MASAR OO KADCOON LAGU DIIDAN YAHAY BARAKICINTA QASA UU KA BILOWDAY + Q@SA+ SIR AA'IIL

  Рет қаралды 85,041

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 130
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 17 сағат бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@Almaascabduqadir
@Almaascabduqadir 13 сағат бұрын
Masar malinti cararuurta. reer Qasa hortod lagu gubayay bay shacbkedu muqanlahayeen reer Qasa udaqmannayaane waxay ucabsadeen lafahood
@adammohamed6079
@adammohamed6079 11 сағат бұрын
Cimelada ku dar Gobalada Dhexe
@adammohamed6079
@adammohamed6079 11 сағат бұрын
Ku dar Cimelada Gobolada Dhexe.B/Weye iyo Dhusa_Mareb
@husseinaden7560
@husseinaden7560 16 сағат бұрын
Maalin jimco ah weeye salaadii jimcaha ayaan soo tukanay ,trump iyo familkiisaba in musiibo daran ku rido aamiin dhaha ,waana damaca rarida walaalaheen falastiiniyiinta aamiin ducadu waa aqbal waa jimco
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 17 сағат бұрын
Allow waa maalin jimca ah ee sahnuyinta ka badbaadi walaalahayn
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 17 сағат бұрын
Siisii iyo tiimkiisa waa shaqaalaha yuhuud iyo mareykanka ee Allah ha ka horwereejiyo umada muslimiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha ha u soo dedejiyo nasrigiisa aamiin
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 15 сағат бұрын
Thanks HBN online tv, ma nimanka xabbada ku bixi waayey miyaa hadal ku baxaya !!.
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 14 сағат бұрын
Siisii waa khaain laba wijiilaa inshaallaah falastiin weey guuleesanee
@AshaAhmed-w9w
@AshaAhmed-w9w 14 сағат бұрын
Iinsha sahnuuniyada ayaa alle barakicinaya dabayl &daadad 🤲🤲yaa rabii waa jimce allow naga aqualung🤲🤲guul 🇪🇭❤️🇪🇭✌️💪
@AbdirahmanSheekhdayib
@AbdirahmanSheekhdayib 13 сағат бұрын
Simran🇪🇬🇮🇶🇮🇷🇶🇦🇹🇷🇾🇪🇸🇦🇵🇸🇵🇰🌁✈️🛳
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 17 сағат бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@Farhanahmed-r2k2v
@Farhanahmed-r2k2v 16 сағат бұрын
Amiin amiin amiin
@sadambashir6974
@sadambashir6974 16 сағат бұрын
Waad mahadsantahay ustaad mawliid❤🎉
@AxmedCarab-x9y
@AxmedCarab-x9y 11 сағат бұрын
Cabdiraxman mawlid xaji cabdi wiilkaga miya mawlid ❤❤❤
@ilyasAli-yn9vh
@ilyasAli-yn9vh 16 сағат бұрын
Umad Ilahay Lajiro Cidna Kama Guulaysato Walalahayga Réer Palestine 🇵🇸 Ilahayba Lajira Guulban urajaynaya walalahayga réer Palestine 🇵🇸 incha allah Allahu akbar I Love Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤
@Khadijo60
@Khadijo60 15 сағат бұрын
Sisi yaa aaminaayo waa shaqaale yuhuud cabdalane ha ka reebin ummada allaha xafido iyo Masaajidka alaqza ee barakeysan
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 8 сағат бұрын
Qasa ilaahayba duufaacaya ciidna wax kaamaqadikarto faalaastin ilaahayba guusha keenay masha alaah
@KhadraXabiba-ht3ec
@KhadraXabiba-ht3ec 15 сағат бұрын
Maansha Alaah Cc iyo shacabka masar
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 8 сағат бұрын
Shacabka faalaasin dhulkoga way kuudhaa manayan duufaaca dulkoga waa jaahad wayn ilaahayba dufaaci qasa insha alaaah guuuul
@Ahmedsadiq58
@Ahmedsadiq58 11 сағат бұрын
Masha Allah Guushi la sugayey badankeedi be ino so hoyday' Alxamdulilah.
@ElmiAwaleh-p9y
@ElmiAwaleh-p9y 12 сағат бұрын
idanka.ilaahay.israaiil.ayaa.laqixin.insha,Allah.aamiin.aamiin.aamiin
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 15 сағат бұрын
Ilaahey ha wada gubo wadamada reer galbeeydka oo dhan inshallaha tacaalaa wadamada muslimiinta caalamka mudo boqol sano ayeey gumeeysi xasuuq gaajo iyo barakicin wadeeyn waliba ilaa iyo maanta ay wadaan wadamadasi reer galbeeydka waa cadowga ilaahey iyo cadowga muslimiinta weeye
@YaxyaAli-y6d
@YaxyaAli-y6d 13 сағат бұрын
Mahadsanid mowliid x Abdi
@ubahabdi453
@ubahabdi453 12 сағат бұрын
Allow barakee reer falestin ❤iyo dhaman Muslims
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 11 сағат бұрын
Jabhadda Immaradka Yuhudda mareykanka reer Galbeydka eey soo Abureyn Allaha wada jabiyo.
@abdifitah-wu3xj
@abdifitah-wu3xj 9 сағат бұрын
Masha Allah 👍
@CasriGuure
@CasriGuure 13 сағат бұрын
Guul hamas❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 12 сағат бұрын
yuhuud ayaa qixi oo burburi insha alaah baidmilaah reer gasana way xoroobi
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 13 сағат бұрын
Hanbalyo waan soo dhowaynayaa guusha ciidamada suudaan kooxdii uu taageeriyey yuhuudiga ka taliya mafiada imaaraadka waan ku farxay
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 8 сағат бұрын
Ilaahow taaram musibo dag dag ah kuurid maraykan ilaahow quwadada wayn tuus jaab kuurid dag dag ah insha alaah
@AbdalaSaid-o3h
@AbdalaSaid-o3h 16 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👀👀💯❤️ 0:35 0:36 🇸🇴💯🇸🇴❤️ 0:39 ❤️ 0:40 🇸🇴 0:46 0:48
@XassenMahir
@XassenMahir 13 сағат бұрын
It's beautify
@SoraanGameel
@SoraanGameel 16 сағат бұрын
Scm galab wanaagsan waanku salamaya wll mawlid waanad kumahad santihin sida quruxda badan ee aad wararka nooguso gudbisan
@AbdoulkaderMoud
@AbdoulkaderMoud 13 сағат бұрын
Wallé Abdallah abdo ma I khali meherato wahan uuga dan leyahey Francis iyo RER yurub
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 14 сағат бұрын
Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Waxwanaagsan ayaa sameesay faaiidana u ah midnamdeen Kismaayo cimiladeeda ma iloowday?
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 11 сағат бұрын
Mowliid dalka Masar maanta shacabka waxa eey qaadeyn mudhaharad aan horay ooga dhicin hatta iyadoo xasuuqa lagu waday dhamaan dhulka Masar. Horay ayaan kugu sheegay in shacabka Carapta dhamaan Sacudi illa kuwa jamacadda carapta ayaa soo wada galayaan muqawamada.
@fadumoali7402
@fadumoali7402 16 сағат бұрын
Yuhuud iyo Maraykan khad cas ma yaqaaniin. Iska caabin iyo xabad lagala hortago bay yaqaanin.
@degaghedi1738
@degaghedi1738 15 сағат бұрын
Illaahow raxmaanoow raxiimoow calamari degdeg ah oo halaag ah ku keen inta kufakaraysay dhibka Gaza iyo kuli Palestine people Aamiin😂Aamiin
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 11 сағат бұрын
Mahadsanid
@AhmedBadel-w9f
@AhmedBadel-w9f 17 сағат бұрын
Aniga Waxa II muuqda in ay soo rog mayaan Bayjaj kii hore ee taariikhda Musliminta Lana Arki doono Salaaxudiin Qudus iyo Raggaa Ay ka midka yihiin Falastin Oo ay raadayn doonaaan Dhamaan Dunida.
@AbdulkadirAhmed-y3q
@AbdulkadirAhmed-y3q 15 сағат бұрын
❤❤❤
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 15 сағат бұрын
Sii sii waa munaafaq reer masarna weey garanayaan iyaga ayaana laga rabaa ineey walaalohood uhiiliyaan
@bisharoali8638
@bisharoali8638 15 сағат бұрын
Salam
@falisa576
@falisa576 15 сағат бұрын
Ilaahoow faraj iyo Nasri deg deg ah sii Reer falastiin o adigu gar gaar kaaga Ugu deeq Yaa Allaah
@CrisaaqDayib
@CrisaaqDayib 13 сағат бұрын
Asc wan kusalamy Muwliid xaji
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 15 сағат бұрын
Mowliid Drump Awood uma laha In eey qaxiso Dadka reer Falastine, Goanka dadka reer Qaza ama Dhulka rer Falastine ee Danta Galbeyd ee Masjidul Aqsa Rabiga wada xoreyn.
@yusufxasan6847
@yusufxasan6847 15 сағат бұрын
Masar wadalalinta ugu wen calamka waye 😂😂😂
@MohamedAbdiabey
@MohamedAbdiabey 16 сағат бұрын
Hbn asalaamacaleykum
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 8 сағат бұрын
Faalaastin meelna kaamatagayan dhulkoga way kuudhimanayan dhulkoga waa jaahad wayn ilaahayba duufaaci faalaastin guusha kuusugi faalaastin guuugl wayn
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 12 сағат бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@adammohamed6079
@adammohamed6079 11 сағат бұрын
Global adan Dhexa ku dar Cimilada
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 11 сағат бұрын
Dagaalka udhiman maxuu yahay yahuuda xamaas ma habaarayaan iyaga ayaa yurub uqaxi doona alle idinkii insha Allah
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 14 сағат бұрын
Ilaahey masiibo deg deg ah haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey haku salido
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 16 сағат бұрын
Great president of Egypt Mr sisi.
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 8 сағат бұрын
Tuuram waa tuug wayn ilaahayba kuuqaban jaab kuuguri insha alaah
@SakariyeCarab-u9x
@SakariyeCarab-u9x 14 сағат бұрын
Mawlid xaji cabdi
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 13 сағат бұрын
GAALO IYO QIYAANO ALLAAH SW AYAAN UGU MAHAD CELINAYAA INUU NOO SHEEGAY IN AANAN AAMININ GAALO QOOM LADHAHAYO GURYAHODII WUU BURBURAY EE MASAR IYO JOORDAN TAA OO MUUJINEEYSA DHULKA QASA IN EEY KAWEEYNTAHAY ARINTU OO MACDAN AMA SHIDAAL AMA DAHAB IYO DHEYMAN UU KABUUXO DALIIL WAA TII RAFAX LALAHAA WAQTIGII DAGAALKA KAMPANIYO AYAA TAGAYO BALSE TAA WEY SUURTA GELI WEYSAY IN AAY DAGAAL KULA WAREEGAN OO RAGII LAHAA AYAA KA DIFAACDAY KUWA XOOGA IYO KIBIRKA SHEEGTAY BALSE XOOG IYO KIBIR ALLAAH SW AYEEY U SUGNAATAY REER QASA ALLAAH HAKA BADBAADIYO MALEEGA IYO DABINADA EEY U DHGAYAAN KUFAARTA TALAABIIB IYO WASHINGTON AAAAAAMIIN
@CaliXuseencabdi-s3r
@CaliXuseencabdi-s3r 13 сағат бұрын
Ibrahim tarore🎉
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 8 сағат бұрын
Israil aya baaraki jaabi iyo maraykan ilaahayba jaabin cadawga insha alaah
@calisahal8657
@calisahal8657 13 сағат бұрын
Asc maxaad burco uga tagtay
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z 15 сағат бұрын
Ilaahay namuu odhan sidaa siisi iyo kan xunee urdu jooana waa yahuud guusha qasaale iyo wixii muslima
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l 15 сағат бұрын
Mareeykanka/hadiiuucaalamka/ ka aamusaan maxaaxigidoono dowladah carabta iyo yurub oo inuu mareeykanka lawareegidoono asigoorabo inuukaladagaalamo ruushka iyo eeraan balse urdun iyo masar waxeeynoqondoonaan meeel muslimiinta u calaameeysan shar shar shar
@Hamdiabdi5575
@Hamdiabdi5575 12 сағат бұрын
Tuug dheh madaxda masar iyagaa la wada waa xariijin cas bay lahaayeen hadii rafax la galo waana la galay waxna may qaban tuug siisii
@husseinaden7560
@husseinaden7560 17 сағат бұрын
Ilaahay musiibo daran haku rido Trump iyo familkiisaba
@alimehamud31
@alimehamud31 16 сағат бұрын
War wanaagsan !
@mahamedgooni9139
@mahamedgooni9139 13 сағат бұрын
Shacabka Masar waa ay ka dhabayn karaan laakiin Siisii maye
@maxameddeeq8364
@maxameddeeq8364 10 сағат бұрын
Shacabkii falastiiniyiinta Ayaan ba diyaar u ahayn oo u dhimanaya dhulkooda marka waxba yeeysan isdaalinin gaaladan 2.3 million oo Gaza ku dhaqan ayaa diyaar u ah inay qadiyadooda u dhintaan si ay u guuleystaan iska qaaqlee dheh trump aabihii wasaha
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 8 сағат бұрын
Maraykan iyo israil waa cadaw way ilaahayba baabin musibo dag dag ah kuuridi iyo jaab wayn cadawga insha alaah
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n 15 сағат бұрын
Wax farqi ah umadhexeeyan Netanyahu iyo cabdifitaax siisi waayo siisi waakabaqadka natanyahu
@degaghedi1738
@degaghedi1738 15 сағат бұрын
Before sissy allaah will not let the Evil believe to happen to Gaza
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 13 сағат бұрын
100ka milyan ee reer masar waa in ay iska tuuraan yuhuudiga siisi ee basaaska iyo maraykanka u adeega
@MohamedAhmedyasin-v8c
@MohamedAhmedyasin-v8c 15 сағат бұрын
Hadalkan shaydam Trump waxaan uu aragna doofar Kharar ciiyey marykan aragtay yuhud aragtay
@RahmaAbdilahi-q7j
@RahmaAbdilahi-q7j 16 сағат бұрын
Masarey ka tuura xukunkaa dhalinyary wllo
@Salah-l5m
@Salah-l5m 16 сағат бұрын
Trump oyintisa dhawan wa arkidona insha Allah mardow
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 12 сағат бұрын
ZIZI IYO GURGUURTE IYO GEELE WAA TIM DHACAY OO EX BAYAR AH WAXAY DHACEEN 28/9/2024 😅 WAXAY DHACSAN YIHIIN 3 BILOOD IYO 3 MAALIN😅😊
@XassenMahir
@XassenMahir 13 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@AbdullahAhmed-z7x
@AbdullahAhmed-z7x 16 сағат бұрын
Israel iyo europa???waa dameer iyo labadiisa dhagood 😂???
@adamabdi7353
@adamabdi7353 15 сағат бұрын
Taraam lacagtuu ka gosani donaa
@AhmedAbdi-w6i
@AhmedAbdi-w6i 16 сағат бұрын
Alow ku kici siisi
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 14 сағат бұрын
Madaxweynaha urdun reer falastiin ayaa laga rabaa ineey edbiyaan oo kacdoonu ku furaan bacdamaa eey tirada dadka reer urdun eey %60 ka yihiin reer falastiin
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 8 сағат бұрын
Israil iyo maraykan qasa way kuujaabayan ilaahayba qasa duufaacaya guusha faalaastin ilaahayba keenay
@HassanHajir-f2g
@HassanHajir-f2g 15 сағат бұрын
Somaliyey Hal hasugina yuhuud aya lawregi donta falastin Maya madhici doonto halag aya dhicidona
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 13 сағат бұрын
Urdun dadka ku nool 80% waa falastiin sidaa darteed boqor ku sheega cabdalla waa in xilka laga tuuraa
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 12 сағат бұрын
Gaza waa dhul reer falastiin ee maaha dhul Israel iyo mareykan wuxuu Odaygani ugu dhiiraday hiil la’aantii dagaalka
@abdialisidow5211
@abdialisidow5211 16 сағат бұрын
Shacbiga hurdada Allah ka soo kiciyo
@MuseMucad
@MuseMucad 14 сағат бұрын
Wa in isbadal lagu sameeyo maqarkan hortaagan ee dabdhilfka maser in la isdhaafiyo haduuna rally ka aheyn madxweyna ah marykanka ee kusocelcelinayo hadkal wan barkicinta dadka ree qasa makudhiiradeen haduunan reli ka aheyn ee waa labwajile dabadhilf u ah israiil waa in la isdhafiyaa c,fatah asisi
@FaysalCabdibotan-p5i
@FaysalCabdibotan-p5i 11 сағат бұрын
Anagu.waxn.u.atkaa.riyo.shacabka.ree.falatin.dhimashy.kaxigan.odaygn.tarm.ee.cabsan.wuu.riyonayaa..haday.laqaxinayo.horybay.uqixi.lahayen
@IiddaahirIiddaahir
@IiddaahirIiddaahir 14 сағат бұрын
Ilahy ayan ubaryayna in.falstiniyinta la.bara kiciyo ilahy haka qabto bur.burka waxba ku jira oo waxa la.raba in dhulka laqato
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 15 сағат бұрын
Kkkkk SIISI DANTIISA KU JIRTAAA TAAS HADUU MANXIIS SIII AHAADO WLH NAFTIISA AYUU HALIS GALINAYAA MARKAAS
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 16 сағат бұрын
Wuu kuqasban yahay inuu diido Cc waayo Barri Masar baa ku Xigta
@calishaakir1
@calishaakir1 3 сағат бұрын
SUUDAAN WAA INAY XIDHIIDHKA U JARAAN Y4AH4UUDA IYO IMARAADKA IYO SUCUUDIGABA....!!!!
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre 16 сағат бұрын
Isagii.magangalyodoonkii.gaarey So.o guraya.falastiin.maxaakagaley.tiisa.hakat❤❤❤❤❤sliyo.trump
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 12 сағат бұрын
qasa wa xabalaha golani
@adamabdi7353
@adamabdi7353 15 сағат бұрын
Al sisi hadalkisa layskuma haleyn karo shacabka Masar ayuu kabaqayaa Dadkiisa waxuu kusameyo sow ma arkin xamaas miyuu caano siini
@ArrowJubase
@ArrowJubase 13 сағат бұрын
Donal Trump is dreaming, when you miss a single Muslim from the world ,is going to happen
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 12 сағат бұрын
WAXAN CAWAANTA AH MADAMA AY YIHIN TUDSIGA DEGA BARIGA KONGO IYO RUWANDA WAXAN MOODAYEY INAY U DAGAALAMAYAN INAY GOOSTAN OO XORNIMO RAADIS YIHIN EE WAA MAXAY INAY INAN DALKA XUKUNO AYAAN RABNAA M23 WAA JABHADA AAN LAHAYN HADAF
@IiddaahirIiddaahir
@IiddaahirIiddaahir 14 сағат бұрын
Sxb mawlidow xaga borma xaga cimilada
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 16 сағат бұрын
siisi iyo cabdalla horay ayaa baden ugu kari waayay in ay aqbalaan in la barakiciyo shacabka qasa trupm ma ka soconayso wuxuu wado waxaana sabab u ah muqaawamada iyo shacabka qasa oo diiday in ay isdhiiban ama dhulkoda ka qaxaan
@CabdirashiidMuxumad-mg7lm
@CabdirashiidMuxumad-mg7lm 14 сағат бұрын
Haduu marakan qaxinaya dagalka kamuu maqnayn hub cidan saad indaba waakaga saariwayay col wadhaf makudayday tikniko kadaalo taroonis tankiyo xadida xabadukarin dababad markafa ayay kudakiwaayen mahadal baykudagi
@nasriali5751
@nasriali5751 13 сағат бұрын
siisii warkiisa lama rumeysan karo dagaalka gaza markii uu bilaabanayay wxuu dhhay rafax waa qad axmar beentiis ayey noqty hadana waa sido kle
@cirjiidh77
@cirjiidh77 16 сағат бұрын
HBN
@habibaali5036
@habibaali5036 4 сағат бұрын
BEENAALE XASUUSO MARKII UU LAHAA XUDUUDA ISRAAIL MA IMAAN KARO SISI WAA EEY WIXI LOI DIRO FULIYA.
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 8 сағат бұрын
Tuurarm way kaa dhamatay adunyadu sakaradka aya kaahadlinaya taaram wudhintay
@HassanHajir-f2g
@HassanHajir-f2g 15 сағат бұрын
Nin Somali aya Hal qabsi u aheyd. Kuma xumo. Tram hadu. Sidas u u rabo barakicin dhulka falastin Inu siyo yahuda. Ma yey nabad kujogayan yuhuda. Mida hada ku dhacday mid kadarn ayay lkulmi donan sabab ta. Hdii mujahidinta ayka baxan ayaga iyo rerahoda markas ayay dagalkan loga reyn kara oo talabib ay ka qixi donaan
CAJIIB: HANJABAADA IRAN | DAGAAL WEYN | HOLACA BARIGA DHEXE
22:49
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,9 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
SISI miyaa la dili rabaa Mise ? Maxaa kasoo kordhay Magaalada gaza |
16:27
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН