MAXAMED ADAN DACAR OO SIYAASIYIINTA KABAHA LA DULMAREY

  Рет қаралды 100,281

Maal TV

Maal TV

7 жыл бұрын

KU XIDHNOW MEELKASTA MARKASTA MAALCHANNEL MUUQAALO TAYO LEH,MADADAALO,HEESO,GABAYO,IYO DHACDOOYINKII UGU DANBEEYEY EE SOMALIDA IYO GUUD AHAANBA CAALAMKA LA SAAXIIB OO KU BIIR SUBSCRIBE MAALCHANNEL

Пікірлер: 47
@SuadShALi
@SuadShALi 6 жыл бұрын
Allah ya cizak, aderkay Maxamed Aadan Dacar. cimrigiisa ha dheereyo.
@mhussein3136
@mhussein3136 6 жыл бұрын
abwaan maxamed Aden dacar aad iyo aad ayaan ku tageera
@fahiimae7336
@fahiimae7336 5 жыл бұрын
Masha Allah. Waa rageedee. Ilaahay kheyr ha ku siiyo. Guul iyo gobanimo Somaliland
@drabdirashidjimaleh678
@drabdirashidjimaleh678 7 жыл бұрын
wallee waaa xaqiiiq
@kawsarabdi7760
@kawsarabdi7760 7 жыл бұрын
alaa waa runtii abwanka
@yubedhicer6987
@yubedhicer6987 6 жыл бұрын
Waa libaax Allah ximrigaagu hakuu dheerayo
@yustaroosco3780
@yustaroosco3780 7 жыл бұрын
indheer garad inaad tahay ILAAHAY iyo ummadiisa cawliga leh ayaa ka markhaatiya
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 11 ай бұрын
Dacar hadal danlayna moog👍
@SuadShALi
@SuadShALi 5 жыл бұрын
Maxamed Aadan Dacar Ilahay cimrigiisa ha dheereyo
@user-bo8jp4mn5d
@user-bo8jp4mn5d 6 жыл бұрын
Illahay cimrigaga ha dheereyo adeer mcne
@jayboogie7190
@jayboogie7190 5 жыл бұрын
Somaliland true legend
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 5 жыл бұрын
Maxamed aadan dacar adeer awelba waxaad ahayd nin reer caynaanshe ah oo nasab ah ma tihid gocondho ilaahay haku daayo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@hassansaid5010
@hassansaid5010 4 жыл бұрын
reer dawlad noqon waa .!!!
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 7 жыл бұрын
abti waa runtaa.
@akae5153
@akae5153 6 жыл бұрын
Eheheh Tolaay yaa ilaahayoow kulaha walaahi waan raftay Qosol
@mukhtaarabdirahman3956
@mukhtaarabdirahman3956 6 жыл бұрын
zakaria haji Ibraahim tolaaay yaaa ilaahayow hhhhhhhh wlhi kula midban ahy sxb
@user-ny4ex5dy9s
@user-ny4ex5dy9s 5 жыл бұрын
Walee waa runtaa abwaan tii aad kadegaysayba maanta taagan taladaadii lama qaadan
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 6 жыл бұрын
Abwaan Dacar Noolow cami
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Mncha Allah walaahi waa xigmad Libaax libaax dhaley.Runtuu u wada sheegey Wllee.Haduunu nahay Reer Bukuu bakaate.hhhhh Qosol Baaniyaaladii Ayuu Xasuusiyey iyo cidkastoo ku nooleyd joogyey
@samsamibraahim1652
@samsamibraahim1652 6 жыл бұрын
WAA ruuntaa wlee hhhhhh
@ahmedsweetsilkacase637
@ahmedsweetsilkacase637 5 жыл бұрын
maxamed adan dacar alle ha ku xifidiyo adeer runta ayad ka sheegtay wlhi
@MrQaraami1
@MrQaraami1 6 жыл бұрын
Walee dacar was nin wadani somalilander ha ilaahay ha ciseeyo
@nimcoh1532
@nimcoh1532 6 жыл бұрын
Dacarkii raadio muqdisho kamaqlijiray miyaa
@dhodanomar9527
@dhodanomar9527 5 жыл бұрын
Haa
@crisaaqahmed1693
@crisaaqahmed1693 5 жыл бұрын
Yeeees
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 жыл бұрын
VariiD Variid DHaLaY WLaaHi Waa LiBaax DHaLaY_________________________BiG ReZBeCt KuuH HaYnaaH aBwaaN MoHaMet AadaN DaCar Ku JeCeLaHaY aaBoH_______________________👉🎀💛💟💚❤💖💙💝💜🎀👈
@khadranur3671
@khadranur3671 5 жыл бұрын
AHMED,AHMED'S,A MEDIA BUD,BUDDY ,BUDGET BUDGETING BULLETS SUGESTIONS QUESTIONS WITH FOR ,FORMER FOREIGNERS
@seeagain2203
@seeagain2203 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣😃😀😀😀😁
@asiyafarah2987
@asiyafarah2987 7 жыл бұрын
kkkkk waa ruuntis
@abdirahmanh4189
@abdirahmanh4189 6 жыл бұрын
Caaqil weeye yaase dhageysinayaaa
@seeagain2203
@seeagain2203 5 жыл бұрын
Wa xaraabo dee 😀
@idirisali5657
@idirisali5657 6 жыл бұрын
Codkisa ruwayad mid jili jiray uekaa
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 5 жыл бұрын
warbixino qotodheer dee wuu matali jiray wallo😂😂
@idirisali5657
@idirisali5657 6 жыл бұрын
War kan ruwayad mid samenjiray so uma eka miseh ana moday
@crisaaqahmed1693
@crisaaqahmed1693 5 жыл бұрын
Waaa beribuu kamid ahaanjiray
@mukhtaarabdirahman3956
@mukhtaarabdirahman3956 6 жыл бұрын
Reeer bukuuuu bakaaate hhhhh xaraabo wlhi
@same6001
@same6001 6 жыл бұрын
Sidaan u jeclaa Dacar ayuun buu yidhi dhulka waxa lahaa ajaaniib! Damn Somalidu waa dadka dhulkooda raba inuu shisheeye qaato. Carabta iyo Yuhuudu sow qaxoonti may ahayn, ma dalka ayey u dhasheen?!!
@codegeassfanone
@codegeassfanone 6 жыл бұрын
Garaadkaagu would gaaban yahay. ama soo galeetinka cusub baad tahay.
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 6 жыл бұрын
somaliba hadaad ka tagtey sheeqow oo aad gobolkaga waqooyi aad rabto inuu midoobo waa midan dhaceyn ee ama somali oo dhan dheh yaan lakala gurin ama adkeyso waala kala socdee
@zamxammohamed7338
@zamxammohamed7338 6 жыл бұрын
Nasreen? what do we do hav Ali adigu somalidan aad meesha la cararaysaa maxay tahay dee qofba meeshiisuu leeyahay
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 6 жыл бұрын
zamxam `mohamed isaaqna meeshii leeyahey dhulbahante iyo gadabursina meeshodey leeyihin midnimada uu shegayo hajoojiyo
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 5 жыл бұрын
Somali waxba ugama baahana, abwaanadii goblkan waqooyi u dhashay kuli somaliland bay noqdeene caloosha kajara😂😂😂
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 17 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 104 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,2 МЛН
Adeer Wax Kale Garan Maynee Buuga Uun Naga Iibsada''Abwaan Dacar
7:45
Wareysi laga qaaday Maxamed Axmed Kuluc 1974
29:56
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 30 М.
Barnaamajka Murtida iyo Abwaanka ee HCTV
1:37:07
Horn Cable Tv
Рет қаралды 309 М.
Barnaamijka Taariikhdii ilaahay ha u naxariistee Abwaan Sangub
38:45
Русалка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,5 МЛН
Heavy package 🤭🤣 #demariki
0:25
Demariki
Рет қаралды 4,7 МЛН
1000000❤️ #shorts
0:18
北出 大周 Kitade Taishu
Рет қаралды 16 МЛН
Такого они не видели😱😍
0:55
Следы времени
Рет қаралды 3,8 МЛН