No video

Maxamed Axmed Kuluc Waa Baaeryey

  Рет қаралды 29,231

GALMUDUG TV

GALMUDUG TV

Күн бұрын

GALMUDUG TV

Пікірлер: 28
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Wakhtigii wadanku fiicna, ilaahay dib noogu soo celi nabad iyo is jeclaan. AAMIN
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar Amiin wllo
@ahmedsaki2014
@ahmedsaki2014 6 жыл бұрын
Ereyadii abwaan Cali sugule cigaal Codkii Maxamed Axmed Kuluc alle ha u naxariisto dhamantood waa DNA gii somaliland
@adamalimaygag9903
@adamalimaygag9903 Жыл бұрын
Allah hownaxariisto 🤲
@abdirahmanmuktar3946
@abdirahmanmuktar3946 3 жыл бұрын
Walee waxan aamin sanahay inaysan jirin Somalia bila waqooyi ah. Allow isu kaya keen
@abdijamah7083
@abdijamah7083 8 жыл бұрын
MOHAMED AHMED KULUC(AUN)
@haydarsaid34
@haydarsaid34 7 жыл бұрын
alle hawnaxariisto abwaan cali sugule cigaaal dun carbeeed
@maxkaawialhashimi6880
@maxkaawialhashimi6880 7 жыл бұрын
Mansha ALLA waa SNM
@ahmedaliwaqooyi8602
@ahmedaliwaqooyi8602 6 жыл бұрын
Ax wlhi waan jiriiricooday markaan arkay qarankaan saan u queux dabadan nasiiv daro lkn anigu ma ii suuroobin in aan lakulmo
@bom7065
@bom7065 8 жыл бұрын
soomaalidii hore dad dhaadheer oo dhuudhuuban ayay ahaayeen soomaalida maanta waa dad gaagaaban oo calool waaweeyn waamaxay farqiga u dhexeeya soomaalidii hore iyo ta maanta?
@mohamedadam4457
@mohamedadam4457 6 жыл бұрын
sxb waxaan filayaa ianay tahay labada jawi ee ay kusoo kala koreen , waayo dadka maanta nool bariis iyo baasto ayay ku koreen iyo caana boodhe, halka dadkii hore ay ahaayen dad cuna o isticmaala cuntada dalkeena ee nafaqada dheefta iyo waxtarkaba leh sida hadhuudhka digirta gallayda aanaha geela hilibka geela iyo waxyaalaha la halmaala
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 8 жыл бұрын
farqiga udhaxeeya waa xalaal cun bay ahaayeen istareeyis may qabin xorbay ahaayeen iimaanka may la ayin qaran bay lahaayeen tahriib lama aqoon Iwm
@abdijamah7083
@abdijamah7083 8 жыл бұрын
legend
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 6 жыл бұрын
Somali wada jirta oo isku mid ah oo is jecel oo nafta isku hurta baa iiga muuqata clip kaan. Qofkii xumaan ka arkow adaa hadaba buka adeer ee isdawee.... Somali waa mid waxba nac nac wati haku luminina. waa la doogi yaan dacaroon
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Abdirizak Shiregaab iska hadle taa aad ku qoirootay kuwii kuu keensy eed ku xaartay baa uf ku YIDHI taariikhda iyo quruxdaa iyo soomaalinimadaba kuwii ku baray ee kuu keenay eed hadalka dhataqlaha ah ku godsyso eed ku dhaga hadlaysaa ku nacay waligeed mid noqon mayso labadiina kala tage xumaanta iyo xiqdiga iyo cuqubadaad gurateen waataa la qarxaysaan 2018 somalinimo idinka idin eeday dhataqleh maxaad idinku taariikhdii hore somalinimadaad baabiiseen ku darssteen een dbagsr,xumaan, boob, kitaab la beeniyo, culimo la laayo, umulodoox,40 saalaad hore jaxiira lagu laayo reernimo darteed qiiro walawaynta kala tag meesha naartu mid haydinla noqotee reer qaraxukoog.
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 6 жыл бұрын
Usag qabiil dilooday baad tahay oo hankiisu reer hebel ku kooban yahay oo aan wax kale arag. new iyo hoyhga fanka Ayaan ku dhashay oo ku soo koray kudaafadyahay qabiiliku indhaha iyo dhegaha ba tiray. ee isku day inaa fikir kaaga kobciso oo ka waynaato qabiilka iyo reer reerka aad ku wardiyayso. xoolo dhaqatale ah oo sayada adhiga in lagu hooyo mudan baad tahaye
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Abdirizak Shiregaab walaal waa runta Soomali waa mid.
@goobemohamoud1806
@goobemohamoud1806 6 жыл бұрын
Reer waqooyi qaldaamin waaye wadinayd jacayl iyo waxan lo fadhiyen ayey la yimaadeen markaasa cirkaa laagu musbaaray calanka iyagaa sitay suganta somaliyed iyaga iftiin u ahaaa markasay ladoonteen oromo maxaa ka raacay plaaaaaaaa plaaaaa
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
GOOBE mohamoud runtaa masntase eeg halkay kala joogaan
@mawlidshafec4571
@mawlidshafec4571 6 жыл бұрын
😂😂😂
@aminaadan1151
@aminaadan1151 6 жыл бұрын
GOOBE mohamoud qabyaalad xun baad la shir timi maxaaa reee waqooyi ka maqnaa qarankooda ayay qayb ka lahaayeene qofka madaxwaynaha ka dalka macna wayn samayn maayo wax gooniya oo ay reer waqooyi ka helayaan ma jiro lkn waxay wax ka helayaan qaranimada giud iyo dawladdnimada dadka oodhan sidaasay wax ku helayaan lknse nin reerkiina ama gobolkaagaa baa madax moqday wax laguma dheefo taasi waa caqliga badawga aan reer mooyee siduu nolol qaran ku noqon lahaa aan aqoon
@axmedshaydar9442
@axmedshaydar9442 6 жыл бұрын
waabaa beryay bilicsan arooryo baxsan maalin boqran
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 7 жыл бұрын
Waxaasoo fanaanin ah Siyaad Barre ayaa isku haayey. Maanta mid kasta Tuuladiisi uu daba la galay iyo qabiilkiisa
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Shaarka siyaad SOW ka lagula yaqaan maaha isagoon la aqoon baa intii heesta iyo kuwii kaleba u ehelka ahayd la yaqaaney.Faqash IN A BOOLI KU NAAX ILAAHAY KU BIREEYE DADKA BEENTA KA DAA
@aminaadan1151
@aminaadan1151 6 жыл бұрын
Galmudug TV. Aad baad ugu mahadsantahay walaal sidaad video yada badaneee qaranimada aan ka weheshanno noogu soo badhigtid dadka qaar jiiran baan ku arkaa oo qabyaaladii baabi'isay aan weli ka dhergin oo waqooyi iyo koonfur iyo wax runta ka fog ku rafanaya annaka reer waqooyi ah qaranimada soomaaliyeed waxaaan ahayna aan aqabalayn odayada beenaalashaa ee intay dawaladayadii naga dumiyeen mid kalana caqli ay dhisaan aaan hayn weedhaha beentaa ee ay caamada ku sasabaan annaga naguma siri karaaan qaranka soomaaliyeed na anagaa naftayada u dhisanayna
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 5 жыл бұрын
Aniga waxaan ka mid ahye ciidenka somaliland ee nabad 27 sano ku seeextey idin keeney allah ka soo kow abaalka waxaad ka dhigtey inaad tidhado somali ayaan raacya oo hal malin waxa ku tarin waa kaas abaalka somali.
@abdulgalib3040
@abdulgalib3040 6 жыл бұрын
somali looma baahna,qabiil ayaa loo baahanyahay= we don't need somalia we need tribe
maxamed axmed kuluc sida geed caleenloo lyrics hd
11:56
Qaraami Channel
Рет қаралды 62 М.
Abdulahi Zulfa Ubax Lamood
7:07
GALMUDUG TV
Рет қаралды 35 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
1972 somalia seey eheed
12:23
Kurshaale TV
Рет қаралды 477
21 Oktobar 1984 qayta 1aad
49:28
GALMUDUG TV
Рет қаралды 46 М.
Cod Sir ah Abdirahman Ciro AFgembi Soomaaliland iyo Muuse Biixi
13:08
Xograac Media
Рет қаралды 2,4 М.
21 Oktobar 1984 Qaybta 2aad
44:37
GALMUDUG TV
Рет қаралды 83 М.
Waaberi-Maxaa Iiga Gidhiisha
24:35
GALMUDUG TV
Рет қаралды 310 М.
Maxamad Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "WAY II MUUQATA SIDII MAYAY" (RAAXEEYE)
9:57
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН