeeyo
@somaliyeeytooseekacshantas5306
@somaliyeeytooseekacshantas5306 8 жыл бұрын
hoyo qali ah
@hawakhalidkhalid3659
@hawakhalidkhalid3659 6 жыл бұрын
Somaliyeey toos ee kac shanta Somalia ha nolaato 1
@farxiyofilsan306
@farxiyofilsan306 7 жыл бұрын
cadi mahan
@yariisoow1735
@yariisoow1735 5 жыл бұрын
alla yacizak
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 5 жыл бұрын
lagent
@maanoking8893
@maanoking8893 4 жыл бұрын
Kuu
@maryankulmiye5509
@maryankulmiye5509 5 жыл бұрын
Hibo
@fatmamuuse497
@fatmamuuse497 5 жыл бұрын
Waxwaalan
@xaawofaarah8380
@xaawofaarah8380 5 жыл бұрын
...
@xayaadaxmed6935
@xayaadaxmed6935 5 жыл бұрын
aroorobar
@mohassan1943
@mohassan1943 7 жыл бұрын
6
@cismanraagow4536
@cismanraagow4536 5 жыл бұрын
makiiu
@ladanascwalaleyaxagenakahe6976
@ladanascwalaleyaxagenakahe6976 7 жыл бұрын
Kkkkkk
@liltesma1004
@liltesma1004 5 жыл бұрын
Asc
@muratatasoy2269
@muratatasoy2269 6 жыл бұрын
Aimed at
@ladanascwalaleyaxagenakahe6976
@ladanascwalaleyaxagenakahe6976 7 жыл бұрын
Www
@mohamadabdie1694
@mohamadabdie1694 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhh
@deeqamuse255
@deeqamuse255 8 жыл бұрын
kunjeer anigaa ku jecel
@maryancabdi8547
@maryancabdi8547 8 жыл бұрын
kkk
Maryan mursal with Hassan Warfa and Farxaan Xiddig
9:21
TV Nova
Рет қаралды 139 М.
waan ku furry iga har gabar cadaado
33:54
nuurto cali
Рет қаралды 1 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,2 МЛН
maryan mursal heesti  soo dhawoow
6:13
Hirgal media
Рет қаралды 529 М.
MARYAN MURSAL WAXAA KU LUMIYEY LACAG HEES AAD U MACAAN
5:35
Timacase Lyrics
Рет қаралды 151 М.
Maryam Mursal SOMALI UDIIDA CEB + QAX 1993
25:16
Jan Thogersen
Рет қаралды 830 М.
MARYAN MURSAL HEESTA KUN JEER ANIGAA KU JECEL HCTV 2017
5:31
Horn Cable Tv
Рет қаралды 17 М.
Maryan Mursal | Waan Ku Daalay Raadiskigi
5:49
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 246 М.
ala nimanku wa nacaban korino maryan mursal
9:26
Mohamed Hussein
Рет қаралды 54 М.
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
mudaneiid
Рет қаралды 3,4 МЛН
MARYAN MURSAL CEYNKAD IILA WEYN TAHAY 2017 HD
6:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 773 М.