Wareysi laga qaaday Maxamed Axmed Kuluc 1974

  Рет қаралды 30,532

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

3 жыл бұрын

Пікірлер: 66
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
محمد احمد الا يرحم اسطوره لن يكررها الزمن
@Madadaal
@Madadaal 3 жыл бұрын
Ilaahay qabriga haw nuuro Maxamed Axmed Kuluc, lafdhabar buu u ahaa bilaw gii fanka iyo kooxdii Walaalo Hargeisa
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Heesta Aankuu sheegee shaqaaluhu waa,waxaa sameeyay erayada iyo laxankaba abwaan Cismaan Adan Askari 1972.
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto Legend mohamed Ahmed kuluc
@AhmedHassan-ol8pk
@AhmedHassan-ol8pk 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Maxamed Axmed Kuluc. Iyo dhamaan Intii dhimatay Aamiin Amiin
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 3 жыл бұрын
Allah ha naxariisto Maxamed Axmed Kuluc wuuxu ka mid yahay fanaaniinta aan ugu jeclahay
@officialsuhuur9061
@officialsuhuur9061 3 жыл бұрын
Alla haw naxariistii maxamed axmed kuluc naxariistii jano allaha ha ka waraabiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@mustafa-bo2dh
@mustafa-bo2dh 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Al fanaan Mahamed Ahmed Kuluc we miss him may Allah grant him janatul Fardowsa Aamiin Aamiin
@cabdicabdillahiyonis3241
@cabdicabdillahiyonis3241 3 жыл бұрын
Abtigay kuluc ilaahay waxaan u baryayayaa inuu macii nabi maxamed ka dhigo qabrigana u nuuro
@xaraf1411
@xaraf1411 3 жыл бұрын
@@cabdicabdillahiyonis3241 amiin
@jamaludinmuhidin4408
@jamaludinmuhidin4408 Жыл бұрын
@@cabdicabdillahiyonis3241 horta danbi dhaaf alle u weydi inta aan nabiga la gaarin
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Waraysigu waa 1976 wixii ka danbeeyay,heesta Hadhuub caashaq waxay ku jirtay riwaayadii Dumistii aqalkayga iyo arooskii innakayga ee abwaan Xasan Ganey sameeyay 1976,markaa taariikhda inaga saxa
@mohamoudahmed3850
@mohamoudahmed3850 3 жыл бұрын
Waraysigan waxaa la qaadey 1983 sidaad sheegtey hadhuub caashaq 1976
@osmanb8446
@osmanb8446 5 ай бұрын
Waa sax, heesta Hadhuub caashaq ayaa sheegaysa in taariikhdu khaldan tahay.
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto kuluc aad ayaan heesihiisa u jeclaa fanaan codmacaan buu ahaa
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 3 жыл бұрын
Curasho way janel aan aad ugu xidhanay , nagana haqab tiray fankii dahabiga ahaa. Alle godka haw nuuro Maxamed Axmed Kuluc
@goodirtv8864
@goodirtv8864 2 жыл бұрын
Alle haw naxariizto Maxamed axmed kuluc mucujisadii fanka soo maray iyo aabihii masraxa
@carabdhayloos5363
@carabdhayloos5363 3 жыл бұрын
Masha allah maxamed ax.ed muluc naxriisti jano illaahay ks warabiyo.
@guidedbashirmohamed1095
@guidedbashirmohamed1095 3 жыл бұрын
Alaah yaa raxmu raaximiin janatul farduus insha'Allah allow qabriga u nuuri
@ajmoham
@ajmoham Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto marxuum Maxamed Axmed 'Kuluc'. xagga ugu horraysa ayuu kaga jirey fanka dalka Soomaaliya. Halyey naga tegey. Wuxuu naga tegey bishii February 17,2015.
@bilansharaf779
@bilansharaf779 3 жыл бұрын
Soo jire ma noola illahay ha kuu naxaristo
@maalik2002
@maalik2002 25 күн бұрын
May Allah grant you Jannah and forgive your sins, Amin. Mohamed Ahmad was one of the most famous Somali 🇸🇴 musicians, my favourite musician, and millions of others.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 3 жыл бұрын
Illaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo fanaanka. Aamiin. Waa barnaamij taariikhi ah.
@kingofvoice2442
@kingofvoice2442 3 жыл бұрын
Xasuus 1988 waraysigaan xasuus ahaan udhegaystay
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 жыл бұрын
Ilaahay hau naxariisto Maxamed axmed kuluc Fanaan cod iyo Edaab iyo masrixiyadba isku darsaday buu ahaa
@hassanjamac1124
@hassanjamac1124 3 жыл бұрын
Inallilllahi waa Inallilllahi rajucuun godka alle haw wasiciyo wuxu aha mucjisada fanka waxa aad loogu yedhijiray abaha masraxa
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 жыл бұрын
allah haku naxaristo adero m axmed kuluc
@abdibirre4281
@abdibirre4281 3 жыл бұрын
ALAHA U NAXARIISTO ABWAAN MOHAMED AXMED KULUC
@khalidabdilahi8748
@khalidabdilahi8748 3 жыл бұрын
Alle haw naxaristo aderkay isaga iyo walidintay odhan
@Wonderer224
@Wonderer224 Ай бұрын
Waraysigu ma noqon karo 1974 waayo heesta haruub caashaq waxay soo baxday 1976-kii. Waxaan dhiganayey fasalka 8-aad, si fiican baan u xasuustaa.
@qasimosman3805
@qasimosman3805 3 жыл бұрын
Allah ya raxma
@axmedcabdijaabir8282
@axmedcabdijaabir8282 3 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto kuluc wuxuu ahaa ansartii fanka soomaaliyeed wuxuu dhintay 2015 tii weriye dhashane wuxuu ka howl geli jiray radio mudusho yaa og inuu noolyahay
@mohamudabdulahi8631
@mohamudabdulahi8631 3 жыл бұрын
dhaashane mar hore ayuu dhintay alaya raxma
@suldanayanlehashi9757
@suldanayanlehashi9757 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto aamin yaa raabbi
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
1980 ayey wareysigan la qabtey waryaha waa yaasiin Ciise Wardheere oo VOA Kenya u jooga waana nin warye weyn ahaa
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 ай бұрын
waa Maxamed Faarax Dhaashane oo sidoo kale ahaa fannaan
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
ALLAHU NAXARIISTO M Ahmed lakiin warsysu muuhayn waxani .
@mohamedhussein8443
@mohamedhussein8443 3 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto
@thesomali6369
@thesomali6369 3 жыл бұрын
Barnaamijkan weriyuhu wuxuu awooda saarayaa heesaha, waxbadan inuu noloshiisa inoo waydiiyaa fiicanayd.
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
The Somali! Waan kugu raacsanahay, waa runtaa 100%. Ma aha weriye fiican. Ama isagaa hadal daldalaya ama heesuu saarayaa. Waxaa fiicnaan lahayd inuu hobolka u oggolaado inuu ka warramo taariikhdiisa.
@hagajiye8549
@hagajiye8549 3 жыл бұрын
Rabi ha u naxaristo
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto isaga iyo intii dhimatayba😢
@abdieid1033
@abdieid1033 9 ай бұрын
Iillhy unaxariiso dhamantot
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy.hownaxaristo
@bashman345
@bashman345 Жыл бұрын
Midhaha Raaxeeye ee uu ku bilaabay waxaa laha Huryo mana aha Halac ee fanaanku malaa laxankuu sheegayaa, waxaanu lagu dhigan jiray dugsiga dhexe midhaha Huryo ee Raaxeeye oo dhan
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 2 ай бұрын
Adaan kaa qaadanaa Kulucna waan ka diidnaa miyaa?
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@sooyaalmidia3053
@sooyaalmidia3053 3 жыл бұрын
Kuluc wuxu ahaa fananka kowad ee somaliya waayo fananin tii hore marka laweydiyo yaad ku dayataan xaga fanka waxay dhehi jireen kuluc
@rasheedamedia7112
@rasheedamedia7112 3 жыл бұрын
Ilahoow u naxariisto
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 9 ай бұрын
1976 maahan waraysigu waa 1982
@ali09ify
@ali09ify 3 жыл бұрын
Magool warrysi no keen please
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 3 жыл бұрын
WARAYSIGAN WAA SIDEETAMAADKII DHAASHANE WERIYE MA AHYN TODDOBAATAMEEYADII.
@kk-yo1ew
@kk-yo1ew 3 жыл бұрын
Dhaashane siddeetameeyadii wariye ma aheyn ee wuxuu ahaa madaxa Raadiyo Muqdisho ee warka iska hubi
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
@@kk-yo1ew Dhaashane miyaanu ahayn weriyihii Fanaanad Dalays kusoo dhaweeyey Radio Mogadishu 1952 kii, waa maxay todobaatanaadkii weriye ma ahayn? Waxaan xasuustaa isagoo Radio Mugadishu maamula, berigaasna waxaan filayaa inuu Radio Hargeysa maamuli jiray Maxamed Carab Falax Falax. Ragaasi waa wada geeriyoodeen. AHN
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 3 жыл бұрын
@@osmanb8446WAAGAAS RAADIYO MUQDISHUU ILAALIN JIRAY, MARXALADO BADANUU SOO MARAY UGU DANBEYBTII 1982 AYAA LAGA DHIGAY WARIYE KAADIR AH
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 3 жыл бұрын
@@kk-yo1ewWAA SAX TODDOBAADTAMAADKII MAJAHA RAADIYO MUQDISHUU AHAA
@kk-yo1ew
@kk-yo1ew 3 жыл бұрын
@@nasibuundomedia6957 maxaad ula jeeddaa Raadiyaha uu ilaalin jirey? War ninka badbaadiyey hantida Radio Muqdisho buu ahaa nin an qabiil iyo qurun aqoon oo Somali dhalad ah buu ahaa ee taariikhdiisa soo raadi ha iska hadline
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Ustaad cumar serbiya waxan jeclan lahaa in aad noo shegtid qofka utumaayo kabanka waa codsi mahad sanid
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
Waa heesihii hore ugu duubnaa idaacada oo marba mid la saarayo hadda marka la qabanayay cidi may tumayni
@kahinfarxan3423
@kahinfarxan3423 3 жыл бұрын
Please waraysi Magool
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 жыл бұрын
Wareysigani waxuu ku beegan yahay 1976 iyo wxii ka dmabeeyey waayo heesta hadhuuub caashaq waxay ku jirtay ruwaayaddii Dumistii Aqalkaygiyo Arooskii inankayga oo la dhigay bilowgii sanadkii 1976 Xassn Ganay oo ruwaayadda saneeyey Hargeysa ayuu joogay 1974 oo ruwaayadii Jini iyo Jacayl uu sameeyey
@yaxyehassan9640
@yaxyehassan9640 3 жыл бұрын
Luqmaan shukran wallo
@mohamedhussein8443
@mohamedhussein8443 3 жыл бұрын
Taariikh maad noolayd xiligaa.
@ahmedhaji3240
@ahmedhaji3240 3 жыл бұрын
Wali ma maqal wareysi magool laga qaaday
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Yaa waraysanayaa?
XAASASKII MAXAMED AXMED KULUC AHN@bulshadacusub
8:25
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 32 М.
Waraysi Fannaan Beerdilaacshe @bashiirmaxmud4924  1983
19:34
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 28 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 484 М.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 31.07.2024
Somali Radio
Рет қаралды 280
Maxamed Axmed Kuluc 🔥 Iyo Heesta "XURMA DARAN"
5:56
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 59 М.
Waraysi gaar ah
5:16
NoocaTV
Рет қаралды 11 М.
Taariikhada Abwaan Cali Sugule Dun-carbeed
24:09
Jeestaawi Channel
Рет қаралды 47 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 484 М.