Annaga production Maxay tahay sbbta uu ruushu u weeraray Joorjiya 2008...? BARNAAMIJ dhamaystriran ayaan ra jaynaa inaad uga jawaabi doontaan Mahadsanidiin.
@Ishowspeedtj2 жыл бұрын
Thanks mclin
@اللهاكبر-ب6ص7ك2 жыл бұрын
dowlad ogolaanaysa in dal dariskèda lasoo dajiyo ciidan si iyada loo burbutiyo ma jirto marka ruushka waa u kusaxan yahay in uu ka hortago difaacana dalkiisa 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@leylaanfac8592 жыл бұрын
Ilahey nuguma keeno dalka 3aad ee aduunka
@a.alaskaofficial36412 жыл бұрын
Walalow somalida qabyalada iyo qab xunada mad ka wanisid qaxoti iyo qaran la an ayay naga dhigataye
@abyanabyan12 жыл бұрын
Kaaga Darane Shiinihiina Wuu Soo Milaqsanayaa.Hadiiba Xabad Dhacdo Shiinihu Waxuu Qabsandoonaa Taywaan.Markayna Waxuu Noqondoonaa Oday Geelii Ba,ay..Waayo Uma Qaaysami Karo Ruushka Iyo SHIINAHA..
@aqoonsahmiye66992 жыл бұрын
New background music ❤
@abdullahiahmed59032 жыл бұрын
Chanelkaan waan jeclahay dhowr goor baan u sheegay muuzigga gaaabi isgaa xuamynaayo inaan Ku dhagaysanno oo Ku raaxysanno macluumaadka
Waxa iga sojawaabta luqadaha kala duwan oo dadka ku hadlan xage kasobiloobmen iga sojawaab ado rali ah
@hamsemuhumed16802 жыл бұрын
Anaga production
@AadanMuxiyadiin-e5l8 ай бұрын
Waayaab😮
@khaliilabdirizak15302 жыл бұрын
Awoow rash Wu isku tashtay iyagoo midow ah bay hal wadan Ka cabsansyan
@yasinshuceyb3972 жыл бұрын
Ustaad ✅👍 Si fican bad nogu sharaxday
@mohamettdhagayare88632 жыл бұрын
Dadka ruska ah ee Ku nool unkarain iyo dadka ukrain kuwee bdan
@hassanmohamuud16052 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@khaalidkhadar36152 жыл бұрын
Kgb kasoo hadal wall😀🤩
@Samalehbarkhad2 жыл бұрын
Somaliba isku dirtey
@dhamme02 жыл бұрын
Suaal? Wa mxy cunaqabteyn? Iyo noocyada ugu darran ee dalalku isku adeegsadaan.
@allahisthegreatest390galbe32 жыл бұрын
Haddi lagaguleesto rushka Wadamada daciifka wa cudhamte
@asadmahamednurmahamednurci90392 жыл бұрын
haaa ruushka ma awoodo inuu n la dakgaalamo nato ama amarka taasi at ku garan kartit tuusal ma xasuustaaa dakgaalkii qawoowa waxa logu guuleystey ruushka tana kuma guulysanayo raashka ukren wa dal yar wuu a wooda inuu qabsado balse waxa halkasi ku jirta nato iyo amerka wa dal hasata dhaqaalo iyo xulufesi badan taasi aya ka saareso ruushka siduu damacsan yahey
@Nabiilofficial20212 жыл бұрын
🙏🙏🙏❤️❤️
@qalbiifiye38322 жыл бұрын
War sxbow ukrain iyo INGIRIISKA mayskumidbaana
@iskahubi32642 жыл бұрын
May isku mid ma ahan laba wadan ayey kala yihiin Ukraine/Yukrayn waxay kamid ahaan jirtay midowgii Soviet-ka ee burburay ee Ruush-ka hoggaamin jiray hadda waa dal Ruush-ka xuduud la leh. Waxaa laga yaabaa inaad isku qaladay Ukraine iyo UK. UK waa United Kingdom boqortooyada midowday oo ka kooban England/ingariiska, wales, Northern Ireland/ waqooyiga Ireland iyo Scotland
@atorahajacelka44602 жыл бұрын
Nato way qaldan yihiin aqliaqli wax soconaayo ma ahan waayo dad walaal ah in lakala jaro ma ahan.
@MadalTV19902 жыл бұрын
Ustaad email aan kaala soo xiriiro iisheg
@yasinshuceyb3972 жыл бұрын
WAXAD TAWANE HALKA U QORALKA CHANNEL KA U KA SO QORAY MUQALKAN QORAL KISA TAWO EMAIL FAHFAHINTA HALKAS BU KU SO QORA SXB OKAY
ASC WLL MACAANE WLLHI NIYOW INTAA SOO SANA KULA SOO SOCDAY 25SENT AYAAN MAR WALBA OO AAD MUQAAL SOO DHIGTO KIGU DAAWAN JIRAY MY PRO MARKA HAL MID KALIYA MAKA CODSADA OO MA II SAMEENEYSA SHERE OUT AYAAN KAGA BAAHANAHAY
@sakariyemahbuub60012 жыл бұрын
First
@bajacolow91352 жыл бұрын
Waa sugaaye sxb waa I gaaday wlh kkkkkkkk kkkkkkkk balwad aan ku jiifto ii noqotay wuxuu qadka ka saray aan dhagesan jiray awal voa iyo shiiq mustafa xaaji kkkkkkkk
@abdirahmanguled28852 жыл бұрын
Anaa isku diray 😄😄
@xasan.krn1xasan.krn122 жыл бұрын
Ra,Yigeeyga Rushka Hada Diyar u ma ahan dagaal Waqtigaan balse mareykan Aya debka u shidaado balse Rushka wa bahal an la fahmeen si walba oo logu dirqiyo Dagaal waxa u sameen doona in u qalalaase kiciyo kadib u yiraahdo waxan is ka difaceeyna arkakixiso u garsatay dadka rushka ama dhib ka keysatay taas u ku dhex kali karo talis ka Yugreen Rushka wa bahal ween lkn nin ka shatiga u cad ee boqorka dunida is ka dhiga ayaa naqasaaya anaaga
@alleubaahnehassan18652 жыл бұрын
Ruushka dagaal magalaayo laakiin wuu qabsan doonaa Ukraine dagaal la'aan dagaalka aduunka ee 3aadna wuu dhacayas laakiin ma ahan beri iyo saadambe Ruush ka waqtigan ma ahan Soviet Union kii hore belse cunaqabateen America ay saarto waxba uma arko. Waana quwad weyn OO isku filan Yurub iyo America waxba uma arko.
@calasow88932 жыл бұрын
Waxay ila tahy inuusan dagaal dhici doonin hada maaama Russia ay matahy booto
@hamseibrahim78402 жыл бұрын
Markay xabada uhoraysa ka dhacdo Ukraine shiinuhuna waxa uu weereri doo na Taiwan,iran waxay kicin doonta xolafadeeda shiicda sida nasrulah iyo xuutiyiinta waxanay weerei doona khaliijka siiba Dubai Turkey wuxuu dib usoo ceshan doona jasiiradaha giriigu ka haysto dagaal culusna wu ku qaadi doona maraykanku isagu wax talaabo ah maqaadayo waayo wuu qalqalyaa meel uu ka bilaabana wu garan waayeyaa dhaqaalaha adunkuna dhulku gali doona sidoo kale Somalia waxay weerar way ku eekayn doonta gooni goosatada somaliland halasku yaaco niyow😃😅