Maxaa kala qabsaday Wasiirkii Arimaha Dibada Soomaaliya M. Cabdirisaaq iyo Axmed Walad Cabdalla?

  Рет қаралды 14,703

OGAAL TV

OGAAL TV

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@abdirahmansaciid4223
@abdirahmansaciid4223 Күн бұрын
Walaahi sidaa siyaasiyiintaasi ka sheegeen c, cbdishakuur sidaa ayaan ka aamin sanahay
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 2 күн бұрын
Waa wada jajuus iyo tuug siyaasiga somaliga Allaha soo hanuuniyo,
@zahrasaleh396
@zahrasaleh396 2 күн бұрын
A remarkable speech. You are a leaders Mr. Minister.
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 2 күн бұрын
Wasiir hawlkar ah oo aragti dheer weeye Cabdirisaaq.
@aliadam180
@aliadam180 2 күн бұрын
لن يرضوك إلا إن تخليت عن دينك ودخلت في دينهم
@rocky4066
@rocky4066 2 күн бұрын
WASIIRKII UGU WADDANISANA DALKA SOOMAALIYA
@Ahmedo-qq3ve
@Ahmedo-qq3ve Күн бұрын
Maraykan & reer galbeed walaahaanay kheyr & wanaag Somaliya marna la doonin..nimankan wada khamriyacabka ah ee ay soo tarbiyaysteen waxa ay inoogu doorayaan waa wada basaasiin.
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 2 күн бұрын
Waa cajiib Sida wadankeena la doonayo in la burburiyo oo anagana aan u hurudno
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Күн бұрын
Jawaasiis
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
CC Shakuuroow waxaa la fahmi la’yahay sababta aad ugu kalsooneen shacbiga in aad codweydiisato ileen siyaasiyiinta khayre, shariif, deni codkooda kuma siinaayaanee.
@HusseinJibril-z3o
@HusseinJibril-z3o 2 күн бұрын
Kuligood waa NGO'S waxaan kaloo u jedaa cabdishakhur...
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
CC Shakuuroow siyaasiyiinta iyo xulufadooda waxay ku leeyihiin waxaad tahay hoggaamiye laakin waa munaafaqad maxaa yeelay kuma dooranaayaan.
@omarosmanmohamed8793
@omarosmanmohamed8793 22 сағат бұрын
Faan waa la dhameeyey
@Hornscope
@Hornscope 2 күн бұрын
Siyaasiinta somalia waa wada jaajuus diinta iyo dalkaba lacag ku iibsada
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
CC Shakuuroow waxaa kugu jiro u hanqaltaag madaxweyninimo oo aan xaqiiqada ku dhisneyn. Haddii hankaaga xoogaa aad xakameynlahayd wax un waad sameynlaheyd.
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 12 сағат бұрын
Ninkaan ma aha nin xun inkastoo uu gaalo aad ula shaahay. Bahashana uu cabo
@nooralihaj9130
@nooralihaj9130 2 күн бұрын
Abdirahman abdi shakur maxa u diiday in uu sida ninkan u hadlaa miyuuna hami hogan ka lehen.somali
@Abdifah
@Abdifah 2 күн бұрын
Waa basaasiin dadkaas uu tirinayo oodhani, adiguna basaas nimadaada ayaa loo wada bogay sidaas baa laguugu yeedhanayay sxb
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
Wax dhaceyb kuuma qabo ay waa iga talo. Dowlad timaada oo aad la shaqeeysay ma jirto. Xukuumadii cumar cabdirashiid aad ugu rooneed, iyadana baddii ayaad saxiixday.
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 2 күн бұрын
Omg Waan ku caayi lahaa no Diplomatic system. Jest tell him I can’t why you said that?
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 2 күн бұрын
Ninkan wa wasiirki hore dheh hada maha wasiir iska.sax hadalka
@710_TV
@710_TV 2 күн бұрын
Buugan ma la helayaa wll
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 күн бұрын
4ta qodob maxaad uxasuusan waysay hadaanad faanayn 😂😂😂😂
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 2 күн бұрын
Waxoow rabu noo sheegoya asago is amaanayo.
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 2 күн бұрын
Kani ma Nigerian somali bartay miyaa.. run ama been. Ilaah baa og wuxuu sheegayo
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 күн бұрын
Wasiirkii arimaha dibada ee farmaajo
@Hassanhandule
@Hassanhandule 2 күн бұрын
Waa wiil omar mohamuud ah
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 2 күн бұрын
Waba mareexan 😂 aya sas lagu yahay😅
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
Faataadhugle faanaaye ah baa tahay. Waxaan aragnaa adiga kaliyah in aad isfaanineysid. Dad kale oo ku amaanaayo ma u jeedno.
@AhmedYusuf-g3j
@AhmedYusuf-g3j 2 күн бұрын
Jaajuusiin waa weyn inaad tihiin adiga iyo kan booka qoray iyo kan aad sheegtay ina c shakuur oo nairobi lagu biilo ayaa warkaada laga qaadan karaa
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 2 күн бұрын
Faan badanaa
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 2 күн бұрын
War ninkaa waxuuu ku soo jeedah rer siyaasadeen aabihiis waxuu ahaa wasiit aan dhicin hooyadìs wasiirad bey aheyt
@Mofamisa77
@Mofamisa77 2 күн бұрын
Waa dal hoogay,wasiurkii arimaha dibada dal.dhan aya safaarada leeyihiin noo shaqee,wasiirkiina leeyahay sharuudo ayaan sheegtay,shame on somali man,hunguri ayaa dilay,wadanki ayaa wali u shaqeeysaa sidee shaqo kale un envoy n safaarado is wata ugu dhiiran karaan shaqo ayaan kusiinaynaa,
@NaasirMeecaad-hw5qz
@NaasirMeecaad-hw5qz 2 күн бұрын
Wuxuu ka sheekaynayaa siduu Dalkiisa u Khiyaanay daanyeerkaasi. Dadkuna wayba u sacabeynayaan.
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 2 күн бұрын
cabdirixmaan cadishakuur hanoo faanin ninkii Badda Somalya kenya u saxiixay, kaas wuxuu hogaamin karaa adigoo kale oo ajnabi la shaqaysta sidaa afkaaga ku qiratay
@محمود-ت3ت5ر
@محمود-ت3ت5ر 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Fadlan somaliyey ninkan ma maxamed xaji ingiris ba mise wa indhahayga
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt Күн бұрын
Maya.
@omar2dhamac84
@omar2dhamac84 2 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 319 М.
DEG DEG Maxaa Kajira In Madaxweynaha Jubaland Nairobi Lagu Xiray?
23:30
Cirib tirka Daacish iyo Hawlgalka ay ku qaadday Dawladda Puntland.
31:08
DAAWO RIWAYADII DHALMA DOON SEASON 2 PART 1
20:52
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 63 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН